Тёмный

GUDOOMIYIHII OO USOO JAWAABAY OOMAAR😅😅 

Caaliya Sharif channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 2,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Месяц назад
Soomaalida Kan caadiga ah iyo Kan maskaxiyan U xanuunsan waa isku caqli hada kani mawuxuu laxisaabtayaa wiilka xanuunsan oomaar wuu xanuunsan yahay hadaan waxfamaysaan soomaaliyey baaranooya ayaa hayso hadalkiisa ayaa laga fahmayaa daawo ama tarabiya ayuu U baahan yahay ilaahay hacaafiyo qurbuhu wuu dhibadan yahay waxaanay ugu daran qofka kacarara daawada iyo dhakhtarka
@hodanc6255
@hodanc6255 Месяц назад
Way arkan inu xanunsan yahay e shaydanka jinn iyo insi bu leyahay marka sasa kenaysa naxarisdarada teda kale dhowr bilod ka hor bu shegay inu hada ka hor xanunsaday
@HassanOsmanomar-i5z
@HassanOsmanomar-i5z Месяц назад
War de ina adeer meeyg in la isu qaato ma wanaagsano ee nin ku haduu xanuun sanyahay adaa fiyoow ee kaxishoo. Oo adigu karoonow Meeg in la isu qaato sharaf kumajirtee
@FadumoLiban-n2l
@FadumoLiban-n2l Месяц назад
Wiilka kahadh oomaar waa nin waa nin qalbi fiican
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Месяц назад
Kan waa mooryaan wiilkaa qayb buu ka yahay dhibkuis kuye Boqor baan rabay in aan kaa dhigo horrible!
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Месяц назад
Warnooga fuq wiilka meel xun kabexe ee noogafuq wiilka belokugu dhacdaye
@saynabhassan9664
@saynabhassan9664 Месяц назад
War ninka ka har Allaha haku ceebeeyee Omaar waa niin qalbi wanaaaksan
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf Месяц назад
Beenaale Tuug ah. Omaar waa kaa Sumcad fiican yihiin. Somalida waa u soo gurmadeen. Markuu Cabdixafiid uu ku waraysanayey waad kala hadashay.? ?? ? Waad Shirqooshay, Waali baad u qortey. Passport- ka yaa jeexay. ? Inaa dishaad rabtey? Waxaad ka cuntey Allaha ok. Fiicnaan kaama muuqato???
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us Месяц назад
Ha socoto soomaali mid waalan iyo mid fayawba han dhagaysano😅😅😂
@Justslay12
@Justslay12 Месяц назад
Adaaba cayay gabadha oo meel walba la taagna waxa masul ka ah passport laga jeex jeexay gabadha
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Месяц назад
KANI RAGANIMO IYO IXTIRAAM KAMA MUQATO WAA NIN CALYO DAADINAYA XAAL QAATA KAA HADUU GUDOOMIYO IDIN YAHAY.
@ZahraAbdinoor-t6m
@ZahraAbdinoor-t6m Месяц назад
Caaliya sharif adigana xaal baa kuqabtay waayo mantagan inaad noo soo deyso waan ka xunahay
@MonaHasan-f9f
@MonaHasan-f9f Месяц назад
Wiilka ka Hadh miskinka Ilahay xanunsan
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 Месяц назад
Asc waryaa cancaner daa waa qaldantahay
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Soomaali mid xanuunsan iyo midka fiyow mabala kalafahmi karo markii nagudanbeeya lee saxan😂😂😂
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Hada labaduba waa saxanyiin 😂😂😂
@FatimaAli-wq4ix
@FatimaAli-wq4ix Месяц назад
HALIL KUSEEXDAA👁
@Rayan15-s1n
@Rayan15-s1n Месяц назад
Lacagta soo celi okiyaalka haisku qarine
@user-qj8do7fw5n
@user-qj8do7fw5n Месяц назад
Caaliya maad ka soo hadashiid. Live
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Месяц назад
Lacagtiisa mxa igu dhacaady😂😂wilka
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 Месяц назад
😂😂😂😂😂
@ZahraAbdinoor-t6m
@ZahraAbdinoor-t6m Месяц назад
Boqorka aad rabtey inaad cumar ka dhigto adiga maad iska dhigtid waa adiga xogaagii uu shaqeystey ka xadaye
@haywareerin266
@haywareerin266 Месяц назад
