Тёмный

Gurguurte oo Quusatay, Geele oo Gaabsaday & Somaliland oo Guulaysatay 

Ubaxle Media 24
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

6 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 142   
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 27 дней назад
God bless Republic of Somaliland
@aminamohamed1844
@aminamohamed1844 27 дней назад
Amin Ya Rabb
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 27 дней назад
WALAALAHA WAA OO WADNU KU GO. CADAWGA 1AAD EE JAMURIYADA BARAKAYSAN WAA SOMALIA GUUL ETHIOPIA 🇪🇹 ♥️ ❤️ 💖
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 27 дней назад
Ubaxle nin qiimo badan waxan ku tajeya guul iyo camal saalax iyo cimir dheer.
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 27 дней назад
Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@landamaxamed5022
@landamaxamed5022 27 дней назад
Insha Allaaahu iyagoo bahdlilan ayey Ina hoos Iman cadwgenu guuuul an dhamaan insha Allaah Somaliland 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 27 дней назад
Guul iyo gobanimo somaliland allaw dhawr ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@CRahman-fo5mi
@CRahman-fo5mi 27 дней назад
mashaa allaah guuul iyo.gobanimo Somaliland
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 27 дней назад
Cabdi raxmaan ubaxle inaadeer guulayso goor walba iyo goob walba ku jeclinee
@Ray_4654
@Ray_4654 27 дней назад
Maashaalaah guul iyo gobanimo ubaxle adna guulayso .
@suldanahmed6454
@suldanahmed6454 27 дней назад
Guull Guull somaliland ❤❤
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 27 дней назад
Sanadkan cusub ee islaamka waa sanadkii ictiraafka Somaliland insha allah
@jama5340
@jama5340 27 дней назад
Guull Somaliland ❤❤
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 27 дней назад
Alxamduillah guul somaliland Adigana Allah hakaa farxiyo
@aminamohamed1844
@aminamohamed1844 27 дней назад
Ubaxle May Allah Grant you Baraka for championing the affairs of our beloved homeland, Somaliland.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 дней назад
Aamiin
@AsiaGele
@AsiaGele 27 дней назад
Ilaahow guusha iyo nasrigaba na sii aaamiin
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 27 дней назад
UBAXLE GEESI GEESI DHALAY. YOU ARE REAL CITIZEN 💯
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 27 дней назад
Thanks a lot. ....halkaa kaga hay...magac iyo maamuusbaad nagu leedahay...
@Cllaahicabdixirsi
@Cllaahicabdixirsi 27 дней назад
ubaxle halkaaa kaga hay midnimo somaliland guul guul gobanimo❤iyo sharaf utay dalkayga❤❤❤❤❤❤❤
@aygyoutube
@aygyoutube 27 дней назад
" Geesiga Qaranka " SAREE🎉❤🎉
@PHOTOGRAPHY267
@PHOTOGRAPHY267 27 дней назад
Abdirahman waan ku salaamaya. Waa Ibrahim Mohamed Hassan. Shidaalka.
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 27 дней назад
Guul wayan madax wayanaha somaliland iyo dhaman umada reer somaliland
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 27 дней назад
Ubaxle media guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤❤❤
@Cllaahicabdixirsi
@Cllaahicabdixirsi 27 дней назад
Guul somaliland guul ❤❤❤❤
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 27 дней назад
❤🤍💚ubaxle waan kusalaamay ismaaciil cumar geele waa cadaw 1 ee soomaalilaand imikana waxaa uu uyeedhay firdhiye cadaw koowaad❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 27 дней назад
❤❤❤❤ guuuuul SLND guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabhassan8361
@anabhassan8361 27 дней назад
Somaliland guul iyo gomanimo
@PHOTOGRAPHY267
@PHOTOGRAPHY267 27 дней назад
Great job, brother.
@roodacawad13
@roodacawad13 27 дней назад
Guuuuuuuuuul somaliland ha jabo cadogu wuu jabaye
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 27 дней назад
Guulayso adiga iyo dadkeena iyo dalkeenuba cadowgeenuna cagta hoosteeda inta u adeegtana duli allah ha ku rido balaayada ay dalkooda la raadinayaana allah meelkale ha ka siiyo.
