Тёмный

HAYAAN XALQADDA 8-AAD | “ MA SIDAAS BUU GUULEED DUNIDA KAGAG TAGAY “ 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 488 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 817   
@HudaMaxamad
@HudaMaxamad Год назад
Away dad ki jecla nabiga scw scw ❤❤❤
@NiciimaXassan
@NiciimaXassan Год назад
Scw scw❤❤
@Hamda.471
@Hamda.471 Год назад
Scw❤😊
@sagalibraahim570
@sagalibraahim570 Год назад
Scw scw
@maryamocabdullahi7801
@maryamocabdullahi7801 Год назад
scw
@missnajma5505
@missnajma5505 Год назад
Scw❤
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@NimcoAhmed-lz6it
@NimcoAhmed-lz6it Год назад
Asadow
@AminaOmar-gu8lk
@AminaOmar-gu8lk Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@faizaahmed5
@faizaahmed5 Год назад
scw❤
@nadramaxamed2466
@nadramaxamed2466 Год назад
❤❤
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤
@barwaaqohassan9354
@barwaaqohassan9354 Год назад
Scw scw scw scw
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@museyare1358
@museyare1358 Год назад
Zcw zcw zcw zcw zcw ❤❤❤❤
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse Год назад
Kamaal naxariistiisa iyo Maria danyarideda runti wanla qiirodaa😢 gabarkasto oo ilmaheda korinteda la daalaa dhaceysa illahow kamaal cml mid ugu naxariista la kulmi❤
@ladnaofficial3420
@ladnaofficial3420 Год назад
Aamiin aamiin wllo
@GaraadNaasir
@GaraadNaasir Месяц назад
🎉😮😮😮😮😮
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
Kawaran Hadaan ku Fikiri jiray noloshu way iska timaadaa teeda sare imakana aanan jaanisba helin 7ilaa 8fiidnimo anoo daal bas ah meel ku dhacaa wllhi Nolosha yaraantu waa beenaalad alle mustaqbalka ha inoo qurxiyo dhalin yaro❤😍🤲
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Год назад
Aamiin wllo adna howlahaga Allahaa kula garab galo
@MaxamedCilmi-j4m
@MaxamedCilmi-j4m Год назад
Aaamin brother😢
@NiciimaXassan
@NiciimaXassan Год назад
Amiin❤
@CkarimDheere
@CkarimDheere Год назад
Relally wll😢
@NimcoMohamuud123-xp9zy
@NimcoMohamuud123-xp9zy Год назад
Aamiin Aamiin yaa Rabbi
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤🥰
@missnajma5505
@missnajma5505 Год назад
Scw
@gudoonnimcan-1527
@gudoonnimcan-1527 Год назад
Zcw
@filsanaxmad9911
@filsanaxmad9911 Год назад
🎉
@MohamedIimaan-r4p
@MohamedIimaan-r4p Год назад
Scw
@nasiimabdirahman4638
@nasiimabdirahman4638 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 Год назад
Yaa Maria iyo Kamaal isla jecel sidayda❤
@nimcorayd4599
@nimcorayd4599 Год назад
Aniga
@najaaxjamac4797
@najaaxjamac4797 Год назад
Aniga 😊
@Ruweyda_Mohamed
@Ruweyda_Mohamed Год назад
Ani😢
@najmasheikh6304
@najmasheikh6304 10 месяцев назад
Aniga
@mohamedabdi7406
@mohamedabdi7406 Год назад
Dhamaanteenba Aynu ku wada salino xabiibkeena maxamed ❤❤❤❤❤❤scw scw❤
@AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER
@AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER Год назад
Nabiga kusaliya scw😢😢😢
@LadnaCabdi
@LadnaCabdi Год назад
Scw scw😢
@JamiilaHasan
@JamiilaHasan Год назад
Markastoon maga geerido igu so dhacdo ama an maqlo ilamada ma ceshan karo sababto ah waxan xasuusta abahay abo rabi haku naxariisto ana rabi janada haygula ka kul miyo wll igu du ceeya bls😭🤲😢
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ❤❤❤❤
@monaabdi3146
@monaabdi3146 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 Год назад
Scw❤
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir Год назад
Sxw scw scw scw scw ❤
@FarxiyaMaxameD-bv5cx
@FarxiyaMaxameD-bv5cx Год назад
صل الله عليه وسلم
@khadraclaahi3843
@khadraclaahi3843 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@saynf
@saynf Год назад
Allahuma sali ala sayida Mohamed. Subhanallah wa alhamdulillah wa Allahu akbar.
