Тёмный

dhaqaalaha hooyada iyo maarayntiisa 

zuhra laki Channel
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

sidee hooyada u noqon karta mid kordhisa dhaqaalaha guriga iyo maarayntiisa waa parnaamij aan uga hadli doono hadii aad ka heshay plz
like
share
subscribe
and
comment

Опубликовано:

 

5 авг 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 156   
@ahmedl8198
@ahmedl8198 5 лет назад
Thnks abaayo qofkii ilmo yaryar haysto aduunba warkamahayo waxna wuu aruurin karaa lkn markii ilmahaagu ayna yaryaraantii kabexeen walina ayna isku filnaan qarash koodu waabadanyahay ogoow
@naciimamaxamed7149
@naciimamaxamed7149 5 лет назад
Waleshay suhra aad Iyo aaad ayaad u mahadsantahay wllo mcn waaaa kaaa faaiidnay noo soo badi
@haniahmedmohamuud5
@haniahmedmohamuud5 5 лет назад
Jazakumilahu Qeyra Abayo Qali Zuhra laki
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 лет назад
Masha allah aniga ano 17 jira aye hooyadeey i dhihi jirtay wax mel dhigta masha allah hooyadeey aya igu soo barbarise wana ka faida hooyadeey waxkasta alaha i dhowra ano hooyo ah ayan shaqega ninkeygana wuu shaqeya alxm manta waxan shegno waa danbi hooyo hada tahay waa ina ledahay keed ninkadana u shegta masha allah xaajigeyga waxuu i dhaha ada ino aabo iyo hooyo ino ah masha allah ❤️
@Shumeey656
@Shumeey656 4 года назад
Lacagta intuu kaqaato yusan naag kale kuso guursanin indhahada hafurnadan😁😁😂😃
@ayanali9084
@ayanali9084 4 года назад
@@Shumeey656 kkkkkkk wax wa ushwegtay mine qadeso
@Shumeey656
@Shumeey656 4 года назад
@@ayanali9084 haa abaayo hadhow ayay calaacal laso fadhiisanee intay nin bini adam oo furi kara aaminto kkkkkkkkkkk Thanks walashey ayan😍
@igaleexowaraa3775
@igaleexowaraa3775 4 года назад
@@Shumeey656 hhhh beentaa maha
@hibomohamed3093
@hibomohamed3093 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkk waxeey nogusheekeeneso fiiri
@safetmohamed4906
@safetmohamed4906 5 лет назад
masha Allah jazakallah khair abayo❤shukran
@filan-lv2up
@filan-lv2up 5 лет назад
Masha Allah abyo wa mahsantahy😍😍😍😍💖💖💖💖
@ayancaday29
@ayancaday29 5 лет назад
Masha Allah abayo waa arin muhiim ah runtii shugran 👌
@umufatmaabdullah9533
@umufatmaabdullah9533 5 лет назад
Masha Allah abayo mahadsanid Allah haku barakeeyo adiga iyo Familkaada 😍😍😍❤❤❤🌸🌸🌸🌸🌺🌺🌺👍👍👍👍
@sahruujachanel836
@sahruujachanel836 4 года назад
Masha Allah abayo isku fikrat baan nahney Aniga xita jadwalkas gurikeyga waan u sameyey Alhamdulillah dhaqalaha waa muhiim ♥️
@UmoMohamed
@UmoMohamed 5 лет назад
MashaAllah MashaAllah 💞
@zamzamabdilahi6960
@zamzamabdilahi6960 5 лет назад
Masha Allah alle khayr ha ku siiyo wan ka faidanaya wllo
@qasiidofarhan14
@qasiidofarhan14 5 лет назад
Masha allah abayo
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 лет назад
MashaAllah wlshey mahadsanid
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 5 лет назад
Maashaalah 😍
@gabarleelkasesimba1223
@gabarleelkasesimba1223 5 лет назад
aaaad baan kujeclahay walashey waxyabo badana waaan kaa faaidey ilahey haku sharfo walashey qaliyrey
@nuuriiya6038
@nuuriiya6038 4 года назад
Macha Allah walashey jazakalAllah khaire
@hawoali3800
@hawoali3800 5 лет назад
Suhra alla haku barakeeyo waa jeclahay barnaamijyadaada wallahi tusen tack abaayo
@hadiyamohamed4645
@hadiyamohamed4645 5 лет назад
