Тёмный

GABAR MARKA NINKU BARYO 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 475 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Развлечения

Опубликовано:

 

16 апр 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 369   
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 года назад
Asxaabtayda igu qaaliga ayaantaan mashquul ayaan noqday laakiin waan soo noqday hadda "I LOVE YOU ALL"
@maxamedxassan1401
@maxamedxassan1401 2 года назад
Alxm mclin hada sonoqoty adoo cafimad qabo anigana alxm wn cafimd qaba ❤❤
@alcadaalamedia448
@alcadaalamedia448 2 года назад
Walee waan ku tawnay mudane
@arimahabulshada3437
@arimahabulshada3437 2 года назад
Malinka nolasha wax badan ayaan kaa faiday mahad sanid ustad
@abgaalhargeysa5384
@abgaalhargeysa5384 2 года назад
Ilahay ha nokaha dayow ayub
@axmatmaxmet5929
@axmatmaxmet5929 2 года назад
Runtii waan ku Tabnay wllky sidan adunka kugu jecelnhy alle janada ha inagu kulmiyo pro
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 года назад
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@cukaashibrahim4657
@cukaashibrahim4657 2 года назад
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
@deeqTurki7854
@deeqTurki7854 2 года назад
صلى الله عليه وسلم
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 года назад
صلى الله عليه وسلم
@amaalmohamud6999
@amaalmohamud6999 2 года назад
Scw
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 года назад
Salallahu cayehi wasalam
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 2 года назад
Qof kaa qiimo iyo faaiido badan kuma arkin social media allah subxanahu watacalaa ha ku barakeyo
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 года назад
😭😭😭😭Subxanalh waan naxay runti ilahow hanaga dhigin saas ani I.o qof walbe o Muslim ah inuu nagu keeno waa runta usatad allh haku xafido ani aad ayan ku jeclahay dhiira galintada👍
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 года назад
bro don't worry what other things about you or say move forward after all it's true story with you taking about
@mariaabdirahman6680
@mariaabdirahman6680 2 года назад
Mansha allah waa talo fiican mafiicna inaad nafdada qof ucadibtid oo aad mar walba baridid. Qofka kunaca looma jilco horay ayaa looga socdaa
@faysalyuusuf1302
@faysalyuusuf1302 2 года назад
Walaahi bilaahi qoraalkan haddaan arko Like ayaan saari:)
@Diiriye14
@Diiriye14 2 года назад
Maxad noo dhaarinaysa🤔🤔🤔 like kaliya ku saarnay wayahay
@cariifchannel2528
@cariifchannel2528 2 года назад
Qiyaano like iga ma heshid
@diiriyecadxman
@diiriyecadxman 2 года назад
Dislike qaado
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 2 года назад
ManshaAllah TabarkaAllah Macalinka Nolasha Shidalka Nafteyda Shukran My dear teacher God blessed you
@ilyasmohamed5899
@ilyasmohamed5899 2 года назад
Actually right Qofka Markuu Ku Rabin Qiil Kuuma Wayo Wax badan Baan arkay Mida Ustad Allaha ku Xafido
@mahameddhinbiil9995
@mahameddhinbiil9995 Год назад
haa sxh hal diidab geed ay kuxoqoto mawaydo
@ilyasmohamed5899
@ilyasmohamed5899 Год назад
@@mahameddhinbiil9995 Hye sxb Hadalkaga ii Micne 1year comment laga JooGo Hda kazo hadashay bro
@ibraahimahmed7826
@ibraahimahmed7826 2 года назад
Wallaahay baan ku dhartee waxad manta isheegtay talo wax badan iga maqneed (( baryo bini'aadam aadbay u xun tahay xaqiiqdii))sharaf iyo karaamo Korkaaga alle haka yeello ❤🥰
@haniqueen4195
@haniqueen4195 2 года назад
Dad iskuma dhirtit runta aya shiikta wll masha Allah
@Liwewe-a466
@Liwewe-a466 10 месяцев назад
Jazakallahu kheir barakallahufiik Merci énormément ❤
@Xasankiko
@Xasankiko 2 года назад
Thanks ustad wa sax marxaladaha aad ka hadashay ku soco runtii dhiiri galinta waa na anfacdaa
