Тёмный

Habardidir oo shacab iyo siyaasi ukala baxday dabdimiska owgis iyo amiirada AS oo lacag laduldhigay 

HANMAAL MEDIA
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Развлечения

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@mohamedabdulahi596
@mohamedabdulahi596 13 дней назад
Hg dhulkooda dib ha ugu noqdaan ha iimaansadaan dhulkooda
@iskufilan1223
@iskufilan1223 13 дней назад
Hg dhulkooda dib ha ugu nowdaan ha iimaansadaan dhulkooda
@iskufilan1223
@iskufilan1223 13 дней назад
Guul guul guul ciidankeena❤️✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️✅✅
@user-tw7uk5ed5k
@user-tw7uk5ed5k 13 дней назад
War Hg dhulka dowlada ha ka baxaano tuugada mooryaanta aan xishoonin
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 13 дней назад
Waa sax❤❤❤❤❤❤
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 13 дней назад
Cabsidada was naga aamus
@scalij4831
@scalij4831 13 дней назад
Siyaadigu ma xaaraanta ayuu kuu soo boobi,dadku waa iney siyaasi iyo saraakiil ku tashanine ha hogaansanaadano sharciga.dhulka illaahay waa balaaran yahay ee qof kasta meel xalaal ah ha ka raadsadaano. Sharcigana ha raano.
@edbankhalif587
@edbankhalif587 13 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 13 дней назад
Nqcas iyo nacaba hanagu wirsadan as we hawiye
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 13 дней назад
Lacagta yaa isiinayo anaa leygugu faataxeynayaa 3 run hadeey jirto
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 13 дней назад
Daahir Calasoow.
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 13 дней назад
WAlahi dawladu manta wax no qadatay mar haday lacag dul dhigay rag kushegaga alshababka
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 12 дней назад
War ninyahow abwaana waa tahay gabaygana maad fahmin bal Dib udhegeyso ninku waxuu lahadlaa isaaq waxuuna kawaaninaa in ay xamar Dib ugu laabraan taasi cay mahan Hal kelmad oo xamar cay ama hawiye cay ah kuma jirto anigaa hawiye ah hiraab hg ceyr
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 13 дней назад
Lakin plz kadaba ken
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 13 дней назад
Nacala kuyalkan ma cabdille ragaa so koruyey balayo korsiga WA laguyaqana hawiye melkasgo an jogno
@NaciimoCcasiis
@NaciimoCcasiis 12 дней назад
Wariya garaad hadalkaaga waa maqalnay hadii umarada mujaahidiinta ay mujrimiin yihin waa wax liiska kugujira Rabul cizan kudhaartay waa ballan in lagaajari doono hadalkan aad kuhadashay
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 13 дней назад
hada ha calancalin markii hore ayaa aayd in laga fiirsado masaakiintta meel ay caruuta iyodimarka waad ceebayssntihiin
@a.j2428
@a.j2428 12 дней назад
ILAA QIYAAMAHA CUQDAD LEE MAY KUJIRAAYAAN? AYAKA WAXAY LAASCAANOOD KUSAMEEYEEN HADANA WELI ISLA SAXSANYIHIIN KA WARAN, CAQLI MAJIRO HELLO
@Fadumo383
@Fadumo383 13 дней назад
Abwaan garaad kawaran haatan waadigii lahaa soomaaliland meeshaas majirto oo.Nimaan hilaac iyo dayax eedeynaayay odayga ciirteena dhamay misana nacaynaya magogaatay isaaq in aysan Abaal lahayn ninkii diiday in uu hargeysa rusheeyo waa dadkuu caayayo waxay kuugu in Abaal gudeen cay isaaq waa yuhuud Abaal male yuhuudu waxay ka xishootaa ruuxa ay kabaqeyso hadeysan kaa baqin kabaha ayey kula dulmarayaan Abwaan garaad isaaq aqoon uma ilihid wakaas firkaaga lacaayayo ee ka xaab xaabi gabaygaas jawaabtiisa adigaa no lagaa sugaysa Abwaan garaad
