Тёмный

Halkaan SHAAH haka cabin, Haddii aadan laheyn 100 ama kadin Geel ah" Maqaaxida Geeleyda QabriDahare. 

Gaylan Media
Подписаться 389 тыс.
Просмотров 351 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@MBOsman
@MBOsman 2 года назад
Woow masha allah. Alla muxuu dhaqan qurux badan ilaahay nagu mannaystay! Ninka hadlaya waxaan leeyahay waar dhulkanu Itoobiya maahane, waa dhulka soomaaliyeede, wariyeyaal haddii aad tihiin iska eega erey-bixinta gumaystuhu ikhtiraacay ee ku salaysan kala irdhaynta iyo naxli-abuurka dadka ehelka ah.
@axmedcabduqdir3692
@axmedcabduqdir3692 2 года назад
Taasi baa beentaa aheyn wadani ayaa tahay fakaraka ayuu kaliidanyahay waa maankaab nimo😍🤝🇸🇴
@MBOsman
@MBOsman 2 года назад
@@axmedcabduqdir3692 Mahadsanid walaal.
@spotdiagnosis7148
@spotdiagnosis7148 4 года назад
Tulkay ogaadeen guul Waa Ina adeerkin dhulbahante.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
DhuLbahante geel waa leeyihiin saw maaha.....
@hassankahie1881
@hassankahie1881 4 года назад
Haa wll
@NiciimaTiriig
@NiciimaTiriig 4 года назад
@@hassankahie1881 huno sbscrbe isar bls
@NiciimaTiriig
@NiciimaTiriig 4 года назад
@@khaliifmahamoutt7037 huno sbscrbe isar bls
@xasanaxmedjaamac7184
@xasanaxmedjaamac7184 4 года назад
ree muqdishaan ahay Qabri dahar maalin ayaan maray anoo JIGJIGA usocda ilaahay ha dhawro walaalahayo
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 года назад
xalimo ahmed jaamac sifiican ma kuu soo dhaweeyeen kkk
@xaliimoahmed535
@xaliimoahmed535 3 года назад
, ,🏁🧭
@إلفهموم
@إلفهموم 2 года назад
السكينة والوقار في أهل الغنم والكبر والخيلاء في أهل الإبل وما بعث الله نبيا إلا ورعى الغنم ...
@filsanmaxamed7080
@filsanmaxamed7080 4 года назад
Maasha allaah illaahay ha idiin barakeyo wadamo calamka kamidana diyaaradaa lagu rushayn bal may somaali ugu deeqaan
@abdulqadirmaxamedsakis4020
@abdulqadirmaxamedsakis4020 4 года назад
Sakis
@samdaani
@samdaani 4 года назад
Dhulka iyo dalka somaliyeed Iyo gelayaga iyo quruxda iyo calankii 🇸🇴
@xamaasahmed841
@xamaasahmed841 4 года назад
Marsha allah makhayadi hoyoo illahay cimriga iyo cafimadka haku dhereeyo
@maryancdy3911
@maryancdy3911 4 года назад
Masha allaah
@jnrilkacase1267
@jnrilkacase1267 2 года назад
The place the view the land the camels the Rythm of the sound music 💯
@bashiirybashiiry3130
@bashiirybashiiry3130 3 года назад
Beautiful land and beautiful culture maashallah
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 года назад
Alla tol beelay waa Qabri Dahare meeshanu
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Deeganka soomalida 🇸🇴 dheh ka reeb Gumaysiga qadhmun Ee danbe
@mohadalmaryare285
@mohadalmaryare285 4 года назад
Niyow warkii niyadayda kujiray bad qortay ninka wu igayabiyay kas kama aha ilatahay
@abnurnuab3475
@abnurnuab3475 3 года назад
Sax sxb aad baan uga xumahay nin somaliweyn ilasheeganayo inoo itoobiya isku magacaabo
@adanfaraxabdinur1575
@adanfaraxabdinur1575 3 года назад
Zxp wad Ku mahad Santhy Farah Abdul kadir
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 года назад
Waaa Gobalka murtida iyo Abwaanada iyo bilicda dumar ka dadkaa halkaa dagan ma dadbaa waa dad qaaali aah
@yusufahmed8095
@yusufahmed8095 4 года назад
Maa shaa Allah very nice 👍 do more video nice time in shaa Allah
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 2 года назад
Qabridahar ❤️🥰
@apdirahmaanapdilaahi2644
@apdirahmaanapdilaahi2644 4 года назад
