Тёмный

Haka cabsanin dadka sida ay ku arkaan.... 

Lajecley Awil
Подписаться 2,5 тыс.
Просмотров 580
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com
Facebook: / lajecley.cawilrani

Опубликовано:

 

23 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Soo Dhawaada Dadkaygow...☺ hada rabto ina ilaso xiriirto Facebook facebook.com/lajecley.cawilrani Gmail Lajecleycawil@gmail.com
@samiaahmed678
@samiaahmed678 2 месяца назад
Waanku xiisnay lajecley 😊
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
@@samiaahmed678 Illahay haku karaameeyo apaayo 🥰
@user-sv7wp9od9t
@user-sv7wp9od9t Месяц назад
Asc
@mohafarey796
@mohafarey796 2 месяца назад
Dhiiri galiye wanagsan tahay
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Noolow walal qaali 🥰
@Maxamuudcarab1
@Maxamuudcarab1 2 месяца назад
Goood information
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
So nice of you my bro 🥰
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 2 месяца назад
Lajecleeey Sister waliga ha niyad jabin we are with you sir and ❤️
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
mahadsanid walal qaali nolow
@ubaxgeenyo5640
@ubaxgeenyo5640 2 месяца назад
Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Waa mudan tahay qaali❤
@aaminocabdiibraahim
@aaminocabdiibraahim 2 месяца назад
Mahadsanid❤❤❤❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Mahad la mid ah walal ❤️
@samiaahmed678
@samiaahmed678 2 месяца назад
Weyyyyy wanku xiisnay wlhi 😊
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
🥰
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 2 месяца назад
Lajecley soo dhawoow ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Mahadsanid qaali ❤️
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 26 дней назад
​@LajecgghhleyCawil
@nizlihaan
@nizlihaan 2 месяца назад
m.a ilahey haku siyadsho aqligaga abayo ❤️🥰
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Ameen apaayo adna Allah haku dhowro ❤❤
@nizlihaan
@nizlihaan 2 месяца назад
abayo sual
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
Apaayo jwb 🥰
@nizlihaan
@nizlihaan 2 месяца назад
mela kala soo xarira rabay abayo ❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 2 месяца назад
@@nizlihaan Lajecleycawil@gmail.com Ama link kudhufo fabookeyga waaye facebook.com/lajecley.cawilrani
@user-sv7wp9od9t
@user-sv7wp9od9t Месяц назад
Asc