Тёмный

GURI BARWAAQO RUWAAYAD CUSUB HCTV 2018 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 112 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 240   
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 6 лет назад
Kkkkkk reer burco riwaayadey ka macaashaan from mugdisho like igu caawiya
@abdi9715
@abdi9715 6 лет назад
Reer burco melah xaranta lagu gariyo waxay uyaqan show kii halimo gobaad kkkk inta reer burcad ah like ta hay la dhafina
@kingtyga9599
@kingtyga9599 6 лет назад
GuriBarwaaqo Hadad tageerto Like saar 🙏thnks
@sahalmoha1119
@sahalmoha1119 6 лет назад
00
@hajjihamseahmed9587
@hajjihamseahmed9587 6 лет назад
intii caafimaadka barata like ii saara ee garanaya in aanay dawooyin jira ahyn prescription kaa doctor ka kkkkk✌✌☝
@ibrahimmuse7553
@ibrahimmuse7553 6 лет назад
Gooryaanbaan leeyahay 😃😃. Waar Liketa iisaara yaa Isaaq😍
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 6 лет назад
Ibrahim Muse 😂😂😂😂😃😃😄
@iskaashatomakufto1041
@iskaashatomakufto1041 6 лет назад
Kkkkkkkkkkk
@mushtaaqmaashaallah2075
@mushtaaqmaashaallah2075 6 лет назад
Ibrahim Muse
@murtiiyomadadaalo8836
@murtiiyomadadaalo8836 6 лет назад
Ana uhordaawaday liketa iigu qabta waan idinka hubaa
@nimoaleila6621
@nimoaleila6621 6 лет назад
Yahye Abdi 😂😂😂
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 6 лет назад
hhhh kulahaa wxd igu tiraa markd gudaafada ku cunysy meel dhaanta miyaad wydy garacoow waryee isaaqow liketa igu caawiya
@GulledAdam
@GulledAdam 6 лет назад
hadad rer burco thy like isar hadi kale iska dhaaf
@abshirking5606
@abshirking5606 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂 alla garacoow soo dhakhso DR: qolaa laba dhamal igu ciyaarysee Viva Guri Barwaaqo
@jabacjabac9467
@jabacjabac9467 6 лет назад
Qodhiin Iyo Xaradiiin plz like NinwaYnoo BarYotama LagaWacaNe cidlada Hanagu Eegine
@iskaashatomakufto1041
@iskaashatomakufto1041 6 лет назад
Waar yaa Daarood ah, waar laangaab ma ihiye like-ta saara. Isaaq baaba 85 haysta 😂
@maryamajaamac8928
@maryamajaamac8928 6 лет назад
ضحكت كتير لحتى دموعي تنزل والله انا ضحكت
@hanadcadeh1814
@hanadcadeh1814 6 лет назад
Guri BarwAQo hadad tagerto like Saar
@nimoaleila6621
@nimoaleila6621 6 лет назад
HanaD CadeH 😂😂
@diiryeweyd455
@diiryeweyd455 6 лет назад
hadii film kan ramadan ta la jiley guri barwaaqo khatar baad ku jirtaa in xaaraam kaga dhabayso hadii kale aanad ramadan jilin dhibi kuma jirto
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 6 лет назад
Kulaaah GorYaan ayaan leyhaye
@abdirahman8361
@abdirahman8361 5 лет назад
Taageraha koowaad ee guri barwwaaqo Mr.. dhago
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 лет назад
Saambuuse laga eedaaamay hctv bahasha maxaaad la qabanayseen
@apdynajip527
@apdynajip527 6 лет назад
wxaa haw noqon wxaa like ii zaara
@dgluko5218
@dgluko5218 6 лет назад
Anagaa kusoo hanbaynay nee waan ku fahan saneee hhhhhh
@mrdhijindra7098
@mrdhijindra7098 6 лет назад
Hh adaba lagu leeyahy wax sii karso nio guribarwaqo gcn u tgey
@mustafeahmed2263
@mustafeahmed2263 6 лет назад
guri barwaaqo waa mujaajilaystaha qarniga.
