Тёмный

GAME-KI ADKAA OO DAGAAL ISKU BEDELAY AMIRA OO LA CEEJIYEY IYO SUSU OO CIMRAAN ........!!!!!!!!!!! 

Adna Channel
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 288 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

21 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 376   
@anababdishakur
@anababdishakur Год назад
Adno ciyalkeedii hoosta uga dhiibee hooyanimo🥺😭💗
@HaliimaGuure-yk9wh
@HaliimaGuure-yk9wh 4 месяца назад
Màsha allah
@jasminemohamed2160
@jasminemohamed2160 Год назад
Ilahey hooyo nagama qaado adno ilmahed hosta uga dhibee hooyo mcn Ilahey cimrigaaga ha dhereyo 😢😢❤❤
@nastehaibrahim5295
@nastehaibrahim5295 Год назад
Haa walhi wan Kula arkay WA dareen hooyo nimo iyada inay kacady Ka doorbida ooy halki gacanteda u galy u haadisay awlaadeda iloohow hooyoyinken wax dhipo ha tusin
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 10 месяцев назад
Haa mnsha Allah Allah hau daayo❤
@HaliimaGuure-yk9wh
@HaliimaGuure-yk9wh 4 месяца назад
​@@LaylaZahiid wllahi hooyonimo maconayso ciyaalkkaysiinee
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 4 месяца назад
@@HaliimaGuure-yk9wh ma aragtay ayada macuneyso lkn awlaadeedah bay siin mnsha Allah Allah haiku barkeeyo faamligaan dhamantood
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Ala kuwanaaa family aan jeclhay funyy tihiin amiira umdeena maaha say wax ledahy😂😂😂☺✌ soo badiya 😂
@khaalidissehildiid5132
@khaalidissehildiid5132 Год назад
Adno hooyo fiican waaye wexee keentey wiilkeda ayeey siiye😢😢❤❤❤🎉
@hamditalastprincesscm6560
@hamditalastprincesscm6560 Год назад
Adna ❤ Maasha Allah Horteena inee wax ku cuntee diidanthy 😮🎉
@Rx-ts7vp
@Rx-ts7vp Год назад
Haaa
@naanimoha3432
@naanimoha3432 Год назад
Ramadan baa soo galysa lacag kasoo dhigaa❤😂😂
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Waa aniga qofkii comment 2 soo qoray asxaabta waan ini salaamayaa salaan sare maasha allaah
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 💥♥
@mohamudmohamedabdi9527
@mohamudmohamedabdi9527 Год назад
Keep going pro🎉
@AyaaleCabdi-tq1ei
@AyaaleCabdi-tq1ei Год назад
@@mohamudmohamedabdi9527 w
@SacdiyoAbdifatah-ri6dd
@SacdiyoAbdifatah-ri6dd Год назад
😅😅
@aliishamikram4945
@aliishamikram4945 Год назад
Saxaf nagama so jawabin susu maxa utirahda dumashi fadma madhahdid marka naga so jawab fiyow naga sosubi🙏🙏
@marayanahmed8666
@marayanahmed8666 Год назад
Mashaalaha wan Kaheley laakin jugti haladaayo Ramadan Karim likuli ☪️🕌🕋
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato
@nastexomaxamud1176
@nastexomaxamud1176 Год назад
Adna amiira cml noqo xishodka iska daa yqy intat xishoneyso wax aad cunty malhn 🤣🤣🤣ramadaan mubarak
@aragsanmohamedmahamudarags9164
Adna Vaaaaar qofka ayaad wax siisay miiska hoostiisa😂😂😂😂
@shukrimohamoud5693
@shukrimohamoud5693 Год назад
Adno iyo faadumo wax macunin😂😂maskiminta
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 Год назад
Illahayow hooyo janada ogu biisharey Adna afkeda cunto masariin intas caruurteda ayeey hoos ogadhiiweysey well done Adna qurux
@qadiijoqurux704
@qadiijoqurux704 Год назад
Masha allah adno inee dadka hortodo wax kucunto marabto maamo sharaf leh ciyarta lee macaaneyhe 😘🥰
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Год назад
Masha allha 😂😂😂san nuun yuc yuc wey keep going my family ❤❤❤
@user-zk7oi3dh1d
@user-zk7oi3dh1d 6 месяцев назад
