Тёмный

Hereri iyo Kenya Qaybta 7aad 17 2 2021 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 141 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 252   
@Abdu_lsalat14
@Abdu_lsalat14 3 года назад
MashaAllah our Sheikh. We're proud of him. He's among most knowledgeable wise and resourceful muslim scholars. May Allah protect him and bless his knowledge.
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543 3 года назад
Sh maxamed cabdi umal waxan kabartay kutubo badan....sida tafsiirka qura,anka iyo kutubkalo badan......Abaalkada waa #janatul_firdowsa إنشاءالله
@goljannobanka5570
@goljannobanka5570 3 года назад
Aaamiin
@umabdulahi95
@umabdulahi95 3 года назад
Insha Allah Alle ha hakeeyo janadiisa
@shabeman8679
@shabeman8679 3 года назад
M a insha Allah
@maxamedkhaliif8714
@maxamedkhaliif8714 2 года назад
Aamiin
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 года назад
Kenya waa wadan somali si wacan ugu nooshahay
@abubakarabdi7570
@abubakarabdi7570 3 года назад
Kenya waa dalkyna
@mohamedhussein8687
@mohamedhussein8687 3 года назад
M.a muftiga umada somaliyed sh maxamad cabdi umal alle xifdiyo
@Moralman1961
@Moralman1961 3 года назад
Masha Allah. 2 nin oo aad u qiimo badan muhiimna u ah bulsha weynta Somaliyed. Eebe ha idin dhowro Sheikh Umal & Abdisalam Herari💙🇸🇴
@DJavaALi
@DJavaALi 3 года назад
Maashallaah jazaaka Allaah kheir sheikh Mohammed Umul iyo ganacsatada Somalida ah
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 года назад
Masha Allaha tabarakallah Sheekh muftig Somaaliyad Maxamed Cabdi umal xafiidallah 💯💯
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 года назад
Asc
@sadiyohassan3612
@sadiyohassan3612 3 года назад
Aamiin aamiin alleweyne ha idinxifdiyo
@nouhahmed7743
@nouhahmed7743 3 года назад
Hereri wariye khibrad iyo aqoon leh. Waad ku mahadsantahay sida aad tooshka ugu qabatay Somalida kenya iyo dhaqan dhaqaalaheeda.
@farduxiyaatawrboogays4783
@farduxiyaatawrboogays4783 3 года назад
1
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 3 года назад
SH UMAL HERKISA WAX BARASHO IYO KHIBRADISA WAY SAREYSA HALAGA FAIDEYSTO INTU NOLYAHAY
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
Mashaa Allaah Allaha xifdiyo Sheekha. Adigana jazaakallaahu khayra. Ilaahay SW hanaga dhigo kuwii Sheekha cilmigiisa kafaaiideysta.
@abdiyare6955
@abdiyare6955 3 года назад
@@hafsaali4297 so p
@mohadowkhalif9365
@mohadowkhalif9365 3 года назад
Mashallah shiiqunal fadhil Mohamed Abdi umal xafidahullah: Marka as horfadhisatit Sheik umal maninta khutbada farxatweyn ayey nootahay
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Hereri Wa Wariye Shaqada Wariyenimo Aqoon Badan U leh Somalidana Bos Weyn Ayu Ugu Jira
@abdulahiibrahim926
@abdulahiibrahim926 3 года назад
manshalh wa waraysi umada qimo ugu fadhiyo sheekh mohamed abdi umal iyo wariye hereri
@cabdixakiimnuur2949
@cabdixakiimnuur2949 3 года назад
Proficinial...... sheikhu mnzha Allah xitaa luqado kale ayuu yaqaaan... sawaxilina waan arkay isagoo kuhadlaaaya. بارك الله فيك يا شيخنا الحبيب وكثر في المسلمين أمثالك
@mohamedamiin1119
@mohamedamiin1119 3 года назад
Muftiga umadda Soomaaliyeed sheekh umul allaha xafido
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 года назад
AAMIIN AAMIIN
@omarsulaymanali7380
@omarsulaymanali7380 3 года назад
sheekh umal diinta kaliya aftahan kuma aheee xataaa waraysiga waa ku fiican yahay
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 года назад
Siixax Alle SWT hano xaftiiyo
@jamacxurbe2134
@jamacxurbe2134 3 года назад
Waaa runta maanka hawaayin Waxaa tahay caadil Waxgarad Alle yaqaaaan
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
Mashaa Allaah, Allaha xifdiyo Sheekha iyo Shuyuukhda muslimiinta dhammaantood. Waxaase haboonaan lahayd in wariyaha uu kumagacaabo program ka Sheekha.
