Тёмный
No video :(

HERERI IYO ZAMBIA QAYBTII SADEXAAD 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 155 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 331   
@alijimale3280
@alijimale3280 5 лет назад
Somalida dhamaan waxan leehay Guul Iyo Gobanimo tankale iska dhaafa Qabiilka waa Qurun NABIGA SWC WAXOW DHAHAY KATAGA WAA UREYSAA دعوها فانها ممتنة Rabiyow Qalbigeyna isufur Aaaaaaaamiiiiiiin
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 лет назад
Masha Allah
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 5 лет назад
Wariyaha kaliya ee somalida kala luntay is tusa Mudane HERERI alle hanoo kaa daayo waayo badan.
@abdullahimohamed1966
@abdullahimohamed1966 4 года назад
Siyaad Barre ninkii Africa xoreeyay Janatul fardowso Allaha geeyo 🙏🙏✔️
@guuledgardaran2914
@guuledgardaran2914 3 года назад
Amiin Amiin Allah janada geeyo
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 3 года назад
Africa xoreeyey jano lagu ma glo
@hannadyare8482
@hannadyare8482 5 лет назад
Somalida markay dalkooda ka baxaan unbay caqli yeeashan active noqdaan
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 лет назад
Haayo waa runtaayo wl inta kale inagaa iscuna iskuna maqan sawmaaha Allah baa jira
@hannadyare8482
@hannadyare8482 5 лет назад
Sidee looga bexi kariyaa dhibataada iyo qabyaladaa dadka ku habsatay
@abshir2010
@abshir2010 5 лет назад
Somalida dalka joogto waxeey un arkaan qabiil, lakiin Somali kala qabiil ma aha ee waa hal qabiil taas kali hadeey garan lahayeen dalkeena wuu dhismi lahaa, dal qani aya leenahay opportunity badan leh.
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 5 лет назад
Sababtuna waa somaliyada yagaa niyada iska jabiya
@mplsridah
@mplsridah 5 лет назад
Hannad Yare waa runtaa wallahi, lakin ogoow opportunity wax ladhaho ayaa jira. Somaliya resources badan maleh, sida shaqooyin iyo lacag gelin. Wadamada kale way heestaan.
@hassanabulahi6219
@hassanabulahi6219 5 лет назад
Maa sha Allah runtii Somalida nabada beey ku qurux bdn thy fiiri 12:30 sida loo fadhiyo sida iyo si ka fcn wadnkeena Allah nooga dhigo thanks Mr Hareeri
@mohmaddaud3987
@mohmaddaud3987 5 лет назад
i will invest this country because it is very stable. there are many apportunities to establish several companies.
@sayd5301
@sayd5301 2 года назад
ma samaysay investment igii sxp mise wali niyadda ayuu kaaaga jira
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waa geesi ninkani libaax wado ugama baydho waaba ninka degey baadiye aan wadankiisa ahayn yaab aniga koleey wuu iga geesisan yahay
@naimastar9366
@naimastar9366 4 года назад
Kkkkk
@awaalehinaqobcade47
@awaalehinaqobcade47 5 лет назад
Aad ayan u jcln lha inan tago wadanka bila qabyalda kana zo shaqeyo ina i tagersan like isaar
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 лет назад
Dalka sambia waa u mahad naqayna si nabadaleh ee dalkooga loga shaqaysto looguna nool yahay allow dalkeni nabad noga dhig🇸🇴💥
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 лет назад
Amiin walal laakin maogtahay qabiilo kamid ah qabaaisha zambia in Asalkoodu yahay somalia
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 лет назад
Wllo marka maan maqal malaha waa sheekadii somalida😂
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 лет назад
Ma jiran huuno bahasha inagada
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 лет назад
Aamiin
@mplsridah
@mplsridah 5 лет назад
12:50 qofkasta oo Somali ah wuu ka qooroonayaa aranitaas. Wallahi ninkaas waa wadani ka fakaraaya wadankiisa. Bal fiiri sida uu asharaxay sababta Somaliya cunuqabateen loo saaray. Dadka qaarkood way iska hadlaan ayogoo politics aqoon. Allow naga qabo dadka somali nimada neceb amin
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 лет назад
Amiin
@AhmedAli-py1pr
@AhmedAli-py1pr 5 лет назад
Hareeri barnaamij yadan cml noosoobadi masul
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 лет назад
*NINKA XOOLAHA DHAQDAY WAA FARIID WALAAHAY* ❤
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 лет назад
mashallah nin jira c/salan hereri Allah haku xifdiyo wl
@liibaan1990
@liibaan1990 5 лет назад
Ganaacsiga Eastleigh/Nairobi in loo wareejiyo Zambia yaa igu raacsan..