@nimoaleila6621
@nimoaleila6621 6 лет назад
Mustafe Ahmed gudhdee
@lenovotap9925
@lenovotap9925 5 лет назад
Asc
@lenovotap9925
@lenovotap9925 5 лет назад
🚡
@amiintaagan7983
@amiintaagan7983 4 года назад
@@nimoaleila6621 has been the first female to have a career and has a history degree from a few months after her career as an amazing writer for a long term career 6as in 666666666 or more in his second game of his life and a life in his first season with the stars in his second season of film starring in a
@somali1615
@somali1615 6 лет назад
Guri barwaaqo 1million waxkasoo daade niyedaanu kaa wadanee anagaaba guusha Ku haynee
@mohameddaahir9646
@mohameddaahir9646 6 лет назад
ma adiga soo caawiyay xalay kasmaal wuu ka dhanaansade guri barwaaqo,
@isaaqcuqdaddaaroodbuuqabaa6724
Emauela baa koobi garaynaysaN wr maskaxdaada wx k keen dad h koobiyayne
@fadxihassen7876
@fadxihassen7876 6 лет назад
War bal nabiga halagu saliyo
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 6 лет назад
SCW
@saahidmohamud9296
@saahidmohamud9296 6 лет назад
Scw
@apdle_apdirizqaz4751
@apdle_apdirizqaz4751 5 лет назад
Scw
@maxamedmahdi2978
@maxamedmahdi2978 4 года назад
Scw
@halbeegtube235
@halbeegtube235 6 лет назад
Codka W axbaa ka dhex guuxayee Maad ka saartaan maan la edit garayn inta uu Kudaafada wax ku cunayo
@hamtaupty5357
@hamtaupty5357 6 лет назад
Qolaa kubad iigu dhex ciyaareyzee 😅😅waar liketa izaara🌸
@saalaxdiiriye4214
@saalaxdiiriye4214 5 лет назад
Hamta Upty aieieii
@abdi9715
@abdi9715 6 лет назад
Kkkkk wlhy caawa qosol kii ba ig ka dhamaday
@indhodeero791
@indhodeero791 6 лет назад
Hmmmmmmmmm guri barwaqo wlhi tagera nin raged iga dhe
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 6 лет назад
Guray barwaaqo wlhy waa beer casaad😂😂
@امعفيفة-ح6ش
@امعفيفة-ح6ش 6 лет назад
Guri brwaqo wllhi jeclhy waaw ruwydihiisa iyo shekoyinkisa
@mahamedahmed6085
@mahamedahmed6085 6 лет назад
nin adaga guri barwaqo
@khalloweeye
@khalloweeye 6 лет назад
Guribarwaaqo abaha cune Caawa 1million oo shilinka s/land ah Ayaad ku Guuleysatey barnaamijkii Kasmaal ee wax soo daade imikad la Dhumane😂😂😂
@iztaahilmaxamed5322
@iztaahilmaxamed5322 6 лет назад
Somalilander Dhalada waa runta xalayo dhan wan qosolayay
@abdul-jabarmohammedahmed4136
@abdul-jabarmohammedahmed4136 6 лет назад
Somalilander Dhalada
@dhazhiiwadadyare5085
@dhazhiiwadadyare5085 6 лет назад
Ina wadad yare maanay ahayn Igamuu xizhoooN your Name
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 лет назад
Dhazhii wadad yare AWoowo waY zoo dhigEeNe
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 6 лет назад