@umabdulahi95
@umabdulahi95 3 года назад
Haa mashaa Allah waa nin wax aqriyo
@abdisamaddayib9903
@abdisamaddayib9903 3 года назад
Good program, hope Somalis will lead the horn to the next decades by their own wealth and number.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
Allaha xifdiyo Sheekha. Wariyaha wuu dadaalay laakiin wey fiicnaan lahayd in horta uu programka kumagacaabo Sheekha heesaha iyo howlaha kalena kayareeyo.
@hassanh1978
@hassanh1978 3 года назад
And we are unable to lead ourselves !!
@abdisamaddayib9903
@abdisamaddayib9903 3 года назад
@@hassanh1978 dhankan S.land iyo saddexda Somali ee kaleba balo ma qabaan.
@hassanh1978
@hassanh1978 3 года назад
@The Abdiwahab isdilka iyo qabyalada ila an iskadeyno wax no hagagayo majirto
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 3 года назад
Sheikh Ummal iyo Wariye Hereri dad culculus
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 года назад
Sh maxamed abdi umal Allah inoo barakeeyo. Caafimaad taam ah iyo Cimri dheer oo cibaada leh alow sii.
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 года назад
Alle ha ku xifdiyo sh Umal
@fatumanoor3658
@fatumanoor3658 3 года назад
Masha Allah sheekh umal ilahay haku xafido
@ottomanabdullqaadir5776
@ottomanabdullqaadir5776 3 года назад
Thank you Abdusalaam and your team universal tv. Somalis settled in Kenya way before any other community in Kenya. History has it that the eastern cushites(Somali speaking groups & Oromo speaking groups) were the first people to settled in Kenya. The turning point for self development for Somalis in Kenya was from 1991 when Somalis from Somalia came to Kenya after their brothers in Kenya (the SomaliKenyans) welcomed them and accepted them as their brothers and allowed to give them same authority to be Kenyans. Since then Somalis has increased in numbers and developed businesses as well as propagating Islaam. Today, Somalis have authorities in all spheres of development in the country. May Allaah SWT bless and protect our Somali people. Aamiin.
@bobbiegatimu7124
@bobbiegatimu7124 3 года назад
Let's avoid claiming what is not yours.... Put somalia in order before declaring your presence.... Long live Kenyans and The Republic of 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 года назад
Wow 👏 best food well done somali business
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 3 года назад
Masha Allah hereri illahay cimriga iyo cafimadka ha ku siyaadiyo mel ay somali jogtaba waa na tusay miyi iyo magalaba
@ssh1898
@ssh1898 3 года назад
Mashaalah sh ani ahan teyda Kenya ku dhashy dhibna kuma arkin lkn wan jcly dhulkeni hooyo Ina nabad noqdo Lana modowno
@ahmeds6421
@ahmeds6421 3 года назад
Asc
@umucaliyaumucaliya5606
@umucaliyaumucaliya5606 3 года назад
Maasha Allah sheikh maxamed cabdi umal Allah ha ku xifdiyo aakhiro iyo aduunka
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 года назад
Masha allaah Sheekh umul xafidullaah and legend wariye hareeri
@sacdioabdirahman22
@sacdioabdirahman22 3 года назад
Mashallah calamkii somaliyed sh mxmed cabdi umal
@mukhtarxarin8124
@mukhtarxarin8124 3 года назад
Masha Allah ragga ganacsiga sameeyey allaha ubarakeeyo sh.umal sidoo kale Harerri si gaara legend nin wayn
@sulekhodahir4413
@sulekhodahir4413 3 года назад
Manshallah sheeq umul
@yonissayid6793
@yonissayid6793 3 года назад
Maanshaa Allah Sheekh maxamed Umall Allaha barakeeyo waa mufti
@zaynababdullaahail2747
@zaynababdullaahail2747 3 года назад
Masha allaah sheekh alle culumata hano xafido
@mahamudmuhumed5667
@mahamudmuhumed5667 3 года назад
