Тёмный

BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST 

Goray Podcast
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Marti Galiye: Goray Daahir
Marti ku ah: Najiib Abdullahi
Producer: IBrahim CM
Edit: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Listen Goray Podcast
Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M...
Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast...
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
...
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official RU-vid channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
Home of Entertainment
©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#GanacsiyadaGuuleystay
#sultanfilms
#GorayPodcast

Опубликовано:

 

29 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 5 месяцев назад
Podcasts ganacsiyada ku saabsan noo badi
@Bulle69
@Bulle69 5 месяцев назад
Walaalo Goray Podcast, wareysiyada noocaan oo kale ee ganacsiga ku saabsan noo soo badi. Mahadsanid🎉
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@alhaadiofficial9532
@alhaadiofficial9532 5 месяцев назад
you're really perspicacious person whe comes to business, and that's where success us actually from, being perspicacious in business is what I'veearned from andrew tate.
@bilan1674
@bilan1674 4 месяца назад
Gabadheyda ayaa Beydan la dhahaaaaaaaaaa, waan fogahay maheeee waan lmka cabi lahaa
@andreshekey695
@andreshekey695 4 месяца назад
TABARAKALLAH WELCOME TO NAKURU, KENYA.
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 4 месяца назад
Maansha allaha Tabaarakalaah
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 5 месяцев назад
Wad mahadsan tahay wll Najib runtii wakhti hore baa igu danbaysey.
@waare
@waare 4 месяца назад
محادثة ممتعة ومفيدة من جوانب شتى. شكرا لكما ❤
@saboorelam3353
@saboorelam3353 5 месяцев назад
We proud of you 🙏💙💙💙.
@egalfatma3217
@egalfatma3217 5 месяцев назад
Am happy to see somali podcast that talks about business Keep going walalo may god bless you
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 4 месяца назад
Wax badan baka faaiday podcastigan najiib io adigaba waa mahadsantihin soo badi barnamijkan ganacsiga aniga waxa kurajo weynahay inan dhawan ganacsi bilabo qoralkeygan maalinta usoo laban dono allaha iga dhigo malin aan hadafkeyga ka dhabeyay❤26/3/2024
@CrashiidFaarax-qc8xw
@CrashiidFaarax-qc8xw 15 дней назад
Asxaab manoqonnaa
@Mohamed_Barkadle
@Mohamed_Barkadle 5 месяцев назад
Masha allah Ganacsade Najiib iyo Saxafi Gorey mahadsanidiin waa barnaamij tayo leh runtii Walal Gorayow Ganacsatada Najiib oo kale ee guuleystay noo soo casuum mahadsnid.
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@hodanmohamud4489
@hodanmohamud4489 19 дней назад
mansha allah Allahu mabarik
@hayaanpro
@hayaanpro 5 месяцев назад
deduction ✅ detail oriented mindset ✅
@AbdallahBotan
@AbdallahBotan 5 месяцев назад
Xalqad dahabi ah iyo hal’abuure Najiib. Mahadsanid ustaad Cabdifataax, Gorey Podcast waa gole hogatusaaleyneed oo loo baahnaa.
@PodcastGoray
@PodcastGoray 5 месяцев назад
Mahadsanid Walaal Botan
@dralpha7221
@dralpha7221 2 месяца назад
Mahadsanidiin najiib yo abdulfatah
@ibnuomar6165
@ibnuomar6165 5 месяцев назад
Podcastgan waxan dhahi karaa wa videoga ugu dheer aan daawaday xata speed aanan ka dhigin waxaan ula jeeda in wax badan aan ka faaiday waxaana codsanayaa in nola soo badiyo dhanka ganacsiga❤
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@user-fg1zl4ld8j
@user-fg1zl4ld8j 5 месяцев назад
the bast podcat
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@NAAWILE
@NAAWILE 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉MashaAllah ❤❤❤ 6:01
@YoungAbdo
@YoungAbdo 4 месяца назад
Waa wax aad u wanaagsan in Dhalinyarada ad wadanka ganacsiyo cusub kusoo kordhiyaan
@ahmedsaidmire8529
@ahmedsaidmire8529 5 месяцев назад
Xalaqadan inabada caaadi mahan thanks Gole team iyo abdifatax 🎉🎉🎉🎉❤