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 2 года назад
Horto aqlaaq xumaa ustaad dadkaan ku dhahaa waxa isku dirtaa dad aa aqoon uledahay aa isku diree maa joogo halkaan juste dabeecdaa ka hadlosaa waa mahdsantahay dadkan ku dhahaa waxaa isku dirtaa hadalkoda dhag ha u dhigin no sobadi muqaaladan okale mahdsanid ustaad Ayuub Axmed
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 2 года назад
18/4/2022 Kdb marki an dhageystay muqlka wallakeyn waxa goansaday inaa so afjaro xiriir wlba o daneysi eh kaas aanu ku qabin wax farxad eh✌✌
@aaminoayuub7570
@aaminoayuub7570 2 года назад
M.a go forward pro🦁✋
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 года назад
Saasaa wanaagsan wixii Talo ah oo aad ugaato oo wanaagsan inaad Ku dhaqanto
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 2 года назад
Waad maga raagtay Ustaad Ayuub Wiigan wan ku daalay Chanel ka ❤💯
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 2 года назад
Walaalkay anniga runtii waan ka helaa waxyaabaha aad ka hadasho waayo Aakhiro iyo Adduunba waad nagala hadashaa oo waad naga waanisaa wixii xun. Runtiina hadalkaana waxaan u arkaa sida walaalkey iga weyn oo iga waaninaya wixii ii xun labada daaroodba. Thank you so much.
@atharmohamed4953
@atharmohamed4953 2 года назад
I Agree with you 100% You're right wllo somali runta majecla
@ziyaadahmed609
@ziyaadahmed609 2 года назад
Masha allah wll ayuub mar waliba xaqiiqda ayaad ka hadashaa alle haku xifdiyo
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 года назад
Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
Masha allah ustaad xaqiiq waye mahdsnid wll
@ahmadnuur489
@ahmadnuur489 2 года назад
Mahadsanid wll ayuub axmed waxaad markasta soo tabisaa barnaamijyo faa,ido leh oo xaqiiqda taabanaya 👍👍👍👍
@labaqolle
@labaqolle 2 года назад
Masha Allah mahadsanid ustaad
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 года назад
M.a *ustaadi* welcome back mar waliba xaqiiqda baa ka hadashaa❤
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 2 года назад
Thanks teacher mcalin ayuub
@amsproduction4288
@amsproduction4288 2 года назад
Mahadsanid ustaad
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 года назад
Thank you ustad anigu koleey wn ku aminsanahay
@hodanhassan3954
@hodanhassan3954 2 года назад
Wcs masha alaah mahadsanid wall
@tukawyarawxassan7725
@tukawyarawxassan7725 Год назад
Mahadsanid my brother ayuub
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 года назад
Ustaad ayuub mahadsanid in badan waa really warkaasu
@abibokiehyacin6138
@abibokiehyacin6138 2 года назад
Welcome back bro
@nafizaadam416
@nafizaadam416 2 года назад
ayuub ilaahay caqliga hakuu daayo wlhi barnaamijyadaada aad baan u jeclahay
@ayanabdinasir3436
@ayanabdinasir3436 2 года назад
Taas xaasisneeda bisinka Allow qalbigeena qof saas ha ogu xirin
@nimcomukhtaar2265
@nimcomukhtaar2265 2 года назад
Masha allah wll xaqii waaye
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 2 года назад
Wlhi vedio Gan anoo ubaahanbu iga so hor baxay Wan ku naxay runti Waxaan ahay wiiL 21 jir bila sabab loogu dhaqaaqay anoo og hadana in bini aadam aan waliga kula si joogayn wax walba wlhi wan u taray gabadha heer waxan gaadhay feega ama lacagta University ga ka bixiyo markay teeda kale cunto maaanta bar banaan baan taaganay wlal iiduceeya wlal in uu iLaahay qalbiga iga saaro alxm inkasto ilahay gacantisa Hader ku jiro 🥺🥺🙈
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 2 года назад
wll dhibmalah rabi badal qayr qaba ha ku siiyo niyadada daji waa caafimade hora og soco
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 2 года назад
@@hamdibashirmohamud5961 mahadsanid wlal qli
