Тёмный

GURI BARWAAQO RIWAAYADII SHEEGASHO HCTV DRAMA 2018 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 61 тыс.
50% 1

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Видеоклипы

Опубликовано:

 

3 мар 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@abshirking5606
@abshirking5606 6 лет назад
faarax miidhan ayaan buugii ka buuciyey kulahaa allaa garacoow *Viva gury* ford goo bro
@omarrespect6010
@omarrespect6010 5 лет назад
Walaahi waa xaqiiq hargeysa taala cilaaj bay yidhaahdeen guri barwaaqo sida uu ilmaha yar u garaacey si kaxun bay dadka u dilaan xitaa gabayaaga dada yar ee yaxye yeebaash baa goob fagaaro ah kaga sheekeeyey abtiyaashii siday u galeen ciil badanaa ruwaayadan aad bay ii damqeysaa dhulkaan ka beermee diintu taaley gabayada haldoorkoodu joogey miyaa suuq cilaaj laga furan dadka dhiman lagu karbaasho subhanallah allow sahal amuuraha qaar lagu hoogaa jiree Amiin Amiin Amiin Yaa Malikal
@fardowsaadan8126
@fardowsaadan8126 6 лет назад
Alla riwaaayadan yaa I tusa khaladaadkeeda hbhhhhhhhh
@abdirashiidmohamed9664
@abdirashiidmohamed9664 6 лет назад
sixirka aad sheegeyso mahayo kulah 😅😅😅😅 Guray Barwaaqo
@riizechannel5619
@riizechannel5619 5 лет назад
Danbigaga allaha dhafo guri barwaaqo long time
@cadnannafaqo3876
@cadnannafaqo3876 5 лет назад
Ilahay utobadken
@wanaajiyehepnuupdih7688
@wanaajiyehepnuupdih7688 5 лет назад
DawadaH man so download garanyn Hhhh Guri barwaqoh
@yousufabdiofficial7864
@yousufabdiofficial7864 6 лет назад
Ismacil cabdilahi cali Guri Barwaaqo Go Forward Abti
@MohamedSalah-by2ev
@MohamedSalah-by2ev 3 года назад
.My number .. .. 9
@sacadmaxamed6425
@sacadmaxamed6425 6 лет назад
CaDaYGaa ciDii FaHantaY like ta HaYLa dhaaFina😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@updizamedpogba5771
@updizamedpogba5771 6 лет назад
Sacad Maxamed 😂😂😂 Waa LugTii SadexaaDe😂
@absamemahmoudqalinle9223
@absamemahmoudqalinle9223 5 лет назад
Sacad Maxamed Hhh Mxa weeyi hno
@abdihakimahmed7678
@abdihakimahmed7678 6 лет назад
kulahaa habeen hore inaa cadayn ma aqoon hhhhhhhhhhhhhhhhhh guri barwaqo nin adag.
@mustafadhaanto8240
@mustafadhaanto8240 6 лет назад
Reer burco nasip badnh funny walba wa ayaga inta aaminsan he frta taga
@shakhsirunsheegeah8524
@shakhsirunsheegeah8524 6 лет назад
Guri Barwaaqo We love U
@moreedahmad882
@moreedahmad882 6 лет назад
fiqir yaa fahmay like saar
@baarulbasiira6887
@baarulbasiira6887 5 лет назад
Buri barwaaqo beenta hainaga dayo
@abdifataxmaxamed5766
@abdifataxmaxamed5766 6 лет назад
ana wan ku jiraa yelko yelko kkkkkkk
@nuuriyenuuriye895
@nuuriyenuuriye895 6 лет назад
riwaayadan kufri badan baa ku jira waar hoy illaahay ha loo noqdo waa khalad in diinta sawir khaldan laga bixiyo waa marka labaade qaabkii nabi oo kle oo Aflagaado qaawana tusaale markuu leeyahay xalay marki la igu soo dagay inaacadayn xitaa ma garanayn bal dib haloo eego riwayadan khalad baa iiga muuqdee
@mcdonalds9153
@mcdonalds9153 5 лет назад
waad waalan tahay wllhi caadi matihid inaadan caadi ahayn saa saa lagu garanayaa
@aaminhassan9625
@aaminhassan9625 6 лет назад
Guri barwaqo waa funny 😆 wlhi first comment like ii saara
@wariyemaslax4271
@wariyemaslax4271 6 лет назад
Aamin Hassan waan kusaaray wlshy siomaliyad nimadaan kugu saaray maadaamay soomaalidu like tahay hhhhhhh
@aaminhassan9625
@aaminhassan9625 6 лет назад
Hhhhhh wlshy sawirkan kula jira lkn nin baan ahay
