Тёмный
No video :(

HAYAAN XALQADDA 7-AAD | “ GUULEED MAXAA KU DHACAY “ 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 489 тыс.
50% 1

HAYAAN XALQADDA 7-AAD | “ GUULEED MAXAA KU DHACAY “

Опубликовано:

 

23 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 596   
@hassanmohammed6352
@hassanmohammed6352 Год назад
Inta guur xalaal rabta farta taaga allow noo fudude😢🤲🤲❤❤
@niciimamahad7673
@niciimamahad7673 Год назад
Wll macid guur xaaram rapta jirta subxanllh
@aishuukunwilkaron6743
@aishuukunwilkaron6743 Год назад
Ameen
@raxmakaltuun1892
@raxmakaltuun1892 Год назад
amiin amiin allow no sahal mid xalaala iyo ubad baariya
@RayaanAbdullahi-eo3nb
@RayaanAbdullahi-eo3nb Год назад
Marka hadi farta latago ma adiga haya 😂
@user-un9pg1ru9i
@user-un9pg1ru9i Год назад
Amiin illahy hanofudadeyo
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
Inta Guur Xalaal Rabta anigayo idinkaba Alle ha inoo Fududeeyo ee aamiin dhahaada,،🥲🥰🤲
@somfunny9526
@somfunny9526 Год назад
Amiin
@anisacusmaananisacusmaan5124
Aamiin
@hamdajaamac8712
@hamdajaamac8712 Год назад
amin
@inaabdulaaahi4040
@inaabdulaaahi4040 Год назад
Aamiin
@maryanmathaw46
@maryanmathaw46 Год назад
Amin ya rabi
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤
@SaynabFaaraH
@SaynabFaaraH Год назад
Scwscw scwscwscw scw scw scw scw scw
@user-jv6ye2dt6e
@user-jv6ye2dt6e Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@juweriamohamed1161
@juweriamohamed1161 Год назад
@@SaynabFaaraH wan kaan salalahuu calayhii waa salam
@nimcoayanhashi1917
@nimcoayanhashi1917 Год назад
Scw scw scw
@zamzammohamed
@zamzammohamed Год назад
صل الله عليه وسلم
@miskeymire7920
@miskeymire7920 Год назад
Caawa musalsalka xiiso aad ah ayuu lahaa wllahi ❤ waan la soconaya ila dhamadka musalsalkan inta igu racsan like👍❤
@abdinasirmohamed7342
@abdinasirmohamed7342 Год назад
In shaallah ❤
@HabiMaxamed-hk1nv
@HabiMaxamed-hk1nv Год назад
Inta dareenka hooyonimo ku waynty like 👍 saara
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@user-wl1go5dg4k
@user-wl1go5dg4k Год назад
صلى الله عليه وسلم❤
@shamisaxmed5915
@shamisaxmed5915 Год назад
❤😢👑👑💍💍❣💟💝🤲🙏👏💪
@Sadaam1010
@Sadaam1010 Год назад
Asaad xaaji afkaga hooyo ku hadal zxp😢😢😢
@shamisaxmed5915
@shamisaxmed5915 Год назад
Ascw❤🌹🌹👑👑💍💍❣💝🙏👏👏👌👌👌💪💪💪
@shamisaxmed5915
@shamisaxmed5915 Год назад
😭😭😭😭
@user-po7zo5gk2l
@user-po7zo5gk2l Год назад
Ku saliya nabi Muhammad scw ❤
@user-dn1if2hm5v
@user-dn1if2hm5v Год назад
Scw❤
@hamdajaamac8712
@hamdajaamac8712 Год назад
صلي الله عليه وسلم
@AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER
@AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER Год назад
Nabiga ku saliya scw
@mohammedhirsiawad1252
@mohammedhirsiawad1252 Год назад
Salalahucalayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahucalayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@user-fm5dv9fn7s
@user-fm5dv9fn7s 9 месяцев назад
Salallhu calayhi wasalim❤❤
@hamseilyaas449
@hamseilyaas449 Год назад
Intee hooyo filim ka ku raacadaye Ee hooyo jecly Isoo raaca ❤I love you mom 👩
@shabcanismacil4074
@shabcanismacil4074 Год назад
noloshaydii hooyo Macan ku xiisaay
@mariyahuud2387
@mariyahuud2387 Год назад
Hooyo mcn ku xiisaya
@user-en6xb1wv2g
@user-en6xb1wv2g Год назад
Hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤
