Тёмный

Hayaanka Horumarka qaybtii 1aad - Puntland 

Madaale Productions
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 253 тыс.
50% 1

Barnaamijka Hayaanka Horumarka qaybtii 1aad - Qaybtii Puntland, Socdaalkii nabadda ee madaxweyne Farmaajo ee Puntland iyo Galmudug oo dhamaystiran. Waxaa soo saaray oo daadihinaya Ibrahim Omar Baafa

Видеоклипы

Опубликовано:

 

23 апр 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 178   
@Hijabilover102
@Hijabilover102 5 лет назад
Ma shaa Allah.. Reer puntland wa dad Nabada jacyl iyo Somalinimo ilahay hani ziyadiyo nabada Aamin... Wan qirodey 😭
@xaawoabdiweli4121
@xaawoabdiweli4121 2 года назад
Guulaso farmaajo
@mohamedhassanjeilani6180
@mohamedhassanjeilani6180 6 лет назад
I liked the little girl she was so worried then when she met to the president she beceame so happy masha alaah somali hanoolaato
@mawlidosman1574
@mawlidosman1574 5 лет назад
Mnzhallh she is very citizen girls allha inoo daayo iyad iyo inta samaha jecel illhy dalkeeenda nabad ha ugadhigo
@TheMolabola
@TheMolabola 6 лет назад
Puntland the mother of Somalia
@hapooncumar
@hapooncumar Год назад
♡❤
@hanadabdikadir3535
@hanadabdikadir3535 6 лет назад
Masha allah wlhy waa jidhidhicooday misaan ilmeeyay allow dalka iyo dadkaba noo hagaaji noona midee Somalia ha noolaato
@abdirahmanaden5618
@abdirahmanaden5618 6 лет назад
Hanad Abdi
@munaahmed5128
@munaahmed5128 6 лет назад
Hanad Abdi ameen
@maajidabdishakur5932
@maajidabdishakur5932 6 лет назад
aamiin aamiin walaal
@sultanqamus5540
@sultanqamus5540 4 года назад
Ilahow midkadhig madaxdeena oodhan insha Allah
@libanibrahim2979
@libanibrahim2979 4 года назад
Allow u siyaadi puntland nabadaa wlh dhulkoda waa nbd masha allah from konfur galbeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 года назад
Aaaamiin anaga alle nbad hanoo soo celiyo
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 3 года назад
Dhulkeena dheh waa somalia 🇸🇴😍
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 2 года назад
Dhulkeena dheh 😍🥰
@mahdiabintumahad6999
@mahdiabintumahad6999 6 лет назад
Mnsha Allh dhulkeygii dhul udug🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈❤
@khadrakhadra1248
@khadrakhadra1248 4 года назад
Anoon Araga madaxaa wayane qaran kaligay ayan Arakay malitaan ilahow Somali is racado
@fuadlazio9805
@fuadlazio9805 4 года назад
mnsha allah wlhy reer puntlnd waan nasab runti waxaan la dhacay degmada qardho boqortooyadii weli fardihii ayaa unool mansha allah hore u socda ilmaadeerayaal
@knaank9
@knaank9 5 лет назад
Masha alla is waching muse bixi 😁😂😁😂isaaqa halaga qariyo cuqdaday kasi qadaan😁😂😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤘
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 года назад
Haa walahi waa iskafarxa mar ka arko farmajo iyo madax weyinaheno dadka jogo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💙💙💙💙🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋💋💋💙💙
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 6 лет назад
wan ilmeye masha alaah ilahayo puntland baraqade u siyadi yaraab safar aad u qurux badaayey eheed masha alaah guul guul guul insha alaah
@MrSheikh778
@MrSheikh778 6 лет назад
Waa wax tiriikhda gashay anagu hadii aanahay reer Mogdisho sidaa iyo silamid ah ayaan madax inoo saranyan yahay Farmaajo
@hanad6666
@hanad6666 6 лет назад
Mshlh muwadin bafo wankugu fana saxafi Qaran cadowga unolow inshlh so 🇸🇴so 🇸🇴so so 🇸🇴so 🇸🇴so 🇸🇴so Hanolato♥️👈✊ thanks 🙏 for video 💯👌
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 лет назад
Mahadsanid wllo Xumasheegaaa badane Guuuuul m/farmaaaajo Aaabaha qaranka.
