Тёмный

Haddii la Diiday Dowladnimo Toos ah Qabiilada Soomaalida ha la Tiro Koobo - Wasiir Cabdi Aden Hoosow 

SSTV
Подписаться 463 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

13 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 месяца назад
Wa waraysi qiima badan Masha Allah waa xaqiiqo waxa uu sheegay Mahadsanid ustaad abdi aadan hoosow wa qof aan wax badan ka faaiiday
@shadiaibrahim6490
@shadiaibrahim6490 4 месяца назад
Great analyst and visionary guy. Well done Hoosow.
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 3 месяца назад
Maa shaa Allah! Mahadsanid waziir waa hadal weyn oo i laqiimeeyo u baahan hala raadiyo dad wadaniyiin ah!
@mohamedomar610
@mohamedomar610 3 месяца назад
MAAY MAAYGA WAA RICH❤❤
@saidegal4110
@saidegal4110 4 месяца назад
Very smart guy. Definitely next 10 years are make it or break it for Somalia. Inshallah we will make it.
@ibrahimosman8976
@ibrahimosman8976 4 месяца назад
I enjoyed the analysis of brother Hosow it's very captivating. Somalia needs such visionary leaders.
@habibaabdi6619
@habibaabdi6619 4 месяца назад
waa sax waa in dawlat lehelaa somalinimada naga badan
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 4 месяца назад
Maashaa allah wasir hoosow, waxa uu kahadlaa xaqiiqda fahamkiisa siyaasiga ahna waa Qaangaar,
@maxamudiidle856
@maxamudiidle856 4 месяца назад
Mansh'allah, aqoonyahan.
@mohamedomar610
@mohamedomar610 3 месяца назад
AQOONYAHAN BANAANKIISA KU DHACAY ❤❤❤❤
@farhanbilal4856
@farhanbilal4856 4 месяца назад
He has signs of leadership wasir Hosow
@user-xi3eh3ww8u
@user-xi3eh3ww8u 3 месяца назад
Waa Duli dadna wuu la saxan yahey Wallee Soomaali bn xal loo helin intey kitaabka ilaahey Iska indha tireyso 😢 kulahaa "qabiilada hala tiriyo" Gurigaa ba'!😢 qaar kalena kulahaa " Waa aqoon yahan!😢" Soomaali waan fiiriyey anigu xal aan kitaabka alle aheyn waa inoo waayey waayo ilaahey baa inoga dhigey dastuur iyo nolol dhameystiran wixii een maanta wadnaa ama beri keenaa waa dhalanteed/daban-gaale!
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 4 месяца назад
Samaanteed iyo xumaanteed somaliya somali baa leh
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 месяца назад
Somaliland Somalilandar baa leh
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 4 месяца назад
Halis weeye halisey dad maxa kala hysta,iyada cagaha ishysata,dalkiina waa la boobaya,badiina waa loo socda,somaliyeey toos
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 4 месяца назад
@@user-sz7sn2rv9r inteed cadow kabadbadin karta?
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 месяца назад
@@osmanyussuf7069 ilaa maalintaan garaad saday waxaan maqlaayay Soomaaliyeey toosoo toosku tiirdada eey ,Heestaasi habar bay isku bedeshay , Waxan ku bedelay Soomaaliy seexdoo seexdoo ha toosina eey sardha dheer iskaga jirayee kolb kiina taagdaran eey hatageerin weligiinoo 100 ukal go a oo badahana lagaa qaad ,
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 месяца назад
@@osmanyussuf7069 Cadawgayagu waa Soomaali oo dhan hadaanu isaaq nahay
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 4 месяца назад
Nuurow dadka nafta leh sida Wasiir hoosow oo kale wareysiyadoda noo soo badi Waa siyaasi kaliye ee aan taageero
@samatardahir813
@samatardahir813 4 месяца назад
Asc, Maashaa Allaah, Waziirku waa nin aad iyo aad aqoonyahan iyo waddani ah oo haddana very smart ah, maashaa Allaah.
@califaarax7052
@califaarax7052 4 месяца назад
Nin siyaasi ah oo aragti sare leh Dhawaan iima muqan, hosow u Shabahaa Gaandi, Mandela, iyo Nagruma waxaan leenahay ka Dhabeeh aragtidaa (your high Vision)
@user-gh3dr5ip1u
@user-gh3dr5ip1u 4 месяца назад
Alla runweynaa Ninkaan..
@user-ce7ii6sc3l
@user-ce7ii6sc3l 4 месяца назад
Run badanaa
@Diidnay
@Diidnay 4 месяца назад
Wasiir hoosow salaan sare noo so badiya
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 4 месяца назад
Waa siyaàasi aragti leh
@aweyselmi2175
@aweyselmi2175 4 месяца назад
war wasiirkankan oo kale haddey madaxdeena u fikiri lahaayeen somali waa toisi lahayd.