@eesy8947
@eesy8947 Год назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@BarwaaqoBarwaaqo-rz5hj
@BarwaaqoBarwaaqo-rz5hj 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤safdklu. Nvkudb🍎
@hodan868
@hodan868 Год назад
Yaa sidayda ku walan filin kan wllhi ruun tii waan ka helay qabkiisa
@Samirbadan
@Samirbadan Год назад
😢25jul caawa filinka ma daawan kari safar ayaan ahay wlhi kabihii Tahariibta ii xidhan ilaahoow safarkii guusha iiga dhig ilaahoow waxba ma fududa ilaa wax aad aduu fududayso mooyee yaa allah Riyadayda ii rumee 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nimconajax8150
@nimconajax8150 Год назад
Aamiin aaamiin wll alle haku rumeeyo hafkaaga
@user-bt5ns4kf7u
@user-bt5ns4kf7u Год назад
Allah hakunawat geyo
@najmaabdikadir3879
@najmaabdikadir3879 Год назад
Nabadi ku tag halkad rabto wllo
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Soo adigan sogale dawanaya😂😂
@deeqaxuseen7005
@deeqaxuseen7005 Год назад
@@Naruura4 😂😂😂
@samiiracabdi1068
@samiiracabdi1068 Год назад
Inta FilinkaN aad uga hezhaY izo raca😢❤
@najmiita1
@najmiita1 Год назад
Ani xbbt saaid waliba
@maan917
@maan917 Год назад
Ppe samiira❤👸🏻🎂HBD
@sacdiaadam234
@sacdiaadam234 Год назад
𝑨𝒏𝒊 𝒒𝒖𝒆𝒆𝒏
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Год назад
Nabiga ku saliya scw scw ❤❤
@mohammedhirsiawad1252
@mohammedhirsiawad1252 Год назад
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@user-vd3qj5cj1c
@user-vd3qj5cj1c Год назад
Inta ka naxday guuleed😢
@saabiriinclaahi
@saabiriinclaahi Год назад
Isbuucii qamiista aan jeclaan jiray laakiin hada no😅😅waxan kuhaystaa habenak talaadada iyo habeenka jimcaha 😂😂malaygu raacsan yahay 2haween dadoow😮😅😅
@MaliRasta-shadow
@MaliRasta-shadow Год назад
Jimcada Wan kugu raacsanahay
@abdourazakmohamud8068
@abdourazakmohamud8068 Год назад
Laba habeen oo kaliya.
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
Maalin talaadada iyo maalinta jimcaha saacadan oo kla ku heeystaa😅😅
@mobambam4594
@mobambam4594 Год назад
Inta qurbaha joogta u ku daawanaya like ta ha iga ilaabinina salan from canada walaalayaal love u😊💖🇨🇦hableena somaliyed farxad cafimad ku noolada xalimo quus faarax lugo basto salan 🥰🥰
@KHADIJOEREG-li8nr
@KHADIJOEREG-li8nr Год назад
Mahad sanid wllo qali 🙏🏻👩‍❤️‍💋‍👩
@KHADIJOEREG-li8nr
@KHADIJOEREG-li8nr Год назад
Waku saraya wllo
@sacdiyafaarax8538
@sacdiyafaarax8538 Год назад
Mahad sanid wllo ana waxaan kaso salamaya 🇳🇴
@fathaahmed9251
@fathaahmed9251 Год назад
Sidoo kale farxad ku noolow faarax lugo baasto😂😂
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Maxaad nooga sheegaysa marka in aad Canada 🇨🇦 ku noo shahay 😏
@craxmaancalidaahir-rj8og
@craxmaancalidaahir-rj8og Год назад
Ku sali Nabiga scw scw ❤🥺
@ahlamabdiwahab
@ahlamabdiwahab Год назад
Alla qofka maxamuud soo wacayo Mahad ibraahim yusuf waaye...❤ Saa u sugaayey flimka inuu kasoo muuqdo inkastuu isaga qorey director na ka yahay hadana kama soo muuqanaayo saan filaayo😊
@essovadanyofficial4554
@essovadanyofficial4554 Год назад
Maxamuud ma magiciisu waa Axmed ismaaciil wa nin aan ilmader nahay
@_security7076
@_security7076 Год назад
في هذا المسلسل يلامس قضايا عديده نعيش فيها بشكل يومي كصوماليين ومثل هذه المشاكل المتنوعه مصاحبه على كيان المدمر وإنعدام الوطنية في بلادي يعيش الناس في ظلمٍ وقهر وقتل وووو التي لاتعد ولا تحصى فياخالقي ألطف البلاد والعباد 😢