@honeylove4100
@honeylove4100 6 лет назад
Ibaraahim Cumar baafo thanks wll qaybta kalena waan kasugaynaah
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 лет назад
Im proud to be Ree garowe✊❤🇸🇴
@sabringulwade55
@sabringulwade55 4 года назад
Tusmo Tv ana bosaso 🙏❤️
@xasnoxuseenxasan
@xasnoxuseenxasan Год назад
Kkmmm
@naimamuhammed8378
@naimamuhammed8378 6 лет назад
Allow ku xifdi Mudane Madea Weyne farmaaaaaaajo 😻😻😻😻😻😻😻😻😻😹😹😹😹😹😽😽😽😽😽😽😽😽😽
@munaahmed5128
@munaahmed5128 6 лет назад
Allahuma ameen ilaahow dalka iyo dadka somaliyed. I love my country somali oo dhan
@geenyobari2441
@geenyobari2441 5 лет назад
Mnsha allh puntland maqashaye miyaad aragty wow allow dhowr dhulkyga
@xaawoabdiweli4121
@xaawoabdiweli4121 2 года назад
Guulasta farmaaj guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 6 лет назад
the second part (GALMUDUG) will be up soon inshaa Allaah
@soolmediainc49
@soolmediainc49 6 лет назад
Madaale Productions great job wanaaga iyo wadanimada waa loo dhashaa
@kla3781
@kla3781 6 лет назад
Madaale Productions we're still waiting
@ismashyare8434
@ismashyare8434 5 лет назад
Madaale Productions
@fahmoxaashi2692
@fahmoxaashi2692 4 года назад
@@kla3781 1
@Aduunka252
@Aduunka252 2 года назад
😂😂😂😂
@Bintimohamed-4
@Bintimohamed-4 4 года назад
Saw dadku waa daleen waxay u baahnaayen madaxwayne daacada allaw dalkeni nabad wa kadalnay qurbe 💙🇸🇴
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 5 лет назад
Yaa ila daawanaayo 2019ka kama daalo daawashadan
@aadanc.naasir9919
@aadanc.naasir9919 6 лет назад
waxaasaa madaxweyne lagaa dhahaa aad ayaan u taageersanahey runtii waana ku aaminsanahey inuu 4tiisa sano wax qaban doono bal 4 iyo 4 kale ayaan ugu dari doonaa insha laah
@warsamedacad123
@warsamedacad123 6 лет назад
aadan c.naasir insha allah sxii
@sabringulwade1141
@sabringulwade1141 6 лет назад
aadan c.naasir haa wlhy insha allah
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 2 года назад
Wll waxaa laga yaaabaa inaad marhore soo dirtay fariintaan lakin sory waaan jecleen inaan afarkale ugu darno lakin wanka xunahay
@faultylog3713
@faultylog3713 6 лет назад
Somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴saaas waaye one love 💖💕💖💕💖💕💖💕💖💕💖💕💖💕💖💕💕💕💕💖💕💕💖💖
@jacfarmaxamed5099
@jacfarmaxamed5099 4 года назад
ilahow nodaa madaxwaynaha aamiin aamiin
@caaqilkamudug3205
@caaqilkamudug3205 3 года назад
Yaaa iladaawanaya 2020 December like saara kamadaalo farmaajo
@cabdifitaax2387
@cabdifitaax2387 5 лет назад
somalia wey socota allow na garab qabo farmajo noolow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iqrayareeychennal8053
@iqrayareeychennal8053 6 лет назад
Wlhi ilinteda yaa socoto alx illaheyki soomali ika dhika mahad leh
@ayubcaydiid1996
@ayubcaydiid1996 6 лет назад
Saeedah Saeedah wllo somalinimadan dadka kaga saraynaa rabbi haku xifdiyo
@sabringulwade55
@sabringulwade55 4 года назад
Gusha iyo gobanimada wan idinku oga rer bosaso ❤️🙏 i am proud of to be rer bosaso deeqa
@WHO2024
@WHO2024 6 лет назад
Well done Mr. Baafo. It's awekening truth for a lot of Puntlanders who live abroad and never got the chance to visit the land of their forefathers. Your work is appreciated. Thank you! 🤗
@xasnoxuseenxasan
@xasnoxuseenxasan Год назад
Hshehw
@xasnoxuseenxasan
@xasnoxuseenxasan Год назад
Pp
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 Год назад
👍👊👏
@xasnoxuseenxasan
@xasnoxuseenxasan Год назад
😮😮😮😮😢🎉
@SaladhuSaldhu
@SaladhuSaldhu 10 месяцев назад
​@@xasnoxuseenxasanqqqqqqqqqqqq.
