Тёмный

Side Ku Ogaday inu i Jaceyl Yahay Ninkeyga 🙈💖 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

#ruumikitchen #share #subscribe #like #ruumikitchen@ruumichannel ‪@ruumichannel‬

Опубликовано:

 

16 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@hooyocooking
@hooyocooking Год назад
Maasha allaaah xabibti ❤❤
@abdulhakimahmedthereaisara4229
Alhmdulillah walhi 16 sano ayaan isqabnaa Masha allh 3gabdhood iyo sedax will ayaan isku dhalnay waxaad modaa in eeyba nolasha hada inoo bilabaty alhmdulillah ilaheeyba mahada iskaleh muhiimada 1 waa isfahan qanaco Iyo mar Waliba oo aad ❤update kusameeysaan labada dhinac
@user-ry1hp9sd3c
@user-ry1hp9sd3c Год назад
Mahadsanid abyo ruumi❤
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Год назад
Mashaallah waaruunta quruxey ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshaallah😍been ku soo xero gali runa ku dhaq😅
@hibaqabdikadir4821
@hibaqabdikadir4821 Год назад
Walashay qaali ruun cadey allaha ku xafido
@clsamedaadan8469
@clsamedaadan8469 Год назад
Hore usoco walashay❤
@AmalMohamed-vs4tp
@AmalMohamed-vs4tp Год назад
مشاءالله
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 Год назад
Asalama aleykum abayo, ani wali maanan guursan lakiin videogaaga cashir ahaan aan u qataa. Jazakallahu kheyran jazaa 🥰🥰🥰
@khadiijamohamed3261
@khadiijamohamed3261 Год назад
Mahadsanid ruumi macnto hadalkga Wan ka helay aad iyo aad
@FartooMaxamed
@FartooMaxamed Год назад
Mash alh wlh wakuguracsanhy
@aichahassan9284
@aichahassan9284 Год назад
Mashallah
@iabdi211
@iabdi211 Год назад
Codkada allaha kuu barakeeyo waan kula qabaa figradaas gabdhaheena allaha fahansiiyo wiilasheyna meesha laga marayo
@-farhia
@-farhia Год назад
Good idea waye lkn ruumi farax SOMALI intu kuso ag faristo Kuma dhahayo Inan nag kale gursado raba secamal😂 Way qarsadan baloyinka gbar waxan aqana ayado umula ninkeda nag la gursadey mana ogen hben xili danbe Iman jiray nagti waxay so bax dey 8 bilod kadip ayado uur leh kawaran bal marka ragga lama ogan karo dhagartoda allaha naga qabte
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr Год назад
Mahadsanid Allaha ku dhowro walaal ❤❤
@user-rk8ju8xt2h
@user-rk8ju8xt2h Год назад
Mansha allah wll qaliyey talo wacan wadnasiisey hadan qadaneyno
@Subanikran
@Subanikran Год назад
Mashallah waxaad tahay gabadh caqli badan ❤
@MadadIsmail-hq3gi
@MadadIsmail-hq3gi Год назад
Ruumiyay maad noqotay
@umumohhamed2021
@umumohhamed2021 Год назад
❤❤❤
@asmabintucabdikarim9301
@asmabintucabdikarim9301 Год назад
Waaa runtaa hbo
@AmalMohamed-vs4tp
@AmalMohamed-vs4tp Год назад
Salm calykum wll wn ku jeclahay
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Shanta sano ee ugu horeeya guurku waa iska adag yihiin Ruun
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Sax warunta ❤❤❤❤
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Nin naag u jeestay inuu guursado cidna kama hor istagi karto marka gabdho hays wareerinina
@abdulhakimahmedthereaisara4229
Walae talo fiican madan siinin
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 Год назад
Kkkkk maxa duleydye miyathy ileyn ninka raga e wangsan warkan wula ficnyahy😅😅😅😅
@abdulhakimahmedthereaisara4229
Cadee duleyste ma ihi naag baan ahay
@fadumoshiekh-bk2zw
@fadumoshiekh-bk2zw Год назад
Duleyte ma isagaa raba dumaka in wax fican loo shego
@istafaneybuni8637
@istafaneybuni8637 Год назад
This is not true at all! Just like he knows where I am at all times so should I. There is no way a man will marry in the fist year if he is satisfied and if he does there is no hope for that marriage 😂 Not every Somali man is the same please don’t generalise. My father always said “thank you” when I gave him anything Mashallah and he was old school so it’s really about upbringing, environment, education and your general surroundings I suppose
@asmaaj7218
@asmaaj7218 Год назад
Tii naag ahayd waa washeen naftina Ku maashquula nin jacayl leyne ninka Ma da dhalay awalba qof bini adam oo isku timaden ayuu ahaa
@asmabintucabdikarim9301
@asmabintucabdikarim9301 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Далее
Waqti Adag Allah No Fududeyo
10:26
Просмотров 10 тыс.
UNO!
00:18
Просмотров 1,8 млн
Ha |ogolan Intan Hadu Kugu Dayo Wey Ku dhamatay | 🖐
16:19
WAQTIGA UGU FUDUD EE AD GANACSI LEDAHY FURAN KARTO
11:34
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
YouTube Maxa Ka Faiday Oo Dhaqale Ah
11:15
Просмотров 9 тыс.