@xassansiciidjaamac1895
@xassansiciidjaamac1895 5 лет назад
Walalo anigu waxan haystaa bassbor itoopian ayaan haystaa ee please ilasoo taliya Sidaan ku imaadaa Saambiya
@udgoonali685
@udgoonali685 5 лет назад
Muqdisha halo soo wareejiyo somaliyeey ganacsiga eastligh
@liibaan1990
@liibaan1990 5 лет назад
@@udgoonali685 Carfooneey ma inaad xoolaha ka gubto ya doneysaa oo maad tiraahdid puntlnd ama sland ha loo wareejiyo..
@liibaan1990
@liibaan1990 5 лет назад
@@xassansiciidjaamac1895 Waxan kugula talinayaa inaadan soo raacin diyaarad ey ethiopia leedahay, Hadaad soo raacdo ogow in lafahaaga dhulka laga gurayo..
@abdiftaahomar6544
@abdiftaahomar6544 5 лет назад
@@liibaan1990 ganacsiga islii ha dhihine kan reerkaga dheh lkn anago reer muqdisho ah baa ku ganacsano ka faaidne
@khadarhasan8653
@khadarhasan8653 5 лет назад
Mansha allah wariye rug cadaa ah alle haku xafido walle dalmar waad tahay
@shukricaadey2955
@shukricaadey2955 4 года назад
Masha Allah xaalquudato waa kaas oo kale allow ku barakeee noloshada
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 лет назад
Mashallah africa waxan ku jeclahey waa meel aan lagu laheyn waad madowdahay sida wadamada carabta ama cadaanka.
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 лет назад
Haday cadanka ku dhahan wad maduwdahay miyad u jojin lehid ilan maslin bad tahay ilahay abur tisa wad ku kalson tahay
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 лет назад
Ayan 2019 kalsooni iyo diin alle waa igu maneystey laakiin africanka waa dad aan waligood wax gumeysi soo marin. Marka waa ka dhaqan iyo qalbi fiicanyihiin.
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 лет назад
@@fadumaali3385 ok abaayo qayr banku rajaynaya inshallah
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 лет назад
Barnamijka waxa uukuqorxoonyahay africa dadka jooga maxayeelay dadkan wadad shaqaysta shaqo ay leyihiin guul iyo gobanimo
@ahmedfaarah7250
@ahmedfaarah7250 5 лет назад
Dhaqaalahii mj Zambia iyo Minnesota tuu yaal war ilma adeerayalow sida somalida kale yeela oo lcgta dalka kusoo cesha
@salahhade4320
@salahhade4320 4 года назад
Beautiful and green country
@haniosman7822
@haniosman7822 5 лет назад
Masha Allah, safaarada somalia ee Zambia xiligii dawladii siyaad barre dhacday waxaa safiir ka ahaa nin dhulbahate ah ahaana waddani dhab ah, wuxuu diiday inuu safaarada iibsado iyada iyo qalabkii safaarada, ninkii ku xigay ayaa bilaabay inuu iibsado gawaaradii uu asagu shasiyan masuulk ka ahaa, waxayna ku dagaalmay arinka safiirka iyo ku xigeenkiisa oo aan wadani ahayn.