@eesy8947
@eesy8947 Год назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@missnajma5505
@missnajma5505 Год назад
Scw❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Год назад
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚❤️💖
@abourahman9586
@abourahman9586 Год назад
WalLayan iso duceyaaa Rabiga ii waydiya ubad khyre qaba ifka lagu yhy walale😢
@ridwaancali5709
@ridwaancali5709 Год назад
Aamiin abayo😢
@abourahman9586
@abourahman9586 Год назад
Si niyada igu so duceya walalayal Rabiga ii waydiya ubad inu Rabigu igu arsaqo 😢😢😢😢😢
@HaniAli-q7t
@HaniAli-q7t Год назад
Amiin wll😢
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 Год назад
​@@abourahman9586aamin walal ubad baariya rabi haku siiyo saliga nabiga badso wax yaabo badan ayaa ku furmaya
@CibadoAbdi-gv8ck
@CibadoAbdi-gv8ck Год назад
Alow kusii ubad khayr qaba
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 Год назад
Noloshu qiimo ma lahan wlhi tani waa jiliine ayado sax ah bey nagu dhacdey hbn hore ma sidaan fudud buu Ku baxay cabdicasiis wll aan jeclaaaa😢😢Alla xumaa aduun adaan adigu jirin godka lagu janeeyoow😭🤲Allaha ku naxariisto daqiiqad kuma ilaabo intaa noolahy
@BilkhayrKhadar-jh7xx
@BilkhayrKhadar-jh7xx Год назад
😢😢rbu ha u nxriato
@sundusahmed9848
@sundusahmed9848 Год назад
Sorry 😢wll walhi wayngu dhacdaa taasi
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Allah ha unaxariisto wll😢😢😢😢😢aduunyo
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Год назад
Ax rabi weyne ha u naxariisto
@hodanbadri4893
@hodanbadri4893 Год назад
𝐀𝐱 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐰 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐡𝐧𝐨😭😭
@drMohamudaden
@drMohamudaden Год назад
adigoo ku sugan xaaladaan uu filimka ka hadli haayo, kuna jira qol madow, aanad haysan halshaq oo laabta ku galiya marka aad gocato amaba aad murugooto waxaa jira hal meel oo aad ku nafisi karto waana tasbiixda, salaada iyo quraanka alle u carar xagga alle ma jirto xalqad aanan ilmeyn filmkakaan sidoo kale qoraaga filmka mahad ibraahim yuusuf film kasta uu qoraa amaba uu director ka yahay waan ku ilmeeyaa daawashadiisana waan ku cesh ceshtaa best ever writer and director mahad ibraahim
@JamacJamac-hw5gu
@JamacJamac-hw5gu Год назад
الهم صلي على محمد وعلى اهله اجمعين ❤❤❤❤❤
@nishapep1517
@nishapep1517 Год назад
Al idil iyo hibo filimka haboon 😢 miss you wlhi 😢❤
@salma.abdirahman3134
@salma.abdirahman3134 Год назад
In ilhy guur xalal ah I sahalo igu so ducey
@shukriaomer186
@shukriaomer186 Год назад
Flimku wiilku kusocdee hayaamay inuu dhiman baan dareemaya oo gadaal kaso bixi doona❤isago taajira 😢
@AmiraSahra-x3h
@AmiraSahra-x3h Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@HamseAhmed-jg5lj
@HamseAhmed-jg5lj Год назад
Saliga nabiga salalahu calayhi wasalam haso gabiN wll mcn
@salmansalmanmaxamedmaxamud432
Saliga nabigeena muhamed ha dhaafina ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanmohammed6352
@hassanmohammed6352 Год назад
Hadal emotions ah marka Aabaha & Walalka ad garab ka weydo nolasha qima malahan xaqiq😢
@azmamohameth7061
@azmamohameth7061 Год назад
Really😢😢😢😢😢
@fahmomaxamed-er6ji
@fahmomaxamed-er6ji Год назад
Waa tan aniga ihaysaataa😭
@mukhtarabdimoumin
@mukhtarabdimoumin Год назад
​@@fahmomaxamed-er6jiILAHAY TALO SAARO WALAL WAX KASTA WAKU DHABO BAYAAN I.A🥰
@Rayaammohaz
@Rayaammohaz Год назад
War waar film😂
@safioabukarmohamed4276
@safioabukarmohamed4276 Год назад