@suhaybfadhyon1513
@suhaybfadhyon1513 6 лет назад
Somalia guul
@jijaluup7873
@jijaluup7873 5 лет назад
hadan arkay brogaramkan horan usheegay puntland dhulki uduga doowlad waye puntland boqitoyadi la yiqinay mansha allah aloow daa puntland oo bala kareb amiiin idin jecelina cadowginu hajabo amiin puntlaand barwaqo waye biyaha baliyada dhex jifa alow barake puntland la antiin abar waye soo dhaweynta qaliga ah waaaaaaaaaaw faraaska anag fardan lahan jirnay hada lakin majoogan awoowehegi lahan jira sadex fardood oo ala kalar ah awowe waa dhintay kadibna wey ladhinten fardaha wanjeclahay maasha alah faras qaliya geel dhuul waaaaaaaw waxasa hadiiyad ah farmajow sey ku jecelyihin rer puntlaand waa aragtay caruurtaoyaya gabdha wada qaliga ah oo oyaya wiilasha wada sharafta leh oo oyaya far majow ha hilmamin shaqa abuur ugu hadiyeye adiga iyo qayre puntlaand casimad ayey u qalan ta gabadha yaar ilahow yaa mar salama gabadha yar oo calanka maewaliba ugu xiranyahay quuruuxley aqli yey mansha allah ilahow il kahay marwaanku so salami dona dadbadan ayad so jidatey eedo macaney quuruxleyey qaliyey alow adan dhiman dhaman caruurta reer puntland ooo dhan yar iyo weynba ilaho da amiin reer puntladi waxan faraya somalida kalab gedy dhulki ku wad talalen gedo badanku talala walalayal dhulka jiq kadhiga
@hawaabdi2858
@hawaabdi2858 6 лет назад
Dadka qaar calooshooda yaabaadho Allah wanaaga noobadiyo
@abdullahiabdilak5696
@abdullahiabdilak5696 6 лет назад
Thank Omar.. We waited for so loooong.
@hary0102
@hary0102 6 лет назад
Wooow maasha allah
@soolmediainc49
@soolmediainc49 6 лет назад
waan sugaynaa qaybata labaad wll waad mahadsantahay
@shafiwarsamekhamiis2898
@shafiwarsamekhamiis2898 5 лет назад
Wlhy waaan ilmeyay ihow nodaadawladeena
@xaawocadeey2176
@xaawocadeey2176 4 года назад
masha.allah.reer.budlnd.dhamaan.gul.iyo.gobanimo
@amiircali9402
@amiircali9402 6 лет назад
Hadii aad ilmeysay 26:37
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 лет назад
Mashalah Alow nodaa dowladena NABAD IYO NOLOL
@farxiyo2790
@farxiyo2790 4 года назад
Mansha Allah mudane madaxweyne farmaajo noolow gul
@ubahdahraan5946
@ubahdahraan5946 6 лет назад
Umada Soomaaliyeed waa walaalo isjecel waxeyna jecel yihiin ineey helaan madax caadiliin ah,balse waxa wax iskudiraa waa RAGA LAYIRAAHDO DANLEEYDA ILAAHAY hanaga qabto DANLEEYDA.