@PodcastGoray
@PodcastGoray 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@cabdishakuurnuurcali522
@cabdishakuurnuurcali522 5 месяцев назад
Masha allh, Barnaamijka wa mid heer sare ah. Soo sarayasha wan u mahad celinayaa.
@PodcastGoray
@PodcastGoray 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@khalidfaraz
@khalidfaraz 5 месяцев назад
Woow podcast somali badan Fakarkooda kor Uqaadi Laaha waakanaa I.a ❤❤❤
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@caalami252
@caalami252 5 месяцев назад
Thank you suaalaha iga dhex guuxayay inaad weeydiisay walalka guul ba idin rajeenaya
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@The_hafsa7
@The_hafsa7 5 месяцев назад
Good job abdifatah adiyo najiib iyo podcastga
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@abdulkadirkamaal1924
@abdulkadirkamaal1924 4 месяца назад
Muqalada ganacsiga nosobadi 😊
@hajicarab1237
@hajicarab1237 4 месяца назад
Great insight Padcast nocan ah no so badiya najiib iyo adiba wa mahadsanthn
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@user-ku4ml3wk3r
@user-ku4ml3wk3r 5 месяцев назад
Pro podcast mxaa ku dhacay
@abdidahirhassan2710
@abdidahirhassan2710 5 месяцев назад
Mahadsanid Najiib, Mahadsanidiin Goray Podcast
@PodcastGoray
@PodcastGoray 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@filsancadey1625
@filsancadey1625 5 месяцев назад
Barnaijayada ganacsiga noo so badi wll
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@Asiaherse
@Asiaherse 5 месяцев назад
M.a walaaalo
@abdoshMo
@abdoshMo 5 месяцев назад
Cofee madow in la cabo arab baa ugu horaysay Cofee in caano lagu daro turki baa ugu horeeyay
@5hanl3
@5hanl3 5 месяцев назад
Waa podcast xiiso leh, mahadsnid sxb ❤
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@Maajid143
@Maajid143 4 месяца назад
Mahadsanidiin Najiib Iyo Goray Pocasts Runtii mawduuc aad umuhiim ah baad noo soo gudbiseen waqti aan ubaahnayna waad noo keenteen
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@maymuunamaxamed378
@maymuunamaxamed378 3 месяца назад
I appreciate both, Gorey podcast who invite this knowledgeble person, also Beydan Ceo, who share with us important points 👉
@PodcastGoray
@PodcastGoray 3 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@Hudamedia8
@Hudamedia8 5 месяцев назад
Podcast businesska noso gudbi wll wan kugu biirey
@user-em4iv8oy8c
@user-em4iv8oy8c 4 месяца назад
sxb sawirka coobkaas sii iibi oo ku iibi NFT sawabtoo ah wax shey uneq kuu ah waxa jirtay qoraal lagu ibiyaya NFT waana qoraalkii ugu horeyay ee lasoo dhigay twiterka
@saamiyacabdiraxmaan7007
@saamiyacabdiraxmaan7007 5 месяцев назад
Shaqo ma niga helikara
@ib3h3m
@ib3h3m 5 месяцев назад
More like this,
@zekidhagacade
@zekidhagacade 4 месяца назад
Goray podcast wllhi waxaad hey saan shaqo wanaagsan taas oo ah in aad dhalinyarta doona ganacsiyada in ay galaan waxa ayna u tahay encourage. Goray podcast 💯waad mahadsantihiin halkiina kasii wada soona badiya . faithfully ❤
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid walaal
@zamzamahmet1401
@zamzamahmet1401 5 месяцев назад
Masha allah alle guulayso wll anigu reer sanaag baan ahay wana markii iigu horaysay aan maqlay sanaagba coffee ka baxaa , wainaan gobalka intisa kale tagaa oo soo arkaa
@isahakabdullahi4255
@isahakabdullahi4255 4 месяца назад
Aad ayaan uga helay barnaamijkan Runtii xalqada way igu dheerayd marka jadwalkayga loo eego Balse Alxamdulillaah markii 3aad ayay iigu dhamaatay Mahadsanidiin bahda goray podcast Iyo sidoo kale walaalkay najiib oo asagu waxbadan oo ogaal waran ah nasiiyay ❤ 🙏
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@user-eq8fx5he9t
@user-eq8fx5he9t 4 месяца назад
Legendkan chanelka leh Hadlkiisa kamuu dhexgalgalin 🎉 Somalilada intaasa kamaqan
@PodcastGoray
@PodcastGoray 3 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@abdifitahbahdon5907