@mohameddahirNoor
@mohameddahirNoor Год назад
اتفق معاك آللهم آمين يارب الله يسمعها مننا
@maxamedfaarax-mh4wu
@maxamedfaarax-mh4wu Год назад
ستكون آمنا إن شاء الله
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Год назад
اللهم أمين ياربي يارب العالمين☝️🤲
@user-dx4pg6kj5r
@user-dx4pg6kj5r Год назад
The best film somali ❤❤ Inta flimka kaheshay isoo raaca pls
@abdirahmaancase2000
@abdirahmaancase2000 Год назад
Filmka maalinba sida minutes loo yaraynayo Aakhirka wuxu iman doona 10 minute😂
@faysawacays2950
@faysawacays2950 Год назад
Wa cadoododaba markaay arkan in laala qabaadaay baay yareyaan
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 Год назад
😂😂😂😂
@barwaqoibrahim8356
@barwaqoibrahim8356 Год назад
Ilaa 1 minute laga soo reebo sida kuwa TikTok la soo dhigo 😅
@ayaanmuuse-jh2lp
@ayaanmuuse-jh2lp Год назад
7:28 Astaan waxanoo naxdina naga kala daaya waa habeene😂😂😂😂
@umumaida4539
@umumaida4539 Год назад
Hhhh ya isexanayo aniga cawa😂😂😂
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 Год назад
​@@umumaida4539bagaanan xalay daawanba😂😂cabsi cabsi
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 Год назад
inta ila dareentay ka fogaan shaha hoyo ka fog ubadkeda wexey daremeso ❤❤❤❤❤❤❤❤
@lababaar2022
@lababaar2022 Год назад
Marka ay ka dhimato Hoyo walhi qof xanuunkaa daremi karo majiro😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Teach your children to do everything them self brushing their teeth, washing their face, wearing their clothes, today you are here but tomorrow you might not be. Let them learn earlier stage however you love them to depend on their self .
@apdirzakmohamet
@apdirzakmohamet Год назад
Ku Sali suubanaheeni sallallaahu calayhi wasalam
@mohameddahirNoor
@mohameddahirNoor Год назад
Asc Walaalaha Mas.uulka ka ah Musalsalkaan Waxaan ka codsaneynaa iney xalaqada inoo Kordhiyaan Aad ayeey ugaawan tahay XALAQADA EE please 🙏 And please inoo yara kordhiya Xitaa ugu yaraan 30:Daqiiqo inoogu Dhiga inta iigu raaxsan Farta taag
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Best somali series films interests of the people's i can't wait prt 8 coming soon insha allah 👍😍😍💯💯❤😊
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Год назад
War janadii ma waxay noqotay wax u qof bini aadam ah uu qof u bishareyoh Waa in aad xadkiina garataan 😢 😭 riyadi danbi bay ahayd kulaha wan huba janad gali janadu ma qolkad ka soo toostad u haysata 😢
@foosaadan3589
@foosaadan3589 Год назад
May walaalo lkn waxay turjumaysaa uun qofka wanaagsan oo dadka caawiya inuu ahlu janno yahay ilaahahy baa janno iyo naarba haya lkn ixsaanku waxa uuka mid yahay waxyabaha janada lagu galo
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Год назад
@@foosaadan3589 Ee maye dib ugu yara noqo kulaha *Waan Hubaa janad gali , wixii, ba wuxuu ka soo qaday inuuFurehedi inuu hayoh😭🥲😭Janada san ku yaqiinay maa laga badalay subxanahalaah🥲😭
@asadfabinho3593
@asadfabinho3593 Год назад
@@updy_khayreaaqilkaynan قال الله تعالى ((ربما يود الذين كفروا لو كانوا مسلمين )) من سورة الحجر آية 2 Qof walba Janaduu galayaa gaalada mooyee haduu qofku muslim yahay danbi kasta haku dhacee aan shirki ahayn Janaduu galayaa xitaa marka laga soo jaro wuxuu danbi galay.