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 27 дней назад
guul qaranka somaaliland
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 27 дней назад
Geesi nagu qaaliya ubaxle Thank u sida Aad mar walba warka hufan noogu so gudbisid . Insha'Allah maalin dhaw baa Cid kasta oo ina nebi Cidhbahoda qaniini doonan , Ku Cadawga kaba qaadka u ah wa in waajibkooda la mariya oo loogu horaysiyaa 2da Tuug e Habar Jeclo ..
@abdihussein9554
@abdihussein9554 27 дней назад
Allah bless Somaliland Republic. Nolow Ubaxle
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 27 дней назад
Good job Weldon wisdom attain. Keep it going through forward buddy.
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉guuleyso Ubaxle guuleyso Ubaxle guuleyso ❤❤❤❤
@MohammedHussein-ut5bk
@MohammedHussein-ut5bk 27 дней назад
بسم الله الرحمن الرحيم. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Waxan salaamayaa umada reer Somaliland meel kasta ood joogtaan wakhtigu ha idiin wacnaado. Farxad bay inootahay inaan aragno jabka soo gaadhay cadaw geena iyo guulaha ay gaadhay Jamhuuriyadda Somaliland . Inagu cidna dhib umaynu gaysan, waananad aragtaan ilaa kuwii Kenya degenaa inay muujisteen cadaawada ay into hayaan. Waynese ka guulaysan doonaa insha Allah.
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en 27 дней назад
Baaraka laahu fiik ubaxle media
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 27 дней назад
Mansha allaah Mhdsnd cr ubaxle Sland guuuuuuuul Cadawgedi o jabay
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 27 дней назад
Xassan sheekhow. Quuso oo dantaada ku food Somaliland tagtaye
@roodacawad13
@roodacawad13 27 дней назад
Ubaxle salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤❤
@iidxasan5453
@iidxasan5453 27 дней назад
Geesi qaran ❤❤❤❤guul
@hissetahir7492
@hissetahir7492 27 дней назад
Guul iyo gobanimo mubadin qaali sharaf iyo karamad mudantahay
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 27 дней назад
Salaan sare Ubaxle ❤❤❤❤❤❤❤ 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤Mahadsanid Guul ❤❤❤ Guul Guul ❤ 🎉❤❤❤ ♥ 👌 😀 🎶 ❤ 🎉❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
WAXA INAGA DHEXEYE MAA JEERTO WAXA LAAGA WAADA HAADLYANE MAA JEERTO NAA DHAAF MAA WEEJE BAD NOO DHEEGTYE
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 27 дней назад
GUUL SOMALILAND 🦾🦾🦾🦾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🦾🦾🦾🦾👍🏿👍🏿
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 27 дней назад
❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤
@MohamedcaydeedE
@MohamedcaydeedE 27 дней назад
Cadowga sland weli wuu ku foganyahay lkn wuu jabi insha allah.
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 27 дней назад
Alxamdulilaah Mansha Allah 🦾🦾👍🏿👍🏿💪🏾💪🏾👍🏿💪🏾💞👏💞💞💞🌷🌷🌷🥰😘😘
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 27 дней назад
Dadka reer Somaliland waligood ilaabimaayaan kuwa Cadowga la shaqaysta ee Huwanta Gudaha. Shaabuugaynta imika waa in la bilaabo.
@user-fg2fw9jk5f
@user-fg2fw9jk5f 27 дней назад
Good job somaliland
@elmimusa3630
@elmimusa3630 27 дней назад
Great thanks
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 27 дней назад
Thank. You. Verymuch. Permihum
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 27 дней назад
MUJ.WARKA KEEEEEN
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 27 дней назад
Goor dhaw waa inuu shaabuugu shaqeeyo
@aamohamed5102
@aamohamed5102 27 дней назад
Insha Allah. Allah hayskeen afgaransiiyo inagoo mida waxba horeba soomali oo dhan oo isugu kern yagtay waxba inaga qaadi wayday. Khilaafka Allah haynaga saaro.