@xamdacabdilaahi8075
@xamdacabdilaahi8075 2 года назад
Wll qli ilahy qalbiga hakaga rebo inan lacag ku waydisatay kuma bahna tasna og sonow🙌
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 2 года назад
@@xamdacabdilaahi8075 beerka ka ogsooni cawa dabeed wlal🥺
@masnaaxmed426
@masnaaxmed426 2 года назад
Wll Alle qalbiga hakuu qaboojiyo amba wan soo maree🥲
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 2 года назад
shukran wllky
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 2 года назад
Masha allah waa runta haddii ad qof baridid waxa uu iska dhigga waxanu ahy n
@alimohamoud2590
@alimohamoud2590 2 года назад
Wan ku salaamay calinkii nolosha ayub axmed ) qof ujeedo kalihi eray aadan gayin iyo kuu samee kun iinood)
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 года назад
Walahi Runtaa ka hadashay jazakalahu kheyral Jazaa Walal
@Nonmusic35
@Nonmusic35 2 года назад
Thnks dhiira geliyaha aan ku xiranahy
@xasanmaxamud5871
@xasanmaxamud5871 2 года назад
Sax waye runtii tnkz macalimuu 🖤✌️
@hodanqorane6685
@hodanqorane6685 2 года назад
Masha Allah Mahsanid wll ❤️👍👍
@muunaheego9107
@muunaheego9107 2 года назад
Masha allh ayuup ahmed intan ku bartay noloshayda waay iis badashay adba uu mahadsaniid hno
@quuensalmish281
@quuensalmish281 2 года назад
Keep going pro ✅💯👌
@ayaanfarxaan1303
@ayaanfarxaan1303 2 года назад
Suhayab wad mahad san thy alle haku barakeeyo wllo
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 года назад
Jaza,akumullaahu khayran macalin Ayuub allah ya cizak
@mubarikfarxan688
@mubarikfarxan688 2 года назад
Alle Ha ku sharVo ustaad waNu ku tabnay♥️🙏
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 года назад
Waa kuugu taageersanhy baryo waa qalad Aniga wqxaan aaminsanhy qofka in uuu Rabitaaankiisa igula joogo maaha in aan baryo haduu doorto . Ana sidoo kale Hadaan doorto
@filsanhussein9544
@filsanhussein9544 2 года назад
Wlhi wllo ayuubow been maha hadalds wan arky isma lihi qof ka qlabi jilicsn baa adunkan ku nool hadna wn is celiya anoo qiimhyga ilalinya weyba dhcdy qofka hadad daba caruurtid wlhi markasuba ka si carari bem mha ayuubow wllo alle ha ku sharf alle waa bil khyr qabte adun iyo aakhirba ku barakee huno
@ifraahtahliil2113
@ifraahtahliil2113 2 года назад
Ayuub wa runta casharada aan ka bartay walee wan ku so badbaaday thnks
@user-ez1fk6lm3c
@user-ez1fk6lm3c 2 года назад
xaqiiqda ayaa ka hadashay qofkasta oo runta dhagaysigeeda jecel hadalkaga wuu ku socda sxb, marka mahadsanid ramadan karim
@hanadheykal1015
@hanadheykal1015 2 года назад
Gabar iska daye waligey qof Biniadama ma baryin baryo ilhy un ba leh Jcylka wa labada dhinac be carefull
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 2 года назад
Mahadsanid walalkay waa xaqiiqo
@zoozi3951
@zoozi3951 2 года назад
صحيح كلامك استاذ ايوب شكراً
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 9 месяцев назад
واو فاهمه دروس استاذها
@amaldayib284
@amaldayib284 2 года назад
Asc wll qli waaad mhdsnthy run Allh ka hadashay. Waxaa thy wll runta Allh ku dhaqmo waxaa thy wll Allh maaaashaa Allh aqli ku maneesty mutacalim ah. Allh ku xafido aamiiin Akhii fillaaah aaamiiin Jazaaka Allh Kheyr
@abdimajidhussein8422
@abdimajidhussein8422 2 года назад
Xaqiiq waxa aad sheegtay dhamaan wa run. Qofkii nolasha wax ka arkay ayaana xaqiijin karo. JazkaAllaah
@drshindiyomaxamuud7162
@drshindiyomaxamuud7162 2 года назад
Masha Allah Walalo Aboowe❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@atommedia2030
@atommedia2030 2 года назад
Thanks teacher
@feysalfeyte1802
@feysalfeyte1802 2 года назад
Tngs my teacher ❤️❤️🙏🙏🥰🥰
@cukaashibrahim4657
@cukaashibrahim4657 2 года назад
RAMADAN MUBARAK.
