Тёмный
No video :(

Ha |ogolan Intan Hadu Kugu Dayo Wey Ku dhamatay | 🖐 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

‪@ruumichannel‬ #share #ruumikitchen #like #ruumikitchen #subscribe ‪@ruumichannel‬ @dhiragalinta hoyoyinka

Опубликовано:

 

11 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@hodanobsiye8318
@hodanobsiye8318 Год назад
You give great advice keep it up
@umuanuushchanel5586
@umuanuushchanel5586 Год назад
Ruumeey soo jarjar abaayo tiktok soo dhig gabdhah tiktogey ubadanyihiin atne dada badan kasooracaa halkaas 🎉mahtsanit
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 Год назад
Jazakillahu kheiran jazaa abayo 🥰🥰🥰
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤
@user-rq9sg2nz8p
@user-rq9sg2nz8p Год назад
Masha Alh sister
@miinaacabdulahi
@miinaacabdulahi Год назад
Masha Allah❤❤
@soumayasafi8104
@soumayasafi8104 Год назад
Masha Allah taparaka Rahman huno
@user-oi3yr3cl8z
@user-oi3yr3cl8z 9 месяцев назад
Masha Allah TabaralalH Abayo🎉
@maryanshariif6860
@maryanshariif6860 Год назад
Mansha allah ❤❤
@hindaahmed5879
@hindaahmed5879 Год назад
Mashallah well done walal macan
@fatuma7915
@fatuma7915 Год назад
Thanks a lot we love uu u deserve million sister
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Год назад
Mashaallah quruxey jazakallahuqeer ❤❤❤❤
@mandeeqosman1147
@mandeeqosman1147 Год назад
True well said 👏 keep going xabibti ❤❤❤❤
@duniyomohamed2486
@duniyomohamed2486 Год назад
Masha allaah iloohow kubarakee ruumi
@farxiyoosman4047
@farxiyoosman4047 Год назад
Ruumi intee kala soo xariiraa xabiibti albii jazaka Allha❤️❤️
@user-mn7yq1qm1i
@user-mn7yq1qm1i Год назад
M a mahadsanid
@kaltuunabdullahi5402
@kaltuunabdullahi5402 Год назад
Mashaa allah abyo Ruun❤❤❤❤
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 11 месяцев назад
Maasha alaah walaashey 🎉
@mdshopon8394
@mdshopon8394 Год назад
Masha Allah abayo 🥰
@aichahassan9284
@aichahassan9284 Год назад
Mashallah
@Muna4r-
@Muna4r- Год назад
الحمدلله على كل حال
@zamzamabdullahi3669
@zamzamabdullahi3669 Год назад
Masha alah abayo ilahy qeyr hakusiiiiyo❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashllah Allaha gulinshallah abyo
@hodanobsiye8318
@hodanobsiye8318 Год назад
I love you eedo I give great advice x I love it
@user-sk6gj9mx1z
@user-sk6gj9mx1z 5 месяцев назад
Mach allah allah mabarak
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Absolutely been mahan 😍👌
@zamzamabdullahi3669
@zamzamabdullahi3669 Год назад
Waaaa runtaaaa wlhy xaqiiq baad kahadashy
@TasmEditz1
@TasmEditz1 Год назад
Masha Allah waano fiican waye abaayo ❤
@KhayrtoShAbdirahman-jx1gx
@KhayrtoShAbdirahman-jx1gx 11 месяцев назад
Keep going quen
@aminomaxamed5649
@aminomaxamed5649 Год назад
Abyoyo tan jirka anee iqbstay wxan ku dhahay guriga hoydeey anoo dhax yar kaimaady mar danbe jirkeyga wax ha ka sheegin love you Rumiyeee
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 Год назад
ani waxaa dhahay hooyadaa iyo walaashaa soo fiiri wllhi asaa yaabay wax waalantahay ee xishoo dhahay shantaada farood ninee kaa reebin sharci kaa ma reebo dhahay
@aminomaxamed5649
@aminomaxamed5649 Год назад
