Тёмный

Get Free Traffic From Google | Sirta Google ka weeye 

Gelle Bashir
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
👉 SweatCoin sweatco.in/i/a... Check out this free app - It Pays to Walk 🚶
👉 Register Binance https: accounts.binan...
👉 JOIN THE COURSE gellebashir.co...
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - this article gellebashir.co...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• $100 Maalin Kasta Ka S...

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
M.a sxp keep going mahdsnid 💚 💯 🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Thanks wll
@adoonkiialle1692
@adoonkiialle1692 2 года назад
Halsano iyo pilooyin Ayanku Dawanaya Hal malin Wxa ad sheegeso lacag kma samenin wxan jirin ayaad noogu so qupta mrwlpa qof lacag ka samyay malhn wxaga waa been cad beenta ilahe mjclo nin weyn patahy Naga dhamow 😏
@shukrixaaji3902
@shukrixaaji3902 2 года назад
please dadka website ka leh dad researchers noqdo waxbarta maanta aduunka waa hal xaafad
@maankacade5365
@maankacade5365 2 года назад
Sxbow inaa wax kaa barto aarbaa ee gruubka aa sheegeesay igu dar tel gramka
@mustafecali6148
@mustafecali6148 2 года назад
Xageen lagala so xiriira sxb koorso ayan raba
@muhanadabdishire1605
@muhanadabdishire1605 2 года назад
Caanow mabil maku samayn san karaa
@ifrahhassan2143
@ifrahhassan2143 2 года назад
Mash Allah excellent video! Thank you walaal!
@yaazkyproduction5431
@yaazkyproduction5431 2 года назад
Pink isaar macalin
@barcelona1038
@barcelona1038 2 года назад
M.a wll qali guul ku rajeena
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@cismansharqawi
@cismansharqawi 2 года назад
Mahadsanid ustaad war fiican weeye, casharadii Google adsense waan dhamaystay e website kii uunbaa ii dhiman insha allaah.
@caliyadahir7649
@caliyadahir7649 2 года назад
Abwe kula mid baa ahay please xage kala so xariira
@sabirinahmed8782
@sabirinahmed8782 2 года назад
@@caliyadahir7649 casharada inte kabaraty abyo wan ubahnaye
@HorjoogmediaTv
@HorjoogmediaTv 2 года назад
Cisman sharqawi casharada intee ka barta
@cismansharqawi
@cismansharqawi 2 года назад
@@HorjoogmediaTv ustaadkaa macalin ahe la xiriir
@caliyadahir7649
@caliyadahir7649 2 года назад
@@sabirinahmed8782 hbbt waxa ka barta websiteka macalin gele
@mohamedabdikani1736
@mohamedabdikani1736 2 года назад
Mahd sanid zhp geele ani website kayga bishii 3 aad baan sameeyay xooga yar oo SEO oo aan aqaanay baan ku dabaqay hada waxaan keenay pageka 1aad ee google baan soo galay dadka isoo booqdna way bateen hadana waxaan rabaa in aan adsense kuxiro bisha 8 aad inshaalh Mahdsanid zhp wax badan baan kaa faaiday
@egaraad
@egaraad 2 года назад
SEO maka Soo hadli doontaa wll
@k_kv4
@k_kv4 14 дней назад
gellow side ku oganaysa in sawirada ad so qadanasi copyright yihin
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 года назад
Wllo geele jawab fadlan sweatcoin malaha marka 500 ad shaqayso aya lagufuraya qaybta lacagta wllo ijawab wanba fahmiwayey
@maxamedcabdilahi638
@maxamedcabdilahi638 2 года назад
Geele asc horta wll subax wangsan waxan kugu xiranahay mudo kudhaw sanad oonku lasocda sidee adiga sitoosa kugu helikaraa muhiim Ayaan u ahay kulankaaga
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
telegramka nagala soo xiriir wll
@empireshow1
@empireshow1 2 года назад
Waan wada website wax yar ayaa dhiman insha allh bishan ayan hawada soo galinaya waliba anaa dhisaya ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Mashalah bro
@caliyadahir7649
@caliyadahir7649 2 года назад
Abwe xage kala so xariira wax yar ku waydiin laha
@abdirahmandayib140
@abdirahmandayib140 2 года назад
Sxb gelle
@laascaanood571
@laascaanood571 2 года назад
Asc sxb watsaabkaaga saxda ah iisoodir wll ama iisooqoor
@InfiniteLightPerspectives
@InfiniteLightPerspectives 2 года назад
Gelle bashiir Sxb qolada kuu qaabilsan Website Samaynta Lacagtiina waa naga Qaadeen Iimana soo Jawaabayaan. F.G : Toosin bay iga tahay Macaamiisha Hala Sharfo.