@arafofnp4735
@arafofnp4735 Год назад
Vraimnt vs touche le humain d vrai jadore tn parole ..allah aa ku xafido amin
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 года назад
Thanks brother 💯💥
@user-hp9op4mh4y
@user-hp9op4mh4y 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤ wlhi runta dadka in badan majecla bini aadankaana Masada qancin Kartik xaqiiq se usheegtay waxay rabaan ha uqaateen ilaahay ayaa kaa abaal Marin wanaaga xumaana kuguma arag jazaakalaah kheyr wll inbadan ayaan dhageystay macnaha yaasha ay wadaan video yadaada faaiido mooyee waxaan dhibsado maku arag mahadsanid jazadaada rabi un baa kuugudi kara ana invading wax waanku qaatay weyna I anfaceen alaah ayaana Mahad oodhan Leh Marka Hore Adna waad ku Mahad santhy waanooyinkaga iyo dhiiri galintaadaa horay usoco kheyr badan ayaana rabi kaaba rajeynayaa
@adnaqurux5048
@adnaqurux5048 2 года назад
wax walba runta ka shegtay walal jazakallh🥰
@abdulahiyusuf8224
@abdulahiyusuf8224 6 месяцев назад
Legend waa ku wataa
@Abdu-zz2bt
@Abdu-zz2bt 2 года назад
Wlhi arintaan anay igu dhacdey gabadh ayn 3sano la socdey weyna iga tagtey waan Ka xumahay thanks teacher
@ahmedmuhiadin1828
@ahmedmuhiadin1828 2 года назад
War hooy ninkan Ayub ka faa'ideysta odhaahyadisa , run ahantii wxan uu ka hadlayo Ayub waa xaqiiqo , waxanan ka faa'idey wxyabo badan o ku saabsan nolosha Alle Caqliga io Cimrigaba io cafimadkaba ha ku barakeyo
@nimcomaxamed390
@nimcomaxamed390 2 года назад
Allaah ha ku barakeeyo
@khalidfaarax4598
@khalidfaarax4598 2 года назад
Ku xiisney macaLin ❤🙌
@kariwan2482
@kariwan2482 2 года назад
Ayuub wan kuwayeeeee
@rithwanindho2833
@rithwanindho2833 2 года назад
Thankz you teacher
@mustafamedia8687
@mustafamedia8687 2 года назад
Thank you bro allaha ku sharfo
@almisnasser1025
@almisnasser1025 2 года назад
Tu me soutien bcp 🙏🏻🙏🏻
@ayaanabdilahihirsihasan2869
@ayaanabdilahihirsihasan2869 2 года назад
Alxamdulilah waa bil barakaysan alle kuwa janada ku kulma haynaga yeelo dhmntn bila aadan layskuma duleeyo wiil ahow ama gabadh ahow anuu se rag baa ila dhashy waliba ma amaanayee geesiyal ah ma jecli in wax yar oo aanay raali ka ahayn lugu sameeyo alle haka yeelo
@ayaanabdilahihirsihasan2869
@ayaanabdilahihirsihasan2869 2 года назад
Lkn anuu waan la yaabaab somali cawligooda bal hadii bal aduu is yar istaaji qofkaa halkuu joogo maxad dareemi lahayd markaa saad u jeceshaay in aan lugu dhaawicin adna qalbiga qofka kale dhaw waXaad naftaada la jeceshay wllkei la jeclow Markaa sidaan wallhay ula jeclahay in aan la siclin ama wax loo yeelin
@raissomohamed3315
@raissomohamed3315 2 года назад
Thanks you ayuub
@farahmohammed1773
@farahmohammed1773 2 года назад
Suhayboow Dar Alle kuu jclhy wlhi Sxp 🥰🌹❣️
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 2 года назад