@@fahimomohamed8261 sax ruta in lo sheego rabaan
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
@@fahimomohamed8261 naag nooļ hadad ooyi lahed wuu kugu wadi laha
@umusucaad1702
@umusucaad1702 Год назад
Ilahay haku barakeeyo habo
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Год назад
M.a abyo gabdh ficantahay abyo
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Год назад
Alla rumiyeey maxaad dhahday qaliyeey❤❤❤❤❤❤ Alla Ku jecliyaaa
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Sax waaye abaayo ❤
@haliimashiino7835
@haliimashiino7835 Год назад
Abaayo gabdha iyaga masakiin ah wax aan kuu qalmeynin lama qaato mar ugu horeysaa wadadiisa la saraa mida kale qoysaska somali waxey ka fikiraan biil lee maskaxdada kama fikirayaan iyo darenkaga
@fardowsoibrahim2985
@fardowsoibrahim2985 Год назад
Walahi abaay wa sax arinkas Aniga somaray😢
@safaluul7338
@safaluul7338 Год назад
Wllhi waa shaaha iyo bariska iyo baastada isba wuu isbedela waayo waxad cunto ayuu kula cuna
@Anuush143
@Anuush143 Год назад
❤❤❤
@faisojama-jr2dw
@faisojama-jr2dw Год назад
Gabdhaha in iyaga xaqooda dhacsadaan iyagaa laga rabaaa .
@duniyohassan6377
@duniyohassan6377 Год назад
@zaynabmohamed2684
@zaynabmohamed2684 Год назад
❤🎉
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Inaynu is dhiiri galina waa waajib
@nasab6929
@nasab6929 Год назад
Malaha Nimanka nocasa wa narcissistic abayo 🤔 ilayan oo walaya ye🤔
@soumayasafi8104
@soumayasafi8104 Год назад
rumiyey wlh sankuguxisay
@user-zm6pp4rn6z
@user-zm6pp4rn6z 8 месяцев назад
Abayo ilasoxir
@nasriincadeey4540
@nasriincadeey4540 Год назад
Inoosoobadi mcnto
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 Год назад
Ruumi abyo illahey dartiis ku jeclahay wan dawadaa vedio yadada masha allah ilma yar hestaa 2bilood jiro habeenkii o dhan igama sexdo malintii uu hurdaa dhafar ba idilay Ii so jawaba cid aragtay saad ku xaliseen
@iqraabdullahielmi8783
@iqraabdullahielmi8783 Год назад
Ilmaha umusha marke yihiin waa sidaas lkn abayo ilmaha yar waa lakala baraa habeen kii iyo maalintii waxaad sameysaa maalintii iftiinka iyo shanqaraha haka celin markii qoraxda dhacdo oo habeen lagaaro hurdo udiyaari umasaajee hadee dhaxan tahay dhar fiican uxir hadii ay kuleel tahayna dhar qabow uxir calooshana ubuuxi meesha ugu muhiimsan waa inaa iftiinka ka damisaa shanqartana ka ilaalisaa hurdisii haddii uusoo kaco xitaa leerka weyn hadaarin ee mid yar ifso waqti go'an oo cayiman seexi habeen walba sida meeshii halsaac habeen nimo lagaaro seexi habeen walba haka kala jarin sidaas kuwad wuu baranayaa haka daalin Ilaahay haku fudu deeyo abaayo sorry warka kugu badiyay
@-farhia
@-farhia Год назад
Wllo Xajiga marku xanqo wuu icaaya midakle wanka shakiya selagu ogaada Inu wax qarinyo xalimo jirka kuso jirto Gbdhaha qoralkan akhrinaya wax ishega Rumi ayada waxan kama hadasho shakiga idinka isiiya HADEY ka hadleydana wa ok
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 Год назад
Abyo arrin xasaasi ayaan rabaa inaa kula wadaago oo idhibysa plz ila soo xarir
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Год назад
Ragga Allaah haynoo hadeeyo oo xaqqa ha tuso.