Bismillh waan qoslay 😂😂😂😂 shukran walaalaha
@sagalahmed2859
@sagalahmed2859 Год назад
Adno wee isbojenosa inay wax hortena ku cunto marabto masha allah❤
@user-sq5yq1lq1r
@user-sq5yq1lq1r Год назад
Masha alaha famil qurux badan ayaa tiheen❤❤❤❤❤
@kasoibro3372
@kasoibro3372 Год назад
Hhhhh adna inta ey xishoneysa aya lagabogtay I love you family farxada
@khadijamohamed5402
@khadijamohamed5402 Год назад
Amiira 🎉🎉A love you ❤ funny wllhi😂
@user-fm8lv9qn2g
@user-fm8lv9qn2g 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣
@user-fm8lv9qn2g
@user-fm8lv9qn2g 9 месяцев назад
Amiir 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣😇
@user-ng7qy9ev2q
@user-ng7qy9ev2q 7 месяцев назад
❤❤❤❤
@kalsonmohammed297
@kalsonmohammed297 Год назад
Adno m.a camerada kaxishone inay wax kuhorcunto Allah hakubarakeyo abyo
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 Год назад
Masha Allah Masha Ramadan mubarak ❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@rahoom-123
@rahoom-123 Год назад
Ayy manta waa shidanyahy mi family😫❤ m.a
@amalhussen3574
@amalhussen3574 Год назад
Farxahadha Allha haa idiin siyadiyo Amiin Yaa Allah🤲❤
@queenaamina744
@queenaamina744 Год назад
Ramadan Mubarak 💛💫✨
@sagalahmed2859
@sagalahmed2859 Год назад
Ramadan Mubarak oll muslimin❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah 🥰 😅😂😅😂Ramadan mubarak ✨️
@bidhaanbashir5098
@bidhaanbashir5098 Год назад
M.a adna wee xishood badantahy 🥰🥰🥰🥰☺love u abyo
@caaishamaxamed-pf4rm
@caaishamaxamed-pf4rm Год назад
Amiira A love you ❤ funny wllhi😂
@khadijamohamed5402
@khadijamohamed5402 Год назад
masha Allah 1000k subscribe youtube kaarr keep going inshllah abowe
@sahramaxamed9523
@sahramaxamed9523 Год назад
Hooyo iigu salaan apyo adna wnku taageera 🥰💯❤
@munamahmoud2841
@munamahmoud2841 Год назад
Mashallah family qurxbadan ramadaan kariim
@isramuktar2881
@isramuktar2881 Год назад
Ala manoolo adna qosolkey iga dhameysey😂😂😂😂😂❤
@ridwaanmaxamed-lb5yy
@ridwaanmaxamed-lb5yy Год назад
Mina inta jecel isoo raca❤❤
@ismailabdullahi693
@ismailabdullahi693 Год назад
Manshallah walhi ciyarta waan ka helay qosol ka ayaa iga dhamdey
@ismailabdullahi693
@ismailabdullahi693 Год назад
Ramadan mubark dhamaantiina
@Fuaad0770
@Fuaad0770 Год назад
Ramadan mubarak 😊
@faadumomaxamedcismaan8673
@faadumomaxamedcismaan8673 Год назад
Adna way xishoonoosaa wax si fiican ma u cunayso❤maskiin😂😂 miiska xitaa hostel dadka ka cun yes ku gaadinee😂😂
@monajee2528
@monajee2528 Год назад
Ramadan kareem
@ifraaxabdi1327
@ifraaxabdi1327 Год назад
Masha allah my family aa jclhy guuleysta adno cadey
@amalhussen3574
@amalhussen3574 Год назад
Walalyal nosoo badiyaa kuwan oo kalee wlhi marka afuurtan👍❤❤
@baliahmed7274
@baliahmed7274 Год назад
❤ Ma Sha Allah inta Barnaamij idinka daawaday kan wax iiga xamaasad wacanaa ma jirin Waan Ka Xumahay Awooto Faayoow 😂 Mala saaka werdigii miyaad halmaanti malaykii werdiga halmaamo lee makaadintu qawataa ishuna saas lee waaye kaftan lee waaye REER MAMA CALWITAH SALAAMULLAHI WA BARAKAATUHU CALEYKUM ❤
@MaxamadSiyaad-rv8sp
@MaxamadSiyaad-rv8sp 17 дней назад
Masha allah wllhi Adna hooyo igadheh Daren hooyo nimo aan dareme wllhi 🎉🎉🎉🎉🎉
@Beingme541
@Beingme541 Год назад
Saxaaf family Masha Allah
@maandeqcllaahi1495
@maandeqcllaahi1495 Год назад
Adna amiira intey ka dhiginey fuurte qosal dartiis😂😂❤
@user-du9en7mi7o
@user-du9en7mi7o Год назад