Waa tan hda dareemi hayo 😭💔
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Год назад
Nabiga ku saliya scw scw scw ❤❤
@muhiimxuseen7552
@muhiimxuseen7552 Год назад
Inta aminsan guuleed aso tajira oo meel iska so saray inu so noqan doono halka m/muudna guuleed ubaahan dono 😢😢
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 Год назад
Ma Rabin inay sidan noqoto waxan rabay inuu noqdo billion dheer oo yurub galay😢
@maryanmathaw46
@maryanmathaw46 Год назад
Inuu badbaday so lagamayabo oo badaa kudiman
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 Год назад
@@maryanmathaw46 waa macquul wlo
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Год назад
Lagayaabe in uu dib ka soo baxo
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 Год назад
@@dagandaacad5812 Wan rajayna wlo mcnbuu noqonaya filimku
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official Год назад
Ujeedka filinka waa bil cagsi Oo hadey sidaas dhici laheyn dulucda filinka waxey noqon laheyd in tahriibka lagu dhiira gelinaayo
@kapahanolosha5779
@kapahanolosha5779 Год назад
Flimkii ugu horeyey sab laga cunay 😂😂😂
@safiyomaxuuud4584
@safiyomaxuuud4584 Год назад
Sax weli ma arkin filin sab
@kowtharyussuf7847
@kowtharyussuf7847 Год назад
Hhhhhhhhhh sab cundan Aya isku imatha guuuulad Gul wacan ku solawo walaku tashtea 😢😅
@xaawocali2403
@xaawocali2403 Год назад
Haaa wlhi😂😂😂😂
@MaariyaCismaan-f3c
@MaariyaCismaan-f3c Год назад
Inta og inuu guleed noolyhy oo soo bixi doono isagoo taajiraa😮😮😮😮
@queenfarxiyo4282
@queenfarxiyo4282 Год назад
Ani saan filaayo
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 Год назад
Waa sidaas qofka u horeeya ee u la soo hadli doonana waa kamaal filmka ciduu ku socdaana waa wiilkaas yar ee hayaamay
@queenruun9709
@queenruun9709 Год назад
Waankula qabaa
@cadarali1006
@cadarali1006 Год назад
Run allah ha ka dhigo
@nadiiracadaani-el2zq
@nadiiracadaani-el2zq Год назад
@@cadarali1006😂😂
@AbdulahiMukhtar-nd8qe
@AbdulahiMukhtar-nd8qe Год назад
Eedada jileenkeeda waa another level 😊
@siciidxasan6520
@siciidxasan6520 Год назад
Ku saliya nabiga scw scw scw scw scw🎉❤🤲🕋
@MuxipoMushtii
@MuxipoMushtii Год назад
Guri aan wayeel fiicin ama waalid joogin wllhi wa meel madow😢😢😢 wxa dremi kara qaf sidyda wax waalid ah la joogin iyo qf uu labtisa geliyo mrku waayuhu cisleyaan 😢 inta ila midka ☝️ rabbi hyno xfido
@SagalKayse
@SagalKayse Год назад
Wll alle ayaa kuu dooray wax aad dooratayna maaha laga yaabaa inuu alle meel fiican kuugu talagalay hadhaw
@MuxipoMushtii
@MuxipoMushtii Год назад
@@SagalKayse haa wa ii khyr alxm khyr kasi badan ban rajynaya wll
@mataanibraahim4942
@mataanibraahim4942 Год назад
INta kalana
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 Год назад
Kula mid ahey hooyo iyo aabe alle haw naxaristo
@amiishxaryan818
@amiishxaryan818 Год назад
Amiiin Amiiin Amiiin 😢rabiyow na amaanso adiga ayaa talo nuga filaani😢
@drsanabyassein6009
@drsanabyassein6009 Год назад
Wllhi filmkani waa xaqiiq jirta Weliba inta ka hadlaysa wiilka tahriibey muxuu isbiimeeyey qof dhalinyaro ah oo garabka waayey familygiisii
@Sheima_R47
@Sheima_R47 Год назад
Been maha wlhi nolozhada hdii aad garabweydo wxkzta inad sameyso wey kula fududanayan qofku marku yar yahey wuxu ubahan yahey garab istaag aad uweyn wlhi lkn walidiintena wxaz wxba uma arkan badan ubadkan qalbigoda iyi dareenkoda midna ma ilaliyan walidiinta wxa haboon iney ubadkod hoos uu egan mid yar iyo mid weynba 😭🥺