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Waana amaantay haqana alaha ha tuso waad ledahay lkn waan ku wataa dumar ayaa tahay gar iyo gardaro hadalkada ayaa jiro
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Lkn walahi haq waa inaad sida tirahdo maxaa jiro ragii isku mid ma ahan ciyaal ayeey ku haysaa ayuu ku sii qelinaa
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Aniga waan ku duceyay abaayo wiil bari haku sahlo aduu ku qabo ilahey bari kaga dhigo amiin anigana igu ducey midbari ah abaayo mcn😢
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Waan ciyaal jclahay wallahi abaayo inaan arko ilmaheyga ayaan marwalibo ku duceystaa markan arko wiilal asageyga ah oo ciyal haystan waan ilmeyaa 😢
@asmabintabubakarchannel2065
😭😭😭😭😭😭
@XaarSariah-bl2yz
@XaarSariah-bl2yz 10 месяцев назад
Abaayo anigaba ku jiro taa abayuska ah waxana ku 14 sano ilaa hada toktoga iso qor an kula shekeste
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Ilaahy raga soomaliyeed hasoohadeeyo damarkana waxan odhan lahaa war isku haya hooyo walba qays way haysata tan guursan ama sinlka ah mooye hooyoyinka reerka haysta yaanay qaadan waxan uqalmayn inta dhibku haystana ilaahy haka dulqado
@respectreally36
@respectreally36 Год назад
Habo wlllhi Dhibaato aad ubadan aya iheesta Mel aan waxka bilaabo magranayo inaa ila tasi ayan Rabaa ee pllz ila soxiriira
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Sanka ruumi_kitchen igala so hadal
@ZeinabMaxamuud-cg8ch
@ZeinabMaxamuud-cg8ch 11 месяцев назад
warunta walahi wamida iheysato
@nimcoahmedmohamed9511
@nimcoahmedmohamed9511 Год назад
Ilaahoow xaqa raga soomaaliyeed tus 🤲
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Nimco abaayo raga isku mid ma wada ahan ee hal kawada dhigin lkn weey jiran nimac xaskoda oo ilmo u hayo xumeynayo ilahey ayaan ka magan galay 😢
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Lkn nimco qof miyaa ku xumeyay ayaan filayaa lkn inshaa allahaa ku ka qeer kabo ayaad heli doon taa insha allahaa abaayo😢
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Alla abaayo hadaladada ilin ayaa iga imaaday wallahi ma jacli gawar soomalia ah oo saan u ishan oo wiilasha walala heeda saan dhaheyso qaladweeyn ayaa laga galay 😢
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Nimco abaayo hadii aad argto risaladeyda i soo jawaab ilin ayaa iga keentay wallahi ma jeli gawar soomalia ah oo isxumeso walahi abaayo mcnto😢
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Год назад
Walee Aakhiro waraa jiro illahy dumarka kalaamkiisa ku karaameeye Nabigana صلي الله عليه وسلم sifiican ayuu uga dardaarmay Midaan layaabay baase waxay tahay why raga inta saxani inta khaldan uqabanwaayeen uga hadli wayeen oo ay ula saxanyihiin. Marka mid baa noo taal xaqa nalagu leeyahy aan kasoo baxno Keenana aan barano aan dhacsano suuratul dalaaq suuratu nisaaa diinta aan sifiicn aan ufahano.