Adno masha Alah illhey ha ku barkeyo abayo mcn
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Anigu waxaan u malaynayaa sababta uu u leeyahay dumaashi waxa weeyaan in uu jeclaaday gabadha saxaaf walaalkii wll saw sax maaha
@xaliimocali7346
@xaliimocali7346 Год назад
Subaxanllah😂
@AyaanSiciid-xj6sb
@AyaanSiciid-xj6sb Месяц назад
Maay dhilayoow
@felsanbuti4290
@felsanbuti4290 Год назад
Acs Ramadan mubark ❤❤❤
@user-hw9cm7st5p
@user-hw9cm7st5p Год назад
Mohamed gebdaha ma jug.dawayo cimranow gabdaha hajud dawin😂😂 anyway i enjoy it realy
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 Год назад
Masha Allah Ramadan mubri
@maxamadsaleeman8515
@maxamadsaleeman8515 Год назад
RAMADAN Mubarak
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 Год назад
Adba xarifad waye hos aye kadhibtay ilamah ayevsisay masha aalh wan kua arkay
@Nuurtomubargabubakar
@Nuurtomubargabubakar Год назад
😂😂😂Sidaan qaxdaro waye saxaf qof weliba wuxu keeno ha cuno saxf
@user-tw3nu7it4r
@user-tw3nu7it4r 10 месяцев назад
Adna wlhi hoyo ficn wye wlhi iyada wax macunin ciyalke sese siqarsodi m.a adna❤❤❤❤love you
@secretpoi7164
@secretpoi7164 Год назад
The best challenge waye wlhi 😊
@shamsomohamed167
@shamsomohamed167 Год назад
Wawo Masha Allah fani
@ruunahmed6362
@ruunahmed6362 5 месяцев назад
Wllhi fani aadtihiin waa iga qosliseen cawa😂❤
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 6 месяцев назад
Adna Xishoodkii oo qof ah m.a😢❤Amiiro Funnyy 😂😂
@amuuncrashiid2653
@amuuncrashiid2653 Год назад
Adna xishood badnaa maashaalah halkay dadku nagu hor cunayaan yadu way la dhuumanee
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Waad naga qosliseen oo waad naga yaabiseen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatumaosman213
@fatumaosman213 Год назад
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah
@ayaanabdi9874
@ayaanabdi9874 Год назад
Amiira wanku wada qalbi wanag ❤❤❤❤
@user-tl4cq8ve1o
@user-tl4cq8ve1o Год назад
Allh idin xifdiyo ❤
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 7 месяцев назад
Maaansha allah dad isfahmy
@abdullahimohamedawil-rm2zl
@abdullahimohamedawil-rm2zl Год назад
Dumashi sbbta lo dhahy maka hdlin😂😂
@cawalemk2010
@cawalemk2010 Год назад
Kkkkkk walahi this Soo fantastic
@sabiriinhassanmohamedsabir7881
Lacag u badala bishaan barakesan ee ramadaan 💵plz 😊❤ team amiira ❤
@nimcomohamedahmed285
@nimcomohamedahmed285 Год назад
Hooyo waa hoyo Un adne ilmahaa Udaran Waxmawa Cuneyso M.a
@ssffs484
@ssffs484 Год назад
Walal igula sali nabigena muhamed SCW❤
@user-tl4cq8ve1o
@user-tl4cq8ve1o Год назад
M.a family qurux badan❤
@marwohirse9205
@marwohirse9205 Год назад
Ayaya baraf waye kkkkk waa ni jiclaxy my family
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
SO NICE 💯✅️
@ahmednurabdilaahi
@ahmednurabdilaahi Год назад
THE FIRET ONE
@user-my8fw1gd7p
@user-my8fw1gd7p 9 месяцев назад
Wllhi qosolka iga dhamaday
@Rahmaapdilaahi2971
@Rahmaapdilaahi2971 Год назад
Dumaashi iyadaaba dhiman rabto kulaha saxaaf Gabadha daa 😂😂😂😂😂
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
AMIIRA SEE WAX UJIRAAN WAA DHAARSANTAHEY. SOON SOOSOCDA MIYAA MAANTA BISINKA❤❤❤❤
@amaalmaxamed6988
@amaalmaxamed6988 Год назад
١3:35 adno waxeda qiyano wye wllhi ayda macuneyso ilmheda ayee sine kwrn😂❤
@amalhussen3574
@amalhussen3574 Год назад
ماشاء لله تبارك الرحمن❤
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Год назад