@sssdddf8508
@sssdddf8508 5 лет назад
Ninkii u fiican na ee safiirka somali ee Zambia wuxu ahaa Michael Mariano waxaan u ahaa nin Isaaq ah go back to school hani
@haniosman7822
@haniosman7822 5 лет назад
@@sssdddf8508 ,,adeer ninkaas aad sheegtay, waa maqlay, laakiin anigu 1994 ayaan zambian imi waxaana ka dhoofay 1998 , xilligaasna meesha ninka joogay wuxuu ahaa dhulbahante oo dawladii dhacday soo dirtay ka hor 1990 ,, marka ninkaa sheegtay sideetamaadkii ayuu dhintay ayaan maqlay.
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 лет назад
@@haniosman7822 wll ninkaaz dhulbahante ee halkaas inoo fadhiyaY adiH maad aragtaY mise waad maqashaY
@haniosman7822
@haniosman7822 5 лет назад
@@khaliifmahamutt2570 ,, waa arkay
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 лет назад
@@haniosman7822 ambaH waan arkaY'
@nuskajama4561
@nuskajama4561 5 лет назад
Legend abdisalaan hereri. Haaaye haaaye haaaye 😆😆
@lamahuraanChanel
@lamahuraanChanel 5 лет назад
Maasha allh ilahayow ku aamaan meelkasta soomali wadankeena u baahan shirkadaha
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 лет назад
Ameen ya Allah
@fadumocumor8003
@fadumocumor8003 4 года назад
Masha Alaah Waa dhul barwaqo ah dadkena somaliyed amaan daro ayey oga yacen dhulkoda mahan dad mashaqeysteyaal ah
@jamazprince6744
@jamazprince6744 5 лет назад
Kuwaniba waa Soomaali. Kuwo qori isku qaatay, qabiil isku nacay, balse indhahaa kuugu qaboobaaya dad soomaaliyeed oo aduunka wax la qaybsanaaya marka aad aragto. Noolaada inta baraarugsaneey. Jecliyaa soomaalinimada.
@deeqomohamed7278
@deeqomohamed7278 Год назад
Mashaa allaha somali guul iyo gobnimo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 5 лет назад
Somalida wa dad shaqeesta wanaagsan masha allah
@abdullahijamaabdinasir119
@abdullahijamaabdinasir119 5 лет назад
Reer Zambia waxaanu ku ceeboobnay safaarada, aad iyo aad ayaanu uliidanaa, dhismahaas baanu iska habeen weeynay,anagoo hantiile yaal ah oo maalqabeenada ku badanyihiin dalkaan ayaanu safaaradii dhameeyd daayacnay,
@relaxingskolombo3506
@relaxingskolombo3506 4 года назад
Bro dalka Zambia 🇿🇲 inaan ganacsi kasameeyo ayaan rabay Cidna kama aqaan maheli karaa meel aan kaala soo xidhiidho mahadsanid
@abdullahijamaabdinasir119
@abdullahijamaabdinasir119 4 года назад
+260 966 989827 ,wixii info ah line kaas iga heli
@relaxingskolombo3506
@relaxingskolombo3506 4 года назад
abdullahi jama abdinasir thank you 🙏 bro
@sayd5301
@sayd5301 2 года назад
@@abdullahijamaabdinasir119 Asc Wll
@farahtayin
@farahtayin 4 года назад
25:10 Wa hadal aad ii taabtay. 😭
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 лет назад
Masha alH wlhi ninkaas aaad baaan ugu farxaY amaanba sempia usooo tahriiba 😀😀😀
@musemuse6648
@musemuse6648 5 лет назад
Maad meeshad hada joogto kasameysatid
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Zambia not sempia
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 лет назад
@@saddambarrow6364 hhhhhh
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 лет назад
@@saddambarrow6364 abtiH camal la aan miyaa ku haysaH😁😁😁
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 лет назад
video gan markan arkay waxan so xasuustay dhulkeyga hooyo qasatan Ariga iyo Berberaha Iyo sida dhulka u agaranyahay masha Allah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 лет назад
Waan ku farxaa dalalka soomaalida nabad geliya maasha allaah
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 лет назад
Masha Allah
@mohamedabdimohamud6676
@mohamedabdimohamud6676 5 лет назад
adigana nabad halagaa helo
@abdikadirJamaame
@abdikadirJamaame 2 года назад
@@mohamedabdimohamud6676 😂
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waa barnaamij xiiso badan thank you cabdi salaan
@AJYahye
@AJYahye 5 лет назад
Hereri, waa weriye qiimo leh, runtiina dhiiri gelin, ayuu samaynayaa. .iyo Somalida oo aan inta badani aqoon luuqadaha Caalamiga noqday, sida, Afka Carabiga, English, french, Urdu German iyo afka Latin ka..wax badan bey ka faaidayaan..