@abdifitahbahdon5907 5 месяцев назад
Ma jirto podcast somali ganacs ka hadlo inaa horay uwadan rajeynaa
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@ayajama84
@ayajama84 5 месяцев назад
waxan ka helay qaabka oo u dhowrayo afkeeno hooyo oo iskugu dayayyo inoo isticmalin wx english ah
@abdulazizog1743
@abdulazizog1743 5 месяцев назад
Wa soo saar her sare Podcast ka iyo BEYDAN COFFEE owner
@user-ob4ky1nr5k
@user-ob4ky1nr5k 5 месяцев назад
Guulaysta bas jawdada muuqa muuqaalka naga hagaajiya.
@PodcastGoray
@PodcastGoray 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@user-xh5iu7hs1l
@user-xh5iu7hs1l 20 дней назад
BARNAAMIJ QIIMO BADAN SOO BADI JAALLE. WAAN BOGAADINAYAA BAHDA GORAY PODCAST.
@PodcastGoray
@PodcastGoray 18 дней назад
Mahadsanid walal
@Thepathtojannah77
@Thepathtojannah77 4 месяца назад
Maansha allah we so proud young educated and talented guy horay usoo adna walaal proud cast yadan noo soo badi ganacsiga
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 4 месяца назад
masha allah anigana waan ijeynayaa inaa ganacsi cusub kabilaabo somalia insha allah
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Horey u soco walaal
@kahsheaden9877
@kahsheaden9877 5 месяцев назад
Podcast Aad u qiimo badan weeyo mahadsanid
@PodcastGoray
@PodcastGoray 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal
@Beyraad
@Beyraad 5 месяцев назад
Labadinaba Mahadsanidin
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@nihaamxasan2282
@nihaamxasan2282 4 месяца назад
Procustiyadaga aad ayan uga baahanahy nosobadi mahadsanid
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@mariamhajji674
@mariamhajji674 4 месяца назад
Gorey Haddii Aad Ogaan lahayd siduu ii dhiirigeliyay video gani Runtii Waxaan Jecelahay Inaan Ka Shaqeeyo Meel Cafe shop Ah Weliba baydhan Waa Meelaha Taariikhdayda Ii Qorsheysan , Baydan Waxaan ka mid ahay Bukaanada Ay Maskax Ahaan Quudisay Haddii Alle idmo Inaan Maruun Gaadho ayaan Jecelahay ❤
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Horumar Wacan ayaan kuu rajeynaynaa walaal. Horay u soco.
@sakariyesiciid4867
@sakariyesiciid4867 4 месяца назад
Labadiinaba mahadsanidiin.
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid walaal
@abdifatahmohamed3
@abdifatahmohamed3 4 месяца назад
What about alshabab 😂 does he pays tax if not iam coming to we All hungry of business
@hoothoegeh6113
@hoothoegeh6113 5 месяцев назад
Barnaamij cajiiba runtii, Uu Mahadsan yahay hal Abuuraha " Beydann coffee Shop" Nin dhalinnyara ah Oo karti badann Weye Runtii. Sidoo kale Waa Mahadsan yahay Ustaaddka Barnaamij Soo Saarey lyo dhamaann Team "Goray" Guulleysta dhamaantiinna 🙏
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@caaqilka4379
@caaqilka4379 5 месяцев назад
team gorey podcast waxaan ka codsanayaa inay noosoo badiyaan wareysiyada noocaan oo kale ah oo business ka la xiriira mahadsanidiin
@PodcastGoray
@PodcastGoray 4 месяца назад
Mahadsanid Walaal
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 4 месяца назад
Shirkadda waayeel consultant ku soo xiji, maadaamaa ay tahay shirkad wayn ee talobixinta ku caan ah.
@user-un1td7zx2z
@user-un1td7zx2z 4 месяца назад
jow kow now beentan dadka aqliga yare run bay moodayan labadan jaahilin waxay sheegayan wa been iyo show wax ka run ah ma jirto lakin anigu wan ku qoslay jow kow now hadana bow
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs 4 месяца назад
Hye runta no sheeg😂
@saidahashi9921
@saidahashi9921 2 месяца назад
Maxad u dhagaysan hdy been thy 😂
Далее
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Просмотров 40 тыс.
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 171 тыс.
ЗЕНИТ - РОСТОВ: обзор матча
01:03
Просмотров 182 тыс.
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
Просмотров 19 тыс.
Calaamadaha Daanyeernimada ! #Xaliye
28:17
Просмотров 29 тыс.
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 171 тыс.