@mjjelani2280
@mjjelani2280 Год назад
1 من أفضل مسلسلات الصومالية 2 إبداع جميع ممثلين حتى الأطفال ادور ممتازة 3 هل المخرج العمل هذا لديه اعمال ثانية
@mubaarikhadi2311
@mubaarikhadi2311 Год назад
نعم لديه اعمال عديدة!
@mjjelani2280
@mjjelani2280 Год назад
@@mubaarikhadi2311 اشكرك
@user-kp4fu5cq9f
@user-kp4fu5cq9f Год назад
War balan baxa maad naga daysaan Dee astaaney ❤️😄😅
@queentanya3787
@queentanya3787 Год назад
Riyadaas kamaal ayaan ku xasuustee Xalay waxaan ku riyoodey riyo aad U xun. Oo waliba ilaa hada naxsanahay Riyada sidan bay ahayd waxa guri wada joogney aniga iyo habaryartey ka dib laba Nin oo bastolada wata baa nosoo dhacay habartey bay lacag weydiiyen oo dili rabeen waan baroortey waxan dhahay aniga wax walba igu sameeya habaryartey sii daaya wey xanuunsanasaaye ka dib anay ii kaxeysteen waxa lay geeyey meel dumar badan oo sideyda losoo afduubey joogaan labadii Nin iyo kuwa kale oo badan baa I kufsadey mid waa cadaan midna Somali midka somaliga mid aan magalada wada deganahay buu ahaa waxay i week baad halkan joogi sidan rabno waad noo sameyn hadii kale habaryartaa baan noo xidhan oo aan qarajin, OK baan dhahay waxay dhaheen sabtida iyo axada waan ku Fasaxanaa lkn Police Ma wici kartid ama Nama sheegi kartid hayaan dhahay hadaba intaan meesha joogey ayaa waxa la Keeney isla wiil iyo gabadh aan garanaayo yagana lasoo afduubey wiilkii wuxuu diidey in walashii la kufsado oo dila buu dhahay walashay Ma taaban kartaane wilkii mindiyo ayaa lala dhacay isla halkii buu ku dhintey ka dib waan argagaxney oo dhaantayo dumarkii way baxsadeen Anaa lay eryadey waan ka dheereyey qaar kale oo tuga oo afuubka qabilsana oo magalada U joogey baa laysii sheegey gabadhas qarajiya la dhahay hadii kalena Police ayay inoo sheegi, meeshu waa Germany markaa, kuwii laygu balamiyey waan ka badbaadey ka dib waxan ordo gabadh aanu saxibo nahay arkey saw yaga ayay la shaqeysaa tii baa guriga I keentey markasay i dhahdey Ma baxsan kartid Mindi bay isla kay soo hortagtey halkaa markey maraso anigu riyadii baan ka boodey anoo aad U naxsan waan cawdubileystey cabaar ka dib waan seexdey riyadii hadana soo noqotey markan gabadhii ka baxsadey waxan anoo naxsan U tegey gabadh aanu habro wadaag nahay oo IS dhahay dhibkii uga shekee Police Kana wac. Isla sidii ayey habarwadagteyna dhahday nagama baxsan kartid mindi ayey ila dul Timi oo igu dhufan rabtey hadana anoo naxsan baan riyadii kasoo boodey cawdubileystey soo weyseytey ka dib laba saac ka dib ayaan seexdey markaa sadexaad hadana riyadii halkii bay kasii socotey waxayna kusoo dhamaated yada oo aan habarwadagtey ka kararay ka dibna ay ii eryatay ilaa 200m, ka dibna aan dhacay oo ay halkii igu dishay, halkaas markaan marayey hadana waan boodey anoo naxsan waan is eegay saa caadi baan ahay lkn wada dhidid socdo baan ahay waxay ahayd afartii subaxnimo hurdadii dib uguma laaban cabsi darteed. Hadaba arinka aan ula yaabanahay wuxuu yahay Wiilka aan garanaayo ee i kufsadey , gabadh saxibtey ah ee i shirqooli rabtey iyo habarwadagtey i dishay waxa riyo igu tusay taas waxa kasii daran oo aan ila hada ka naxsanahay riyada intaas oo goor aan soo toosay hadana halkii kasii socotey ilaa dhamaadkii lay dilay Taas baan ka naxsanahay Ilaa maantana waan cabsanayey. Ee maxaa lagu fasiri karaa Se maydin soo martey riyo xun oo sameyn idinku reebtey ? 