Dhazhii wadad yare hhhh ma fanibaa
@ayaanmuxubo314
@ayaanmuxubo314 6 лет назад
guri barwaqo wan tageeraa
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 6 лет назад
maxad Igaga Leydhineysaa Kulaah Wraa wlhi Waxba Ka Racaye
@luqmanessa1555
@luqmanessa1555 6 лет назад
hhhhh sahal dhako weyne 😂
@dibirojamackurus7451
@dibirojamackurus7451 6 лет назад
Rer burco like saare
@kaafkalamaan3218
@kaafkalamaan3218 6 лет назад
Alla xaraan buu cunayaaa waar yaa muslimaay
@asmamaweeldheere6617
@asmamaweeldheere6617 6 лет назад
guray barwaaqo baastada miyuuu jecel yhy
@burhanozil3360
@burhanozil3360 5 лет назад
Naa waxan kuu Niri Anaga kuso hambeenayne wan kuu fahansanahay leerka naga dhaf kulaha hhhhhhhhhhhhhh
@abdiazizhussien3037
@abdiazizhussien3037 6 лет назад
Oo hotela ah sidii ayuu hadalkii ugu dhagdhagayaa
@saalaxbootaan3345
@saalaxbootaan3345 3 года назад
Wllhy markaan guribarwaaaq arkaan qosla
@kaltuuncadey416
@kaltuuncadey416 6 лет назад
Inta Riwayadan Ka heshay Fadlan Like Ta Igu qabta
@hamzeabdirazak8453
@hamzeabdirazak8453 6 лет назад
Guri Barwaaqo daacad qoslay walle😂😂🤣😙 inta Taageerta subscribe Igu qabo
@idirismessi5740
@idirismessi5740 6 лет назад
Waa xarane hagajisna malee iga macanee ku dheH😂
@saalaxdiiriye4214
@saalaxdiiriye4214 5 лет назад
Idiris messi gjwinejr
@khalidmahad1004
@khalidmahad1004 5 лет назад
Ninkan guray barwaaqo mawalaalaaa way isku eegyiin
@aziizcabdlaa8539
@aziizcabdlaa8539 6 лет назад
Guri barwaaqo khamiisyo dhaxal sidaataye ih ih dheh dhalaya like igu qabta😂😂😂😂😂😂
@drsxamdiina4501
@drsxamdiina4501 6 лет назад
😂😂😂 ma baasto cad baa carfaysa
@hiigsi_gftshiigsi_gfts9073
@hiigsi_gftshiigsi_gfts9073 6 лет назад
Drs Xamdiina hmmmm
@omarrespect6010
@omarrespect6010 6 лет назад
Ma xaaraan suugo leh bad adigu aragtay waa boobsiis
@amiintaagan7983
@amiintaagan7983 4 года назад
Huddy is the best in his first career as the first year of his team and the first round pick for a series that he had in his last three seasons in his
@malapzaninamustaphe6743
@malapzaninamustaphe6743 6 лет назад
Zoo dheereyay cawa plz like
@mustafemahamud6970
@mustafemahamud6970 6 лет назад
Guribarwaaqo waa majaajilayste laga yaabay. Nolow saxib.
@updizamedpogba5771
@updizamedpogba5771 6 лет назад
Xanjan Ku SeexdaY KULaHaa Hmm
@nimoaleila6621
@nimoaleila6621 6 лет назад
Guri barwaaqo gacanbaankuu taagay🙌🙋👍👍👍👌
@cabdiqanimahad1524
@cabdiqanimahad1524 6 лет назад
guribarwaaqo laydh weynaa kulahaaa kkkkkkkkkk
@heighestchanel1061
@heighestchanel1061 6 лет назад
hhhh lkin rewayada inyaro dhexa inika khaldantay mad ka jartaan?