Man of the match amiira
@FardowsaShismail
@FardowsaShismail 7 месяцев назад
Alla hada qosol udhinto kuwan loo haystaa 😭😂😂😂🤣
@anisahagi
@anisahagi Год назад
ASC Ramadan Mubarak 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Mahamed iyo Cimran sidee isku kalba labeenayaan waxaan ka cabsanaa inay cuntada kumargadaan, take it easy boys it is just game. Adna iyadoo dhalada u istaagin ayee gacmaha soo sifeesaneesaa, markay dhalada u istaagtaneh macunayso waxba ciyoow ayaa laga kacsanaayaa kursiga, 😂😂😂😂
@farhiyoaadanhassan3442
@farhiyoaadanhassan3442 Год назад
M.a😂😂😂😂😂😂
@filsanzakaria8248
@filsanzakaria8248 Год назад
We will miss this game😢
@MunaMuze
@MunaMuze 3 месяца назад
Ffgdpotor4u❤❤yi😊😊iot😊😊
@muslimomaxmud5011
@muslimomaxmud5011 Год назад
Birito ramadaan🌙 waaye sofiican.ucuuna cunada😂😁
@SANTIKUMI1
@SANTIKUMI1 Год назад
#masha_allah, 😂😂😂 #Fathoum waa ley cayuumay, lagumo cayuumine adigaa waxba la joogin ee isi soo adkey😂, #Degnin gudi ahaan ganaax 2 ciyaar adeey joojin wayan waxey wadaan (khiyaano) #Mohamed_and_Amira😂, #sumaya maskiinta ha buuranina 😂, Video qurux bdn waaye Thankz #marwo👑, #man_of_the_match Al_Emraniya gudiga ayaa siiyey lagama hadli karo😂, #Adna ⭐ #Amira ⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐ #Emran⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐ #Fathoum ⭐ #Mohamed ⭐⭐⭐⭐ #Sumaya⭐⭐⭐⭐ 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝.
@jqyr44....
@jqyr44.... Год назад
War adna adi hafdhiisan inta fdhisnysaa lkusii wdaaa😂😂😂😂istaaag kacun adno😂😂😂😂 mxudiin scba weynaaa mesha ugcn gshe😂😂😂😂😂
@aamiinabdullahi-se5vc
@aamiinabdullahi-se5vc Год назад
Ramadan ayaa soo dhaw game kan iska dhaafa😂😂
@farhiyoaadanhassan3442
@farhiyoaadanhassan3442 Год назад
Ramadan ayaa soo dhaw game kan iska dhaafa😂😂😂😂😂😂
@FadxaSafiya
@FadxaSafiya 3 месяца назад
I maanta ❤❤😂😂😂😂waan in laa kaftamaya
@fatimaahmed5179
@fatimaahmed5179 Год назад
Meesha cimraan ba ugu imaan la🤣🤣🤣🤣🤣
@nastexomahamudadam6729
@nastexomahamudadam6729 Год назад
Adna xishoodka nagada adaa kula jira hashiixin nh😂😢
@amalhussen3574
@amalhussen3574 Год назад
Video an dhawaday oo qosolka iga dhameye anigo soman oo gaajo tabcan laa ah kan waye😔😂
@SumyoAli
@SumyoAli Год назад
Maxamed 😂😂😂.
@mohamednoorabdullaxi3389
@mohamednoorabdullaxi3389 Год назад
Abayo wlh adh ayan idhen jeclahey helley Allaha idhen dowru
@amuuncrashiid2653
@amuuncrashiid2653 Год назад
Adna waan taageeraa yaan layga dilin
@sohaanmohamed
@sohaanmohamed Год назад
Adno ilameda qudinosa 😂😂😂😂😂
@amaalahmed5714
@amaalahmed5714 Год назад
Adna walalada cuto jecla wayba isdiln hadi aay cunto arkan wllhi 😢😂 adnale wx ayar cunaysa 😅
@user-lj5lf6rb9o
@user-lj5lf6rb9o 9 месяцев назад
Amiiraqurux magaceeya waa khaalid aniga waankojeclahay abaayo quruxeey
@umuafnan4820
@umuafnan4820 Год назад
Adna adi yaa kudafuyo 😂😂team adna hada nahay dacwa nahay 😅
@raaqiyomaxamedaadan1589
@raaqiyomaxamedaadan1589 Год назад
Adan maxa ku helay😂adi maa wax cuntid😂miskin😂
@caynic.llaahi9587
@caynic.llaahi9587 Год назад
War adna ciyaarta bara😭🤣🤣🤣
Далее
Yes or no #subscribes #like
10:26
Просмотров 1,8 тыс.
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Просмотров 2,5 тыс.
HAMBALYO AROOSKA WALAAL KEENA MAXAMED CADE GOOR DHOW
8:36
🍁 Её дружище
0:20
Просмотров 2,3 млн
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 2 млн
#краснодар
0:14
Просмотров 3,8 млн