Тёмный

Guuldaradii Fahad, Farmaajo, khilaafkii Rooble, mustaqbalka NN & mawqifkooda wax kabedelka dastuurka 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Guuldaradii Fahad, Farmaajo, khilaafkii Rooble, mustaqbalka Nabad & Nolol iyo mawqifkooda wax kabedelka dastuurka

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 162   
@dekafarah5939
@dekafarah5939 10 месяцев назад
mashaallaah mashaallaah Nabad iyo Nolool👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈🏿Wadaaniyiin Dadkoda dalkoda iyo diintoda Jeceel baatiihiin ❤❤❤🇸🇴🇸🇴👏🇸🇴💯👈🏿welcome back 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sadiiqmohamud7449
@sadiiqmohamud7449 10 месяцев назад
Filinkas gado la aad
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
@@sadiiqmohamud7449 Anagoo hawiye ah ayaa qiraayo Farmajo inuu yahay hogaamiye aragti fog
@iqraiqroos7818
@iqraiqroos7818 10 месяцев назад
Ma ku rooty soo noqoshada nabad iyo nolol?kkkkkkkkkkkk
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 месяцев назад
Mahadsanid Wariye faarah Abdulkadir shaqo wacan ayaad qabatay
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 10 месяцев назад
The guy is perfect and am learning From him way of answering hard questions.
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 10 месяцев назад
N&n will back insha allaah
@hudeyfaabdullahi6575
@hudeyfaabdullahi6575 10 месяцев назад
Guul wacan ustaad ❤❤❤
@musafarah568
@musafarah568 10 месяцев назад
Waad mahad santahay Sidhaad umada somaliyayd aad wax badhan aad Ola socodsiiso
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 10 месяцев назад
Masha allaah guuul guuul
@musafarah568
@musafarah568 10 месяцев назад
Good interview my brother
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 10 месяцев назад
MashaAllah TabaarakAllah xilibanka siffran ayu hadlay Rajul ❤❤❤❤
@idririssmahamed7871
@idririssmahamed7871 10 месяцев назад
Woooooow NN sisiyiin wada dhisan dhan walba
@abdimalik-mo6ni
@abdimalik-mo6ni 10 месяцев назад
Nabad iyo nolol waan uxiisnay siyasiyiin jidan oo qalbi furan oo wadanka jecel guul nabad iyo nolol 🎉🎉🎉❤❤❤
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 10 месяцев назад
Insha'Allah wuu soo noqon M/Wayne farmaajo.
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 10 месяцев назад
SalaamuAllah calaykum waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤
@SAMADOONMEDIA2040
@SAMADOONMEDIA2040 10 месяцев назад
NN Inshallah next guul
@sadiiqmohamud7449
@sadiiqmohamud7449 10 месяцев назад
Riyo iga dhah
@khadrahayle6594
@khadrahayle6594 10 месяцев назад
Farmaajo ayaan sugeyna
@issanoornoordakat3070
@issanoornoordakat3070 10 месяцев назад
Fahad is a scholar who produced many students kkkk
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 10 месяцев назад
Guuleysta N&N
@silverloola726
@silverloola726 10 месяцев назад
Fahad iyo Faramaajo waa danbiilayaal.
@jeedacaddey6541
@jeedacaddey6541 10 месяцев назад
He is very good reporter
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 10 месяцев назад
Masha Allah Wa Dad Aad U Culus N&N Will Back Isha Allah, Mahadsanid Wariye Faarah Abdulkadir Hore U Soco
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 10 месяцев назад
Madaxda Nabad iyp Nolol warkooogu waaaa Wada Short Answer No More Ha waaarto NN
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 10 месяцев назад
Masha Allah 🙏 I really agree with him different country Are involved what's happening the government Somalia look at the policy how is working dabojidiid, the stealing the Country and Selling oud to foreign my Allah protect our homeland Somalia guul IYO Gobanimo Insha Allah 🙏👍❤🕊🕋📿🕊 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@DoontaDaalka
@DoontaDaalka 10 месяцев назад
He is an actor...
