Тёмный

Hakan Feydan:Madaxii Sirdoon ee ugu xooganaa Barriga dhexe oo hogaaminaya arrimaha dibada ee Türkiye 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Hakan Feydan: Madaxii Sirdoon ee ugu xooganaa Barriga dhexe oo hogaaminaya siyaasadda arrimaha dibada ee Türkiye.
Taariikh, filashada iyo Waa kuma Hakan?

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Год назад
Soodhawoow Hakan guulayso marwalba insha.allah mahadsanid gaylan farah.
@Simanyysf
@Simanyysf Год назад
Masha allah ♥️ hakan illahay dartiban ujeclahau
@mohamedabdullahi5743
@mohamedabdullahi5743 Год назад
Fahad yasinka turkey 🇹🇷
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Erdogan iyo Faytaan waxay haystaan shacab wadaniyiin ah ilbax ah Qabyaalada Ka Maran waana sababta keentay in ay Ka guuleeystaan dabadhilif iyo cadow shisheeye ee is huwan
@safiyomursal2847
@safiyomursal2847 Год назад
Waa dhap kabiirka siyaasada (fahad yaasiin xaaji daahir) Gacanta midig ee farmaajo
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 Год назад
Masha Allah illahay habarakeyo insha Allah
@hashiaxmed4863
@hashiaxmed4863 Год назад
Jasaaka’allah kheer Walaalow Masha’allah ❤️❤️❤️
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Год назад
Masha Allah. Allow noo xifdi kuwa qiyaamahooda kiciya cadowga Islaamka sida YAHUUDDA.
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 Год назад
Mashallaah 💕 Allaah ha xiftiyo dhamaan dadka wax ku oolka ah amiin
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Год назад
ilaahey kama dhigo kii dabin u dhigilahaa ee wanaaga hadda laga sheegayo ilaahey haku wado
@husseinahmed7407
@husseinahmed7407 Год назад
Hakan feydan wuxu iso xusuusiye Fahad yasin
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 Год назад
Saxweeye guul hakaan iyo fahadba aaaamiin yaa xayu yaa qayuum
@husseinahmed7407
@husseinahmed7407 Год назад
@@nimcoxasan3761 ameeen bayo
@Simanyysf
@Simanyysf Год назад
Masha allah ♥️ illahay dartiban ujeclahay hakan fidan
@mohamednoor2818
@mohamednoor2818 Год назад
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Allow yaa Fahad Yasin Somalia madaxweyne uga diga
@moftahmohamed6013
@moftahmohamed6013 Год назад
Ameen
@Barre371
@Barre371 Год назад
Habaarka jooji 😅
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 Год назад
Mansha Allah waa iska fahad yasin oo dolad qabiiliste aheen ka dhashay
@hagarabdi5241
@hagarabdi5241 Год назад
👏👏👏👏👏geylan Media
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى Год назад
🎉🎉🎉🎉 ماشاء تبارك الرحمن ربنا يوفقك ويسعدك د🎉🎉
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Год назад
Maashaa Allaah, Allaah xifdiyo
@CalicismaanGaagaale
@CalicismaanGaagaale Год назад
Maansha allah wll guul hakan fidaan❤❤❤❤❤ isha allah
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
Mashallah gul walalkay Allah haku xafido xikmat hakan
@khadarjabkausawaanjeclahay9214
M.a ilaahay cadowga haka jabiyo
@gaanitahir8170
@gaanitahir8170 Год назад
Ninyow laftaada ayaa sirdoon kale baan umalayn faaraxoow sababtoo ah xogta sidaad ku hesho ma ahan si caqliga caadigu keeno karo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Waxbuu akhriyaa
@gaanitahir8170
@gaanitahir8170 Год назад
@@batulasmail8261 akhrin kali ah ma ahan xogtan dadkoo dhan wax way wada akhriyaan inta siyaasada kulug leh xoog aan soo bixin ayuu soo gudbiyaa xaguu ka akhriyaa midaas?
@ABDIRAHMAN_1
@ABDIRAHMAN_1 Год назад
Waa hubaal inuu sirdoon yhy 98%
@MohamedaminAmin-e8h
@MohamedaminAmin-e8h 28 дней назад
He was the right hand of the president of turkey
@JoJo-vw5gy
@JoJo-vw5gy Год назад
Maa shaa allah allaha xifdiyo waziirka ARDTurkiye.