@caliyadahir7649
@caliyadahir7649 2 года назад
Walal xage kala so xariira
@zayd2892
@zayd2892 2 года назад
Adu maxaad dadka isla bar bar dhigtaa horta taas waa qalad iskadaa lkn dadka kele ee shacabka een lahayn akoono wawayn siday ku heli karaan free trafic badan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
inta aan hada ku tusey waa inta aan Google ka helo wll oo waan u simanahey
@caliyadahir7649
@caliyadahir7649 2 года назад
Yaa anu kala ah waxa ibsaday course 29ka ah waxa i dhiman website ya ilamid ah
@Mohaaabdalle
@Mohaaabdalle 2 года назад
Saaxiib casharada soo dhamaystir, sida formka loo buubuuxinaayo waad kasoo tagtay waana qaybta oogu muhiimsan.
@nageyejunior1464
@nageyejunior1464 2 года назад
Casharka sifiican uma fahano ee halkanu kalasoo xoriirnaa
@abdulahiaa6376
@abdulahiaa6376 10 месяцев назад
Marka sxb online rabaa isku day inaad Ila soo xiriirto
@ÈX.ÂĶ
@ÈX.ÂĶ 2 года назад
Zxb waxa ka so hadalasha app ku shaqaynayo payeer waan ku mahadsan tahay video noo gudbisad Thanks pro
@Barkhad181
@Barkhad181 2 года назад
Beljimka wadan fican mayahey ..pro
@ayuubcabdi7750
@ayuubcabdi7750 2 года назад
Lagend
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@sumeyoqali8495
@sumeyoqali8495 2 года назад
Run miya hee walalo
@mohamettdalnurshe1189
@mohamettdalnurshe1189 2 года назад
Zhp gelle bashiir kooxda websiteyada kui qaabilsan support-goodu aad buu u liitaa. Cay igama ah laakiin waa iga toosin.
@somalishort24h
@somalishort24h 2 года назад
Wllhi saxib intay lacag web igaga qateen hadana kuma so jawabayaan
@yuusuf5234
@yuusuf5234 2 года назад
@@somalishort24h wll miyaan ku caawiyaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
Sorry wll , cabashadaada wx ban ka qabanaya inshallh.
@mohamettdalnurshe1189
@mohamettdalnurshe1189 2 года назад
@@GelleBashir mahadsanid masuul.
@abdielmi6521
@abdielmi6521 2 года назад
Nio waxa ad U daneya in online Ku shaqeyo hadane qofka ushega wuba IGA deyrina nio qofki igu I'd wngsn ha igu cawiyo fikirkisa tnxz asxbta gelle bshir
@lacagysocryptolearningchan7568
@lacagysocryptolearningchan7568 2 года назад
Sweatcoin To EVC plus waa kan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-sWBcaxQzpyk.html
@mohamedahmed-oc7pn
@mohamedahmed-oc7pn 2 года назад
Sxb domain or url maxa waaye
@checkout379
@checkout379 Год назад
Spark traffic is it legit
@beast423
@beast423 2 года назад
Niyow sweatcoin badan hesta lkn Maxalahay invite maicawisid
@somalistory5067
@somalistory5067 2 года назад
Kani wa beenale
@Ishawararkamedia
@Ishawararkamedia 2 года назад
Wll luuqada somaliga ma aqbalaya
@dhacdooyinka10
@dhacdooyinka10 2 года назад
1st View masuil sare
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
thanks wll
@abdifatahire6615
@abdifatahire6615 2 года назад
Sxb google console, iyo one signal push qaabka lo sameyo, ayago iyo verify gooda ino sameye, wayo verify-ga dhib iga heysto
@shacbamohamed1454
@shacbamohamed1454 2 года назад
Ninkan waxba Ka Faidemeysid Ee Ustaad yasir marketer RU-vid kisa booqo kadibna qaybta Playlist ga Ka eeg Asaga aya si faahfahsan uga heleysa zhb
@MarshaleAli
@MarshaleAli 9 месяцев назад
Pure nonsense 👎👎👎
@jalaatovlogs4495
@jalaatovlogs4495 2 года назад
