Тёмный

Waliy Waxba No Dhiman Reer Hurdaye😡Runta Hadidin# 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

‪@ruumichannel‬ #share #ruumikitchen #like #subscribe #like@ruumichannel #subscribe

Опубликовано:

 

7 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@naimaos5286
@naimaos5286 Год назад
Maanshaa allaah tabarakallaah marwa yar allaah xifdiyo
@umumunamohamad4583
@umumunamohamad4583 Год назад
Waa sax ilamaha caqli weey leeyihiin waana hadba sidaa wax ugu sheegto iyo sidaa ula sheekeysato waana wax aan aniga arkay
@kaltuunaadan6425
@kaltuunaadan6425 Год назад
Way fahmayaan aniga wiilkayga oo 2sano kayar intan suuqa aadey banso noqday isagiyo aabihii oo irida taagan anoo niqaaban buu iska fujiyey aabihi ogacanta haya markasu igu soo orday isago leh hoyo hoyo malinkasan ogaadey inu ilmuhu wax walba kala garanayo maasha allah
@hamdiwarsame1862
@hamdiwarsame1862 Год назад
Masha Allah
@MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg
@MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg Год назад
Masha as allah
@khadracali334
@khadracali334 Год назад
MashaAllah tabarakallah
@MadadIsmail-hq3gi
@MadadIsmail-hq3gi Год назад
Mansha allaah mansha allah manzhaallaah Ruumiyay
@okajababa
@okajababa Год назад
Mash Allah
@nasriincadeey4540
@nasriincadeey4540 Год назад
Maashaa allah
@syusuf8318
@syusuf8318 Год назад
Mashallah mashallah ❤❤
@channelrunta1985
@channelrunta1985 Год назад
Masha allaah
@amminasharif2424
@amminasharif2424 Год назад
masha alaah
@aichahassan9284
@aichahassan9284 Год назад
Mashallah
@SabreJamesOfficial
@SabreJamesOfficial Год назад
Masha Allah ❤❤❤
@faadumoaxmed2137
@faadumoaxmed2137 Год назад
maanshallah hore usoco ruumikitchen
@nimcocali8414
@nimcocali8414 Год назад
mashs allah
@laylaabdulahi2475
@laylaabdulahi2475 Год назад
Masha Allah ❤
@dekamohamed6218
@dekamohamed6218 Год назад
Mashaallah sister you are right
@fartunducaale7090
@fartunducaale7090 Год назад
Mansha allah
@umuilyaas2597
@umuilyaas2597 Год назад
Masha allaah illahey haku xafido caruurta dhan xabibti 😊😊
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allah yakhalik abaayo macaan❤ Runta saa ugu sheeg dadkeena. Danna haka galin inta sida khaldan wax u fahanta. Wa calaykum assalam gacalo❤
@munocadeey2839
@munocadeey2839 Год назад
Masha Allah abaayo
@fadximaxamad3654
@fadximaxamad3654 Год назад
Mansh alah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@thegoats274
@thegoats274 Год назад
Mansha alaah ❤
@lulmohamed181
@lulmohamed181 Год назад
Maasha Allah . Allah ha ku xafido aamiin yaa Rabi
@themuslimfamily7025
@themuslimfamily7025 Год назад
Masha Allah tabarakallah marwo yar abayo somalida yeyna ku xiijin ubadka aqlaalkh ma baran
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Masha Allah abaayo ❤❤❤
@kaltuunabdullahi5402
@kaltuunabdullahi5402 Год назад
Mashaa allah abayo Ruuney Allaha iddin barakeeyo adiga iyo qoyskagaba guleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iqramohamed8022
@iqramohamed8022 Год назад
Ruumideyda caashaqa❤❤❤
@nimcoahmedmohamed9511
@nimcoahmedmohamed9511 Год назад
Ruuneey horta maansha allaah ilaahay ka kuu barakeeyo inantaadaa yar ee maskaxda badan ta kale soomaalidu waa dadka aduunka ugu qaloocda ilmahan aad sheegaysayna waxaanu helin tarbiyad wanaagsan ilmaha waxba uma sheegno ilmahaa hadii sidaa faraha lagaga qaado wuu ku weynaanayaa aynu tarbiyeyno caruurta intaynu isku maqan nahay ee aynu iscaayeyno yaanayna inala seexan caruurtu insha allaah barakalaa fiik xbbti ruun❤