@omarrespect6010
@omarrespect6010 6 лет назад
Guri barwaaqo wuxuu I xasuusinayaa majaajileyste Mahamed Ahmed Darac waliba markuu macawiista iyo budhka qaato
@ahmedomar3933
@ahmedomar3933 6 лет назад
Nio tan yariis ta ha war badanaa
@xidigahargeisachannel5506
@xidigahargeisachannel5506 6 лет назад
Alla garacsana Naa waanu fahansane anaga kusoo hambaynayne afkaga xidho🤣🤣🤣🤣
@yaazhzead3273
@yaazhzead3273 6 лет назад
hhhh soo dhaqso dr qaar ba ku bad igu dhex ciyaarayee
@diisofficialchannel5011
@diisofficialchannel5011 6 лет назад
kudaafda Ilma jaamac Baan Ku cunayaa 😂😂
@cabdistudio424
@cabdistudio424 6 лет назад
waxan tagerba Guray Barwaqo Aya jira
@asliahmed2847
@asliahmed2847 6 лет назад
ta yar bn anigu Ku haysta 😂😂😂😂😂
@KhalidabdiqadirHusseinluunge
Gurayuu waalanyahay
@africadaauud9696
@africadaauud9696 5 лет назад
Alla xabiibi laydh waynaa
@marwodeeqaofficial8598
@marwodeeqaofficial8598 6 лет назад
maanta ka dip adaa ku racayaa
@rooblemohamuud9470
@rooblemohamuud9470 6 лет назад
showga yaa ka heesayay kulahaa hhhhh tayari waa riwaayad ba
@ahmedhassan7870
@ahmedhassan7870 6 лет назад
Guri barwaaqo👦
@suhaybmaxamed5097
@suhaybmaxamed5097 6 лет назад
Guri barwaaqo qosolka addunka
@suhaybmaxamed5097
@suhaybmaxamed5097 6 лет назад
iska qosol
@idirismessi5740
@idirismessi5740 6 лет назад
Guri barwaqo funny wleee 😂😂
@ilwaadinahapdul7635
@ilwaadinahapdul7635 6 лет назад
Hahahah gooryaan baan leeyahaY LooL 🤣🤣
@haboonyusuuf7664
@haboonyusuuf7664 6 лет назад
hhhhhhhhhhh istaaqfurllh allla burco dadkeeda jcli yaa
@maxamedcabdi396
@maxamedcabdi396 6 лет назад
Lagu Jecel adna haboon
@adulwahabmohamed3328
@adulwahabmohamed3328 5 лет назад
Gudaafadaa yaree ilma jaamacbaan ku cunayaa Hhhh wlhi guri barwaaqo waa funny
@foosiyaomer2689
@foosiyaomer2689 6 лет назад
Yaa. Allah. Guri barwaqo
@Jannogale12
@Jannogale12 6 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhh Walhi zxp waad ifarxad gelisaa
@saloqarbo3162
@saloqarbo3162 6 лет назад
gudaafada markaad ku cunaysay meel dhaanta miyaad wayday intaas isaga ayaa usheegay lagamana jarin naga habeeya bahasha
@suldaankagarxajis3006
@suldaankagarxajis3006 6 лет назад
Gooryaan maxaa laga wadaa ?
@abdifandhe7076
@abdifandhe7076 6 лет назад
Jayte Mohamed Abdi ahah waxaa laga wadaa wllzhat calosha ayaa walanaysa camal way gubanaysaa ayaa laga wadaa goryaan
@FAFA-ep3pj
@FAFA-ep3pj 6 лет назад
Jayte Mohamed Abdi bahal caloosha gala weeye bro
@hajjihamseahmed9587
@hajjihamseahmed9587 6 лет назад
waanu Ku fahansanee anaga kusoo reebaynee laydhka jooji kkkkkk beercasaad 😂😂😂😂
@mohamedmanshaallaah3001
@mohamedmanshaallaah3001 5 лет назад
Shekh jabir
@Wasiirka98
@Wasiirka98 6 лет назад
Gabadha kula jileysa marka hore Qaybteeda u soo sheeg .Kulahaa waxaad igu tidhaahdaa.gudaafadda markaad wax ku cuneysan Ma meel kalaad wayday .