@wariyemaslax4271
@wariyemaslax4271 6 лет назад
OK pro hhhhhhh
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 6 лет назад
mohamed cabdi kkkkkkkkkk waxbaa ka dhacay yeelko yeelko yeelko
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Aamin Hassan iga wale waa mucjiso sxb Kay 😂😂
@axmedzaki7874
@axmedzaki7874 6 лет назад
guri barwaaqo zxp sheegashada dumarka na wax ka samee
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 6 лет назад
Rooodhi waxànu Ku cuno aaanu wayany ayuuu kalluun ka dhigy hhhhhhhbhhhh
@absamemahmoudqalinle9223
@absamemahmoudqalinle9223 5 лет назад
waa mxy ruwayadan foosha xun lihi Zi khaldan baad u matalasa ninkanina Uu ii rumeeyey kulahaa Ma nebi tahy ruwayadii meel kasta yaanay kula galin Nio Waxuunba la xeeriyaa gurayow ka Joog Zi kastoo lagugu qoslo Inaa xadhkaha goosato maha
@maxamedsaalax921
@maxamedsaalax921 6 лет назад
Riwayada saran ayaa kaga horeyey
@cawayskatv1713
@cawayskatv1713 6 лет назад
Oo aduu tanaasul baa tahay halkee calafkaaga laga helayaa😂😋😂😂
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 лет назад
95 buu qaataa war naga aamusoo fadhi bartaada 😂😂😂😂😂 ka yar naqasku ku xidhay
@eliinaciiltira3358
@eliinaciiltira3358 6 лет назад
Zubxan kulaha xalayban isku arkay burhanta
@cabdishakuryusuf3248
@cabdishakuryusuf3248 Год назад
horta sheekh nabarda dilaacy hore looma hayn lkn Anu wan izku dayayaa mezhana balasdar ayan saraya kulahaa😂😂😂 guribarwaaqo
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 лет назад
dharki yaryara aad moodaysay kii caruurta ee uu iskudhejiyay khamiska ayuu kaga qurux badan yaahy
@saadadiinel-mohammeddi6092
@saadadiinel-mohammeddi6092 6 лет назад
Yeeelko Real comedian houze parwaqo
@seerahanolosha9992
@seerahanolosha9992 6 лет назад
Guriga qosolka hay kaw walaxtahay
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 6 лет назад
Kulahaa kas yartuu ifahantee intaa wayn usheeg 😂😂😂😂😂
@aidroussuufi2176
@aidroussuufi2176 6 лет назад
Subxanallah wr waad dambaabteen
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 6 лет назад
Illaaa odayaasha matalaya ruwaayadaha reeer burco khaaatuyaan. Weeeeyi hhhhhhhh
@user-md8jt4pv2e
@user-md8jt4pv2e 6 лет назад
Hhhhhhhh cabasho xaga sariirta
@aaminxaashi9432
@aaminxaashi9432 6 лет назад
caday goorma kuugu dambaysay hhhh fahmaayuunba fahmaaya
@maskaxdeganyeelohuuno8955
@maskaxdeganyeelohuuno8955 6 лет назад
Aamin Xaashi waa garac goor lagu cuno goorma kuugu danabysay
@Axmedgmail
@Axmedgmail 4 года назад
Hees cusub
@hamzikyousuf4580
@hamzikyousuf4580 6 лет назад
Hhhhh Inaader sheekhyada Kala badh oo badh Waa sheekato 😂😂😂😂 Guribarwaqo wax kaLe Wlhi ka dhanaanso
@masudahmad7652
@masudahmad7652 6 лет назад
Yeelko 😂😂
@world-cz6fk
@world-cz6fk 4 года назад
Ziduu Izlaanta u egaayo ayaa i dizhaY😂😂😂✋
@amiirsacad3079
@amiirsacad3079 6 лет назад
Hhhhhhh oo adigu tanaasul ayad tahay xagee calaf doon lagaga helayaaa
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 6 лет назад
like i zaar
@shrguutaale1
@shrguutaale1 6 лет назад
Kulahaaa anagoo murqaansan
@noorjimale5101
@noorjimale5101 6 лет назад
xaaji meel hayga dhicin kulahaa Xawo dheer wa la yaqane hhh
@updilahiofficial7670
@updilahiofficial7670 4 года назад
Hhhh kulaha Shikha haben dhawayd san ula qayilayay buu qiiq noqday hhhh
@Mkgaabuush
@Mkgaabuush 6 лет назад
GuriBarwaaqo Yes lee Siyay Wlle.