@aragsan5690
@aragsan5690 13 дней назад
Aloow naga dhoor dhibaato iyo dagaal xamar kadhaca. Aqligu ha shaqeeyo.
@husseinelmi6756
@husseinelmi6756 13 дней назад
Adiga ma reer bidix miyaa tahay waligeey qof sidaan maan arkin
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 13 дней назад
Dhalinyarada reer somaliland hadaay idiin cayaan saad u caydaan mays aragteen oo adigu aad ugu niic badantahay waar amaan na siiya amaanbanu idiin siine uuf
@halimoab1221
@halimoab1221 13 дней назад
30 sano bd somali cayeyseen adkeysta
@aragsan5690
@aragsan5690 13 дней назад
Amxaaradaa dadna kaa leeysay daarahana kaadumisay ...wixii Itoobiya kuu geeysatay sheeg haqarin...xamar kaliya miyaad daganeed???dagaaku waxuu saameeyay xamar oo dhan intii daganeed.
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 13 дней назад
Waar muqdisho iyo gabgab layne naga hadhade ilahay nagakiin reebye
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 13 дней назад
Yaa ku rabo fadarayahow
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 13 дней назад
Waar yaa loo xayaysiinaya xamartu waa tiiye uuuuuuuuuuuf uuuuuuf
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 13 дней назад
Xamar xayeeysiis uma baahno alaa xormeeyey
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 13 дней назад
ninkaan bilaa caqli qabiiliste ah
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 13 дней назад
oo adiga waxaa aga soo horjeedo qabiil ma'aha? hadaa isku qabiil tihiin waa amaani laheyd sax, hadaa adiga ka xumaatay hadal kiisa, asagana wuuka xumaaday Cidaada aqli yaridooda
@iskufilan1223
@iskufilan1223 13 дней назад
Adiga Qabiil prank tahay Alhamdulilah viva qabiil yaa diri karaa
@iskufilan1223
@iskufilan1223 13 дней назад
Adigaa qabiil so kuma taageresid Baal yo kugu dhacdey
@husseinelmi6756
@husseinelmi6756 8 дней назад
Wlh blh tlh intaan RU-vidr, arkaayay , kan, oo kale ma,arag war bal u fiiriya, ninkaan ku sheegaan, markuu hadlaayo, kursiga , sida uu , isku wareejinaayo, wlhi ,ninkaan , waxbaa ka qaldan, doqonimo, iyo reer bidix , ayuu isku darsaday, war hal eray, uu sheegaayo, ayuu ,20 seconds ku , luminaayaa, waxaan se la yaa banahay dadka , dhageeysanaayo!!!!! Reer Xamar!!!! Waxeey yiraahdeen , cimrigaada , oo raago, geel, dhalaayaa ku tusaa…
@husseinelmi6756
@husseinelmi6756 8 дней назад
War adiga go back to History, adeerkaa,Mohamed dheere, ayuu , ahaay ninkii lahaay, ciidamada,Ethiopia, barax, iyo biyo,ayaan , ka daba qaadeeynaa, ,i saga, oo la , soo ,er yaday, Elmo Tahliil Warsame , ayuu gurigooda ,magan , u soo doontay ,left man go to bbc Bush House Records,Adeerkaa , Mohamed Dheere ,misneh , isagii leh Amxaaro cadow waa dalkeey ku soo duushay.Also dhageeyso Adeerkaa, kadare, magaca xumaa ,I sagoo leh mareykan , iyo majeerteen, un baa soomaaliyo, hogaamin karto , Bidixoow maxeey abgaal Cabdulaahi xamar ugu hayn waayeen?? Md Xasan inaa , wax ka sheego marabo, balse adiga iyo wax , la mid ah ayaa dadka ku diraayo.
Далее
شربت كل الماء؟ 🤣
00:31
Просмотров 15 млн
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
0:27
Просмотров 7 млн