@barwakomohamet5922
@barwakomohamet5922 Год назад
Adigu ha Marin dariiqi walidken maren unoqo ubadkaga mid ay ku nafisaan Ina qabta dareeno badan oo aynan inaku fursad uhelin
@miinadaahir971
@miinadaahir971 Год назад
Qoralkaga xoga nafteda ayo tabteh hooyadey 8jir ano ah bey dhimate ilaa manta o an 23jir ahay walal warid ehel midne axsan ama daryel ama naxaris imaa tusin nafta ina iska jaro waxbo uma arki jiran marka riyo walbo ledahe aadweydo hadane cidne ku garab istagen wa xanun btw allhamdulilah waxa jire will iga yar si an asiga tisa u rumeyo tedan u ilawe hadane dhib kuma qabo waxas waa cashir somali ne iney dadka dulmiyan waa iska jecelyihin allah naga koriyo ibnu adan gacantisa
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Год назад
@@miinadaahir971 Aamiin wllo kuwii kora oo kaalin gala Allahaa idinka dhigo.
@HamdaMahamud-t4i
@HamdaMahamud-t4i Год назад
Inta iga dambeysa like hayla dhafin 😂❤
@IqraMustafe
@IqraMustafe Год назад
Inta og inu hadhaw guuled isago tajira so baxayo dharan dharaaan 😂😂😂😂😂😂
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Год назад
😅😅😅😅😅
@HasanAsad-wu8su
@HasanAsad-wu8su Год назад
Adi dhip padnidaa wlley 😂
@RNN1234
@RNN1234 Год назад
Hab jiliinka filmka Markaan Eegay Guuleed Sidaas Ayuu ku geeriyooday, filmkana Waa Wacyi galin Tahriibta, Iyo Ka war qabka Ubadka Lagu dhiiri galinaayo Mahadsanid 😊
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
@@RNN1234Aad iyo aad
@ilhanhassanmuse9658
@ilhanhassanmuse9658 Год назад
Hhhhhh kadaadee wlley wuu dhinteee
@mohameds.awale7624
@mohameds.awale7624 Год назад
Todobaadki labo xalqadood ka dhiga ama 40 minute ka dhiga😢😢😢😢
@Ibraahimmaxamed-m2r
@Ibraahimmaxamed-m2r Год назад
Haawaasax😊
@Sirad-sb7oz
@Sirad-sb7oz Год назад
Wllo wuu yahayba todobaadkii laba xalqadood
@ShugriSead
@ShugriSead Год назад
​@@Sirad-sb7ozwll labade hbeen bu sogalaa
@afnaanesmail2922
@afnaanesmail2922 Год назад
😢😢😢 xalqadii igu sameynta badneyd ayey noqotey runtii madhintee waa ilaahay runtii waqica jiree ayay dhalintanii inoo soo gudbiyeen ay tahay ineynu ku bararugsanano somali hadaa nahay xaqiiqdii waa musasal hadana anii dhaba uqaatey😢😢
@Sirad-sb7oz
@Sirad-sb7oz Год назад
igula salli wllo xabiibkeena muxamed scw
@museyare1358
@museyare1358 Год назад
Zcw zcw zcw zcw ❤❤❤❤
@AmaalAsad-e4d
@AmaalAsad-e4d Год назад
Kamaal iuo Gabadha caruurta LeH wey isku soo baxayaan Eeey 😢😊❤😂🎉😢
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Год назад
Al ubax fahamo waa jecelhay😅❤❤
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Aniga maama xaddiyo waan jecelahay 😂😂❤❤
@LALAYS1
@LALAYS1 Год назад
xadiyo lama dhaho wa fananadi weneed ee ubah fahmo
@ahmeddeeq4430
@ahmeddeeq4430 Год назад
😂😂❤
@ramla-kf49db3h
@ramla-kf49db3h Год назад
​@@ahmeddeeq4430maxaa ku qososhay markaa😅
@muminhagar5038
@muminhagar5038 Год назад
Kamaall waxuu Macalin. U yahay. Dadka. Yaqaano Oo nolashooda ku kooban tahay iney. Kaligood. Nolaaadaan waxuu Barayaa. Iney Nooleyn karaan ayago. Dad kale Danyar ah. Wax Gaarsiinaayo Hadane Maaha nin tujaaar ah Oo hantiila ah. Oo maskiin Ceyr ah Balse qalbiga wax. Laga. Noqdaa macalin kamall Mahadsanid
@faizahodan2757
@faizahodan2757 Год назад
Guleed io maariysa wllhi way isku soo baxayan😢❤❤
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
يا حسرتاه ...... نحن دائما نعاتب اخواننا عندما يخطئون وعندما يفعلون الصواب لا نعطيهم اي اهتمام ولا نهنئهم رغم أننا لا نهتم بالأمر إطلاقا 😢❤...... آسف على طباعنا هذا يا أبناء صومال