@fatimahassanahmed8131
@fatimahassanahmed8131 4 месяца назад
waa nin wax fahansan ❤❤❤❤
@jexowmaha7630
@jexowmaha7630 4 месяца назад
INTAAN SIYAASI ARKAAYEY NIN KAAN WAX KA ARAGTI DHEER IYO POINT KAFIICAN MA ARAG ALXAQIIQA
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 4 месяца назад
Muhammad Ali Jinnah Former Governor-General of Pakistan.
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 4 месяца назад
Anigu waxaan qabaa Caasimada Muqdisho ha laga badalo mudo 10 sano ah, waxaan filayaa Soomaaliya in ay dowlad ka dhalan laheed. hadii kale 20 sanoo dambe xitaa dowlada Muqdisho xitaa kama talin karto. Muqdisho hadii ATMIS ay saaka ka baxaan dowlad kama sii jiri karto beelaha dagan baa midna dekada qabsan, midna airport ka mid na madaxtooyada finish. Muqdisho nin Hawiye ahna ma rabaan mid qabiil kale ahna ma rabaan waa meel yaableh.
@user-ce7ii6sc3l
@user-ce7ii6sc3l 4 месяца назад
✍️
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 4 месяца назад
Dadkan madaxda somalia waxa fcn in ee siyasad somalia ee ledahay.ka madax banan shisheeye siyasada hooda gaarka ah
@mohamedmuusejilacow2482
@mohamedmuusejilacow2482 4 месяца назад
Walee waa run sumada qabiilkaa nagu weyn
@Puntland1
@Puntland1 4 месяца назад
Ninkan wa aqonyahan lo bahan yahay Somalida waxan ka dhimanay HOGANKA Balaman Qabiil lagu keenay oo aqon lahayn
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 4 месяца назад
Turkey Iyo Somalia Ha Isku Qaldina Turkey Dowladeeda Waxee Saxiixday Kuma Xirna Shaqsi Hada Jooga Iyo Mid Imaa Doona Ordegion Hadoo Baxo Ama Dhinto Heshiis Kaan Wuu Soconaa Insha-allah Dowlad Weyn Aa Saxiixday Aan Somali Aheyn,
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 месяца назад
Anigu hadaan madaxweyne noqdo waan ka baxaayaa heshiiska sidii siyaad bare ruushka uga baxey
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 месяца назад
Xasan dhiiqo jooga maa soomaaliya horumar gaadha wa habeenki xalaya tegeye😳
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 4 месяца назад
Halxaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho dowladnimo iyo somaali ka dheer xaaraanta iyo dulmiga Ayaanu ku fiicanahay
@yeedhemedias304
@yeedhemedias304 4 месяца назад
War nuurow ,maxamed Gandhi ma aha wa mahatma Gaandhi o magaciiso waliba muslimna aan aheyn,haku celin
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 4 месяца назад
Somalia waxaa nahay dad ciyaar ku jiro. Dal qani ah ayaan iska dul fadhinaa. Anagoo u dhaqmeeyno. Sidii xoolaha cml.
@cabdiaadan36
@cabdiaadan36 4 месяца назад
Daarood waxaan ka qadaney hadaanahay hawiye in xukun danbe uunan qaban ama hawiye xukumidoonin
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 4 месяца назад
Walahi wa musibo qaran. Adiga oo dadkagi is hesataan miya dowlad kale cadoow ka celinesa. Waxa wanagsan in somalia madaxdeeda wada hadlaan.
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 3 месяца назад
NINKANI WUXUU U EGYAHAY DAAROOD AQOONYAHAN AH OO ISKU DARSADAY KHAYAANADII LOO YIQIIN SOMALINIMO IYO AQOON IYO AFTAHAN.