Wan so firiyeye lkn waxbo wan ka fahmi wayeye wlhi
@yahyeabdirahman314
@yahyeabdirahman314 2 года назад
Ustad sual google ads somalia 🇸🇴 si toos ah ma uga shaqeya
@GelleBashir
@GelleBashir 2 года назад
haa wll
@husseinsaleeban9093
@husseinsaleeban9093 2 года назад
@@GelleBashir address Ka somalia kuma sheeqo miyaa
@sadaxiyosagaalchannel5560
@sadaxiyosagaalchannel5560 2 года назад
asc saaxib natus
@abwaanqiso
@abwaanqiso 2 года назад
Macalin geele
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Год назад
Thanks
@zadiiqvlogs
@zadiiqvlogs 2 года назад
Shp waxad iga caawisaa facebook page aan shuruudihi la iga baahna aan buuxiyey siden lacagta ama montizationka ugu furta
@nageyejunior1464
@nageyejunior1464 2 года назад
Wll
@somalishort24h
@somalishort24h 2 года назад
Ninkan aqoon umalaha waxyahan uu adadka usoo gudbiyo
@yuusuf5234
@yuusuf5234 2 года назад
Bilow bilow
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 2 года назад
Ustaad Geele Bashiir, marka hore waad ku mahadsan tahay. Marja xigta Ustaad waxaad Clip-kan kadib ka soo hadashaa Crypto sida uu u shaqeeyo ?
@laascaanood571
@laascaanood571 2 года назад
Asc wll geele bashiir iisoodir wathsap kaaga waxaan u baahanay koorsooyinka Aad bixiso
@Mustaqbal230
@Mustaqbal230 2 года назад
Moalimo Google Ads Koorsadaas goormee Bilaaweee Jwbtaada Waa ii Muhiim
@jafarmohamed4528
@jafarmohamed4528 2 года назад
Ustaadow website ka malagu xiri karoo miyaa Google ads Isla maalinta aad design gareysoo ama Google ads maxaa requirement looga baahan yahay.
@ahmednurdhakool7732
@ahmednurdhakool7732 2 года назад
Wall sweatcion muu Africa Ka shaqeyaa
@cabdinuursaleybaan6954
@cabdinuursaleybaan6954 2 года назад
Sxb waxan ka codsanayaa Mar kaso hadal app ka luck by chance wax jira mayahey mise waa wax lagu daalo waxan rajeynayaa in aad sotijabin dontid mahadsanid
@isxaaqakram6735
@isxaaqakram6735 2 года назад
Asc Ustaad Waxaan rabaa inaan kusoo biiro Academy-ga aad sameyse xirfadaha tee ugu fcn uguna habboon ayan bilaabi karaa barashadeeda?
@zayd2892
@zayd2892 2 года назад
Courseda aad bixiso meesha ugu muhiimsan waa halkan sifiicanna umaad sheegin taada ayaad is bar bardhigaysaa adi dadka ku soo booqda waa inta halkan kaa daawato uun lkn qof aan hayn markii horeba topic uu ka hadlo haddana usii baahan dad maali kasta soo booqda waa sheeko adag lkn adu waad hoos galinaysaa xertan ki daawata oo waad u fudadaynaysaa
@empireshow1
@empireshow1 2 года назад
May bro mid news iyo ciyaaro ah dhiso seo Google ka imanaya
@zayd2892
@zayd2892 2 года назад
@@empireshow1 adu dhiso
@empireshow1
@empireshow1 2 года назад
@@zayd2892 waan leeyey ba anigu adigu positive nqo waxan hadanay awodaada ahayn faraha ka qaad
@zayd2892
@zayd2892 2 года назад
@@empireshow1 si waadixa wuxuu soo gudbinayo ha'uso tabiyo xaqiiiqad ku dahaadhan ee adagna ha sheego yuuna suubaan ka dhigin si'uu views ugu helo anu uma baahni kaliya dadka u heelan baan uhadlayaa ee uu ku ciyaarciyaarayo
@empireshow1
@empireshow1 2 года назад
@@zayd2892 isagu dee awoow wax walba kuuma qaban wuu kula wadaagay adiga larabaa inaad daadasho ood wax qabsato
@hookwave8
@hookwave8 2 года назад
M.a sxp waxan rabay inaan sweat coin an kuso diri ama ad ii sarifto marka macqul miya ?