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 6 лет назад
Xaaskii hore aan furayba halka iiga muuqata😂😂😂
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA 5 лет назад
war niayhow gabadha yarta wa diric
@abdiazizhussien3037
@abdiazizhussien3037 6 лет назад
Hhhhhh ina baagii baslaha ahaabaa ku jira riwaayadaa hhhhh
@salaadibraahin5160
@salaadibraahin5160 6 лет назад
gooryaan baan leeyahay
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 6 лет назад
Hmmmm waa Xaaraneh kolpa Hagajis malaHee😂😂☝👈
@guuleedyare9809
@guuleedyare9809 6 лет назад
kkkkk
@cabdicasiiskhadar9113
@cabdicasiiskhadar9113 6 лет назад
Guri parwaaqo nin jira
@abdiazizhussien3037
@abdiazizhussien3037 6 лет назад
Meesha maxaa laysku arkay abtigay xasan guutiye oo dectore kuma talaya hhhh
@mohadigmo5166
@mohadigmo5166 6 лет назад
Waxaad igu tidhaahdaa kulahaa 😂😂😂😂
@maxamedcasood9477
@maxamedcasood9477 6 лет назад
igu dheh nio way imartaye soo daa warka
@habiilxasan7727
@habiilxasan7727 6 лет назад
Kkkkkkk abwaaan iyo badh Tagero guri barwaaqo Yaaa u ahay
@hiigsi_gftshiigsi_gfts9073
@hiigsi_gftshiigsi_gfts9073 6 лет назад
Ciyaaaalka ugu daran kulaha ninka waym uu ka gar qatta
@khadraahmed1199
@khadraahmed1199 6 лет назад
Kan reeer miyiga ah eg shekadi ba Wu hordagay
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 лет назад
wixii ciidagale aha like iisaara hhhhh
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 лет назад
Daud X. Muxammad hhhhhh sxp way arki doonaan adu bakhaylsanidaa maad iska saartid likta xafaa hadaadan ahayn kkkkk
@ashrafosmanfarah2714
@ashrafosmanfarah2714 6 лет назад
Bal bartaad qabyaalad LA soo fadhidid eeg
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 6 лет назад
kkkkkkkkkkkkkk ciidA gale youtube maba idticmaalaan
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 6 лет назад
Only Kkkkkkkkkkkkkkkk with astaqfuru Allah
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 6 лет назад
Hhhh shawga yaa ka heesayey
@jeebchannel4776
@jeebchannel4776 6 лет назад
Hhhh CiYaaalka Jinka kaDaran kuwiiza WaaweYn Garac Guri Barwaaqo CiYaaal CiYaal dhalaY
@AhmedAli-sf2ji
@AhmedAli-sf2ji 6 лет назад
Xanjaan ku seexday xalay 😂😂😂
@shacniahmed9324
@shacniahmed9324 6 лет назад
house barwaaqo nin rageed ballse ruwaayadaa fikirkeeda wxa iska leh emanuella
@muparickmohamed5523
@muparickmohamed5523 6 лет назад
Kulahaa maxaran meel nadiifa lagu cunaad aragtay kkkkkkkkk
@ahmedhassanali7412
@ahmedhassanali7412 6 лет назад
Waraa guri barwaaqo copy ga jooji markangelcomdy aad noosoo copysay bru
@muhsinqays3668
@muhsinqays3668 6 лет назад
Riwayadan ayadoo nijerian ah bn dawaday
@MGarboole
@MGarboole 3 года назад
khaladaadkii badhbaa ku jireee hmmm
@yayadad195
@yayadad195 6 лет назад
Xalay xanjan kusoo seexday kuma lahow kkkk😁😂😂
@DugsigaIQraonline
@DugsigaIQraonline 6 лет назад
Ta yari waaba cadaab 😂
Далее
GURI BARWAAQO RIWAAYADII SHEEGASHO HCTV DRAMA 2018
34:59
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 9 млн
SHEEKO GABAN GURI BARWAAQO RIWAYAADI JACAYLAK 2018 HD
30:44
Barnaamij :-Guri Barwaaqo oo Shunkaasi la ooyay
23:16
guri barwaaqo riwaayad Qurbo Joogta uu Kufshiliyaay
33:20
HCTV : Daawo Ruwaayada Cusub Ee Guri Barwaaqo
57:42
Просмотров 1,2 млн