@user-hi1fv5tm1k
@user-hi1fv5tm1k 4 месяца назад
Waa wareysi qiimo leh iyo qof qiima leh lala yeshay wasiir hosow noo soo badi wareysigiisa maxa yelay waxa uu abaaraa xaqiiqa mesha taalo run ne sal u tahay wadanine ah
@soraya.a7956
@soraya.a7956 4 месяца назад
Waxaan taageer sanahay in soomaali si siman wax u qeyb sadaan laakiin aysan ahaan kuwa u adeega cadowgeena oo fuliya wixii cadowga u soo meeriya
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 4 месяца назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Dad baa yidhaahda Isaaq waa dir waxaan leeyahay arintaa waxba kama jiraan..Dir waa reer fackeh oo jira laakiin Isaaq waa Isaaq. Waa Khayran katiiran
@user-hn7pj5kc5k
@user-hn7pj5kc5k 4 месяца назад
Hoosoow waxoow ka midyahay dadka yar ee fahansan meesha aan u socono iyo waxii lasoomaray waxaa jirto multi dhahdo dadka ugu ildheebaa dadka ugu ayaandaran halaga faaiideesto dadka nuucaan ah hoosoow ilaaheey ha ku xafido haka noggin in aad iftiimiso waxa hortaagan umuda somaaliyeed in ay ka gudubto marxaladaan adag ee aan dhaxdabaalaheeyno
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 4 месяца назад
Sax wa sida mareykan 10 sano maraa la tiro koobaaa sidaa ayaa lagu qeebsadaa kurasta USA
@siidali6666
@siidali6666 4 месяца назад
Allow dalka soomaaliya ka qabo geeleyda waa dad aad u liita oo tuugo ah
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 4 месяца назад
Ninkaan waxaa dhalay Askari Somali ahaa oo waxaa kujira dhiig waddan jacayl,laakiin waa Somali oo aakhirka oranaya caqeennii waxaa nagaqaatay reer hebal ee halalaayo.
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 4 месяца назад
Dadka waaween tiih ayey ku jiraan Jiilka cusub ayaa wax bedeli doona i a USA
@AffectionateBirchForest-fg6jv
@AffectionateBirchForest-fg6jv 4 месяца назад
Anagu qabiil iskuma aragno hadiii aad qabiil noo aragto xitaa anigu somali kuuma arako maxaa inaga dhexeeya somalidii aanu isku somalida ahayn ayaaban isku wareer sanay may maygu waa dad somalida la siman laakiin somalidaa ku milanteen ee qomiyad gaara baad tihiin af may af somali laba luuqadood oo kushitig ah aqoon yahan baad sheeganaysaa aas aas kaagana ma taqaanid canfarta isku in baad noo jirtaan
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 4 месяца назад
Wadaniyadii waa in la qeexaa nin baa afka ka sheeganaayaa somaali runa ma badna
@deeqzi
@deeqzi 4 месяца назад
Daarood 5 jeer ayuu ka badan yahay hawiye dir qabiil la yidhaa ma jiro waa qabaa'il aan isku isir ahayn qolo kaste gaarkeed baa loo tirakoobaya
@abdirahmanmuutu5656
@abdirahmanmuutu5656 4 месяца назад
Hawiye iska daaye kaliya abgaal Aya kabadan daarod marki runta laga hadlo lkn wixinu waa iska faanki daarodka
@NimcoFf
@NimcoFf 4 месяца назад
Xaaroiod miyaa ah qabiil jira wxa 2024 sheeganaya rero somaliyeed kolna xawaadle ku dhagan kolna fiqishini ku dhagan qoomiyada direed waa rag wada dhashay kaana taariikh wayn kaana badan yaan lagaa daremin ee soo diyaar garow
@somalibestmusic9104
@somalibestmusic9104 4 месяца назад
Ama is tikro kooba ama dawladnimo diida ama yeela idinkay idiin taalaa reer somalia xaasid xaasidkaa ku wada 30 sano ee soo socda ka dibna waxad arki doontaa iyadoo qeybo yar yar laydiin iibsaday who cares failed state
@duniyosaeed7590
@duniyosaeed7590 4 месяца назад
Xitaa somaliland markey aragto in somlai kor u socoto way lugeyso
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 месяца назад
lugo oo lugta beel maxaa Somaliland ay la lugo aysaa Soow Alle ma laha ,rabi iyo ragba waanu leenahay
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 месяца назад
Somaliland oo horumarasa markii la rkey ayaa lagu soo duuley ....xaqiiqada taas weeye
@habonhajiabdi8693
@habonhajiabdi8693 4 месяца назад
Qofkan oo kale ayaa imanay TV oranaya Golahii sharci dejintaa looga cabsanayaa Sharciga ay ansixinayaan inay arkaan....waa nasiibdaro in qof walba la iska waraysto
@hersijama6905
@hersijama6905 4 месяца назад
Su'aalo isma aadan weydiin laakiin wada sheekeysi wanaagsan weeyaan, Hoosow sida hadalkiisa aan ka dareemnayo waa waaqici
@ahmedardoof8629
@ahmedardoof8629 4 месяца назад
wariye qalabka iska hagaaji codkaaga lama maqlayo, kan ninka aad waraysanayso un baa la maqlaaa
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 2 месяца назад
Cagdheer Ethiopia baay u tira Kooban tahay ee ma waxaad leedahay somalia ha soo tiriso mase uu suurgeley kuwa kenyana kenya baay u tira Koojan yihiin ee bal noo sheeg sidaay somalidu u soo tirakoobey
@OmarAli-ip5hr
@OmarAli-ip5hr 4 месяца назад
ogaadeen xagay ka degaan somaliya horta maxa ka galay somali
@user-xs2vm7ty8o
@user-xs2vm7ty8o 4 месяца назад
😂😂talada sayidka hoksteeda bay dagaan ee talada ma raraysa brother😂😂 take it easy bro
@user-rw3rt1dh1m
@user-rw3rt1dh1m 4 месяца назад
Mel walba way dagaan wa reer ana xudud laheen.bro.if you see ten somalis 3 are ogadeen.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 месяца назад
waa la yaabay sidaasuun bay u quudayaan wli wixii afwayne uxaday ayay sugayaan Somaliland waaba lasoo dejiyay cagdheer oo waxa lagu yidhi isaaq markaynu dhamayno dega dhulkan hargaysa walaahi guryo dhisan qaar baa isku dilay midwalib ka kaluu ku yidhaahdaaeega marka idoor aynu dhamayno gurigan anaa leh ilaa iyo bidiyo isgeliyeen ,miyaanadarag jaamac neeb iyo nuurkuur inuu Somaliland soo quudaayo wixii buu ka samri laayahay
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 4 месяца назад
Meesha daarood ka dego ayuu ka degaa ugaadeen indha daarood ku eeg ugaadeen umana baahna ugaadeen inuu iskaa baro wiil mj from Bosaso
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 месяца назад
@@sharmakeali1132 ugaden waa maxay?
