Тёмный

MALA DHIBAN TAHAY CAAJISKA IYO WAHSI? ( VIDEO GAN ADIGAA LEH ) 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 909
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
ASC Afur wanaagsan Dadkaygow soo dhawaada.☺
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 6 месяцев назад
Afur wanaagsan qaali dumareeey 😊😊😊
@Queen65895
@Queen65895 6 месяцев назад
Afur wanagsan cadeey❤❤
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 6 месяцев назад
Afur wanagsan lajecley 😍😍
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 месяцев назад
Masha alllllah fariiid nolow❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 месяца назад
Yes waa runtaa qaali
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 3 месяца назад
🥰❤️
@IkraanAbdulqadir-el9ty
@IkraanAbdulqadir-el9ty 5 месяцев назад
Waa mahadsan tahay abaayo mcnto
@suhaybRashiid-y1p
@suhaybRashiid-y1p Месяц назад
Wll inan sigara kuka hadlo raba
@aminaahmed2109
@aminaahmed2109 6 месяцев назад
Caawa waa iga qoslisay😂😂
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
😅😅
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 6 месяцев назад
😂😂😂😂 Waaa iga qoslisay wlhi 😂
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
😂
@MISRAxoxo
@MISRAxoxo 6 месяцев назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
🥰🥰❤️
@sahroomar8149
@sahroomar8149 6 месяцев назад
😮😮😮😮😮
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 месяца назад
😂😂😂😂 waa runtaa
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 6 месяцев назад
Waaa runtaa caajiska aadu u xunyahay waa inlala dagaalaa wlhi
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
Aad io aad ❤
@Queen65895
@Queen65895 6 месяцев назад
😅😅😅😅 Manoooli
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 месяцев назад
Waa nooshahay😂
Далее
KA ADKOW NAFTAADA// AQOONSO AWOODAADA👈
15:11
Просмотров 1,2 тыс.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 14 тыс.
اهمیت خانوداه در اسلام(01)
39:52
Просмотров 1,6 тыс.
Sameey 8 Caado oo badal Noloshaada ( Guusha Nafta... )
17:56
Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah )
19:30
Qofka JECESHAHAY 6 daan Calamadood ka fiiri.....
13:29
Просмотров 2,5 тыс.