Тёмный

Guurka iyo Lacagta, Dumarku lacag uu gara ma uu bahan yihiin? 

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 3,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Asw, dadki layga berow ma nimcaysan tihiin, dumarka waa inaynu noqo boss ladies dumar qatara lol. Allah hawlaha aduunka ha inoo fududeyo akhirona jannah iyo dembi dhaaf. Thanks ❤️❤️
@HamdiLuul
@HamdiLuul Год назад
Aaamiin Allahuma Aamiiin
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@@HamdiLuul ❤️❤️❤️
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 Год назад
Hadal iyo dhaman raasamaal yeelo reerkagana hayso mahadsanid walashay❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Waad gartay sii ficaan, Waiyaka macanto, thanks ❤️❤️
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 Год назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 😘😘😘😘😘
@MemeAhmed-px9ft
@MemeAhmed-px9ft Год назад
abyo meel Wax meel Ma dhigan jirin Maalintaan KU bartey bisha 3 sanadkaan ayaan bilaabey Wax aruusi Awal ninkeyga weeydiisan jirey hada Laakiin masha Allah walaahi farxad iyo kalsooni badan baan dareemaa Aad baad II caawisey 😘😘😘
@MemeAhmed-px9ft
@MemeAhmed-px9ft Год назад
Plz noo soo badi budget iyo dhiiri galinta noocaan camal
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah macanto Allah ha ku xifdiyo aad ban kugu farxay waa waxan rabo inanynu is Dhiirigelino, Allah ha ku barakeeyo dedalkaga iyo itsaqada habibti guul iyo barwaaqo badana ha ku siiyo.Allah ha ku siyadiyo macanto. Thanks ❤️❤️❤️👏👏
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@@MemeAhmed-px9ft Insha Allah macanto ❤️
@caashamaxmed7650
@caashamaxmed7650 Год назад
Waa sax jeeb gaar waa inaad ledaha oo xaajiga bahida reerkaga badan yuu ogaan aan wada tashano ❤ talo wanaag iyo bara rujinta adigaa u xil saaran qaaliyeey ❤❤❤❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Haa macanto inta wax keen wad nacaysa kistoo ledahay oo uu madax banantahay waa fican tahay sii odayga iyo rerka uu kala qarisid. Thanks habibti ❤️❤️
@khadraali8373
@khadraali8373 Год назад
Waa runta fariid abayo hooyadana ha hayse haybin baykaarabta biyo sacabadada logadherga waxada saad doontaad kayeeli sadaqo iyo siinba markaad waxadleedahay ogtahay niyadaaba kuudegan illahow gacanteena amarin marna
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Macanto khadra Haa waxad haysatid oo uu madax banantahay wax loo dhiigo ma leh, gacan biniadmi laguma dhergo. Ameen habibti. Thanks qaali ❤️❤️
@HamdiLuul
@HamdiLuul Год назад
Mahadsanid walal qaali❤❤❤ biyo sacabadaada looga oon baxaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Waiyaka habibti, aad iyo aad macanto waxad haysato waa waxad uu madax banan tahay. Thanks qaali ❤️❤️
@user-hh6yu1wu4x
@user-hh6yu1wu4x Год назад
Masha Allah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks habibti ❤️❤️
@LayloAbukar-hx2ii
@LayloAbukar-hx2ii 10 месяцев назад
Mash allh jasakalah abyo mcnto wlhi wax badan wanka faida insha allh❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 10 месяцев назад
Masha Allah macanto I’m glad Allah ha ku fududeyo. Thanks ❤️❤️❤️
@suadmohamud9166
@suadmohamud9166 Год назад
Yes habo ❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks habo macaan ❤️❤️
@SofsofHabad-jb6dg
@SofsofHabad-jb6dg Год назад
Masha allaha
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks love ❤️ ❤️
@ijabohanshir972
@ijabohanshir972 Год назад
❤❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks walal❤️❤️❤️
@SofsofHabad-jb6dg
@SofsofHabad-jb6dg Год назад
❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks ❤️❤️❤️❤️
@caashamaxmed7650
@caashamaxmed7650 Год назад
Mashaa Allah nadiya nuura❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Casha qaaliyey Allah ha ku sharif thanks walashay sharaf hadanay. Love you habibti ❤️❤️
@user-hw2us8zq9m
@user-hw2us8zq9m Год назад
maansha allah wllo naadiya waa xaqiiqa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Shukran Asiya habibti ❤️❤️
@Goat0250
@Goat0250 Год назад
Masha allah walaashey aad bey barnaamishyadaadu ufaaiido badan yihiin well done keep going ❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Shukran habibti, I appreciated your encouragement Walal thanks ❤️❤️
@sowdaabdi8990