@naciimowarsame9231
@naciimowarsame9231 Год назад
Jirkooda bes ka fakarna aqlaaq iyo aqli inan ka dhisno kama fakarrno
@faizafarah3782
@faizafarah3782 Год назад
Masha Allah abaayo ilaahay hakuxifdiyo Somali waxlama dhadhicinkaro masha Alaah gabadharay ilaahay caqligeeda hasiyaadsho
@farduuskalgacalsacad3868
@farduuskalgacalsacad3868 Год назад
Waa runtaa ruumiyeey waalidkaa tusaale u ah awolaada
@thegoats274
@thegoats274 Год назад
Waa sax ruunee diinteena macaan baa noosheektey 2jir markuu yahey in uusan laseexan waalid kiis 7jir markeey yihiina in gogosha lookala sooco mansha alaah marka waa sax waxaad kahadleeyso abaayo aniga xataa waan xasuustaa 3jirkeeygii wax yar wax yar inkastoo anigu aan naaska nuugaayey ilaa 3jir ilmaha naaska nuuga ilmaha kale weeyka aqli badan yihiin ❤
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
❤❤❤runtaa waye
@fardowsajama7337
@fardowsajama7337 Год назад
Asw alle haku xafido anagana hana xafido
@fadumoomar-ec1nz
@fadumoomar-ec1nz Год назад
Masha alaah ilaah haku xifdiyo habo so barbar ayaan dhahaa
@Aisha-py8df
@Aisha-py8df Год назад
Shukran xabiibti waxbadan ayaa kaafahmay
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Saxiix ❤
@fadumosiciidjama5753
@fadumosiciidjama5753 Год назад
Asc wll
@jamiilamaxamed2107
@jamiilamaxamed2107 Год назад
Ruun xaqiiq da ayaaad kahadshey
@istahilyusuf7566
@istahilyusuf7566 Год назад
Soomail waywalan yihiin waxamafaman haka ficilqadan waybukan ruun
@amranabdi6779
@amranabdi6779 Год назад
Asc walal horta ruuney waligay comments kuuma soo qorin maanta kahor wanan ku fiirsadaa inbadan walal waxan talo kuu siin lahaa inanad dadka waxay doonanba ha yidhaahdaane haw jawaabin plz waad ku karaamo seegaysa qancin tooda iskuna day inaanad kaxanaaqin waxkasta haday ku dhahaan
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Waa runtaa ilmuhu wax kasta way kala ogyihiin. Waxii dhacay ay arkaan way sameeyaan
@nasteexohqalinle186
@nasteexohqalinle186 Год назад
Walaal rumiyaa Somalia waxba haiskudaali waxbamafahmaan waayo hdalka sifiican umadhgeystaa waa seeflabodlayaal waxrabaan ayay uqataan hadalkay dad ka inta qaliga usaaxiibka way kufamayaan intakalana iyag ay utaalaa .aniga ahaan waad idiirigalisaa hooyo fican baatahay oodadalaysa ilhayhakuusiyadiyo.
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Lama qancin karo dumar kaan ruuneey hadalka wey qaloociyaan wa wareer socdo
@asturcabdi7081
@asturcabdi7081 Год назад
Sax abaayo
@amalabdirahman3989
@amalabdirahman3989 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalabdirahman3989
@amalabdirahman3989 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saraibrahim9074
@saraibrahim9074 Год назад
Ruuneey wallo qali kasoo hadal talaalka mmrka inanyaroo maysa leegban haystaa talaalkii wali magayn wan ka baqanay hadana waxan rabnaa inan gayno wallo kasoo hadal please please wallo qali adiga caruur hore haystoo nooga cilmi badane jasakallh khyr wallhi dar allan iskagaa jecelhay ❤❤❤❤❤❤
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Год назад
Maskax wuu leyhy ilmaha yari Ruuney dadkenu waxaysan kala aqoon maskaxda iyo garaadka ilmha maskaxdiisu waa inta ilhy siyey uu adunka ku yimi lkn waxaa kora garadka
@hamdiwarsame1862
@hamdiwarsame1862 Год назад
3 daxa milood kadib hilmuh wax wajkala okyihiin lakiin waritkaa lagarbaa ilin lahadlaan is maskaxdii ukorto Masha Allah gabartada ilaheey hakuxafido