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Год назад
hey baby
@shukrimidwife5437
@shukrimidwife5437 Год назад
Xaqa gabadhu ninkeeda kuleedahy waxaa kamida inuu wanaag kula macaamilo
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Walee waa xaqiiq dhibkaas waa jiraa dhacdo yin kaasna aanaa qaar kamida dad ay ku dhacday arkay saad u shegtay maxaa ooga eg
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 Год назад
ninka xaq kuguma lahan inad jiko igasho
@AsmaaMaxamd-ji2gu
@AsmaaMaxamd-ji2gu Год назад
Wlh istaaga kadhacdy anoo tuknaa
@ShukriGaas-gs3bm
@ShukriGaas-gs3bm Год назад
❤❤❤❤❤❤
@aminayusuf4898
@aminayusuf4898 Год назад
xagaan kaala soo xidhiidhaa qaali talo ayaan kaa rabbaa
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 8 месяцев назад
Inta igala soo xariir ok
@AsmaaMaxamd-ji2gu
@AsmaaMaxamd-ji2gu Год назад
Abaayo wlh waxaa umleysaa inaa iga hadle aniga aniga 17 kugursday 4ciyaal dhaly kii shanaad uurkisa leyahy naag ayaw guursday Sand kahor waan iskaga sabray kadib marka xmli noqday ayaw ifury 9hada iibilaabaty waana ifury
@amrandualejelle5582
@amrandualejelle5582 Год назад
😢😢😢
@queenbalqiiza484
@queenbalqiiza484 Год назад
Sorry xbbt dhexda xiro naaag adag iska dhig hana isku jilcin garabkaaga allaha galo tasbiiiixda iyo saliga nabiga afka ku hay
@AsmaaMaxamd-ji2gu
@AsmaaMaxamd-ji2gu Год назад
@@queenbalqiiza484 Haye abyo wad mahadsantahy
@AsmaaMaxamd-ji2gu
@AsmaaMaxamd-ji2gu Год назад
@@queenbalqiiza484 Haye abyo wad mahadsantahy
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Год назад
​@@AsmaaMaxamd-ji2guwan ka xumahay sabar insha allah abyo ma ada ka dalbaday furinka mise wu kula so magay ado dhaqmayo
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 Год назад
farxada ada sameysan kara qof bini adam farxad lagama helo
@nuuracabdilahi3930
@nuuracabdilahi3930 7 месяцев назад
Snapkaga isoo qor habo
@sacdiyocabdi3777
@sacdiyocabdi3777 Год назад
Rumi wlshy mcn xogaa dhibata iheysa dhirigilin bn ka rbay mcney meln kla so xiriro qliyy inan ku nafisn rbaaa
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga
@ayaanabdidauud6884
@ayaanabdidauud6884 Год назад
Thankyou
@ladanahmedofficail
@ladanahmedofficail Год назад
Wiliba taladaada waxaad ka doonataa dadka waa wayn ee aan waxba kula wadaagin ee aan ku aqoon
@lulnorlulnor9575
@lulnorlulnor9575 Год назад
Gabdhaha markaa saan loo guursado wuxuu isku dayaa dad walpo inuu kajaro asaga lee in ladhageesto uu rawa
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 Год назад
Wllhi waa runtaa qofkii soo maraa fahmi karo balaayo ku dhageysati dheh
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l Год назад
Abyo meel an kala so xiriiro iso sheg
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal
@AbqaniAli
@AbqaniAli Год назад
garoob yeyna niiiga dhigin qoftan
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Год назад
Hhhhh ma adiga ah kuwa nocas u dhaqma e xaskoda an ixtiramin
@AbqaniAli
@AbqaniAli Год назад
@@halimaibrahim4471 maya
@user-zm6pp4rn6z
@user-zm6pp4rn6z 8 месяцев назад
Abayo ilasoxir
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Год назад
Abyo gabdhaha africa joga waa dhibanyihiin 20 ka yar kuma ficna iny guursato 14 ila 19 jir maxay garanysa
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 Год назад
20 xata wayartahy waxa fican inad uleedahy guurka aqoon marka guurzanysid yacnihi wayo aragnimo kufilan male
Далее
Waliy Waxba No Dhiman Reer Hurdaye😡Runta Hadidin#
18:59
Side Ku Ogaday inu i Jaceyl Yahay Ninkeyga 🙈💖
16:53
Qaraxii xalay iyo waxyaabihii ugu naxdinta badnaa
9:51
Celery juice/Casiirka boqortooyada
11:42
Просмотров 38 тыс.
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
Maxa I Shaqeyay Aniga Dhaqalaha Qeyb Muhiim Ah
16:27
Просмотров 18 тыс.
YouTube Maxa Ka Faiday Oo Dhaqale Ah
11:15
Просмотров 9 тыс.