Tuuga qabtaay😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Ceeb calayk umada sharafta leh ha u gafin omar barbar adiga is warershay ka dhamow abti mcn
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim Месяц назад
Wadiscadaysay
@imranmaailm8110
@imranmaailm8110 Месяц назад
This guy should not respond to omaar People may let him
@ZahraAbdinoor-t6m
@ZahraAbdinoor-t6m Месяц назад
Maxamed cabdulahiyow adigaa rag iyo rabiba aqoonin waxaad rabtay inuu lahayste kuu ahaado waxaad rabteen inaad rikaateysaan oomaarna soomaali ayaa ka soo saartay shirqoolkii aad udhigteen ma waxaad ka xuntahay inuu wiil soomaali oo idil madaxa usaarantahay ay shirqoolkii ka soo saareen waryaa kadhamow oomaar xaasidyahow tuuga ah mj haduuba tuugaan gudoomiye ay ka dhigteen iyagaaba wax jiro ahayn maxaa loo lahaa reerku waa dad is jecel waaba duul soomaali layaabantahay oo martidoodii qalanaayo oo dhacaayo oo dhibaateynaayo yaahuu soomaalidii u hiilisey cumar barbar mid baan idin leeyahay idinka daradin ayuu cumar shirqolkii uga badbaadey marka ninkan gudomiye isku shegayo waa inuu ka cararaa social media isagii dadka dhibaateyey ayaaba isla saxsan aaway team washamsi
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Месяц назад
Kani waa nin xun.warnagatag
@FarhiyoIsmail-y1x
@FarhiyoIsmail-y1x Месяц назад
tuug tuug dhalay
@zu7729
@zu7729 Месяц назад
Omaar hadow xanuunsan yahay o aad og tahay jawaab nuucaan eh maxaaa kalifaayo waaba qof xanuunsan oo (مرفوع القلم) eh soon & saalaad ku waajibin lkn hadii ow qof tamaam eh yahay ow waxba qabin why u afduubateen police ugu wacdeen mental hospital ula aadeen labada jeerba jawaabtaan waxey gar u noqoneysaa Omaar barbar
@dahirawke9268
@dahirawke9268 Месяц назад
Salaan sare ina adeer
@CabdiqadirShibrahim
@CabdiqadirShibrahim Месяц назад
Ninhadalyaroohawshhiubadantahay
@casalasal6466
@casalasal6466 Месяц назад
ASC HABO NINKAN CAWAANKA AH INTAAD KA QABAN LAHAYD OOMAAR INAAD HUNQAACADIISA NOOSOO DEYSO MAAHAYN ARXANLAAWAHA BILAA DAMIIRKA AH TUUGA QAA,INKA AH INTA LACAGTIISII KA DHACAY OO DHIBKII LA OGAA KU SAMEEYEEN BUU WELI KASOO HADLAYAA MAXAA QALDAN
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Месяц назад
🤣🤣 Walee Reer CommentLand QaatiBILAAHI baa la idinka taagan yahay! GUDOOMIYUHU SOW NINKII UU VEDIO KA SOO DUUBAY ISAGOO MIISKA FADHIYA MA AHEYN ŸOOMAAR, OO YIRI ANAGAA WADADA KA SOO KAXEYNAY ISAGOO LIVE KU JIRA
@abdinasirali5453
@abdinasirali5453 Месяц назад
@@CaaliyasharifWll Soomaalidu waxba ma hubsadan iyaga oo dhan ba waalan Oomaar warkiisa oo dhan hadii la rumaysto weesaba ma dhawrna inte Qof bu ku dhagay Iskalaaji Kabtan Ayuub gabadhii uu guriga la dagana ee Shahwada ka shubatay Ninkaan Gudoomiyaha ah iyo qaar kale oo badan iyo Shaydaankii uu ka sheekaynayay marka dee ninkan warkiisa lama rumaysan kare Daddka yaan la jaa’ifayn
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us Месяц назад
😂😂😂😂​@@abdinasirali5453
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Месяц назад
​@@Caaliyasharif Oomaar waa wiil xanuunsan,hadalkiisa waa in uu wax Ka soo qaadin.Haduu kani naf iyo caaqibo leedahay halkaan sidaa ma uusan ugu jawaabeen. Kan cidna gudoomiye uma aha..
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Месяц назад
@@Caaliyasharif MA XANUUNSANA EE BALAAYA HESHEY DHAC IYO SHIRQOOSHEY, GUDOMIYE KU SHEGAN KALA HADLAYA, CEYTAMAYA ISAGABA KA MUQATA INU KHALKHALEY.
Далее
OOMAAR OO KARBAASHAY REER KIKSA REACTION BUUQIISA WATA
18:02
Каха и жена (недопонимание)
00:37