Ragga laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geel😂
@mhassan0163
@mhassan0163 4 года назад
Caqli xumada , kibirka, Somalidu waxay ka keenta Geela, waxba kama qabsadaan, nin kabo la' baa kadin Geela leh, abaar uun buu sugayaa, waxana ku jira xaaraan badan iyo geel la soo dhacay, mid kale oo dhaxalkiisa dumarkii laga qadiyey
@foosfrosfros626
@foosfrosfros626 5 лет назад
Aad Ayaan u mahadsantahey programka geela aad noo soo gudbiseen waa dhaqankii hore somalida lagu yaqiin
@ahmedosman2012
@ahmedosman2012 10 месяцев назад
Walaahi masnshah .adax basd tahay I'll fellow you Got you
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 2 года назад
masha Allah Tabaarakalaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo waaw Geeley salaan sare 🇸🇴💙💜🌹💚💜💙✅🇸🇴
@fadumoabdullahi3330
@fadumoabdullahi3330 2 года назад
ź0 caP111111
@beryalex1798
@beryalex1798 2 года назад
Hada kahor anaa Ha'ad u shaqeeya ayaan waxaan aad safar baadiya shaah ka dalbanay meel shaaho lagu iibiyo anagoo qosleyna ayey waxay na tiri maxaad ku quslaysaan geel ba malihid
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 года назад
nolosha aan rabo mustaqbalka in sha allah
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Год назад
But we left it! Too bad!😭
@abzmadaxey4239
@abzmadaxey4239 Год назад
Hidiyalayow alla waa hees macaan
@ahmedqabridahare868
@ahmedqabridahare868 4 года назад
Wakhtigan aan qorayo commentigan waxaan jogaa Qabridahare waa magaladan ku dhashay Wakhti dheer kadib eegan kuso laabtay
@rashidnaleye2002
@rashidnaleye2002 4 года назад
-Markuu Duudka Simo. -Geelu Waa Dowlad Gooniya'eh
@mahadaakhiroxasusnow4465
@mahadaakhiroxasusnow4465 4 года назад
Ninkaan geel lahaynbay geeridu dhibaysaa
@Ahmed_Abdulrahim_Maha
@Ahmed_Abdulrahim_Maha 2 года назад
Its like an exclusive club for the ultra rich :D
@Beaneditz4
@Beaneditz4 2 месяца назад
Fr😂❤
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
Ala heesta geelu macaana...... Geelu galabtiiH gaaniyo irmaan... Maysku galayoo maysku kala guray... Ana galabtiiH geed makula dhacay....
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 года назад
Aanku dhamaystiro sxb ,, anna galabtii gaajiyo harraad geed makula dhacay
@abdihakinjeesto2211
@abdihakinjeesto2211 4 года назад
Cawaaan . Dhulku waa dhul somaaliyeed. Ee ethiopia ma laha.
@أبوالفضلالإسحاقي
@أبوالفضلالإسحاقي 4 года назад
Nimaan geel lahayn aakhiro lama amaanayn cabdi gahayr isaq ciida gale
@dr.abdikanihassan859
@dr.abdikanihassan859 3 года назад
sayidka bu aha
@shrashiidshomer6552
@shrashiidshomer6552 2 года назад
anigaa inbadan kacabay oo hal neefa waligay aan yeelanin
@gurmadqaran2246
@gurmadqaran2246 Год назад
Dhuumashaad midhaa kucabtay sheekhoow.. Wali waa lagu raadinayaaa e
@CabsiyeCumar
@CabsiyeCumar 11 месяцев назад
Kkkkkkkkkk
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 года назад
Ax ax ax waxaasu waa dacaayad wajigooda yaa ku deeqaya Haduu Cimrigu igu simo waan tagi Waana joogi jirreey Waanku hana qaaday laakin Maxaan kahayaa Qiimigii dadkeygee Qurux lagu tuhmee Nafta loo quudhee lagu qabto Qushuuc qalbiga iyo wadnaha qardhaas looga dhigaad tihiin iyo qoonayaal xariir ah Maskaxda quubkee inta dhiiga qaada xididada qulqula lagu qabtaad tihin intuu rabbi noolaal qoray
@yasirmungani5853
@yasirmungani5853 7 месяцев назад
3 sanado baa ka soo wareegatay qoraalkaaga, tolow ma tagtay walaal?