@mohamedabuu4217
@mohamedabuu4217 5 лет назад
Mashallah good. 💙💙💙💙👍
@maayimohamed6795
@maayimohamed6795 5 лет назад
😢😢😢😢😢waligey dowlad ma arkiin lkn adaa uu ilmeyay
@bashiirjama8521
@bashiirjama8521 2 года назад
Vedeo waxan dawanaya markale manta oy tahay 18-MAY -2022 madaxwayne Farmaajo asago 3 sex beri xilka kasii maqan umaleen mayo somalia madaxwayne kaa fiican soo mari doono wan kuu xiisi doonaa madaxwayne markale dadka somaliyed way tabi donan hogamintaadi sobaned waa ku sugeyna markale madaxwayne🇸🇴🥰🙏😥
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 2 года назад
Still watching 3rd time ♥️♥️ illahay hanoo daayo dadaale dadkiisa idadaalaya ayaa tahee
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 3 года назад
MashaAllah president Farmajo is the only president make us cry out of love that we have for him, Farmajo is the ruling president who got the heart of his people Mudan president May Allah make easy for you and may you serve our nation the best way we want Democracy, peaceful and freedom 🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍
@farhanyare4900
@farhanyare4900 5 лет назад
barnamijyadan badiya ibrahim baafo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 11 месяцев назад
Caawa ayaa iigu horeysay vidiogaan maashaa allaah tabaarakallaah illaahay ha xafido aamiin aamiin yaa rabi raxmaan
@jamaelias9976
@jamaelias9976 5 лет назад
God bless madaxweyne farmajo
@zahraaali3412
@zahraaali3412 6 лет назад
Reer buntaladn wan idin jecelnhy sida aad no jeceshehiin sodhawenta aad mudane farmajo usubisen mid la ilawi karo ma ahan runti kama dalo dawashadoda
@ridwaanburhaan859
@ridwaanburhaan859 4 года назад
Hdda naga kwrn bal
@superfun1819
@superfun1819 3 года назад
@@ridwaanburhaan859 hada deni baa idinku xareey
@superfun1819
@superfun1819 3 года назад
From.Sanaag somalia
@zahraaali3412
@zahraaali3412 3 года назад
Deni waa hal shaqsii koley reer puntlnd kuligood isku fikir ma ahan
@jojobajabka5410
@jojobajabka5410 3 года назад
@@ridwaanburhaan859 kkkk
@umumahamed4810
@umumahamed4810 4 года назад
Aan maalno hashena maandeeqe Ax ax yaa wadani video gaan isku soodaba riday Allaha kusharfo yaaqay darenkena waad kiciseee somaali oomida nadeqda farmaajo welcome marlabad kusoo labo xilka
@qadijocumarqadijocumar6368
@qadijocumarqadijocumar6368 6 лет назад
Wwwwwwwooo ww qaali l love u qaali
@duceysane1
@duceysane1 4 года назад
masha alah gabadha diiday in madaxweynaheda katagto baldaawo 30,30 marka videowga gaartid walahi qulubta umada waaheesataa guul farmaajo waa daacad
@hodmanqurux9164
@hodmanqurux9164 4 года назад
Farmaaajo guuleeso❣❣🇸🇴❣
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 лет назад
Mansha Allaah wanaaga noo fiiriya saas ayaa larabaa wallaahi waa waxloo baahnaa waaqayb inaga maqnaa thanks gooraan #cubscribe saaray maaqaani asagoo iisoo dhacay arka Alx kolay subscribe iskama saarine wax fiican kadaawada filayaa marka horay usocda asxaabta
@dahabodahabo1855
@dahabodahabo1855 6 лет назад
Hibo B
@sahramaxamed8829
@sahramaxamed8829 2 года назад
7
@xaawocadeey2176
@xaawocadeey2176 4 года назад
masha.allah.qardhoh.reer.abti.gobah.udaa.masha.allah.garowe.reer.tol.ficilleh.udaa
@engsayidomar9300
@engsayidomar9300 5 лет назад
mashalaah waxaa MD farmaajo loo soo dhaweeyey sida madaxweyne booqday wadan kale,waxaa loo dhigay roog cas waxaaa loo tumay heesta calanka,gas waxaa dabo taagan koofi cas iyo Farmaajo sidoo kale,maxey kula duwan yihiin.