@rahmamohamed6505
@rahmamohamed6505 Год назад
Aynu kuwadad salino waa haben qayr qaba Nabigen naxariis iyo nabaglyo korkiisa ha ahaato scw scw scw ❤
@hodan868
@hodan868 Год назад
Waad ku maha santii filin ka quruuxda badan eed noosoo gudbiisaan
@mohamedmohamud6883
@mohamedmohamud6883 Год назад
Hubax Fahamo Filmka hal keede dhigtay Kulaah Naa Edo waxaad doonto shido waxan aad shidanaysa ayaaba Qadhmuun😂😂😂😂
@Bosspodcast-q6j
@Bosspodcast-q6j Год назад
ax run badana wlhy waa xaqiq filmkn qalbiga i huriyey😢😢
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
أظن أن حوليد لم يمت بهذه السهولة ..... 😢❤ فقط انه سيرجع بالموسم الثاني او الحلقات الأخيرة وهناك ستبدأ قصة جديدة ❤
@MahamoodIpraahim-ec6nj
@MahamoodIpraahim-ec6nj Год назад
anba saasan qabaaa
@safasiyaad5711
@safasiyaad5711 Год назад
ونا كمان
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
@@iqradahir6982 سيأخذ ثأره من أخيه كما اتوقع
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
@@iqradahir6982 بتمنى لك صيام مقبل يا إقرا
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
@@safasiyaad5711 رح ينتقم من اخوه حسب رأيي
@faysalmedia85
@faysalmedia85 Год назад
The best directer mahad ibraahim keep going pro gar iyo gardaraba waan ku wataa
@RudwaanKhadar-g2x
@RudwaanKhadar-g2x Год назад
صلاه الله عليه وسلم
@shaadiyaabdi170
@shaadiyaabdi170 Год назад
23sano ayaan dareemi dareem aabonimo iyo mid walalnimo iyagoo nool waliba 😢 noloshu mar bay ku hiilin ban islehyh lkns WalI ma arko ilaa imika lkns dulmiga aan qabo alle uun baa og aadamuhu ma dareemayo Mar kaliya inaan arko naxariista aabahaye ayaan rajeenay iyo inu hadal wngsa ka arko intaa bees ayaan ku ilawi doon wax kastoo oo igu sameeye 😢😢😢😢😢😢
@AqiidAdamclaahi
@AqiidAdamclaahi Год назад
Best film Halka wax ka soo muuqday filmka nuradin fod yare player
@axamedyare6781
@axamedyare6781 Год назад
Ayyy ❤musaslka hayaan ❤lasoo dhaqsada
@daganchannel7929
@daganchannel7929 Год назад
Masha Allah kamal best actor 🥰
@NimcoahmedHooyo
@NimcoahmedHooyo Год назад
Salahu calehi wasalm salahu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam
@nadramaxamed2466
@nadramaxamed2466 Год назад
𝐖𝐚𝐧𝐬𝐮𝐠𝐢 𝐥𝐚𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲𝐲 𝐛𝐚𝐡 𝐰𝐥𝐡𝐢😢😢😢😢😢
@fathiamaha1893
@fathiamaha1893 Год назад
🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮 😊😊😮😮😮😢😢❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😢😢😢😢😮😅😅😅 11:19 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😅😅😅🎉😮😅
@azmahxamze1941
@azmahxamze1941 Год назад
Intaanu hindi qawan dawanlaheyn somalideena qisooyinkoodu runta tahey naga mudan veiws😢❤
@AsmaUpdilahi-no8bz
@AsmaUpdilahi-no8bz Год назад
Kusali nabiga scw❤❤❤❤
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Год назад
Guuleed isagoo taajira arkaynaa 😢
@baylood.germany
@baylood.germany Год назад
Ka dhex bax meesha tajirnimad u walate😂
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 Год назад
Xalad wllky aya ku jira magafa hayste iso duceya wll 😢😢
@kawtharomer7363
@kawtharomer7363 Год назад
alle haka so fur furo wllo
@ugbadibrahiinakabwbjabahva2130
ɪʟᴀʜʏ ʜᴀ ᴋᴀ ʙᴀᴅʙᴀᴀᴅɪʏᴏ ᴡʟʟ😢
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 Год назад
@@ugbadibrahiinakabwbjabahva2130 Amin wlloh
@AbdihaliimHassanAbdalla
@AbdihaliimHassanAbdalla Год назад
Wow Amazing film I from ceelbur i love somali people ❤
@NajahAhmed-ne6mw
@NajahAhmed-ne6mw Год назад