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 inta aabahay joogo hooyaday illaahay mafuranayo
@abdihadji1816
@abdihadji1816 4 месяца назад
Adeer maxaad kukeentay inaad tidhaahdo daarood ha ogolaado inlatiriyo qabaa ilada kalanna aad utidhi halatiriyo madaarood diidan inlatiriyo ayaad aragtay? Daarood nacayb ayaa iigakaasoo urtay jaalle
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 месяца назад
Daarood ka somalia dagan isaaq ayaa ka badan.
@abdihadji1816
@abdihadji1816 4 месяца назад
@@AhmedMohamed-zk9ud waa habaar warkaaku isaaqaad sheegayso dhulbahantaa kaga badan soomaaliya
@NimcoFf
@NimcoFf 4 месяца назад
​@@abdihadji1816tuuloiyinka aad dagto marka lasoo tiriyo ha inoo ahaato
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 месяца назад
Shit people DAROOD
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 4 месяца назад
Idaacada daarood Baqaaqdiiba kadhamatay
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 4 месяца назад
Kuwii xanuunsanay daarood kuwaasheen
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 4 месяца назад
Warye sow tad aheyd qoti Somali dhexdoda ka bax kuma deqdo, dee kaco cawi dadka cabudo 🌳 DACWA LAGA RABA INAD SAMEYSID BISHAN BARAKEYSAN DADKAGA BAR DIINTA ISLAMKA INAY KU DHAQMAN. SOMALI MOHAMED KUMA BAHNA KUMA TAQAAN ALHAMDULILLAH CAL NICMATUL ISLAM ☪️ ❤️
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 4 месяца назад
@@Johnniedallas214 qoti means beera qodato waana kuwa SALLA hooyadaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 месяца назад
@@abdifatahhassan168 daarood baa buka nuur siduu Somalilaand ugu maqnaa buu ilaaway ehel kiisii walaalihii danihiisi walaashii oo dalka lajoogta ayaanu 20 sano arag markuu la kulmayna dariiq buu kula kulmay kiiloo sonkora umasido ,weliba caftiisuu iska soo duubay
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 месяца назад
Nurow Somalida maanta muhimadeda waxa ahayd Amniga xoreyn iyo xasilin Adeeg bulsho oo lagarsiiyo deganada laxoreyo,Dib u heshisin iyo xalinta Tabashada Mamulada iyo bulshada dhexdooda,Dhisida Maxkamadda Sare oo Somalida oo dhan kadhex muqdaan,loo soo tartamay,Gudiga Dorashada Federalka oo madax banaan,Isku dhafka Cidamada Somaliyeed oo Imaan karto kadib marka SSC illa Raaskamponi Masulinta DFS deganada kumatalan wacyi galin bulshada oo dhan laga qeeyb galiyo ayaa ah wadada muhimadda sh,ATMIS mudada oo eey joogaan waa in Mdx HSM uu faro in eey wajibkooda hawgalka eey qeyb kanoqdaan.Tusale Cidamada Djibouti.oo ah Cidamada Somaliyeed Nurow soo baar waxa dalka ka qabteyn,15sano ayaa dhaqalo badan magaca Somaliyeed kuqaataan,deganka eey joogan labo.beelod oo isdilayaan makala dhex galayaan.
Далее
Лайфхак для дачников
00:13
Просмотров 17 тыс.
Lady Plays Hide and Seek with Her Dog
00:23
Просмотров 6 млн
TOOS: Dunida iyo Maanta
Просмотров 534