alle khyr haku siiiyo zuhra qaaali sharaf ku noolow aduunka aakhirana janada
@istaahiljama2054
@istaahiljama2054 5 лет назад
Masha allaah abaayo ilaahay ha kaa abaalmiriyo insha allaah in aan kafaa iidno ban rajeenayaa
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 5 лет назад
masha Allaah Abaayo
@fowsiamohamedali7724
@fowsiamohamedali7724 5 лет назад
Masha allaah maanta ayaan kugu sobiiray horay u soco walaashay waad dadaleeysa
@ikranawale5450
@ikranawale5450 5 лет назад
Masha allaah tabarakallaah mahadsanid qali
@zidra9619
@zidra9619 5 лет назад
Alaha kubarakeyo adiga iyo inti muslim ah 💋💋🍓🍓🍉🍍
@samiirohusen1267
@samiirohusen1267 5 лет назад
masha allah waa xaqiiq abaayo shugran
@abcinternetcafe2240
@abcinternetcafe2240 3 года назад
Mashallah mashallah walal allah kuxafido 💜💙💚💛💛🧡
@nasriinadow3298
@nasriinadow3298 5 лет назад
Maasha'allah hooyo fcn allaha kula garab galo hamigaada abyo
@Ahmed-kr6ys
@Ahmed-kr6ys 4 года назад
masha allah abayo waxa badan an ka faiiday shukran qali dumar
@nuralcaynchannelahmed7586
@nuralcaynchannelahmed7586 5 лет назад
Masha allaah walaashey
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 4 года назад
Mashalla abayo, you are amazing. Waan kahelay taladada. 😍😍
@hooyohawo5669
@hooyohawo5669 5 лет назад
Masha Allah
@deqa868
@deqa868 4 года назад
Mashalahaa jzl qeer abaayo alaha ku xafido 💖👍
@nacimoali4382
@nacimoali4382 5 лет назад
Masha allh abayo mahadsanid
@milyan_milyanweroow2317
@milyan_milyanweroow2317 4 года назад
Dharka Caruurta ku dhibanahay oo waqti kasta soo gadaa😭😭😭
@fardusjama7379
@fardusjama7379 4 года назад
Wllo waa ta ihaysata oo kale wlhi
@saamiyosuugow4833
@saamiyosuugow4833 4 года назад
Msh allah abyo mcn mhdsanid waxa badan ka faiidaya alle hku sharafo horaya u soco
@munaabdi5957
@munaabdi5957 5 лет назад
Masha allha abayo Allha Kula kariyo caruurta
@fadimayuusuf3327
@fadimayuusuf3327 5 лет назад
Jasakallah khyr
@bashirabdi9559
@bashirabdi9559 5 лет назад
Masha aleh abayo aad iyo aad ayaad umahadsantahey jezakumuleh kheer aad baan kagafaiidney isha aleh sidas ayaansameneenaa
@amraansiyaadi1339
@amraansiyaadi1339 5 лет назад
Asc wll mcn aadbaan kaaga faa iday wll bankigaas halkeen kahelikaraa bankigaan halkeelagu gadaa
@nacimoali4382
@nacimoali4382 5 лет назад
Masha allh
@hiidayoladan3703
@hiidayoladan3703 5 лет назад
Mashallah walalo suhur qer alle hakusiyo
@hooyourooncadeey4311
@hooyourooncadeey4311 5 лет назад
Masha allaah tack abaayo
@nashaadabshirali1645
@nashaadabshirali1645 4 года назад
masha allah
@21sav92
@21sav92 5 лет назад
Mansha Allah walaashey hore u soco
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 5 лет назад
Masha allaha tabarka allaha Xabibti xisab La!aan waa lacag la.aan haddi aad waqati siso dhaqalaha waa hagage adigan naloley familka hagaji kadib wax waliba waa wax wanagasan
@Somalifood12
@Somalifood12 5 лет назад
Masha Allah abaayo mahad sanid
@haniitababy8557
@haniitababy8557 5 лет назад
masha alah
@shukrimohamed9380
@shukrimohamed9380 5 лет назад
Asc abayo shukran
@maryanruun1413
@maryanruun1413 5 лет назад
Mashaa allaah macaanto jasakallah qeer anigane isoboqo qaali
@channel-bo7wq
@channel-bo7wq 5 лет назад
Allah haku barakeyo aad ban kusugayay
@mamasihamcookingstyle5515
@mamasihamcookingstyle5515 4 года назад