XaLqad murugteeda wadata guLeed😢
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 Год назад
Mariya qeybteeda calooool xumo badanaaaaa😢😢😢
@anisomohamed9164
@anisomohamed9164 Год назад
Filim iska dawadaa moyee maba fahmo qaabkuu usocdo😢😢
@SalmaSaciid-r6h
@SalmaSaciid-r6h Год назад
😂😂😂😂
@AyaanXamse
@AyaanXamse Год назад
😂😂😂😂😂😂filim lamida waligy ma arag marmarka qaar waxa modysaa in uu yahey xaqiiq
@NimcomocalinCumar
@NimcomocalinCumar Месяц назад
Ku saliyo subanaha scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@MariaIsmaelMohmed
@MariaIsmaelMohmed Год назад
Musalsal dhab ah oo magaladaydii lagu matalay masha allah.
@amishaosman9343
@amishaosman9343 Год назад
mhdsanid astaan waqtiga aad ino kordhiseen awgeed 30inaad ka dhigtaana waan iska rabi lahay ❤😊
@mohameddahirNoor
@mohameddahirNoor Год назад
Waan kuugu raacsanahay ina abti
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 Год назад
Intaasa inagu filan hadii kale 2 cisho dhaaf ayay inoogu soo dhigayan
@aishuukunwilkaron6743
@aishuukunwilkaron6743 Год назад
😅😅
@ifarahsulayman6360
@ifarahsulayman6360 Год назад
Wilka Allah cimriga haudheereyo saani waa habaare
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Год назад
Amin yaa allah 😥🥺
@muxiyediin7052
@muxiyediin7052 Год назад
Ku sali nabigena maxamed scw
@abiibmahamuud4699
@abiibmahamuud4699 Год назад
Scw
@craxmaancalidaahir-rj8og
@craxmaancalidaahir-rj8og Год назад
Waad mahadsan tihiin Astaan tv ❤😊waqtiga aad kordhiseen
@jasminaden4772
@jasminaden4772 Год назад
Somalida qofka intuu nool yahay wax uma qabtaan murkuu dhinto ayay walwalaan oo xolo u qalaan😢
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Год назад
Dhab ahaan wllhi
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 8 месяцев назад
​@@Maria_mlpzn-0waa runta Somalida qof gaajo u dhintey ayey geeridisa geel ku qalaan 😢😂
@Ayankartibadan
@Ayankartibadan Год назад
Xayaysiska film.ahan u dawanayay mantaba
@saadiaali6454
@saadiaali6454 Год назад
Download ka fara plz next
@munodheemanofficial7719
@munodheemanofficial7719 Год назад
Anigaa wu itabtay filimkan wllhi qof walbo o hoyo la an koray ayaa idaremii karaa un 😢
@muniiraeid3298
@muniiraeid3298 Год назад
Cwa igu horeysa timekgu zo galay fiirsdo JaH😅😅
@MohamedHussein-nw2ti
@MohamedHussein-nw2ti Год назад
I like how fasal talk and he is cute
@zakisacad912
@zakisacad912 Год назад
FilImku cawuu ugu qira badnaa😂😢❤
@sihaam673
@sihaam673 Год назад
😂😂
@FadumomaxamedFadumomaxam-pk7fh
@FadumomaxamedFadumomaxam-pk7fh Месяц назад
😅❤
@janoinashiekh5121
@janoinashiekh5121 Год назад
Xalqadan caawa waa emotional runtii best film weeye
@umumuniira8495
@umumuniira8495 Год назад
Bismilah walhi waanax din adigoo nool in tacsidada ladhigo waa muruga
@NajathIndho
@NajathIndho Год назад
Ax caloosha i xanuuntay 😢
@aamiinsaadiq2425
@aamiinsaadiq2425 Год назад
Horta walhi anu musasalada man dawan jirin lkn waxan filmkan ku qaatay waxa so diyarisay maskax dagan oo alle barakeyey waxan kale oon la dhacay dadka filmka matalaya waxan leyey alle caqliga iyo cafmadkaba haydiin barakeeyo❤
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
The Edo : Iska shido waxanad ku shidaneyso waxanaaba qadhmuune 😂😂😂😂😂
@maariyadagan
@maariyadagan Год назад
maxad uwaalisan inanta kamaal weyi jeceshahee😂😂❤
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 Год назад
Wacnaan lahaydaa hayaanka guuleed oo guuleysta, dadka dadka ciila bay cashar unoqon lahayd.