@wadere4933
@wadere4933 10 месяцев назад
Guul nabad iyo nolol ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 10 месяцев назад
War abu dabi dheh iyo xaaskii uhuru miss rooble
@Diidnay
@Diidnay 10 месяцев назад
Dheere nin culus legend
@mohamedamiin7995
@mohamedamiin7995 10 месяцев назад
Faaraxoow waxan oo jac ah ee kugu dhacaayo alle haa kaaga sahlo😂
@CabdulaahiNuur-y8m
@CabdulaahiNuur-y8m 10 месяцев назад
Nabar iyo naxdin ⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
Farmajo isagoon shilin bixinin buu helay 120 Xildhiban
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 10 месяцев назад
N&N will be back In Shaa Allah
@cabdiqanidayib7976
@cabdiqanidayib7976 10 месяцев назад
The man of prevcy Mr a.dheere
@khadrahayle6594
@khadrahayle6594 10 месяцев назад
Xasan sheekh yuhuud ayuu racay
@SaacidAli-op3fb
@SaacidAli-op3fb 10 месяцев назад
Guul wcn aabo farmajo
@muosewalliofficial
@muosewalliofficial 10 месяцев назад
Nabad iyo nolol hawaarto
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 10 месяцев назад
FF NN guul soo noqda idinkoo nabad ah inshaa Allah.
@MohamedOmar-sb4te
@MohamedOmar-sb4te 10 месяцев назад
Woow Abdirahman dheere oday faarax meel lahubo ayaad saartay umaleyn maayo in uu N&N si fudud ugu yaaci doona
@mahadow
@mahadow 10 месяцев назад
Emaraat iyo Kenyan ayay ahaayeen oo adeegsanayay siyaasiyiinta hiraab ee jeebka ii buuxidaa uu u horreeyeen XSH iyo Baahane
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
Iyo UK
@mahadow
@mahadow 10 месяцев назад
@ahmedkulowabdi821 reer Galbeedku waa cadaw waana xaalufiyayaasha dalkeenna lkn waxay adeegsanayaan eeyaha UAE, KENYA & JUBUTI iyaguna waxay sii adeegsanayaan eeyo Soomaaliyeed
@binabari9842
@binabari9842 10 месяцев назад
Rer Nabad iyo Nolol ugu imow people of high intellectual capacity .
@farhiadore558
@farhiadore558 10 месяцев назад
Xayeysiis mise waraysi
@EnthusiasticCake-ju9lh
@EnthusiasticCake-ju9lh 10 месяцев назад
Cabdi Rahaman dhere lafadhawarta nabd iyo farah cabdiqadir mahasanid sxb
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 10 месяцев назад
Walaahi wax kama jawabin hada wareysigaan maxaa laga faaiday bal iisheega qufkaan doqonka ah okale mardmbe hana horkeenina fadlan😂😂
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 10 месяцев назад
3 tug weye kuwan isu camiraya Fahad yasin iyo ninkan Jarerka u eg maxkamad aya sugaysa wana laba danbile Wana la qaban dona insha ALLAH
@Zain341
@Zain341 10 месяцев назад
Garsoorah ma adaaa😂
@AnabAbdi-e9j
@AnabAbdi-e9j 10 месяцев назад
ilahow ma inu soo celiyo mardabe Godo muddi ah baa nugurideen meeshiin meelkasiirii rabi ha inii dhigo isha ahalla
@AdamMohamed-f4n
@AdamMohamed-f4n 10 месяцев назад