@اهلان
@اهلان 27 дней назад
Guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 27 дней назад
Masha alla guul somaliland
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 27 дней назад
Isa soo sharax ubaxle insha Allah🎉
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 27 дней назад
Xassan sheekh maxmuud akhlaaq wanaahsane waxaan kaa soo salaamayaa hargaysa. Laakiin madaama aanu jeclaanay inaan go,no inad na fasaxdid ayay ahayd badeenana cidna may qaadayeen Laakiin wali walaalo is jecel ayaynu nahay waayo wali hanacsigaagii hargaysa ayuu ka furanyahay muusana saaxiib waa tihiin
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 27 дней назад
We love you ❤❤❤🎉🎉🎉
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 27 дней назад
❤🌷👍✅❤️💚
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 27 дней назад
Somaliland wey gulaysatay nin jecel iyo nin neceba. Waar hore uga socdaanu leenahay o xisaabi wey dambaysaye cidna Somaliland u joojinmayso😊 Guul Ubaxle, Xaji Ibrahim Caydiid, saeed Essa Ileeye iyo dhalinteena quruxda badan❤
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 27 дней назад
Absolutely waa ninkii laascano Dabka ku shidey weyi
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 27 дней назад
Dawlada Somalia waa dawlada aduunka ugu safarka badan taasi waxay kuu cadaynaysaa musuq baahsan ee ka Jira iyo in xoolihii umada lagu tagrifalayo oo marba tigidho aan xisaab iyo cadad lahayn layska goosanayo😢
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy 27 дней назад
Goormaa lagan warkaa somaliyad
@user-xf7do4gu7u
@user-xf7do4gu7u 27 дней назад
Djib live waa kuwa ka hadlaya
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 27 дней назад
Ubaxle inader waxani waa siyaasad xassan sheekh maxmud waxba inama necba Hawiye waligeen qori iskumaynu fiiqin ee siyaasiyiinta ayaa isku keen diray
@bashehusien3810
@bashehusien3810 27 дней назад
Nacnaci jeerin bay ku hadhay, anna waxan cadhoodaa mar kan arko masuul somalilander ah oo suite blue ah xidhan adna midnimaad ka hadlaysaa .
@Janno190
@Janno190 27 дней назад
Xasan duufloow iyamaad wasalam tahay iyamaad miyir qabtaa Ma markaad leedahay dagaal.ayaan Ku qaadayaa ma markaad leedahay waxba kama soconayaan Mise marka UU leeyahay walaalahayo waqooyi waar waxad tahay cadawga somaliland cadaw aan adiga ahayn ma lahaa somalilland waan Ku nacay waan Ku daayee I daa ka soco weligayo in laysku soo laabto ha sugin Hana Ku riyoon Viva somalilland ❤️💕💕
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 27 дней назад
Waa ku qasaab waa xasaad wuu ka muqda 😂😂
@aamohamed5102
@aamohamed5102 27 дней назад
Ninkaan jiritaankaaga ogolayn aabahaa haduu dhalo walaalkaa maaha. Waa la shaabuugaynayaa ciduu doono ha ahaado. Shicibkaa garaacaya
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 27 дней назад
❤❤❤❤
@khadarjamaccilmi699
@khadarjamaccilmi699 27 дней назад
Soomaali walaal normally ah ee anagaa moodeyney isna barney waxay nu is ku nahay ee am sabra ama silca tagney
@Somali3000-
@Somali3000- 27 дней назад
Isaaqow walaalyaal saan waa waali. Hadal ama af wanaagsan saas ayaad oogu soo jawaabtaan. Marka mid adag/sax ah la 'idin dhaha waad cabaadaan. Cadow, xaasid blah bla blah. Marka Soomaali dhamnteed idin aragney. M0Uga inta quudafada lagu dari doona iska bood booda. Ogu danbeen Guusha waa tii Soomaaliyeed si walba. Insha'allaah
@shamisqalinle5135
@shamisqalinle5135 27 дней назад
Geelow wanka weiy indhhisa cirka maerkan ilalagorac😮
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 27 дней назад
Waaynu shabugay naynaa
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy 27 дней назад
Mustafa wa cadow
@husseinnur8250
@husseinnur8250 25 дней назад
Ubaxlow ha rumaysan. Waa dhuljiif. Waa been ina Geelle ma eryin jabhaddii. Waa raad gad. Way joogaan. Madaxdeedii waa Bahar iyo odaygii la socdaye. HA RUMAYSAN WAXAA
@Sirad47
@Sirad47 27 дней назад
Alla maxaa ereyga Soomaaliland uu dad badan boog iyo maal ku yahay.Ilaahayoow cawridooda iyo caloosha xun naga filllow.