@awilabdullahimahamud6251
@awilabdullahimahamud6251 6 лет назад
riwyd igadheh
@queenqurux7436
@queenqurux7436 6 лет назад
funny guri parwaaqo
@mohammedtukale6274
@mohammedtukale6274 6 лет назад
Warkadaaaa beeenta dadka hhhhhh
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 6 лет назад
Yeelko
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 6 лет назад
Heersare sheegasho
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 6 лет назад
Mac sonkor soo adiga ma dhihin aniga wax daweeya kkkkkkk
@essaahmed9064
@essaahmed9064 4 года назад
Gadhi gadhi saarkii ayaa kadanbeyay hhhhhhhhhhhhhhhh
@abdirahmanmohamed9196
@abdirahmanmohamed9196 6 лет назад
Guribarwaqo dharka u ku so celceshada maskinu
@ibrahimroble1623
@ibrahimroble1623 6 лет назад
miyaad u iibinaysaa mxa kaa galay adiga ... iska daawo uun
@cabdisalaamosmanadanaancaa189
@cabdisalaamosmanadanaancaa189 6 лет назад
Abdi moh fucking baster
@idirisaalaab5721
@idirisaalaab5721 6 лет назад
Kaxayso warye ku lahaa hhh
@sheikhabdulahimohamed9218
@sheikhabdulahimohamed9218 6 лет назад
Ma diintiina miyaad riwaayad kadhigatay arintaaada meel baanu saaraynaaa
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 6 лет назад
sheikh abdulahi mohamed Isku qarxi
@absamemahmoudqalinle9223
@absamemahmoudqalinle9223 5 лет назад
sheekhi meel ka saaraty
@world-cz6fk
@world-cz6fk 4 года назад
@@safiirkareermiyiga6105 😂😂😂😂anaga maaha kuwa layzku qarxiyo hnoh caadi izka dhig
@abdiasiisalimahamud6123
@abdiasiisalimahamud6123 2 года назад
Yeelko yeelko
@xaajinannoinaibraahim9439
@xaajinannoinaibraahim9439 6 лет назад
Kulahaa 15 jir
@ismaolgeele7845
@ismaolgeele7845 5 лет назад
Asc
@cawayskatv1713
@cawayskatv1713 6 лет назад
Yalko😂😂😂
@noorjimale5101
@noorjimale5101 6 лет назад
qosol cunuga siduu u dilayo hhh
@nimantailor1661
@nimantailor1661 6 лет назад
Guri barwaaqo comedy
@seedyahye6635
@seedyahye6635 6 лет назад
Inta reer burco jecel like Saar plz
@xamseyuusuf2899
@xamseyuusuf2899 5 лет назад
sacad yahye schicken
@xamseyuusuf2899
@xamseyuusuf2899 5 лет назад
sacad yahye djjggc
@abaasosman9799
@abaasosman9799 5 лет назад
sacad yahye 🚪
@maxamudxuseen8609
@maxamudxuseen8609 4 года назад
Maha tanokale mid ladhegaysan karo waxa kujira hadalo ad uhalisa
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 4 года назад
Guri nagamuu xishoon kkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhh
@sahmed9301
@sahmed9301 3 года назад
What wxy qosolku medahy chased
@sahmed9301
@sahmed9301 3 года назад
Chive
@caamiyehchanel3479
@caamiyehchanel3479 4 года назад
Walhi haraapo weeye
@shaaficisuldaan3507
@shaaficisuldaan3507 6 лет назад
hhhhhhhhhh Guri barwaaqo inankiiiii inamada zxp wlhi waan ku taageeraaaa
@hiboladan1072
@hiboladan1072 6 лет назад
Guri barwaaqo