Caalimka umada somaliyeed allah hakuxifdiyo
@kaltunabdi2252
@kaltunabdi2252 3 года назад
Sh umal Alaha xifdinyo 🌹❤️
@abramjeylani2462
@abramjeylani2462 3 года назад
Haa yoo Haa yoo haaye hereri is a legend
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 года назад
😂
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 3 года назад
Sh umal jazaakallah
@hamdinuur2551
@hamdinuur2551 3 года назад
Shiiqoow umadaan bal lahadal dowlad la, aan dhibkeeda usheeg walhi wadankayga wan uxiisay qurbo ciilkoooda waan arkay shit🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯 kan goormuu iihiilin doonaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
Farmaajo qalbi caruur marka la toogto ayu calankas ku hiilin doono
@hamdinuur2551
@hamdinuur2551 3 года назад
@@rock_diamond9475 qofwalba waxii afkiisa kasooboxo ma laaigaa qoray so, qiyaamaha ma dheeree qof hakuxadgudbin waa iga talo aakhiradaada unax kaliya, xoogaan lamahayn dooooooono🇸🇴
@Akhyaar142
@Akhyaar142 3 года назад
Hamdi xaarmaajo dhegol markan wasno ayd kuso laban dalkaga from puntland
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 года назад
Mashalah ilaahayi dadka Muslim ilaahayi haku nabad galiyo
@hidigyare8529
@hidigyare8529 3 года назад
Abdisalan Harari wa tabiye rugcada ah. Thanks abdisalan you're a living legend. Keep up the good work👍🏽👍🏽
@abdihakimhared5312
@abdihakimhared5312 3 года назад
Manshallah, Muslimku hafaafo,Guul iyo Gobanimo ayan urajayna yaa Muslimka khaasatan Somaalida (( My dear people))
@inacamuud6919
@inacamuud6919 3 года назад
Masha Allah shiikh mohamed abdi umal
@abdikarinmukatar4533
@abdikarinmukatar4533 3 года назад
shaqa wacan hareri nin an xudud laheyn waye lkn dad baa donaya iney kadhigan nin hal mel uhadla
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 3 года назад
YES,ANAA KA MARKHAATIYA IN SOMALIDU TAHAY DAD GACAN FURAN OOKU WANAAGSAN WAXBIXINTA'CAAWINTA,
@jibriildaaci510
@jibriildaaci510 3 года назад
30% ayaa muslim ah, halka 70% Ilaahay caasinaya taqriiban
@salimm9419
@salimm9419 3 года назад
That is my country 🇰🇪 beautiful and peaceful
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 3 года назад
ASC MASHA ALLAHA WAA MAQAYADA FICAN. OSMAN HAJI DAHER ALLAHA HA ĶU BARAAKEYO
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 года назад
Masha allaah sheekh maxamad cabdi umal.
@abuomar4929
@abuomar4929 3 года назад
Kuwa aflagaadeeynaayaan Sheikh Muxammad Ummal wexey ubadanyihiin in ey suufiyada lajiraan kuwaasoo sheekh caan eh sida Sheikh Ummal aanan laheyn. Duf kubaxa caqiida xumayaalow.
@jamacxurbe2134
@jamacxurbe2134 3 года назад
Waaa runtaaa wlal Sh umal waxaaa neceb 1:suufiyada 2:alshabaab 3:maandoon 4:shiicada 5:siyaasiyiin Maan xun Sh umal waaa caalim Qofkasta uu arko aqoontisu meeshay gaadhay
@abdiwalidayibadan9718
@abdiwalidayibadan9718 3 года назад
Nin aduunya joogaw maxaa aragti kuu laaban Bal caan waaye wax ha utarto markii wax laga waydiiyo Nabiga illahay maxaad u af lagaa dayday Walle waraa u yaal Maaradoonaba waa nin caan ah xay utaree caanimadaas maalinta aakhiro Caanimoy wax tar bal War waa dambeeyaa Dadka caqliga lagawaalaw markaasaa noo balan ah Insha allah
@abdirisackamin8360
@abdirisackamin8360 3 года назад
Suufi maxuu yAqaanaa yana yaqqana
@abuomar4929
@abuomar4929 3 года назад
@@abdiwalidayibadan9718 Beenaale, Sheekh Ummal Nabiga Sallallahu calayhi wassallama wuu kaayaqaan wuuna jecelyahay wuxuuna kutakhasusay barshada Xadiithka Nabigeena Sallallahu calayhi wassallama wuxuu fasirana waa Xadiith kutubta Xadiista kuqoran looganahoreeyay ee jahliga aad kujirta isagabax oo diinta baro.