Mashaa allah abaayo ilaahow aqligaaga iyo cafimad ka kusiyaadi cibri dheer aamin isoboqo
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 5 лет назад
Aniga hamaan baan ahay wixii isoo galo waan liqaaa waaa baan wax meel dhigan jiray
@dagancadey2185
@dagancadey2185 5 лет назад
Hhhh wad iga qoslisay
@erfg2538
@erfg2538 5 лет назад
Horayusoco wallo waankuusheer gareeyay
@zahraomardhiplawe7507
@zahraomardhiplawe7507 4 года назад
masha allah watmahat santahey
@muniiromuuse3269
@muniiromuuse3269 5 лет назад
Manshalah tabarakalah abaayo kahyr alahakusiyo wakafadiiday wahakahelay gedkifaganka iyo waxbadan oubahnaa jzkalahukhary magaranayo waxankugu abalgudo mantadhan wankuducaynayay gulayso ❤❤💐💐💐👑😘
@zuhralakiChannel
@zuhralakiChannel 5 лет назад
Muniiro Muuse allaha i aqbalo abayo ducadada
@qamarmohamoud2725
@qamarmohamoud2725 5 месяцев назад
Jasakallaahu khayr walall
@erfg2538
@erfg2538 5 лет назад
Aamiin
@raandamuxumedrandamuxumed5675
@raandamuxumedrandamuxumed5675 4 года назад
Masha Allh wll Alle ha ku bara keeyo wan jecla marmij kan oo kale wanan ka fadiys tay
@fardusjama7379
@fardusjama7379 5 лет назад
Mansha Allah wllshy wlhi waa runtaa taasi gabadh kasta wey haysataa ee wwaa in aynu iska dhaafno oon dhaqaale sameynaa
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 3 года назад
Mashallh abayo
@erfg2538
@erfg2538 5 лет назад
Asc abaayo waankugucusubAhay maashaa allh shukran anujadwakaa inyarbuu iga khaldanyahay
@sahroahmed9248
@sahroahmed9248 5 лет назад
Wallhy abaayo wax weynaaa kaafaiday hooyo nug ujooga ahy alx dhaqaalana waan kudhibana lkn hada qorshahaasan samayn doona insha allh
@nasuuraadballh957
@nasuuraadballh957 4 года назад
Asc masha allah xabiibiti
@ayaansan5127
@ayaansan5127 4 года назад
Allah riziqa bixiya waxba lama xisaabiyo wixi kuso gala waa lacuna waxna waa la bixiya aduunku waa gaabanyahay waxba ciyaalada gaajo hakudilina farta maaline aad nooshahay waxagu kamuuqdo dadkana wax katar anu taasanqaba
@bilanadan4276
@bilanadan4276 4 года назад
Kkkk maryooleey wax walba in la dhaqaaleeyo waa fcn tahay abaa is celceli bal
@hindadheeman113
@hindadheeman113 4 года назад
Iska hadasho cunto cabto seexata aya tahay
@bilanadan4276
@bilanadan4276 4 года назад
Dadka nh wax katar kulaha dadka ma adaa dhalay Somalida wax bixiya sidii loo lahaa bay mustaqbal koodii ilaawen I don't care dadka tayda lee fiirsana dhuqdhuq
@halimojamac6279
@halimojamac6279 5 лет назад
Asc walaal macan illahakabarakeeyo noosobadi
@shiikhulkulitube1788
@shiikhulkulitube1788 4 года назад
Masha allaaah tabaarakillaaah qaali lakiin lacagta ilmaha ayaga kaligood malahan waayo ayagaba xoogeena ayey cunaaan wixii lasiiyana waan isla leenhy wixii noo go,ana meel ayaan dhiganeynaaa .waayo kuma filno lacagta lasiiyo iney ku noolaadaan kulay ani holand ayaan joogaa mana kala sooco lacagta lasiiyo miisaan shaqeysto waan wada leenhy dhaqaalahana wa muhiim 👍
@anabh9257
@anabh9257 4 года назад
Abaayo reer holland lacagta carurta bil walbo lama siiyo 3bil.mar laso diraa laakiin sweden carurta markaan so bataan lacagtoodana waaa badataa hooyadadana naasnoojin heshaa aaabaha hadow kusii shaqeeyo.reerka.lacag fiican so.gasho
@shiikhulkulitube1788
@shiikhulkulitube1788 4 года назад
@@anabh9257 haa abaayo waa sax anaga 3bil mar ayaan qaadanaa.maasha allaah reer swedan Allaha idinbarakeeyo lacagtiina.