@عبدالرحمنعبدالله-ص7ق
ما شاء الله اللهم بارك عمره
@fahm3d88
@fahm3d88 Год назад
Maa shaa allaah
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 Год назад
malaha waa tabari fahad uumus badan wadani wax qabad badan hadal yar hawl badan waa hanaankii fahad
@shaafiabdullahi6026
@shaafiabdullahi6026 Год назад
Engineering mr pharah
@shaafiabdullahi6026
@shaafiabdullahi6026 Год назад
Nio ninkaan wadba na jecleysiisayba farax wllhi
@mohamedsiciid7688
@mohamedsiciid7688 Год назад
Fahdayasinken Turkish ❤❤😢
@bisharshucayb2687
@bisharshucayb2687 Год назад
Farah waxad noo xidhuidhisay faalo hore aad usamaysay iyo codkaagii dheeraa Hambalyo hakan fidan
@ahmedmahamud1568
@ahmedmahamud1568 Год назад
Masha allah ❤ guull urduqan
@ahaafemaaxamedhaafemaxamed7675
Guul
@saidmohamud8229
@saidmohamud8229 Год назад
Gaylan❤
@aishaabdullahi115
@aishaabdullahi115 Год назад
Le❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiiragk5358
@amiiragk5358 Год назад
❤❤
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 Год назад
@tuketuke58
@tuketuke58 Год назад
Asc
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Год назад
Fahad yasinka turkiga miya
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Год назад
Wariye faarax maanta waxad moodaa khadiib khudbo jimco aqrinaya codkiisu waakaduwanyahey kuwiihore
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Год назад
THE GREAT LEADER ERDOĞAN
@abdiyareomar4066
@abdiyareomar4066 Год назад
Haye, bal isbarbardhig ninkaan oo quwadihii adduunka ka baqeen iyo wiilkii ay Qatar Soomaalida ku abuse gareeysay ee Fahad oo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Qatar uu ku faaney inuu xittaa iney ku darsadeen baarlamaanada oo shaqada ugu muhiimsan uu qabto ay tahay sidii waddanka loogu wareejin lahaa Khawaarijta Al-shabaab... F.G. Ma ihi dadka aaminsan in Mahad salaad uu ka fiicanyahay Fahad balse inuu ka liito ayaan aaminsanahay.... Soomaaliya ilaahow badbaadi....
@سعيدالصومالي-د2ع
nabad iyo nolo guul bay utahay
@husseinjeilani5220
@husseinjeilani5220 Год назад
Dalka kasto oo aqoon yahaankiisa iyo khubaradiisa u arka inay udub dhexaad yihiin jiritaaankiisa waa dal makaana ku yeesha caalamka iyo muxiidhkiisaba
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Год назад
War
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Год назад
Urdogan iyo guud ahaanba turkiba si wcn ayey u gaysteyn Shacabka Somaliyed wxey kuwo duco iyo tageroba la garab taagan urdogan badan kood xidtaa Anigu wxn ka midda haa inta ducada iyo tageroba la garab taagan Habada wxn leeyahey ama ka codsan urdogan inuu Somalia naga cawiyo si mugle Nabada iyo xasilonida Gaar ahaan muqdisho Uuna naga garab is taago Inanu dowlad buuxda hello Sido kle Syria inuu nabadoda iyo socelin dowlad Syria inuu ka shaqeeyo
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 Год назад
cbb jufo niiiiiiiiiiiiic
@abdallamaxamud4360
@abdallamaxamud4360 Год назад
Hakan fidan
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Год назад
Waxaan ka digayaa mahad salaad in uu raadin doono in uu xukunka soomaaliya carqaladeeyo wuxuu ku dayan doonaa wasiirka cusub ee Türkiye oo sirdoonka ka shaqeeyn jiray hadeerna madax sare laga fhigay la socda ficilka mahad salaad
@ahmedbaraf8601
@ahmedbaraf8601 Год назад
445 odd ready to lisen your news
@ayuubfaniin6703
@ayuubfaniin6703 Год назад
M. A lkn Somali Hal halyey Ayan lenahy Wana Fahad yasin madaxweynahena hada xilla hayo ayaba her galbedka watan WA Ayan daro
@somnews6954
@somnews6954 Год назад
Anigana iga sheekee intaad ajanabi ku xiiqayso acuudkow
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Год назад
Wadadakhibraded Eusomaray hakan fidan waxubinta uguhabon siyasada dibada waxogagal siyasadacalamka
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Recep Dayyep Erdogan Caafimaad Iyo cimri dheer Allaha Ku siiyo. Markaad haysato rag daacad ah iyo Shacab wadaniyiin ah oo Ka Maran qabyaalad Cadow Iyo Daba dhilifkiis waxba kaa qaadi maysan.
@Barre371
@Barre371 Год назад
Aamusnaanta farmaajo 😮
@husseinaden7255
@husseinaden7255 Год назад
Siyaasada uu horseesay erdogan waa awooda rukiga iyo islaamka
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@khadarmaxamed2095
@khadarmaxamed2095 Год назад
Wa fadyasinka tukiye
@malyunmahamedabdi5656
@malyunmahamedabdi5656 Год назад
MashaAllah guul Erdogan
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 Год назад
Hakan fidam gudoomiyaha xisbiga ekopart
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Год назад
farxaan oo haben saqa dhaxe la arkey baaa?? tolow maxaa jira
@yaquubciise8770
@yaquubciise8770 Год назад
Saaanay dadku ugu sasin loo keenay meesha 😂😂😂
@ladanahmed1920
@ladanahmed1920 Год назад
Waziirkeena arimaha dibadda yaa yaqaanna magaciisa maxuu ahaaa hhhh
@ahmedmohamed-sx6ms
@ahmedmohamed-sx6ms Год назад
Erdogan walee shaqadii wuu 2 laabay
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Год назад
saa iga dhex waba isku naxeeee
Далее
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 631 тыс.
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
{تعاشب شاي}(1007) الجميلة و الجحش
15:11
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 631 тыс.