@yuuyu114
@yuuyu114 5 лет назад
bal arag dhulkan waa wada cagaar Soomaaliyeey maad iscafisaan Barwaaqadan waad hel lehedeen Roob aan dhamaan
@bileawil6095
@bileawil6095 5 лет назад
Wlhy somali waa dad karti leh lkm mayna ka wacnaaan lahayn inaynu wadankeena galino
@monstersamator5288
@monstersamator5288 5 лет назад
Cawil Cabdi qabilka iyo qaad markii somalia lagadaayo saan ayee ushaqeesanayan.
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 лет назад
Soomalida markay dibada uso baxan bay caqli yishan
@abdiomar3601
@abdiomar3601 5 лет назад
Love this waryee am coming InshaAllah
@snapshotsvideos316
@snapshotsvideos316 4 года назад
Ceeb baykutahay somalida reer Zambia in safaradodu sidaas u baabasanato may min 100 isku qoraan meesha iska hagaajiyan waa astaan qaran safaraduye
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
Wadamada Tanzania zambia congo musambique Angola 70% Ganacsiga yaal Majeerteen baa xoogiisa leh Cabdisalan Hareeri waxaan kugu dhaliilayaa inaadan Booqan companyga ugu wayn somalida ee JUBBA Iyo companyga burka iyo galeyda ee STAR MILLING sidookale boqolaal company maadan booqan Waxaa kamid ah company sameeya jaajuurka ama bulukeetiga lagu sameeyo guryaha zambia Oo lusaka kuyaal wadankeena 5 sano gudahood ayay keeni lahaayeen company nooc walba leh lkn hadii lahelo shuruudahan KORONTO SHIDAAL INTERNET JIDAD DHISAN iyo shaqaale akhlaaq leh
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Juba haduu ka tagay waxba Wali muusan arkin
@amiinducaale9080
@amiinducaale9080 5 лет назад
Qabiil qaran ba ka fcn zxp company oo dha soamli ba iska leh qabiilna ma kala laha ee wa wada somali aad bn ugu farxsanahay ganacsatada somaliyeed ee africa waxa ka qabsaday see waxn jeclaahay in wadankaeena hantida dib lo galiyo guul umadda somliyed
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 5 лет назад
Kulahaa 70% waa Majeerteen, maxaa kaa galay qabiilkooda ma ma xoolay kaa dhaceen, sow tacabkoodii maaha,
@AliAli-yd8vm
@AliAli-yd8vm 5 лет назад
War adiga maxaa qabil kudaba dhigay waa dad somaliyeed ma iska dhahdid ala miina illahow dadkena qabyalada ka madobe yaa rabbi ameen
@guryosamonews7608
@guryosamonews7608 5 лет назад
Zambia ninkii ugu horeeyey e Majeerteen ah e soo Galay wuxuu ahaa Ex-wasiir Somalia Yasiin Nuur Xassan Bide 1973, waxaana Somalia ka keenay Ismail Naxar oo Ahaa Gamacsadihii ugu weeynaa Somalida bariga iyo Koonfurta Africa oo ahaa Isaaq, Habar Yonis, (owner of Naxar Company), wadamada Bariga Africa ilaa Koonfur Africa Somalidu ugu horeysay e timid waxay ahayeen Iidoor ( Garxejis, H.Awal iyo Habar Jeclo)
@kadare1087
@kadare1087 5 лет назад
Wlhi somLia gar ahn jowhar joga celkena 12 mitir aa biyo lgu gary asaga 30 ayuba leyee
@a-1khadar983
@a-1khadar983 5 лет назад
Hereri waa nin adag
@cabdixaydar7191
@cabdixaydar7191 4 года назад
maasha allaah waan soo dhawaynayaa c.laahi iyo hawlaha uu lakaa ka sameeyey
@omarsuliamaan8868
@omarsuliamaan8868 4 года назад
Somalidu waa dad cajiiba oo dunida oo dhan laga heli karo
@Mamursal5
@Mamursal5 5 лет назад
Waa nasiib daro in anaan dalkeeni la dagi karin colaad awgeed!!