@sowdaabdi8990 Год назад
MashaAllah siz mcn. Since i started watching ur videos i gained alot.❤ thanks. Cimriga Allaha kuubarakeyo.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah sowda quruxey that makes me happy walahi habibti that you gained a lot. Ameen dhamanteen Macanto. Thanks ❤️❤️
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 Год назад
Mahadsanid walaashay
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Waiyaka walashay quruxey Allah ha ku xifdiyo ❤️❤️
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 Год назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219amiin abyo
@hm-vs7kd
@hm-vs7kd Год назад
Masha Allah Tabaarak Allah Abaayo waa run. Markaa waxyar heysato waxaad dareemeysaa daganaan nafsi ah❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah macanto nafta weheshanaysa. Allah irsaqad waxida oo halal ah ha ina siiyo. Thanks ❤️❤️
@ifraaxaxmed7278
@ifraaxaxmed7278 Год назад
Waanku salaamay waa waanodhaxalgala
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Wan ka qaday salanta qaaliga ah macanto. Shukran habibti❤️❤️
@user-hw2us8zq9m
@user-hw2us8zq9m Год назад
wllo naadiya xageen kala soo xiidhiidh waan ku rabaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Macanto hada snapchat ledahay snapchat waa Naturally Nadia message iga soo diir habibti Insha Allah, hadi kale WhatsApp ku siin
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
❤❤❤❤ mahadsanid 🙏🙏🙏 queen sister 👑👑👑
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Waiyaka walashay qaali. Thanks ❤️❤️
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 👑👑👑❤️❤️❤️
@ismahancali6643
@ismahancali6643 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👌👌
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks macanto ❤️❤️❤️
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 Год назад
Wcs abayo dhirigalintada wan ka hela week ka week mabaku sugikaro
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah habibti Allah ha ku sharfo, Insha Allah waan soo dedalin betyahan busy noqday. Thanks macanto support aad bad ugu mahadsan tahay. ❤️❤️❤️
@user-cu7ss7gg6f
@user-cu7ss7gg6f Год назад
Asc
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Wa wr wb, Farhia habibti soo dhowow, thanks ❤️❤️
@safamahad7147
@safamahad7147 Год назад
Wlhi abaayo beenta maahan marka aad telkaaga ama acounkaaga wax kujirin waxaa umaleesa xanuunka inuu kula fiirsanaayo iyo barobalemka hadii wax yar heesatid farxad ayaa dareeme dadkana waa iskula sareene bini aadamka qofaan wax heesan marabaan kuwa kula dhashtay xataa ha'ahaadan
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Aad iyo aad qaali niyada ku degta problem xataa ku lama waynado, marka kale werwer ku diilaa. Kuwa kula dhashay xataa wax la,an laguma rabo. Allah biniadam inoma bahyo macanto. Thanks qaali ❤️❤️
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
Dumarka ayaga ubaahan lacag maalinka arooskoda israafayan Dahab qaali so ibsadan hotel 🏨 so kirestan dhib maleh hotel maalinka taajiraya qofka leh lakin dahab ibso waxyar isticmashid lacagta business gasho saving money kadhigo Dahab asaga qaali la so ibiya asaga raqis wa si ibinesa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Waa runta masha Allah afkaga caano lagu qabay, ka faidayso oo wax ka dhiigo rasamal ah and business yar fuuro. Thanks macanto ❤️❤️
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 abaayo adiga mudan in badan dhiira gelin tada wa Ka faaidey jazaka Allah Khair shukran ❤️❤️❤️👑👑👑
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@@fatmaxuseenmohamed4416 Waiyaka habibti, Allah ha ina xifdiyo thanks love ❤️
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 Год назад
Fikir aad ufiican waaye gabar kasta haday qaadan lahayd hooyo silcaysa lama arkeen
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@@Dagancabdi4063 thanks macanto waxagu waa safety aad dugSan iyo madax banini anad ciid ku xidhnayd. Thanks ❤️❤️
Далее
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Просмотров 83 тыс.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
3 HAB OO AAD DAKHLIGAAGA U KORDHINKARTID | #INCOME
13:06
DAHABKA IYO LACAGTA KE BA I SHAQEYAY
13:57
Просмотров 23 тыс.
dhaqaalaha hooyada iyo maarayntiisa
35:27
Просмотров 38 тыс.