Тёмный

GABAY-GII RAAGE UGAAS ee Libaaxa||Abwaan IdaaJaa. 

XOGSIIN MEDIA
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 82 тыс.
50% 1

Muuqaalkaan waxaa ku daawan doontaan Libaaxa iyo waxa uu soomaali uga dhiganyahay,
Sidoo kale waxaan dhageesan doontaan Gabaygii RAAGE UGAAS ee ku saabsanaa libaaxa.
waxaa soo jeedinaya Abwaan IdaaJaa.
Fadlan #Subscribe,#Like,#Share noo dheh.
Mahadsanid.
#abwaan_idaaa
#Gabay
#Raage_ugaas
#libaax
#Hidaha_iyo_dhaqanka.

Опубликовано:

 

9 июн 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
ALLAHA KU XIFDIYO IDAJAA AMIIN YAA RABI
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
MASHA ALLAAH ALLAHA KU SIIYYO CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD AMIIN YRYA
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 6 дней назад
Guluf cismaan xigmad waa dhameeyay
@user-ho4ze8ts2x
@user-ho4ze8ts2x 4 месяца назад
Waa qoloma abwan rage ugaas
@Footballer1165
@Footballer1165 4 месяца назад
Ogaaden bu aha alle ha unaxariiste
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 3 месяца назад
Ogaadeen jowhar miyuu dagaa😂😂
@amaalkaafi5412
@amaalkaafi5412 Год назад
Maaaasha'llaah idaajaa allaha kudhawro
@siciidsaakho
@siciidsaakho 3 месяца назад
Mashallaha❤
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp Год назад
Abwaan soomaliyeed buu aha Wuxu aha abihii suuganta Abwaanku wuxu ka soo jeeday daarood absame ugaadeen maxamed subeer reer isaaq
@abdishaakir1758
@abdishaakir1758 11 месяцев назад
Ree abdille waaye ree warfa
@gorgorcadeofficial9885
@gorgorcadeofficial9885 10 месяцев назад
Waa ree warfa raage
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 4 месяца назад
Waa Reer cabdile maalinguur ma aha Reer warfaa
@abdihashi6225
@abdihashi6225 26 дней назад
@@wiilkahamigafogleh4318 matan ciideed ma reer cabdilaa
@Footballer1165
@Footballer1165 4 месяца назад
Ma waa lala ciyaara libaax laga caraysiiyey
@adandayib1659
@adandayib1659 10 месяцев назад
Runbadana Libax Nin An Aqon baa Laxkariday
@abdiazisyousuf8635
@abdiazisyousuf8635 11 месяцев назад
Cilmi badane suugaan cakiran; Dhabu caddaynaaya.
@maxamuudcali4445
@maxamuudcali4445 3 месяца назад
Xaasha
@Cirroole
@Cirroole 27 дней назад
eebo waynow soomaali udanbidhaaf
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 4 месяца назад
Allah unaxresto
@user-fo8ms8ns5q
@user-fo8ms8ns5q 3 месяца назад
Lsysma faansho sidaad wax u taqaano maaha ee waa sida lagu yaqaan
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MaxamuudMaxamed-wq7ln
@MaxamuudMaxamed-wq7ln 3 месяца назад
Afkeena wax kama qan majiraan
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 6 дней назад
Xidigaha ninkii kala yaqaan iga xisaabroone nin xareystey geel xero ka badan xoolo iga roone naskoo xiimi xoodhida ninqaban xabad hanata mooye libaax meer xarsha jiifa aarka nin xoodaamiya iga xiniin roon
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 Месяц назад
Xidigaha ninkii kala yaqaan iga xisaab roone Nin xeraystay geel xeero ka badan xoolo iga roone Ninka xarafka xaashida ku dhiga iga xuduud roone Maskoo xiimi xoodhida nin qaban iga xiniin roone Xabad hanata mooyee, libaax meel xarshina jiifa, war aarkaa nin xoodaamiyaa xeelad iga roone
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Далее
Raage ugaas gabaygii geeridii walalkii ugaas xussen
14:13
Maansadii Habaarka "Qoraa Axmed Farax Cali Idaajaa"
18:58
Sheekadii Atoorka iyo Maroodiga, |Abwaan IdaaJaa.
7:57