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
War Nimankii ugaadeen Ee aanu ka dhacnay Geeluu Hagoogane wan idin salaamay😁😁😁😁😁😁😁😁
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 года назад
Gen Mustafe Burcaawi kkkkkkkk imisaad ka dhacdeen
@khayrdoonnj2013
@khayrdoonnj2013 4 года назад
kii aan anagu dhacay xageed ku iloowday gooobaale, indha badane bali dhiiig iyo dayax weerar markii aan lahaa goobaale nimankii lahaa gaajo waa u halise
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
geel ba dhici kartan tuugaysi ma ehe
@idalahow
@idalahow 4 года назад
Arintan Geela weey Kaweenytahay...ee see camal Puntlandtimes
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa Geel 🐪
@NiciimaTiriig
@NiciimaTiriig 4 года назад
Wllo sbscrbe isar bls
@zuhuurcuthman2447
@zuhuurcuthman2447 4 года назад
You to0m
@soolmediainc49
@soolmediainc49 4 года назад
halkasi waa ben anaa fadhiistay oo shaah kacabay hal neef oo geelama malhi
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 4 года назад
Gabadha makhaayada leh qaalin geela ayay u egtahay masawirkeeda
@dr.abdikanihassan859
@dr.abdikanihassan859 4 года назад
😅😅🤣🤣
@dsf9824
@dsf9824 2 года назад
Waa caqligaaga ma qofbaa xoolo u ekaan kara
@hanadcrofflcail4162
@hanadcrofflcail4162 3 года назад
Farah I'm badan wan xiiseeyaa dhaqashada geela
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 4 года назад
Mncha Allah Weli Geeljirii iyo dhaqankii ma Tegin 30 lahaa Fuley lafal matihide Fadhiga Adkee. Walee hlkeduudhigey Ninkaasi Ragna wakaa u heesaaya Austaraliyana Waa leyneysaa kaaf iyo kaladheeri
@odaydaad7539
@odaydaad7539 5 лет назад
walaahay waa asalkii somaalida geelaydu
@Jiinje61
@Jiinje61 2 года назад
SOOMAALIDII LAYGA SHEEKAYN JIRAY DHEH
@wildlife4klife
@wildlife4klife 4 года назад
nice
@ahmedabdinasir9091
@ahmedabdinasir9091 4 года назад
Qabri dahar Homie🤎
@abdllahsaeed166
@abdllahsaeed166 3 года назад
ماشاء اللهmasha allah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 года назад
Aniga xamar mogadisho ayaan ahey weligey gel nol ma arag waqoyi waxan u imana gel inan arko masakiin celkaas ey wiilasha jidayaan ma mator biyaha so saro logu xiro o robka marku dao ma la dabo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 года назад
Qabri dahare dalka itopia ma aha waa gobol somaliyeed itopis wax ey ledahey ma jirto🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abubokor0628
@abubokor0628 2 года назад
Dadka geela dhaqda ee ogaadeen waa dadka ugu sharafka badan aduunka hadii maal sharaflagu helayo
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 11 месяцев назад
Geel fara badan ayow reerkeenu leyahay galgaduud Somalia 🇸🇴 muqdisho 350 km u jirtaa caanihiisa ayan jeclahay lakin raga geelaas raaco caano bis ayey ku noolyihiin 😂😂😂
@mohamedsofea3913
@mohamedsofea3913 2 года назад
Reer cabdile iscaburinaya oo miskiinkoda kujeesayaan kumaray faan haduu waxtarayo waayaalaa mesha lkn tagero & dadnimo wax isuniida kuma arag
@khadadaahir6586
@khadadaahir6586 5 лет назад
Waad kumahadsantahay muuqalkan quruda badan eed nala wadaagtay
@cabdilahimuxumed458
@cabdilahimuxumed458 4 года назад
Ma geela ayaa hadla mise dadka
@kaderabdi8241
@kaderabdi8241 2 года назад
Ogaden 🇬🇲 geel badanaa
@Garane2020
@Garane2020 Год назад
Adunka wa geel iyo babaa
@alimoha1209
@alimoha1209 4 года назад
,kibirku maficna Soo.aaliba hore u tiri allahayow nin aan wax ogeyn hacadabin
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 5 дней назад
Muuqaal Radioalfurqaan ayaa duubtay 😂😂
@cigaalahmedyeycigaalahmedy1585
@cigaalahmedyeycigaalahmedy1585 3 года назад
Aakhiro nimaan geel laheen lama amaanayn 😁😁
@kahiyemohamed3276
@kahiyemohamed3276 4 года назад
I'm ogaden I don't have a single camel tulgeyow hal ban raba. Hw can i sit with them, take acup of tea with them, kkkkkkkkk...