@ahmedmohamedelmi8393
@ahmedmohamedelmi8393 Год назад
Waxa Laga yaabaa Inuu Dib Usoo noqdo
@kemalbey8262
@kemalbey8262 Год назад
The best film 🙌❤
@taysirismailawran4405
@taysirismailawran4405 Год назад
Wll guuleed ilahay hakuu naxariisto 😢🤲 Alla barigaaagiina maan cunine😢
@imanabdrxman967
@imanabdrxman967 Год назад
😭😂😂😂😂
@nashaadibrahim
@nashaadibrahim Год назад
😅😅😅😅wuxu wa filim
@taysirismailawran4405
@taysirismailawran4405 Год назад
@@iqradahir6982 marksan wx la cunaya🥲😆
@ShugriSead
@ShugriSead Год назад
😂😂😂
@TasniimBashiir
@TasniimBashiir Год назад
Mash allah filimkani wuxuu ka hadlaaya waxyaabo badan faa ido leh
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 Год назад
Waa qiso dhacday oo dhab ah filimku
@KawsarhassanMuze-qy5ql
@KawsarhassanMuze-qy5ql Год назад
Walahi lilmo ayaa ika timiday c'est le meilleur films que je regarde ❤😢 the Best
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Best somali series films interests of the people's i can't wait prt 9 coming soon insha allah 😀💯📤❤👍😍😂
@faysawacays2950
@faysawacays2950 Год назад
Thank you walaalayal wad naga aqbasheen codsigi🙏 inaad ku so celisaan 28mint
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Год назад
Another level musasalkii ugu horeyey oo save lga cunay
@najmaali1890
@najmaali1890 Год назад
Alla naagaha qaar waa cadaw bal eeg say subtend ugu dhawayd uga xarabaysanayso😢😢😢
@Qarazaawi
@Qarazaawi Год назад
Team astaan 1.0k Ha ley gaar siyo please 🙏
@hanifarax3662
@hanifarax3662 Год назад
❤ku haystaa filimkan
@Queeninamaxamuud
@Queeninamaxamuud 8 месяцев назад
faysal af weynaa😂😂
@maaidaali970
@maaidaali970 7 месяцев назад
Mashal qali
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Год назад
Guuleed waan ka naxay Allaha unaxariisto😭
@deeqamahamed5863
@deeqamahamed5863 Год назад
😂Mu dhiman dee
@nishapep1517
@nishapep1517 Год назад
Inta biri firsandonto waan salamay 🫡🥰🤣🤣
@princesshamse4307
@princesshamse4307 Год назад
I like faysal❤
@ZIKAWIOFFICIAL
@ZIKAWIOFFICIAL Год назад
The best actor i have ever seen 😊
@baarikacali8939
@baarikacali8939 Год назад
Same🎉
Далее
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
DAREEN JACAYL PART 1 FILM CUSUB.
25:00
Просмотров 341 тыс.
Safarkaygii kenya | My journey to kenya 🇰🇪
11:23
Просмотров 669 тыс.
HAYAAN XALQADDA 7-AAD | “ GUULEED MAXAA KU DHACAY “
18:41