@baahiye2479
@baahiye2479 5 лет назад
Somalidu waa boss Proud to be boss
@cumarahmed3558
@cumarahmed3558 2 года назад
Soomaalidu waa mucjiso dad baqa maaha.
@cabdiaxmedboss1521
@cabdiaxmedboss1521 4 года назад
Yaa raabiiii dalkeeyga nabada dib ugu soo celi🤲🤲🤲🤲😥😥😥😥😥😥😥
@abdinazirjikre9382
@abdinazirjikre9382 5 лет назад
Ninkaa sambia daran ee soo maaligaaa aad baan ugu habmalyaynyaaa Masha alah
@cade3808
@cade3808 5 лет назад
Cabdisalaan wll dhanka wax barashada noo jaleec
@wiilkaduduble1798
@wiilkaduduble1798 5 лет назад
anigu waxan ka xumaday jiidka laga soo galo safarada oo ninka safiirka taknay siidow uu burbursan yahay ganacsadada zambia waxan ugu baqaya iney ka qeyb qadan dib uu dhiska safarada
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 года назад
WARIYE HAREERI IYO BAAFE WAA KU MAHADSANTIHIIN BARNAAMIJYADAN OO KALE SII BADIYA.
@abdi7612
@abdi7612 5 лет назад
Masha Allah Hereri iyo Zambia
@hamarivlogs6995
@hamarivlogs6995 5 лет назад
Hareri guul baan ku rajenayaa
@mohamedhaji6554
@mohamedhaji6554 5 лет назад
mashalah cabdilahu axmedyare nin adag muddana aan sambia kuwada nolen gudomiye hormar wcn
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 4 года назад
Masha allah
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 5 лет назад
Amanka iyo nabada waa asaska nolosha.
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 5 лет назад
Masha Allah San may wadankoda may San uga shaqaystan
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 лет назад
Masha Allah waddankii haloo duceeyo
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 4 года назад
Mashaalah Dhol. Barwaaqaa
@ummuayan8227
@ummuayan8227 4 года назад
Mashallah ilahoow kuxafiid
@SOMALTALK
@SOMALTALK 5 лет назад
soomalidu waa israaisha muslimka ah ninbaa igu yiri waxad tihin yahuuda yar yar marka hawshu ha socoto markaad dhaqaalaha kobciso wadan walba asaga kaa habaysanaya
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 лет назад
Waayo dee cjb
@abshir2010
@abshir2010 5 лет назад
Yahuuda yar yar a? Somali waa great Hamitic people ma aha yahuuda yar yar, ha is liidin weligaan hana is yareen.
@SOMALTALK
@SOMALTALK 5 лет назад
abshir2010 yahuuda maanta dumida ayaga haysta anigu isma liidayo Lkn dunida dadka ugu hanti badan aduunakana u taliya waa ayaga
@abshir2010
@abshir2010 5 лет назад
@@SOMALTALKwaa runtaa taas waa sax iyaga maanta ugu dhaqaale badan, lakiin ha iloowin shalay inaa ahaayeen adoomo la leeyahay Misraim or Egypt ah wiilka Ham uu adoonsaday anigana Hamitic ayaa tahay son of Ham Cushitic ah adigoo Somali ah inkastoo Somali qaar been loo sheegay carab loogu abtiriyey, ujeedka waa dunida maalinba waa nin, lakiin hadii Soomaali midoowaan is ixtiramaan dalkooda aminaan qabyaaldana iska daayaan waxaa u noolaan karnaa sida ugu sharaf badan umad dunimada ku nool.