😢😢😢😢😢 Qoraalkeyga wuu dheeradey balse sidaa aan idinla wadaagey baa iga Dhab ah
@keyfkaztro3787
@keyfkaztro3787 Год назад
Bisinka xage bad joogta imika
@lamafilaan4509
@lamafilaan4509 Год назад
Subxan allah wlley adoo waysa qaba seexo adkaarna kuseexo riyadaan inaad culumada lawadaagta fcn allahu aclam
@cafiifa241
@cafiifa241 Год назад
Riyada xun lama sheego wll sheydaankana iska naar
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 Год назад
Culimada weydii markaad seexanayso aayatul kursiga akhriso
@hibonoura9556
@hibonoura9556 Год назад
I can't wait wllhi laso dhakhsada xalqada danbe😭😭😭
@zahraaadam1757
@zahraaadam1757 Год назад
qofka mohamuud soo wacay inuu mahad yahay ninka film ka qoray war yaa gartayeey
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 Год назад
Haa waa isaga
@NajmaMano-mx5co
@NajmaMano-mx5co Год назад
Filmakan sad u yarnaysan ma ina malinte danbe 1minute noso daysan ayad rabtan😂😂😂
@user-cw9pv4if6k
@user-cw9pv4if6k Год назад
Waar waan daalay maan ooynaa hada😷😷😷😷😭😭😭😭😓
@user-wf4gy9si6k
@user-wf4gy9si6k Год назад
Calayhi salatu wasalam
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 Год назад
Waaa cabsaday 😂😂
@asadbm186
@asadbm186 Год назад
Aniguu samirkayga hoos ayaan uu haystee soo dayee pleple❤😢
@caishocllahi7027
@caishocllahi7027 Год назад
gabdha tuugo u soo dhaco talow ma ninkeeda astaaney saan maxey tahay daqiidaha inoo badiye 😟☹
@ilhanupdiqadir3716
@ilhanupdiqadir3716 Год назад
Wax igu fikrad ah ba adan ku hayaa shacni ninkeda uso dhaca
@ismacilmohamedmohamed2072
@ismacilmohamedmohamed2072 Год назад
Nebiga ku sali wll🤲
@mohammedhirsiawad1252
@mohammedhirsiawad1252 Год назад
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Год назад
Shacni iyo Kamaal way isku nuurayaan😂
@MutaaasNuradin
@MutaaasNuradin Год назад
Astan is better then bile 😮‍💨💗
@Anas_nesta
@Anas_nesta Год назад
Video hala dhereeyo astaan lacag jecel 💯 💶 💯 keenteen nagadaaya 😂😂
@AsmaYasin-rj2eq
@AsmaYasin-rj2eq Год назад
Yaa ila arkey inuu caawa gaaban yhy flimku😅
@anisomohamed9164
@anisomohamed9164 Год назад
Wlhi waan iska dawanaa moyee film meloo usocdo maba fahmin
@asmaali-sp7db
@asmaali-sp7db Год назад
Xalqada 8aad la soo dhakhso pro
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 Год назад
The best film❤❤❤
@user-wl1go5dg4k
@user-wl1go5dg4k Год назад
Naga zoo soo daaya data naga go,ayzee😂😂
@rahmaburhanjamac1915
@rahmaburhanjamac1915 Год назад
🤣🤣🤣😭
@user-wl1go5dg4k
@user-wl1go5dg4k Год назад
@@rahmaburhanjamac1915 weyy igU Badh Goyeen
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 Год назад