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 2 года назад
Anigoo Somalia jooga google adsence ma ka shaqeesan kara.
@mohamedahmed-oc7pn
@mohamedahmed-oc7pn 2 года назад
Interested brother can you help me?
@barwaqofarah2848
@barwaqofarah2848 2 года назад
Sidaxdaba maku xeran kara ustaad adiga iisameyay web blogging ka
@zakikarazaay5483
@zakikarazaay5483 2 года назад
SIDA ACCOUNT LOOGU XIRO EE XAYEEYSIIN LOOGU DALBO SOO DUUB GEELE SXB
@halaneproduction2736
@halaneproduction2736 2 года назад
Ustad Gelle Bashir aad ban ula socda casharadada wax badana wan ka fa,iiday
@dekjgamesofficial8976
@dekjgamesofficial8976 2 года назад
This is fake title you used but sxb guuuleso hore usoco
@xuseenshekhcumar9143
@xuseenshekhcumar9143 2 года назад
Mashalah
@husseinsaleeban9093
@husseinsaleeban9093 2 года назад
Lacagta fee Naga dhin
@sumeyoqali8495
@sumeyoqali8495 2 года назад
Wooow
@abdirizakmursal3761
@abdirizakmursal3761 2 года назад
Guulayso mudane
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 2 года назад
Thanks zhp
@mohamedabdikani1736
@mohamedabdikani1736 2 года назад
Ustaad waa runtaa aniga Site kit iyo google search console labaduba way iga caawiyen in website kaygu kasoo muuqdo pageka 1aad ee google 1 bil wax kayar
@wardahamra7844
@wardahamra7844 2 года назад
Wordpresska blogger miya mise google blog wll
@mohamedabdikani1736
@mohamedabdikani1736 2 года назад
@@wardahamra7844 wordpress wall
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
. Legend
@abdirizakmursal3761
@abdirizakmursal3761 2 года назад
Guulayso ustaad
@sadaxiyosagaalchannel5560
@sadaxiyosagaalchannel5560 2 года назад
maasha allaah horay
@maxaacusubtv8681
@maxaacusubtv8681 2 года назад
ustaad waan dhisi karaa website sidoo kaleh hawada waan soo gelin karaa balse nasiib darro waxaa ah in meeesha aan joogo google absense ka shaqeyn caqabada keliya ee i heysta waa midaas ustaad
@caliyadahir7649
@caliyadahir7649 2 года назад
abwe somali miya jogta
@maxaacusubtv8681
@maxaacusubtv8681 2 года назад
@@caliyadahir7649 haa wll
@Zaapoh
@Zaapoh Год назад
Wad dalban kartaa ado joogo walal
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 Год назад
​@@maxaacusubtv8681 Waxa jira ads compans aan kaaga baahnayn address
@walalganey3450
@walalganey3450 2 года назад
wll website oo shopyfy ah malgu xeri karaa tnkle eryo qurux bdn oo iga ilaalinYo click back intee ka helaa dad ajaanib aa shopyfygareyn rwa next mounth
@Qanimedia
@Qanimedia 2 года назад
Azxbay subscribe iisara
@Kaambe
@Kaambe 2 года назад
Fadlan walalyaal subscribe iisaara adinkoo mahadsan ❤👈🙏🙏❤
Далее
5-ta Nooc ee Digital Traffic ga | Hel Booqasho Badan
12:45
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 738 тыс.
The End of Diddy: Many Celebrities Involved in the Case
24:51
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.
SIDA LOO QORO ARTICLES UNIQUE AH FROM CHATGPT AH.
7:53
ليش ابل ما بتتطور؟
21:43
Просмотров 1,5 млн
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 294 тыс.
Sidee Blogging guuleysta loo bilaaba 2023 | 5 Tips
9:29
Facebook Lacag Isoo Direy | facebook lacag ke samee
10:21