Warriyaha Geylan media aad buu ugu Mahadsan yahay qaasatan su aasha u weydiiyey siyaasiga Abdirahman Dhere su aashaa oo taabaneysa waaqici dhab ah laguna sixi karo khaladad ka dhaca hogaamiye/ Maddaxwdeyne aragti uu leyahay in wadan uu ku maamulo Xaqiiqo ahaan Madaxweyne Farmaajo iyo guud ahanba teamkiisa khaladad waaweyn oo wadanka halis ku ahaa ayey ka galeen ama ka dhacay wana wax iska suurta gal Aadami waaye khalad waa ka dhici kartaa bani. Aadamku. Run ahaantii. Madaxweyne Faarmajo sidiisaba wuxu shegan. Jirey ama ku halqabsan. Jirey inuu yahay ama qof wadaniyada ay ku weyn tahay ( patriotism). Lkin. Hab dhaqanka ama ku dhaqanka patriotism ka aad buu uga duwanaa sida uu u dhaqmayey patriotism ma ahan keliya wax afka laga sheegtoo ee waxay. Leedahay ku dhaqan ama principles lagu dhaqmo Khaladadkii waaweynaa ee Madaxweyne Farmajo ka dhacay waxa ka mid ahaa asagoo Stateyada ku fasaxay. Ama si bareer ah u geystey. Homaamiyeyaal ama madaxweyne states oo wadaniyiiin aheen dadkooda iyo stateka ay madax ka yihiinba u heynin dareen daneen oo keliya ay u joogan ka. Shaqeysid statekan intad Madaxweyne tahay shacabkana Farmajo ku gacan qabanaya , wuxuna u ogolaaday inay siday doonan shacabkas u xasuuqaan u caburiyaan bulsho. Gaar ahna la xaaluuufiyo la curyaamiyo waxana kow ka ahaa. Sidaas u. Dhaqmaya Madaxweynaha KG hada joooga. Hadii Madaxweyne Farmajo patriotism ka uu. Afka ka sheegayey dhab. Qulubinaa ka. Ahannnn laheyd. Stateyada madaxdooda wuu ka celin lahaa khaladadaka. Ay shacabkooda ka gelayaan
@abdiahmed1448
@abdiahmed1448 10 месяцев назад
Waxba ha calaacalin mr. Dheere, maxkamadii cadalad xumadii ay ka shaqeeyeen baa dib ugu laabatay, waa intaas.
@SIRDOONKAHIILWADDANI
@SIRDOONKAHIILWADDANI 10 месяцев назад
MASHAALLAH 🇸🇴⚖️🇸🇴💡
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
Farmajo hadduu laaluush bixin lahaa waa guuleysan lahaa
@muosewalliofficial
@muosewalliofficial 10 месяцев назад
Horow socda nabad iyo nolol dalka ayaa inii baahan
@Somalia9
@Somalia9 10 месяцев назад
Ergo xur iyo xalaal ah miyuu dhahay😅😅😂
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
328 ka kale un buu la mid ahaa kursiga Fahad Yasin. Bal ka waran 90 ka Xildhiban " e Deni iyo madobe iska qorteen
@karingarfod9151
@karingarfod9151 10 месяцев назад
Jabuuti waay waa lawada og yahay
@FARHANCAALIM
@FARHANCAALIM 10 месяцев назад
Teamka NN caadi ma ahan mid kasta kan kale ayuu kasii daran yahay
@SamiirCumar-l1m
@SamiirCumar-l1m 10 месяцев назад
Ninkaan iyo fahad yasiin aadbeey udagan yihin xasilooni ayaa kàamuuqto dad dhiig kalay iyo dad xoola cunay uma ego😂😂😂
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 10 месяцев назад
When u know what u are doing you become like that.
@CiidYusuf
@CiidYusuf 10 месяцев назад
Waad sonoqon dontaan mudanayaal insha Allah
@truecomment3650
@truecomment3650 10 месяцев назад
Cabdiraxmaan sanwayne waraysigiisa wuxuu ahaa mid asaga isku beri yeelaayo oo mid xog la bixinayo ma ahayn lakiin waxaa markhaati ma doonta ah in Cabdiraxmaan uu dambiyo badan uu galay oo ay ka mid tahay dil iyo xarig oo maamulkii Farmaajo ku shaqeestay.waxaana qabaa in la dacweesto oo maxkamada asaga iyo inta la midka ah la soo taago.
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 10 месяцев назад
Waa nagu dheeraaday wakhtiga Xasan iyo Dumin Jadiid N&N aamuskiinaa badane waa inaad Dadka Soomaaliyeed la hadashaan si Dadka Niyadoodu waxay ku naaloodaan u helaan
@yahyehussein9179
@yahyehussein9179 10 месяцев назад
Geylanow waqti baad naga lumisay!