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 3 года назад
Umul wuxu shegey in faafinta dinta qabad kunoqotey argikixisada waaruntiis lkn wuxu iloobey aasasihii arkikixisada inu yahy Aaminsanhahy ne isqarxiska Intaas wuxu dheeryahy inu nabiga ugafey
@abdikhadirabdi3474
@abdikhadirabdi3474 3 года назад
Shikh maxamed cabdi umal wxn kabartay kutubka fara'idka iyo kutubo kale allaha barakeyo shiikha
@yahya-wadani
@yahya-wadani 3 года назад
Legendary broadcaster hereri, keep up the good work.
@samircade1253
@samircade1253 3 года назад
Masha allah shukran sh allah barakeyo
@Chipotlefoos
@Chipotlefoos 3 года назад
19:28 that’s good camera movement like a movie.
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 3 года назад
WAABA WAXA LOO SAMEEYEY ARGAGIXISADU INEY DADKA DIINTA NACSIIYAAN, SAWIR FOOLXUNNA LAGA BIXIYO DIINTA ISLAAMKA......
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 года назад
Hadaanu nahay Somali waxaanu nahay dad dhaqan wngsn oo diinta iyo dhaqaala abuurka ku fiican oo socda wax rog roga wadamada geeska africa waan kawada muuqanaa sida somsliya jabuuti kenya ethopia suudaan tanzania uganda i.w.m Lkn ceeb baanu leenahay waa qabyaalada caalamka markii aad dhax joogtid waxa ay inoo yaqaaniin somali lkn anaga ayaa isku kala saarno reer hebal somali waa mid waa isku dal isku diin isku midib isku af isku dhaqan isku dhaqaalo isku qoomiyad ilaahey waxaanu ka baryeynaa dowlad caadil ah oo nawada mideeyso oo dunida laga ictiraafsanyahay
@omarsulaymanali7380
@omarsulaymanali7380 3 года назад
maashaa allaah hereri shaqa fiican baad umada u haysaa horay u soco saaxiib
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 года назад
Wallaahi Sds Sheekhu sheegey si La mid Ah Ayey Ethiopiankuna u Odhan Jireen wakhtigii Aanku Qaxney Somalida Habeenkii mrky seexdaan Ilaahooda Aya Barkinta u Hoos Galiya Lacag mba Aaminaan Somali Ayn Ahey Lacag ma Heysto
@midnimo3593
@midnimo3593 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 года назад
In Ethiopia muslims are subjugated but in Kenya muslims are free
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 года назад
Jizaaka Allah kheyr for sharing with us. Very interesting topic.
@umabdulahi95
@umabdulahi95 3 года назад
Mashaa Allah walal keen Abdisalaam iyo universal tv Illahay habarakeeyo waxaad noosoodeeyseen baraamij fiican
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 года назад
Masha allah shiekh umal illahay haku xiifdhiyo iyo wariyeha sido kale ad ayan niisalamaya asc🕋😍💕 scw scw scw
@abdirahmansomalichanal1682
@abdirahmansomalichanal1682 3 года назад
Masha Allah sheekh umal❤️❤️
@Rip_joyboy5
@Rip_joyboy5 3 года назад
mashallah sheekhna allaha xifdiyo
@jamacxurbe2134
@jamacxurbe2134 3 года назад
Mashaa allaah waraysi fican Wuxuu uwarayasanayaaa sifiican oo degan Maaha cabdixafid jaahil ookle
@hassanjama1986
@hassanjama1986 3 года назад
cuqdad iyo nin jecleysi aya kugujira allaha kasaro waa xanun aan dawo laheyn markan inyar kuraciyo siyasigi u wareystay ee adan bare ducale iyo sh umal iyo wilasha martiqadey ee hotelka park land kuyal kuligod wa hal rer wana darod marka adiga xanunka kuhayo maxuyahay mise hareri ayey ahydy inan kubadalno abdi hafid ileyn asgaba rerka ah macnaha sidad uhadashey wasidas.