@anabh9257
@anabh9257 4 года назад
Leyla aamiin xbt dhamanteen laakiin markasto hadey ku yartahay iyo hadey ku badantahay waa baxeysaa hadane qorsho laheen aniga hadaan xoogaa roonaday maalinkasto dukaan hadana tagin qandho ayaaba i qaban jirtay hhh Subxanallah wax dhaqaalaha igala dagalamaa ayaba i hayay shoping shoping lacagtii cirka hhh
@anabh9257
@anabh9257 4 года назад
Hollan waan daganaa jiray
@shiikhulkulitube1788
@shiikhulkulitube1788 4 года назад
@@anabh9257 hhhhh dumar hadaaa nahy cudur shopin ayaan qabnaa hhhh.maxaa nooga guurtey qaali .aniga dadkii danbe ayan ahy lkiin waan la qabsadey waxana igama daadaataaan kisteyda waan kla maareystaa alxdulilaah .
@sucdiwadani5465
@sucdiwadani5465 4 года назад
Msh alaah
@hamdihassan7021
@hamdihassan7021 4 года назад
Asc qeyr allaha Ku siyo ee ka Soo hadal xananad inshallah
@barwaaqomahmoud733
@barwaaqomahmoud733 5 лет назад
Mahadsanid abayo wllhi wanka fa idnay
@sahraabshirow4211
@sahraabshirow4211 4 года назад
Abaayo mahadsanid ♥️🌹🌹🌹👍
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 5 лет назад
Sax masha alaah
@fartosaahmed235
@fartosaahmed235 5 лет назад
Masha allh habo wali wan yarhy reerna ma yeelan balse waxan kafaidey wax yabo badan waxan rajeyna inan Ku dhaqo gurigyga shuruuc wngsn on kabarty adiga wadna mahdsanthy waxanba Ku dhihi kara hooyadeydi labad waxan ahy dawadi kugu xiran mar walba
@zuhralakiChannel
@zuhralakiChannel 5 лет назад
Fartosa Ahmed insha allah habo qali
@abdikarimsaid4363
@abdikarimsaid4363 5 лет назад
Abyo waa nuurto waxad kahadashey waax labaxnaa noso badi insha allah Mahadsanid quruxeey
@wacanxxmaxamed6966
@wacanxxmaxamed6966 4 года назад
Masha allah wll aad bad nogu faidaysay ee mahasanid kun jeer
@umuomar1782
@umuomar1782 5 лет назад
asc sister masha Allah tan koowat caruurtada weey yaryaryihin caruurta maraka yee yaryarayihin dhaqaalo waalasameenkara lkn caruurta maraka eey weeynadan aad beey u qarash badayihin ogoow taas
@channel-bo7wq
@channel-bo7wq 5 лет назад
Wa runta abayo inta ay yaryaryihiin usamee seven inshll
@dagancadey2185
@dagancadey2185 5 лет назад
Abayo mahadsanid aniga wan sameya jadwalkas lkn waan ka cajisa
@sharifohassan9536
@sharifohassan9536 5 лет назад
Abayo mahadsani
@anisomaxamud1513
@anisomaxamud1513 5 лет назад
Abyo wlh ruun waa
@laylaadan9531
@laylaadan9531 Год назад
Masha allah
@extrabeuty3153
@extrabeuty3153 5 лет назад
Hori ú soco xayati
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 5 лет назад
extra beuty plz subscribe isaar
@sharifohassan9536
@sharifohassan9536 5 лет назад
Runta lacagta meley ado mabo aqano
@bushraachanal6182
@bushraachanal6182 5 лет назад
Aar naag nool bA thy wlley Hal ilmo ii joogta bisha labaatankedana biilka eber ban ka taganahay
@nalkaiman401
@nalkaiman401 4 года назад
Same wallhi
@talenttechnologiesstudy9101
@talenttechnologiesstudy9101 3 года назад
Shukran
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 5 лет назад
Asc abayo suhur xage kasoo gaday abayo barafuunka ilmaha wan ubahanahay
@ikraanmohamed8328
@ikraanmohamed8328 5 лет назад
Asc mahadsaniq qaali
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 лет назад
Zahur horay u soco mcnto alaha ku dhowra walasheey hooyo fikir fican bad tahay
@kowserb1241
@kowserb1241 4 года назад
Thanks
@munajaamac5582
@munajaamac5582 4 года назад
Wall Shay mahadasanid anigu waxba madhigto waxan heelo dabkan kushuba wanfamey
@sadiyomusse6460
@sadiyomusse6460 5 лет назад