@makebravo7133
@makebravo7133 27 дней назад
XAGUU KA GAABSADAY HAWSHISU WATAAYE GEELE XAAR GUN WAAYE
@shuaybmahdi4289
@shuaybmahdi4289 27 дней назад
😂😂😂😂👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@AsiaGele
@AsiaGele 27 дней назад
Sawka firdhiye tagy jabuuti allow cadiwga naga qabo
@KalldiMhmed
@KalldiMhmed 27 дней назад
Quul somaliland
@Nina-h12
@Nina-h12 27 дней назад
Gurguurte wale wuu quustay Geele caloolayna kabash kabash ba ka dhamatay 😂😂😂
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 27 дней назад
Muu eryine qorshuu meel la dhigtay. Yaanay kaa hoos dusin.
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 27 дней назад
Kada majito walaaltim danbe oo inaga dhaxaysaa soomaali oo dhanway isukeen raaceen oo Ellahay ayaa inooga hiishay
@Somali3000-
@Somali3000- 27 дней назад
Mustafa Cagjarna meesha oo u dagaalmi dooni waan wada ognahey. Taasna hadaan fahmin mecneheeda waa Cagjar Xabadiisa Amxaarta ayeey ku dhici doonta. Not umada sharafta leh ee Soomaaliyeed
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 27 дней назад
Kkkkkkkkkkkkk
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 27 дней назад
Xasan gurguurte wuu soo daalay danta ayaa u run sheegtay 😂😂😂😂😂
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy 27 дней назад
Isaq bu ka ka dhex arkay ha u joojin
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 27 дней назад
Ethiopianimada waa lagu khasbay ee muu dooran Somaliland nimadana waa Sandulle
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 27 дней назад
SOMALILAND GUUL
@maxaadan9345
@maxaadan9345 27 дней назад
The criminal is at large
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
NAAGA FUUQA NACADALE KUU KOORTE DOOFARYOW WAXA KAASTE WAADGE SAMEEYE TAMAR BADA WEEYDE IMAAANKA BEELE YAA WAALALO AHAA
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 27 дней назад
😂😂😂 GURGUURASHADII BEEN BUU KU DARSADAY😂😂😂
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 27 дней назад
Dhalinyarada oo 75% shacabka Somaliland ah o cadowgeena gunta hoose iyo guudka kala socda aya ilaashanaya wadanka. Caruurteenu u joojinmayaan 10 ka huwanta raacay e cidoodu caloosha ku jabtay. Khayriyada quruxdi ka dhacday weynu aragnay. Kuwaasa nin walba o siyaasi isku sheega lakiin huwan aan is qarin ah shaqo ka qaban doonta.😊
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 27 дней назад
Ila hada waxan waxa la yaabah D jabouti siday u dhaqamayso waa maxay waxano cadowtinimah Jabouti somali o dhan waxan u aqaanay inay inoga dhowadahay
@Hciid
@Hciid 27 дней назад
AMXAARO AFSOMALI KU HADLAYSA SIDAA DHUL LAGUMA YEESHO EE UNOQDA AJDAADIINII
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 27 дней назад
Geelle waa beenale ruun haa moodina😮😮😮 reer somalilandow
Далее
Help Barry And Barry Woman Scan Prisoners
00:23
Просмотров 2,4 млн
Wax Garadka SOMALILAND oo TACSI u Diraya MUQDISHO
4:12
#бракполюбви #кино #russianmovies
1:00