@ubaxhurre7487
@ubaxhurre7487 2 года назад
Dhaanto
@ubaxhurre7487
@ubaxhurre7487 2 года назад
Maseeero
@ubaxhurre7487
@ubaxhurre7487 2 года назад
😄😄😄😁😁💚💚💚💜💜💜🦍🦊🦊🐴🐴🐎🐎🐈🦄🐄🦝🐺🐃🐃🐃🐺🐩🐃🐎🦄🦝🐄🦍🐱🦝🦊🦊🐎🐎🦊🐎🦊🐴🦊🦊🐎🦊
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 года назад
Geel & Maxaa iska Galay Koob shaaha, Geeluna waa dhaqasho, Shaahuna waa Lacag Qof aanan heysan Geel baa Dalban Kara Koob shaahee.,...
@abubokor0628
@abubokor0628 2 года назад
Kalmad xikmadle ayad kuhadashay
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 4 года назад
Gaaslhireedliyo gaanga reer sade
@Garane2020
@Garane2020 Год назад
Ogaden ka geela way kugu tilayaan ee Iska ilaaliya
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 года назад
Afka alle ku goo!!! Dalka itoobiya ku lahaa!!! Ma Qabridahare ayaa dal itoobiya ah???!!! Waxaad mudan tahay in lagugu dhufto 30 xabo. Waxan wasakhda ah miyayna soomaali ahayn? Goorma ayuu dhulka soomaaliyeed noqday dal itoobiya? Afka u dhaca
@cabdleobakar2066
@cabdleobakar2066 4 года назад
dhaqashado la dhaqdo waa geel
@abubokor0628
@abubokor0628 2 года назад
Waxan Ku dhiiri galinayaa dadka magaalooyinka dagan e wax haysta inay geela dhaqdaan
@kingkang3024
@kingkang3024 2 года назад
M.a
@mustafeabdialigurhan4471
@mustafeabdialigurhan4471 2 года назад
Gabagabo dhalo fanta bn ku cabay waxarna malihi geel daaye
@Barre371
@Barre371 Год назад
Kan beentii siyaasada moo xoolaha lasoo aaday Geelan maxa qabri dahare geeyay 😂😂 War geelayan waxa lagu dhaqaa jubada dhexe ilaa baay ilaa gedo waa niman jil ah wax hubso Aniga waxa ka hadlayaa muqalka ad soo qaadatay ee geela
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
subxanAllah war dadka beenta ka daaya waxan waxba kama jiraan anaa daawaday islaanta iskale oo si toos uga war bixinayso
@ubaxhurre7487
@ubaxhurre7487 2 года назад
Waan baan
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 3 года назад
Ninki boqolnefogela iskaleh walhi watajir
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 2 года назад
lo,da dhiiqda laga maalayiyo dhaayda iyo xoorku dhudhunkeey kula jirtiyo dhabarka weeyaane mar hadeey abaaraha dhacaan dhimatay geesleeye raga laxaha sii dhoowrayoow dhaqasho waa geel
@maanmohamed
@maanmohamed Месяц назад
Dhurdihii shalay Dhagta kaa galay Ka dhukayoo Ka dhabaandhaw Intee ka helaa magaceed ciwaan keeda ya i sheega
@hassansiraaj4645
@hassansiraaj4645 4 года назад
Ws
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 месяцев назад
youtube maxaa looga mamnuuci waayay DDS kulahaa qabridahare dalka itoobiya
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 4 года назад
Maashallah
@dsf9824
@dsf9824 2 года назад
Ok
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Год назад
7000,000million camels somalia kusugan
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 8 месяцев назад
👋👋👋👋👋👋
@حيدر-ث2ش7ص
@حيدر-ث2ش7ص 4 года назад
🐪
@halimadeeq6401