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 6 лет назад
abjid huwas maan aqooooon hhhhh
@aaminxaashi9432
@aaminxaashi9432 6 лет назад
Dhul gariirshe almis maxa ledahay ay yahow aygu dhalay
@jeebchannel4776
@jeebchannel4776 6 лет назад
Yeeelko Yeelko Like Ta kuqapo YeeLko 😄😄
@axmedxassan128
@axmedxassan128 4 года назад
Odayga maxaadharka dumarka ugeliyey hadamafududa wxaasi
@noorjimale5101
@noorjimale5101 6 лет назад
Dharka militeriga/dhar police ku bedela/militeriga denbiyadaan o kale shaqo kuma laheee
@taharmohamed9329
@taharmohamed9329 6 лет назад
Oromadaa dishay kkkk yeelko
@abdiaziizali3025
@abdiaziizali3025 6 лет назад
Garacani Soraan iyo jawaan Daaqaduu ka saaarey hhhh
@world-cz6fk
@world-cz6fk 4 года назад
😅😅😂😂😂😅😅😂😂✋✋✋🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺Hhhhhhhhhhhh
@fanporjcabdimuuse4740
@fanporjcabdimuuse4740 6 лет назад
Hhhhhhhhhhhhh #2018 Way marayzaaa
@Abdiqani42
@Abdiqani42 6 лет назад
Goorma caday kugu dambayzay Wll sixirka aa d shegayzo ayan la helayn
@iamyuyoali6428
@iamyuyoali6428 6 лет назад
Cabsho xagga sariirta ah kkkkkk
@guesttop6572
@guesttop6572 6 лет назад
mdxdii yuusuf ahayd
@abaasosman9799
@abaasosman9799 5 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjhhhjruuwaaayd. gorebaarwgo. niin ysar. u Dye ay10📹🎮 😈😈😈😈😈😈😈😈😬😬😬😬😬😬😬😬😬😬😬😯😯😯😯😯😯😯😯😯😯😯😯😯😯
@abaasosman9799
@abaasosman9799 5 лет назад
🔫kkkkkkkkkkkkkkkkkk🔪
@bashirali5651
@bashirali5651 6 лет назад
Guri barwaaqo waa dhulbahante waxa dhashay gabadh isaaq ah
@hassanmohammed3849
@hassanmohammed3849 6 лет назад
hhhh miyad lajeclaatay
@bashirali5651
@bashirali5651 6 лет назад
hassan Mohammed mayee run Baan sheegay Gabadha isaaqa ah
@hassanmohammed3849
@hassanmohammed3849 6 лет назад
+bashir ali hhhh. ismaacil guri Barwaaqo oo aanu 9 sanno. isnaqaanay ayad iiga sheekayn miyaaa
@bashirali5651
@bashirali5651 6 лет назад
hassan Mohammed Inader waa qoloma horta waan iska lahaa hadalkaasoo maba aqaanee kkkk kkkk Anigu waxan ahay reer daahir
@hassanmohammed3849
@hassanmohammed3849 6 лет назад
+bashir ali hhhh. waa ciise muuse sxb.
@najiibibraahin3971
@najiibibraahin3971 6 лет назад
Ruwaayadan waxa ku jira qalad wayn Waxa a meel Looga dhacay diinta Walal waxad moodaa in qaab nabi nimo ah ujilayso
@khalifcasaani5203
@khalifcasaani5203 6 лет назад
Waa run wllhi diinta meelbay kaga dhaceen 😡
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 лет назад
horta ka yar ma digaale yare ayay walaalo yihiin
Далее
*Majaajilo Gurey Barwaaqo iyo Abwaan Garaad 2015
18:11
GURI BARWAAQO RUWAAYAD CUSUB HCTV 2018
23:37
Просмотров 111 тыс.
Guri-Barwaaqo Riwaayad  Cusub 2019
22:00
Просмотров 153 тыс.
Guri Barwaaqo iyo Abwaan Garaad Film Cusub  2016
26:03
Riwaayad Cusub GUUR-DOON PART 7
27:05
Просмотров 20 тыс.
OBLADAET, YASMI - YSM PC
2:19
Просмотров 138 тыс.