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 лет назад
Waxaa larabaa insidaan wanaga loshego xumaanta Kali lamaradiyo
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
يا الله
@maxamedcabdallahqaasim75
@maxamedcabdallahqaasim75 3 года назад
He is the best of me
@umumahamed4810
@umumahamed4810 4 года назад
Waxaan dawanayaa sanad kadib wadaniga isku soodaba riday video gaan waxaan ku tilmaamo maba aqaan wlhi manta darenkayga aadbaan ula cajabay runtii farmaajo taariqda xusi doonta asxaabta chanelkan kusoo cabiray waxaan leeyahay 💯 ilahayoow soomali midee farmajana sooceli Mar labadaad ax ax ax ax wlhi waan ceshan wayay ilintayda ilahaybaan oogu mahadinaya iyo asxaabta waqti siiyay video gaan Bal maan maalno maandeeqe Allow sharaftii maandeeq sooceli ax ax ax ax
@habibaabdi7259
@habibaabdi7259 6 лет назад
rer put land wn igu fan
@ayaancdey9627
@ayaancdey9627 11 месяцев назад
qalbiyadenu hantay jcyl dowladnimana wanatusay hogamiye dacada bu no aha marwalba vediogisa kama cajiso dalka kan haya ilahay hano hagajiyo dalkana allha no hagaajiyo kuwi dantoda umidoba allha naga dhigo😍
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
Allah yaxfadke
@lulmohamed9551
@lulmohamed9551 Год назад
Masha.Allaah mudane Madaxweyne Maxamed C.llaahi Farmajo Xabiibul Malaayiin 🇸🇴 illahey hano Xafido aamiin Waxasa Dowladnimo lagaa dhaha ❤️💪👍
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 6 лет назад
Kuwa unliketa saaray May waalanyihiin
@katramadey9913
@katramadey9913 4 года назад
Mr.president am really so emotional,success always mr.farmajo in sha Allh.
@MahdiMahdi-co4yq
@MahdiMahdi-co4yq 2 года назад
M
@mesut7699
@mesut7699 4 года назад
waxa fiicnaan lahayd in kan Tabiyaha ah lagu badalo qof reer puntland ah oo deegaanka kala yaqaan una dhashay kulaha deegaanka carmo waana degmo.
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 2 года назад
Maashaa.allaaaaaaaaaah
@abdirizakjimale8309
@abdirizakjimale8309 2 года назад
Mashalah
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
We loves farmajo forever 💘
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
We crying 😢 Alot you to.....
@maxamedcabdallahqaasim75
@maxamedcabdallahqaasim75 3 года назад
The present he is the best of me
@dltllc3788
@dltllc3788 3 года назад
3:50 3:55 MAJOR GENERAL Odawa Yusuf Ragay
@lionheart6678
@lionheart6678 2 года назад
Sxb wuu soo jabay ninkaas waad aragti dheertahay maanta waa Taliyaha xoogga ninkaas.