@mohamedindho1
@mohamedindho1 10 месяцев назад
Budhcadii ilaahay ku waddanka dhaafiyay G21
@salahahmed2091
@salahahmed2091 10 месяцев назад
Nin waxba ka jawaabeyn Ayaad wareysansaa markaa Wareysigaan inaad soo deyso ma aheyn Wixiisu Waa Ma ogi Ma ark Ma maql Hebel weydii Isaga weydii Wixii oo dhan Intaas ayuu ku soo Koobey Marka wakhti unbaad Iska lumiseye Kan wareysi ma aha
@felisabdi3794
@felisabdi3794 10 месяцев назад
Waa xaqiiq jirta in Imarad iyo xalane ay lacag ku bixinayeen iney wadankaan ku hayaan burbur iyo guneysi, maantana waan aragnaa, in imaaraad wadankeena ku rafaneysa…rooble maanta wuxuu kujiraa shaley waa la isticmaaley waana la tuurey, nin jagadiisa uga Kacey ninkale oo hadana lagu jeesjeesey oo afka leyrinaayo… saqiir siyaasadeed isaga iyo Deniba
@DoontaDaalka
@DoontaDaalka 10 месяцев назад
Xalane markaan maqlo rajaxumo aan kaqaadaa somalida iimaanku dhar laxidho dhaldhalaal iyo Hoteel kagalay
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 10 месяцев назад
Asc mudane
@Macquulmedia
@Macquulmedia 10 месяцев назад
Farah wareysigadu waa xiisad badan yahay balse Sida mararka qaar su’aalaha u waydinayso sax ma’ahan iyo su’aalaha celceliskka ma haboona
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 10 месяцев назад
Nabad iyo nolol dad hadla qayla dheer sifiican u hadla mesha keensada
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 10 месяцев назад
War
@aliibrahimyuusuf8506
@aliibrahimyuusuf8506 10 месяцев назад
Wareeysi Aan wax xikmad ah lahayn. Wariye ticket u dir oo hotel daji hadana wax xog ah haba yaratee ha bixin. Suaalaha la Soo wada daabacay waxay wataan misaan culus hadana jawabihii ay mudanayeen ma helin. FAARUQ.
@osobleabdalla3270
@osobleabdalla3270 10 месяцев назад
Doorashadii fahad 100 qof ayaa ku dhimatay. Markaasuu leeyahay doorasho cadaalad ah ayaa lagu doortay.
@yussufhhish9320
@yussufhhish9320 10 месяцев назад
Mida kale suaalaha iyo jawaabagaba Waxaad moodaa wax aan xog kudhisnayn
@yussufhhish9320
@yussufhhish9320 10 месяцев назад
Haa xaqiijiyo inuusan laaluush bixin Waxaa hadal mahan
@Junanilll
@Junanilll 10 месяцев назад
Wuuba xaqiijiyay oo waxuu dhahay xildhibaan laaluush qatay haduu jira hasoo hadla, wax kaqeyn Miya jira hadalkas mise wareysiga sifiican olama socotid
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 10 месяцев назад
Dadkana la hadla
@akabdi9732
@akabdi9732 10 месяцев назад
Ilaahay naguma soo celiyo fahad iyo farmaajo iyo adigan na horfadhiya fahad dowlad uu dhisi lahaa xagey tagi laheeyd
@felisabdi3794
@felisabdi3794 10 месяцев назад
Adiga kuguma xirna lkn ogow marqaati waxaan u ahaa markii Xasan laga qaadey sidaas baa lalahaa Olaahow Xasan mardanbe hanagu soo celin… Muwaadinkasta xaq buu u leeyahey in wadanka uu xukumo… shaqsi naceyb waxba ma tarayo…
@abdimalik-mo6ni
@abdimalik-mo6ni 10 месяцев назад
14:40 guul nabad iyo nolol Waxan Ku jecladay hadalo cadcadido 🎉❤
@Abdikarim-t9d
@Abdikarim-t9d 10 месяцев назад
imarat iyo kenya iyo kuwo kale ayey ahayem
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 10 месяцев назад
NIN LOMALEYNAAYE IN XOG OGAAL YAHAY OON WAXBA OGEYN IGA DHEH. WAXBA LAMA FAAIDIN WAREYSIGIISA.