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Год назад
Wasax ilmaha in waxwanagsan labaro wa tarbiyo wanagsan laki dadku waside horta maskaxdooda waside ilmaha wax qadanaya walagaqada wana ceeb aya la idhah waliba ilmaha hadi lagu barbariyo waxqadasho wukuwaninaya dhin in la idhah wa sax wllo ruumi dadka qarba walan ban umalaym arag
@okajababa
@okajababa Год назад
Wasaxa
@abdulhakimahmedthereaisara4229
Walaalo adkeeyso dadka isku fikir ma ahn tedakale caruurta baby yaalka ah wax bee copy yeenayaa
@abaytamohammed9969
@abaytamohammed9969 Год назад
Allaha ku gargaroo hadaba 2 jir ayu akhli lehyahay
@abdulhakimahmedthereaisara4229
4jir wax waa ogyhy Lakiin 1 sano 2sano wax ma ogo Lakiin waa in la lasheekestaa
@DucoSardheye
@DucoSardheye 3 месяца назад
😢 kow horta waxan kuu qiryaa inaa thy hooyda aduunka ugu fcn 🎉 marka xigta aniga noloshyda wxn kusoqaty dagl iska qb qbsi wali hooydy oo go aan cad leh ma arkin in go anka loqdo magiye iyo markay xanqdo by go an garta tasna mficno tafaa ul by kujirty iyo riyo abehey xita ma arkin isgo sida udhqmya mar marka qaar wxaa isdhahaa hady hooyda jidka kgatgilehed ama edoyinkyga idhibi lehed manta her bn gaarilhaa sbbto xita wxlyshega hdl anigoo shnso dhhy lydho wxaa is dhaha wd aqli bdnyd ❤ mar xitaa anigo idilyso dadka hortooda qofkle ciil ay uqbto by igula kcysaa markas lydhahya maskxda majogto 😢😢😢 marka videoyda caruurta adka hdleyso ilin baa iso istgta mant qof sifcn ulma sheekysn kro wayo kalsonidi by iga qaadty 😢 cuniga adshygeso o ad ledahy 3sno isku galmonyan hooydisa aniga waxn arky 10 sno miya mise 7 ahydsn awynen emotional baa noqdy wr hdy hbeen thy xitaa ciyal dhgo ly yhiin indho by leyihin qlbiga ka ooyi jiry 😢😢😢niga mrks kas ba iyda niyda kjaby marka hoydy waxa qby Ninkle o ader I ah kwrn qof noloshisa sy noqo nysaa ilahda doqon ba lydhaha aniga wxba madoqan kri qofkan manta utgo wy dhibin snyaa mar mr waxa is mel aan ku nasty ma arkin hurdada iyo cunta kliya maha nsnino ama wxn isdhaha hooyda adigi Yr hda nldhimn lehed wxs odhn yaa u keeny ninkaa ay so guursty
@DucoSardheye
@DucoSardheye 3 месяца назад
Abuyuuska kow hlkas ksoobilaamy noloshan wy yrthy kuraaxysaa ❤❤❤❤🎉
@abaytamohammed9969
@abaytamohammed9969 Год назад
Tarbiyada maa hin 2 jiir tarbiyaha😂Waa 4 far jiir ee iilmo walbo qalat Wuu gala ee waxa
@naciimowarsame9231
@naciimowarsame9231 Год назад
Aniya adaa isku mid hooyoyin waxaad arkee ilmahooda oo halis ku jira ama qax xun samayna adba mooda ineysan u jeedin qaarkood ba tabayan ilmaha ani maba joogi karo ayaga ku maqanahy wallhi.
@NaciimoNuurCali
@NaciimoNuurCali Год назад
Walaaley ruin Ani waxaa fahmi waayay meesha aa qaaaraf dheheeso maxaa ku qarinoosa yaa
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Gadaal buucaadi ka yahy
@abaytamohammed9969
@abaytamohammed9969 Год назад
Asc walaleyhorta adiga aya qaladen waxa kher aya lashega maa hin waxa aad wadad ka so arktey maa hin iina ka
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Год назад
Masha Allah abaayo
@maidamuktar3719
@maidamuktar3719 Год назад
Ruumiyey dadkan yey ku daalinin lama qada qancin kare wayba cadahay cunuga yer inu wax kala garaanayo wayo bakatka kama bixin lahayn
Далее
UNO!
00:18
Просмотров 1,6 млн
Marku Alle KA Taxdaray Waa Saan#Ruumi Routine
15:19
Просмотров 7 тыс.
FARIIN MUHIIM AH SHEEKH ABUBAKAR MAXAMED
11:41
Просмотров 67 тыс.
Morning Routin Ku mashqulida Waxa Kugu Filan Gurigaga
12:41