Norway waxay dhaman Barnehage
@shukrimohamed9380
@shukrimohamed9380 5 лет назад
Abayo norwen waxa la dhaha banahage
@dagancadey2185
@dagancadey2185 5 лет назад
Qaaali gasaca inte kaso gadatay wuu igu fican yahaye
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 5 лет назад
Bariiska madow oo 5 kiilo ah na tusi qaali
@dagancadey2185
@dagancadey2185 5 лет назад
Abayo walahi in aan been ku shegeyn aniga wan kaso shaqeyey xananada carurta inkasto somalida ey kuyar yihiin lkn midka ay caruurteda dhigtan aan kayaba war qad logu dhajiyo markey blöjada kadhamato ama dharka walidkodna ma firiyan ila lagu dhaho wey dhamaden mar xata wilkayga yarka ishegay in blöjadisa loo weydiyey wil yar oo saxibo yihiin ano rumeysan la ayaan nagihi dagiska jogay iska weydiyey waa run idhahen walahi wan naxay sababto ah nagahan mesha joga wax walbo wey qorayan ee hooyoyin ka ha ka taxa daraan carurta
@dagancadey2185
@dagancadey2185 5 лет назад
@@cayuuniitacabdulahi7316 May abaayo sharciga xananada waa in uu cunuga sanad jirsada wax ka yar wali ma arkin
@anabh9257
@anabh9257 4 года назад
Blöjan dagis maba loo geeyo carurta dagis haayo mana la ogolo in lo so qaado Stockholm daganahay dharka muhiim ah
@dagancadey2185
@dagancadey2185 4 года назад
@@anabh9257 hhhhh adima wax og hee anigaba waxan daganahay Tyresö wana geya ee waa kommunada qaar ayan dagiska lageyn blöjada sida Haninge kommun
@anabh9257
@anabh9257 4 года назад
Ok abayo waa dhibaato xafayad dagis u qad Aniga 4 iga baxday dagis waligeey caano iyo xafayad mageynin 1sanad ilaa 2sano ku kala geen jiray
@dagancadey2185
@dagancadey2185 4 года назад
@@anabh9257abaayo waan geyn jiray lkn hada alx wilkayga yar waa 2sano iyo bar wana blöja free qaali
@munajaamac5582
@munajaamac5582 4 года назад
Abayo asc wadamahada santahay
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 5 лет назад
Waan dhownahay abaayo qurux horay usoco mahad sanid
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 4 года назад
Wllo gasacada lacagta lagashto dukamadee kaheli karaa Sweden igu so caawiya
@aaminacmaan6013
@aaminacmaan6013 9 месяцев назад
Mahadsanid mcnto ❤❤❤❤🎉
@muslinjecel8430
@muslinjecel8430 5 лет назад
Maya maya mah mahda waa side xego lo xagta ilkana ku nabad fagan
@dhageysiquraan6340
@dhageysiquraan6340 5 лет назад
Isar walashay wan ku saray pls
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 9 месяцев назад
Asc abyo RU-vid ma iska dhaftay mar walbo kuso radiyaa😍
@sahroshire5698
@sahroshire5698 5 лет назад
Masha Allaah abaayo qali mahad sanid
@sadiyomusse6460
@sadiyomusse6460 5 лет назад
America waxa looyaqana daycare
@user-vk5bb8id6v
@user-vk5bb8id6v 4 года назад
abaayo caruur taada haday yar yar yihiin ayaa wax kuu aruuro hadey wey naadaa walaal alaha hanooxafido dhaqaalo majiro
@hamdohussein3601
@hamdohussein3601 5 лет назад
Wlhi hadanahay somali waxma xisabno dukanka markan galno soqawo soqawo
Далее
1,500 TEAM DHAQALE WAR FARAX LEH
15:32
Просмотров 11 тыс.
MAAREYNTA BIILKA💸 GURIGA🏕
16:54
Просмотров 26 тыс.
It works! #beatbox #tiktok
00:15
Просмотров 2,5 млн
Каха и калЪян
00:46
Просмотров 272 тыс.
Maxa I Shaqeyay Aniga Dhaqalaha Qeyb Muhiim Ah
16:27
Просмотров 18 тыс.
DAHABKA IYO LACAGTA KE BA I SHAQEYAY
13:57
Просмотров 23 тыс.
shaqada hooyada  ee maalinlaha ah
20:24
Просмотров 7 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Просмотров 49 тыс.
It works! #beatbox #tiktok
00:15
Просмотров 2,5 млн