@MohamudAdan-d1i
@MohamudAdan-d1i 10 месяцев назад
Doorashadi hore ma uusan ahayn madaxweyne ama qof ay gacanta ugu jirtay lacagta dadweynaha marka haddii uu bixiyeyna koldhay waa untiisi shaqsiyadeed malahayga
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 10 месяцев назад
Runbuu kuu shaagay sheshaayaa ladagalamaayay Emaarad jabeete kanya iyo waleba mucaradka oo baahana idaagsanaya waana lawada ogaa fahadna waa nen feero dhaar
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 10 месяцев назад
William. Ito fadyasin maharadjah kusiga. Kuiimala waded wadankak rajo kale. Marla. Waxbakursig hakuceceli
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw 10 месяцев назад
Tuugadiu weeyaan kuwan.
@haaruunyusuf2617
@haaruunyusuf2617 10 месяцев назад
Asc mudane faarax arinta fahad yaasiin hadaan wax ka dhaho sideedaba hadii aad aragto qof ay isugu tegayaan ajnabi iyo muwaadiniin waa qof aan wadin danaha shishiiye khaasatan ajnabiga hadii aad aragto qof ay neceb yihiin waa qof ka hor yimid danahooda gaarka ah isla markaasna waa qof wada danaha dadkiisa iyo dalkiisa waana calaamadaha lagu garto ama qaacidada ay ku shaqeeyaan dawladaha shisheeyaha ah.
@mohamedyussuf9664
@mohamedyussuf9664 10 месяцев назад
War waxaan inuu sidaan dhaamo ayaan u malaynaayaye ileeen waaba mayd.....gacan gadaal kacabsanayso horay waxba kama goyso. Fulaynimadii iyo nacasnimadiii ayaa kudhamaaatay. Wlh fulay xitaa wuu kaxunyahay. War waxaan wuu nasiray waageeni N&N
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 10 месяцев назад
Abdeyoow dalkee waa lagataya maxaad xukumaysaan xasan baahana iyo damujadeed dalkee waa gataan ceedankee wuu dhamaaday tuugaa dalkee lawaraagtay aa Allaah hasahlo
@xawadiiriye9680
@xawadiiriye9680 10 месяцев назад
Ascwrwb Maa shaa Allaah Waa idin salaamay dhammaantiin Waxan rabaa inaan xusuusiyo madaxweyne xasan shiikh wuxu yidhi qof labo jeer xilka madaxweynanimo waa qaban karaa laakiin muu sheegin sistemkee muu sheegin Waxaan jeclaan lahaa warbaahinta soomaaliyeed ee xalaasha ah inay weydiiyaan su’aashaas? Labo in la weydiiyo waqtigii farmaajo waxa jiray baarlamaan shaqeeya oo waddanka wax laga weydiiyo meeyey baarlamaankii soomaaliyeed?
@Barbaarta_Maanta_Entertainment
@Barbaarta_Maanta_Entertainment 10 месяцев назад
Maxaad u weydiin weysey 200 milyan ee dowlada qadar oo 30 milyan laga isticmaalay 170 milyan xagee ka baxdey ku oo aay U dhìnteen eng yariisow iyo ikraan tahliil 30 milyan ayaa ku baxdey dhimaha 2da wado ee 170 ayaa u dhinteen dad badan arweydiì
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 10 месяцев назад
Ninkan sacadii wareysigisu Waa khasaro waba nin cabsanaya oo mujlun iska dhigaayah mase waba Aqliga uu masuliyada ku hayey ayaa nocas ah
@Ifiyeshow143
@Ifiyeshow143 10 месяцев назад
Waa sawir caadiga qof kani wada majnuun baa dalka heystay😂
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 10 месяцев назад
Waxaan wareysi maahee War niyahow saan iskudhaam!!
@abditinle7172
@abditinle7172 10 месяцев назад
Hadaa rabtid inaa runta kuu sheego camera da dami😂😂
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 10 месяцев назад
Rw Roooble Magacaaabistiiiisa Yaaa Sooo Xuley waydiiii Indr? Su aaashaaas ayaaa iga dhex Guuxeysa Mudane Fahadna maadan waydiiine? Rooonle Baaahane Balaaayo Tusbax dheeer IKran Ha keeeeeno?