Ilaahow guur xlaaala isii😂
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
The mis-understanding of gender Thinking negativity ❤😂
@hibaaqfaysal3653
@hibaaqfaysal3653 Год назад
Daqiiqadaha kordhiya wllo
@ApdisamedOsmanALi
@ApdisamedOsmanALi Год назад
I can't wait party 10😊
@drMohamudaden
@drMohamudaden Год назад
waayuhu maxay dad badan ciil badeen musalsalkaan sidii aad u daawaday mid kale oo aan u daawaday ma jirto xalqadkastaa dhowr jeer ayaan daawada waxaa iisii dheer akhrinta comments ka meelo badan ayuu iiga taabani hayaa oo nolosheya ka mid ah ax ax ax ax ax
@mohamaareeye5868
@mohamaareeye5868 Год назад
Cabsi cabsi waaye wlhi😂😂😂
@newtech7519
@newtech7519 Год назад
30 daqiiiqo ka dhiga ama 40daqiiqo wuu yaryahay Filmku 3cishona waan sugaynaa
@bareomar4050
@bareomar4050 Год назад
Xukuumadaha daalimiinta ah ee sida sharci darada ah ku kala gaynaya lamaanaha is jecel xabsiyada sharci darada ahna ku ridaya illahy haka qabto ummada
@user-bb3zx6xz2i
@user-bb3zx6xz2i Год назад
Astaan drama ayaa 8 laga SII daaya dadoow wax fahma halkana 9 laga SII daaya hadaanay astaan kuugu jirin xagan ka daawo 9
@HamdiMaxamud-tl5rt
@HamdiMaxamud-tl5rt Год назад
Masha Allah wan sugayey
@mudancaliaadan3059
@mudancaliaadan3059 Год назад
Yarey islaantaadaan ninku ka xidhanyahay kamaal lee haigu jeclaan🤣🤞
@haaniabdullahi2415
@haaniabdullahi2415 Год назад
Hhhhhhhh😂😂
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 Год назад
Wiilka yar ee loo fool dhaqayo waa qalad waa inan roon carruurteena tusa inay isku filnaadaan
@AyanHony-iz2yb
@AyanHony-iz2yb Год назад
Inta guled ka naxaday isoo raaca😭
@KaltuunCabdilahi
@KaltuunCabdilahi Год назад
Kuso dhacsada dee😢
@aaminocaday3771
@aaminocaday3771 Год назад
The best Film Wlhi
@seynabhassan5656
@seynabhassan5656 Год назад
Lasoo dhaqso waan jeclehe 😂😂😂😂
@guuleedmohamed1061
@guuleedmohamed1061 Год назад
Aniga adigaan kujeclahay runtii saynab qli
@Ciyaal.casiir
@Ciyaal.casiir Год назад
Team astaan 1.0k Ha ley gaar siyo please 🙏
@user-wl1go5dg4k
@user-wl1go5dg4k Год назад
CodzigayGa tix geliya imadryal😂😂
@AaminoXasan-bu4ms
@AaminoXasan-bu4ms Год назад
Warmaxad ogadhagentihin sodaya
@NimcoJibriir-br8mt
@NimcoJibriir-br8mt Год назад
Hurdada ma lagu soo dhacaa cwa kamal
@HodoMohamoud-dx5hq
@HodoMohamoud-dx5hq Год назад
Kaliya wxn ka ooya markan arkoo inanta labada caruura haysata wllhi wxn xasuustaa sidey hooyaday nagu soo korisay iyo wlipa dhibta aan so argny alhamdulillh hada
@abdiwelibayow29
@abdiwelibayow29 Год назад
Remembering back to my good old days whem mum used to sew our clothes using this traditional kind of needle .
@AafAli-rl1cv
@AafAli-rl1cv Год назад
J'aime beaucoup ❤😊🎉
@abwaanTixmagabe
@abwaanTixmagabe Год назад
Filinkani inkasta oo aanu helin buunbuunin badan oo baraha bulshada ah sida kuwii ka horreeyay, haddana waa taxane fiican oo dadka akhriska iyo qoraalka jeclaysiinaya. Inkastoo la gelin dedaalkii Habboon la geliyay oo kale.