@jamacxurbe2134
@jamacxurbe2134 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkk Alle hakucaaifiyo Waamxay daarood iyo waxaa sheegayso?????kkkkkkk
@hassanjama1986
@hassanjama1986 3 года назад
@@jamacxurbe2134 alllaha nawada cafiyo dhamanteyn waxay abdi hafid
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 года назад
Mashallah sheikh umal
@abdikadirsheikhumal3506
@abdikadirsheikhumal3506 3 года назад
mashaAllah Dad, proud of you .
@ubeydhassan4893
@ubeydhassan4893 3 года назад
Is hé your real dad or u are just calling him because of a respect of which he really deserve from all of us as a Somalis
@abdikadirsheikhumal3506
@abdikadirsheikhumal3506 3 года назад
@@ubeydhassan4893 Yah he is my father.
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 3 года назад
MASHA ALLHHH MASHA ALLHHH. ABTIGEY IYO CABDI SALAN ALLAH HA IDIIN XAAFIDO
@rahmu99freeman11
@rahmu99freeman11 3 года назад
Well done thanks
@husenmaalin381
@husenmaalin381 3 года назад
Maansha allah waa waraysi aad ahmiyad uleh
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 года назад
URBAN POINT HOTEL Hotelkii Majeerteenka ee ugu shidnaa Islii 😂😂
@Hungry-lion
@Hungry-lion 3 года назад
Ma reer cigalle leh sxb
@youtuberr2660
@youtuberr2660 3 года назад
Ma majeerteen baa leg??
@amlaamla4624
@amlaamla4624 3 года назад
Majerteen kaliya malahan hotelka walal dhowr qabiil dad udhashay ba share ku ah sidas ula soco in shaa Allah
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 3 года назад
Mansha Allah Jezkalahu kheyr sheekh
@mustafehusseinshire6178
@mustafehusseinshire6178 3 года назад
Masha'allah Tabarakallha noolaada soomalida kenya dalkiina ilaashada nabadiina Ilaashada Ganacsigiina
@mohamedabdullahi6202
@mohamedabdullahi6202 3 года назад
Asalam aleikum hereri please try to interview a person who can tell you what really happened and still happens to muslims and Somalis in Kenya
@mohamedabdullahi6202
@mohamedabdullahi6202 3 года назад
@The Abdiwahab Asc brother ask l ask you is he born and raised in Kenya???????
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
Sheekh Umal Inshaa Allaah Madaxweynaha doorashada soo socota 2026 ee Qof iyo Cod.
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Masha"allah barnaamij aad uqiima badan Ayaad nooso diyaariseen Shikh Umal ilaahay ha barakeeyo aragtisiisa Waan ku farxay runtii Lkn Hadii Wadanku islaamku 30% kayihiin runtii aad ayay uyar tahay tiradaasi Mideeda Kale waxaan la yaabay Qaybta faalada ayaan ku arkay dad aflagaadaynaya Shikha Ama wax ka sheegaya Saw Ilaahy SWT Inama odhan (Yaan Wax laga Sheegin Dadka DiinTa Cilmiga Uleh Ama la Aflagaadayn) Waa maxay Sababta Keenaysa dad aan xita 2iyo3 Toona ahayn inay ku dhiiradaan Cayda Shikha? Ilaahay ayaan ka magan galay inaan Cayno dadka Asxaabul Cilmiga ah
@blackdunya2590
@blackdunya2590 3 года назад
Waan jeclahay suaalaha caqliyaysan uu weriyaha dadwaynaha waydiiyo
@cumarfaarax9035
@cumarfaarax9035 3 года назад
Masha Allah
@suleikhadaawo1170
@suleikhadaawo1170 3 года назад
Shekha Mansha allah
@mohamedelmi9020
@mohamedelmi9020 3 года назад
Sheikh knows what’s up
@mohamedabdullahi6202
@mohamedabdullahi6202 3 года назад
I will give you a tip try to find out what is arusha declaration???