xaqiiq weeye ta😢😰dumarka qaar naxriis maleh☹anaa arkay wlhi tas
@abdirahmanabdirazak3700
@abdirahmanabdirazak3700 Год назад
Dhiiro galintaada waan Ku faaidey. Mahadsanid macalin dhiiro galintaada
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 года назад
M.a wll ayub axmed labadaan malin waan kuwayay
@qalihaji8331
@qalihaji8331 2 года назад
Hadalakaga xikmad keh cidi wax garad ah aya fahami kara horey usoco
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 года назад
Wll wlaahi wn jeahy wll ayub talatada wn kugu raacasnahy hore u soco
@zhaafinhochannel4215
@zhaafinhochannel4215 2 года назад
Waa Xaqiiq zxp Arinkaa Zoomalidu Runta majeclo 💯◽
@salmanabdi957
@salmanabdi957 2 года назад
Absolument ❤️❤️
@khaalidindho9581
@khaalidindho9581 2 года назад
True wlhI macalIn Suhayb 💯💯
@fatuushnoah9949
@fatuushnoah9949 2 года назад
M.a wll xaqiiq wlhi mhdsnd
@husseinahmed7407
@husseinahmed7407 2 года назад
Xaqiiiq macalin 100% wa saxsantahay
@ubaxcabdi9550
@ubaxcabdi9550 2 года назад
Sax waye hadalkaga mashallahah
@amineid3105
@amineid3105 2 года назад
I completely agree with you that
@shariifomaxamed6282
@shariifomaxamed6282 2 года назад
Mash alllah wallkey ilahay haku sharfo
@xikmadiyoxasuus8026
@xikmadiyoxasuus8026 2 года назад
Adigu ku soco sxb wadada saxda waa haysaaye, kuwaa wax kaa sheegaya iyaga hadhow leh naga raali ahow waa saxsanayd baad arki doontaaye.
@sakariyecartan1326
@sakariyecartan1326 2 года назад
Absulatly meesheeda ayaad dhigdey wlee....💯💯💯💯
@khaledkenan9592
@khaledkenan9592 2 года назад
sas wayeeh bro...👊
@fadumolayla3003
@fadumolayla3003 2 года назад
Maasha Allah
@dahirali8435
@dahirali8435 2 года назад
horay usoco sxp wn ku wadanaaa suhayb
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 2 года назад
Korkaaga sharafi ha ahaato.wll Ayub
@sharmaakeabdi5457
@sharmaakeabdi5457 2 года назад
That is true legnd 💯🥰
@puntland7728
@puntland7728 Год назад
❤ waa sax wll
@mukhtaarhassanali4320
@mukhtaarhassanali4320 2 года назад
Jazaaka laah walaal
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 2 года назад
You tolk really ustaad ayuub
@sagalgeedh9014
@sagalgeedh9014 Год назад
Ayuub dhirigaliyahayga koobAd waadigaa walhi ❤😊
Далее
7 Gabar markay ku jeclaato qarin karin
10:13
Просмотров 67 тыс.
Brawl Stars Animation: PAINT BRAWL STARTS NOW!
00:52
ЮТУБ ТОЧНО ВСЕ!
11:23
Просмотров 863 тыс.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Просмотров 51 тыс.
8 Qalad dumarka ninka sameeya
15:40
Просмотров 52 тыс.
7 Gabar Kasta Uga Xiisa Dhacdo Ragga Qaar ha samayn!
11:28
Dhexda Dhuuqso Dantaada U ISTAAG
12:39
Просмотров 37 тыс.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Просмотров 40 тыс.
7 Dumarka Ragu Ka Cabsadaan!
13:00
Просмотров 61 тыс.
Ревнивый песик😁
0:30
Просмотров 3,4 млн