@Somalia9
@Somalia9 10 месяцев назад
Ikraan cidee jirto waa la ogyahay rooble iyo dad aan shaqo ku laheyn hala soo doonanin Fahad iyo teamkiisa wixi ay faleen waa lawada ogyahay
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 10 месяцев назад
Wasiirka batroolka ayaa u keenay farmaajo iyo fahad.
@ProudAfrican
@ProudAfrican 10 месяцев назад
Is bar barbar dhiga kuwa hada jooga damjadiid iyo N&N
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 10 месяцев назад
Tug tug dhalay weye Kan Sanka wayn Farmajo lalushka ogu badan ayu ku bixiyay kursiga iska da lalushe dad nol ayu ku dilay si u ku so noqdo
@SamiirCumar-l1m
@SamiirCumar-l1m 10 месяцев назад
Waxaa weydiisaa wiilki ogaadeen ee jubaland kasoo jeeday ee magaciisa ladhahayay cabdullahi nuur ee jirdileen jilicow aay galiyen waliba cabdirahaman dheero uxilsarna lacagaha lagugu dhiibay maxa ugu cutay weydii faraxooow😅😅😅
@cabdirizakmaxamedjarkunaba7173
@cabdirizakmaxamedjarkunaba7173 10 месяцев назад
Asc sababta hor istaagtey xildhibaanimada fahad wuxuu ka xirey sirdoonka soomaalida in ay Road ku yeeshaan sirdoonada danaha kalahaa soomaaliya
@MuzamilPodcast
@MuzamilPodcast 10 месяцев назад
FAHAD wuxuu u awood sheegtay beelaha yarya ee aan hubeysnayn, wuxuu ugu awood sheegtay magaca NISA iyo awoodda Villa Soomaaliya. Qof kasta oo qof kale u awood sheegtay isagana duul buu Alle usoo diraa oo isna u awood sheegta. Ilaahey marnaba adoomadiisa oo la dulmiyey ma dhowrto ilaa uu u caddaalad falo.
@lulaa1113
@lulaa1113 9 месяцев назад
Walaal waxaad sheegtey in ilaahay u cadaalad sameeyey fahad maxaad ka leedahay mahad salaad iyo shacabka soomaaliyeed ee reer kasta ka qaylisiiyey oo nidaamka siisii iyo imaaraad u shaqeeyo
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 10 месяцев назад
Dowladii farmaajo oo dhiig miiratada ahayd wax laga warami karo ma aha ilaahay baa na dhaafshay dowladii farmajo
@ah3069
@ah3069 10 месяцев назад
Inuu musuq haduuba kafogyahy odaga oo uusan laaluush bixin weli wax lagu doorsado majirto
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
Ma ogid inuu xitaa lacag haysan
@nimamuhammad4927
@nimamuhammad4927 10 месяцев назад
please wax kabadal sidaad uweraysanayso dadka danbi baadhid matid ilayne. lkn ninkani wuu iska kaadhiciyay . takale fahad markaad wararysanysy maxaad su'aalaha kursigiisi ku saabsan u weydin wayday hadad xaqiiq rabtid
@mohamudmohamud6429
@mohamudmohamud6429 10 месяцев назад
Asc farah soo tabinta wararka ayaa ku fiicatahay ku joog wareysiga kuma fiicanid abdirahman dheere wareysigiise wax xog cusub ama qarsooneed kama soo helin
@iqraiqroos7818
@iqraiqroos7818 10 месяцев назад
Laaluush ma dhiibin farmajo,oo cbb maxaa la siin jiray?kkkkkkkkkkkk
@djwarya1139
@djwarya1139 10 месяцев назад
Qadiyada iyo qabiil hala kala saaro dadka laalushka kursiga ku so koray ila mhn inoo wado hormar ku si jeedin doono
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 10 месяцев назад
caqligaas yaa loo sheegaa dadka kuraasta boobaayay soo farmaajo makeensan
@FARMADHIGE
@FARMADHIGE 10 месяцев назад
Reer gaylan media mr maku jiraan😂😂😂
@Aidarus-Abdullahi
@Aidarus-Abdullahi 10 месяцев назад
Wareeysi ayaan bixinayaa Su'aal kasta oo la i weeydiiyo kama jawaabayo maxay tahay Maad iska aamustid marka
Далее