@ahashi7828
@ahashi7828 3 года назад
Asc salaan ka bacdi somaalida kenya hadaad diintiina adkaysaan oo gacmaha is qabsataan insha Allah dhulka aad u dhalateen ee somaaliyana wax wayn baad u qaban kartaan Illaahay ha idin xafido Aamiin
@QISADAMAANTAOFFICIAL
@QISADAMAANTAOFFICIAL 3 года назад
maan sha allah
@abdiwaliyusuf96
@abdiwaliyusuf96 2 года назад
Mansha allaah
@maimunaaden58
@maimunaaden58 3 года назад
Mash allha
@mahamudmuhumed5667
@mahamudmuhumed5667 3 года назад
Mnshaa allh
@abdirizakahmed6501
@abdirizakahmed6501 3 года назад
Asc Abdisalan herere Sxb Waad kumahadsantahay Barnaamijkaan Waxaan kaa codsanayaa Inaad markale kulaabato Wadanka 🇹🇿 Tanzania
@mahadadan4480
@mahadadan4480 3 года назад
Abdisalanow wajir inaad tagtid wagala documentary kaso subi
@AhmedAli-xl7pd
@AhmedAli-xl7pd 3 года назад
Masha allah wa horumar lagu farxo❤️
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 года назад
Keenya, NFD iyo Duurjoogtayadiiba waa inan kala soo noqono, Ama xukuno
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 3 года назад
Maash ahAll
@DULLA252
@DULLA252 3 года назад
Mashalah
@saidkhalif1010
@saidkhalif1010 3 года назад
Sheikh ruxa shaqalaha waxaqisa in ad kamid noqda qoyska, simali mahaha taas,
@abdikhadirabdi3474
@abdikhadirabdi3474 3 года назад
Cabdi salan hareri wariye igu weyn🙏🙏
@boono2912
@boono2912 3 года назад
Alshabab iyo siyaasad kharriban dhib Bi’idnillaah uma keenaan walaalahaas Soomaalida iyo Muslimiinta ah.
@roodoaxmed7663
@roodoaxmed7663 3 года назад
الله يحفظك شيخ محمد أمل
@abdulahiibrahim926
@abdulahiibrahim926 3 года назад
manshallh wariye hereri
@zuniishofficial311
@zuniishofficial311 3 года назад
Allaah haku xafido
@nrmohd2342
@nrmohd2342 3 года назад
Mustaqbalka geeks Africa somali ayaa iskaleh waliba bariga Africa oo dhan.
@zaynababdullaahail2747
@zaynababdullaahail2747 3 года назад
Asc walaalha Ku sow dhowaada fursado shaqo ganacsi aado gurigaaga jooga fadlan ka ruumeey hamigaaga oo noqo qof wax sow saar leh barkalaah fiikum
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 года назад
ABDISALAAN HERERI WARIYE CAALAMI AH OO 5 SOMALI DHEX U AH WA WARIYE QIIMO LEH ..GUUUL HERERI
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад
Cabdisam universal tv ma matlo universal waa qarndumis
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 года назад
Jabhada xoreynta DALKA OGADENIA waa nimin meel QOWMIYADA lagu darirayo qabiil keenay waa nimin meel qori lagu darirayo toray la yimid
@mussemuna386
@mussemuna386 3 года назад
Magaca ayaa ku dhibaya lkn adigu xoriyada in aad udagaalanto ayaa ku diiday uuuf
@quruxsan70
@quruxsan70 3 года назад
Mahdii Ali mucjiso an caqliii laheeeb kagaaa dhacdaaay magacaaa ayaad kucaroneysaaa miyaaa ilahaay ciiil hakugu dilo kudimo cilkadaaa
Далее
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 39 тыс.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 45 млн
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Hereri & Kenya qaybta 2aad
20:41
Просмотров 72 тыс.
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 39 тыс.