@faysawacays2950
@faysawacays2950 Год назад
Waxad bilowdeen inaad 18minte ka dhiigteen please ku celiya 28ki hana walina
@wardamohamed
@wardamohamed Год назад
Ninka hadala waa aktarkii hore mahad
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 Год назад
Haa wll waa isagii ninkii fillimkan qoray
@wardamohamed
@wardamohamed Год назад
@@cabdimursal5566 wow ma isagaaba qorey manshalh thanks
@pharahahmed1980
@pharahahmed1980 Год назад
Gulleed khaan pls ha dhiman😢😂
@Nadira.abdi.299
@Nadira.abdi.299 Год назад
So daya dee 😩😩
@zuuzujama
@zuuzujama Год назад
War 3 saac baa lasoo dayn miya😢😅
@qaaliquman.official696
@qaaliquman.official696 Год назад
Gabdha ilmaha heesato maskiinta cabsi cabsi eey ku noshahay maskiinta 😢
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Год назад
Film 🎥 cajiipa❤
@user-qh9zz5um2f
@user-qh9zz5um2f Год назад
Wan ragsadaybe maxa dhacay❤
@faadumocolaad1
@faadumocolaad1 Год назад
❤❤😂😂
@zulekitakader5283
@zulekitakader5283 Год назад
Waxay waad noo qadhiidhaysan filmkii naga soo hagaaga Astaaney ilmaaaderayal
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Год назад
Waxan maxad ka yarayseen hadana 3 minutes kusoo celisee😅😢
@user-ph9pn3sv9y
@user-ph9pn3sv9y Год назад
I’m waiting 😂😮
@BarwaaqoCabdi-rs2sp
@BarwaaqoCabdi-rs2sp Год назад
Iso dir
@user-jx8eq2og1t
@user-jx8eq2og1t Год назад
Qofka maxamuud soo garaacayaa waa mahad ibraahim wllhi
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg Год назад
Part 8 waan u bognay
@OsmanBarqadle
@OsmanBarqadle Год назад
Filimka rag ayaa kamaqan jamaaal iyo habooon iyo jajarta haa lugu sodaro to become more attractive and more viewsable
@nimcodhuuke1047
@nimcodhuuke1047 5 месяцев назад
Scw
@hibosead5700
@hibosead5700 Год назад
Maxad naga caansiraysan malinti 3 xalqadod so daya
@cabdimajiidcabdulaahi5109
@cabdimajiidcabdulaahi5109 Год назад
East and west Astana is the best🎉
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 Год назад
Naxdinta Naga daya yaqee🤣😁😁 bisinka
@Afnanyarey346
@Afnanyarey346 Год назад
Inta lasocota hayaan Io dhip caashaq like dhac kuzii❤
@apdi-hkim123
@apdi-hkim123 Год назад
the one's best❤
@MunaatheinYusuf-pf6zq
@MunaatheinYusuf-pf6zq Год назад
Inan caawa ku riyoodo ayaan ka baqayaa dadkan wajiga xidhan😮
@craxmanmaxamad2287
@craxmanmaxamad2287 Год назад
Doqon ka filimka Mahamud legens ka filimka Hana kamal shacni siba shacni ❤❤😅
@masbal9180
@masbal9180 Год назад
Shacni wa tee wllo
@HavzaHussein
@HavzaHussein Год назад
Guuleed muu dhinty😢😢 mya dhaha😂
@xamdahcapdilahi9574
@xamdahcapdilahi9574 Год назад
Hyeh filimka noyrah dhereyah
@sucaduushamohamuud5925
@sucaduushamohamuud5925 Год назад
Suaal filmku atooorihiisa waa kmaaal lkiin atarishadu wa ayo
@abdikadiraden5597
@abdikadiraden5597 Год назад
❤filin qatara iyo atore iyo atarisho qatara iyo daragtar qatara camiro qatara all wada qataros
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 Год назад
😂😂😂😂
@CabdinasirMaxamud-pd8nb
@CabdinasirMaxamud-pd8nb 11 месяцев назад
Kkkkkk jecliyaa in la isla gaadho
Далее
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 13 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
FILmka kaama quusan
56:54
Просмотров 1 млн
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 27
20:04
Просмотров 1,4 млн
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Просмотров 1,3 млн