@halimadeeq6401 4 года назад
MashaaAallh1👍👍👍👍❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💚💚❤💚🌹🌹🌹🌹❣❣
@hanimohammed4720
@hanimohammed4720 4 года назад
Waa jaahiliin aan faaiido lahayn war anigaa feel dhaqan hurry saana Uma dhaqma jirin kuwaan waa tuugo
@bilehussien1079
@bilehussien1079 4 года назад
Anagu Ninkaan geel dhaqan waxaan unaqaan midgaan
@abnurnuab3475
@abnurnuab3475 3 года назад
Sax sxb itoobiya kadaa aad baan uga xumahay nin somaliweyn ilasheeganayo inoo itoobiya isku magacaabo
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 года назад
Markii aan arkay qoralka putland ayaan mooday in majereten geel yeeshay waanba yaabay mise waa geeli ogoden hh intaasina waa kaftan
@abdiasiismohamad1232
@abdiasiismohamad1232 3 года назад
Mesha waa jubada hose muuqalkana alshabab ayuu dubay alfurqaan Geelana waa geel mrexan
@salaadkariish
@salaadkariish 4 года назад
Ee Dalka ethiopia ayaad leedahy. Dhiiga i xumbeynaya markaad sidaa leedahy mar bey xuroobi
@maxamedamiin6273
@maxamedamiin6273 4 года назад
War vidoyo kaliibkan waa duguminti alshabaab geela ka diyaariyee ee vodoyoga coda aad saarten iyo sheegada waxba kam jirina meesham qabri dahre gobolka qoraxey ma aha ee jubada dhexe
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 4 года назад
Beenalatahay halkan waa qabridahare anaana kudhashay
@waliabdiasis5204
@waliabdiasis5204 4 года назад
@@kamaalamarre5519 wuu kaa saxanyahay wll Al sheydaan ayaa ka diyariyay barnamij RU-vid kaana ka heli kartaa.
@ahmedgahiyeisse8960
@ahmedgahiyeisse8960 2 года назад
Jhh
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 года назад
Waxaasi waa qabka beenta ah ee reer warfaa waa xoolo xoolo wata
@maskiinoow
@maskiinoow 4 года назад
Dhaqasho was gaari ogoow
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 года назад
Badow xoolo miyaa la isugu faanaa
@abdiasiismohamad1232
@abdiasiismohamad1232 3 года назад
Niyow been badanida
@kaltuunmohamuud8927
@kaltuunmohamuud8927 4 года назад
Hhhhh somali dhibadanaaaa
@saciidabdilaahi420
@saciidabdilaahi420 4 года назад
niman geel laheyn gunimo waxaba uma jirto
@abdihayehansshi5188
@abdihayehansshi5188 4 года назад
Caqligii xumaa ee reer cabdile miyaa xukunkaa gooyey waa caqli clooshiis la ciyaar
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
walalow ceeyda ma fiicna ee dadka af lagaadada ka daa scml
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 4 года назад
Cidaan axmad madoowe baa ceebeeyay Kenya itoobiyaa
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 2 года назад
Ogaadeen haduu munaafaq noqon waayey ma wuxuu doqon Dunida nin nimcada loo quuri waayey umbaa la caayaa
Далее
А вы знали что металл тонет?
00:32
Geel Mataano dhalay weli miyad aragtay
53:36
Просмотров 201 тыс.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Просмотров 569 тыс.
Awrtii baan dhaamiyey saakay🥰
19:48
Просмотров 886 тыс.