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
Ohh my Good
@user-uf1km4ip6d
@user-uf1km4ip6d Год назад
❤❤❤❤❤❤
@lionheart6678
@lionheart6678 2 года назад
25:13 waxaa Madaxwaynaha hortiisa ka muuqda Taliyaja Xoogga dalka soomaaliyeed Odowaa Y raage
@SundusArab-gm7ux
@SundusArab-gm7ux 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 Год назад
Walihi wan qirodaa😪☹️markan arko muqaladan okle lkn anaga reer kismayo manan helin fursad moqasho ah yaa iladawanayo 22/4/23
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
Please farmajo tena
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
Farmajo dea dady we need again & again
@Bagagac
@Bagagac 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hybehybe6034
@hybehybe6034 2 года назад
Maxay hada u taageeri la yihiin? Waa gangs
@qadijocumarqadijocumar6368
@qadijocumarqadijocumar6368 6 лет назад
Wwwwwwww kkkk
@najaxhidigmaxamedwarsme439
@najaxhidigmaxamedwarsme439 2 года назад
Guul ishallha guul faramajo
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
Please farmajo farmajo farmajo
@fowzudinmohamed2382
@fowzudinmohamed2382 3 года назад
Guul iyo gobanima
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 3 года назад
Madaale. Waamahadsantahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
@0smanwakere651
@0smanwakere651 4 года назад
Walle rer punt land nasab waye
@mohamed13geell16
@mohamed13geell16 5 лет назад
waad mahadsan tahay baafo
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 6 лет назад
Barnaamij Siyaasadaysan,marna xagal daacsan, sideedaba warbixintu qiimo ma yeelato mar haddii ay Eexi ku jirto taasoo ah Safarkii PUNTLAND wuxuu kusoo gabagaboobey Bossaso. #Madaale iyo #Baafo raali galin ka bixiya hadalkaas gefka iyo kala qaybinta Dhul Udug ah. Oo ka dhiga in Safarkii madaxweynaha ee PUNTLAND uu kusoo idlaaday GAALKACYO BILAN.
@abdifatahfeereysane1554
@abdifatahfeereysane1554 6 лет назад
Wlhi sax broh niyada ku hayay inta tiri
@abdiqaniaxmad1957
@abdiqaniaxmad1957 6 лет назад
Puntland lasheegaba inaan anigu iskaleeyahey maoja miyaa markuu kasootagayo Galkaio cadeey..
@queenayaanita
@queenayaanita 2 года назад
15:26 Jecliya faraxada madaxweynha😁
@abdirasaaq2121
@abdirasaaq2121 4 года назад
aqyarta ya ishegi karo heesta magaceed video ga marku marayo 15:35 mahadsinidiin
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 4 года назад
Original ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-P93tSxvAVnE.html
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 года назад
Maxaa is baedelay
@losname2166
@losname2166 3 года назад
Walahi wa yaab ?
@ZakariaQurbac
@ZakariaQurbac 3 года назад
Haha
@najaxhidigmaxamedwarsme439
@najaxhidigmaxamedwarsme439 2 года назад
Aabaha umada soomaliyedd
@superfun1819
@superfun1819 3 года назад
Dawlad gobooledkaa puntland dheeh
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 месяца назад
LIKE
@jojobajabka5410
@jojobajabka5410 3 года назад
Ninkii saa loo soo dhaweeyey maanta soomaali waxay leedahay illahaw na dhaafi kkkk
@foox4080
@foox4080 3 года назад
Odagu gadaal buu ka xumaaday sxb
@charmakeelmigoumaneh2721
@charmakeelmigoumaneh2721 2 года назад
Famajo tu serais a vie president de la somalie.
@user-xe8hq3jg6l
@user-xe8hq3jg6l 2 года назад
يارب العالمين farmajo
@mranitoinafarax8610
@mranitoinafarax8610 5 лет назад
Gabre maxu ka haya halkan hawarti wasahaa....
Далее
Farxaan Xidig - Maandeeq
5:54
Просмотров 49 тыс.
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 543 тыс.
Qisadii Xabsiga - Abdiwali F Qambi
31:49
Просмотров 51 тыс.
Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan
48:47
Просмотров 54 тыс.
KIZARU - OBUZA
2:25
Просмотров 556 тыс.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (audio 2024)
3:26
UZmir & Mira - Ey yor (MooD video)
2:52
Просмотров 1 млн
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
Просмотров 58 млн