@m24h17
@m24h17 5 лет назад
@@abshir2010 cajiib thanks waxan ahayn manaqonayno
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 лет назад
Asalaam Caleykum waRaxmatullahi WaBarakaatuhu Soomaalida waa dad caqlibadan, balse waxaa dibdhigey waa Qabiil iyo qabyaalada, Sacab iyo Durbaan Qabiil ah oo ay dumarka ugaracaan ragga Soomaaliyeed. Haddii Soomaalida ay dhafaan Qabiil iyo qabyaalada, xaqdarada iyo qarxinta, xaasinimada iyo cayda, Durbaan iyo Sacabtumis Qabiil iyo jaahilnimada dadka qaar kujiraan ee 30-ka sano, iyo kalaqaybsanaanta dhulka Soomaaliyeed (20 000 Madaxweyne/RW) Kaladambeen la aan iyo ixtiraan la aanta madaxda dhexdooda, iyo Madax Wasiiro/Xildhibaano aan wax cilmi ah kulahayn wixii loodhiibey (DAD CILMIGA LEH OO KUYAR DAWLADAHA SOOMAALIYA EE 30-ka Sanno) oo aan looeegin qofka waxbarashadiisa iyo aqoontiisa, qaarbadan Waxay kursiga ugufadhiyaan Waxay kujoogaan qabiilnimo iyo saaxiibnimo iyo Kursi jeceel qabiilnimo, haddii ay dhafaan intaas iyo inkabadan oo iscafiyaan oo ay xaq kusocdaan oo isuduceeyaan runa isusheegaan, waayo QOFWALBA nolol iyo shaqo ubaahan, wadanka wuu hagaagilahaa Insha'ALLAH. Marka QOFWALBA meeshi uhagaagto ee aduunka katirsan ha ushaqeeyo noloshiisa, intii u wadanka ukahagaago waana markii ay Soomaalida hurdada ka kacaan and Smell the Coffee ☕️ Sorry for qoraalka dheer. Jasaak'ALLAHU Qeyran, And thanks.
@waxkafaid
@waxkafaid 5 лет назад
Anaa diyaar u ah inaan kulasoodersa ee boos iiqabo adeer
@abdullahifarahmohamed7736
@abdullahifarahmohamed7736 4 года назад
Dalka Joog sxb Allah kuguimaan saado
@SomaliMultimedia
@SomaliMultimedia 5 лет назад
22:55
@nourmed7176
@nourmed7176 5 лет назад
Waxan ahy ganacsade lkn mustaqbalka waxan rajaynayaa ganacsade wayn noqdo
@abdullahisahal3567
@abdullahisahal3567 5 лет назад
Nour Med Inshaa Allah wll. Allah hakuu rumeeyo riyadaada. Aniga laftaydu ganacsade weyn ayaan doonayaa Inshaa Allah.
@abdifatah6783
@abdifatah6783 5 лет назад
Abdisalam Hareri waku mhdsantahay.. Nosoo badi barnamijadha noocan okale
@cabdifataaxcabdifataax956
@cabdifataaxcabdifataax956 3 года назад
maasha allaah wlhi aad baan ugu farxay muqaalkaan alxml
@hikmanuuur2080
@hikmanuuur2080 5 лет назад
Halay geeyo Zambia
@yuusufahmad8270
@yuusufahmad8270 3 года назад
Masha alaah soomalidu waa dad fir fircoon aloow dhexdeedana burac isku mari
@abdiazizfarah50
@abdiazizfarah50 5 лет назад
War mesha waxa hanti ku haysta waa majerteen dadka kale waa shQaale hal qof oo hanti leh kuma jiro kkkkkk
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
😂😂😂
@musemuse6648
@musemuse6648 5 лет назад
Yaa dadka qabiilkooda noosheeg ku dhahay
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Allaha u siyaadiyo
@abdiazizfarah50
@abdiazizfarah50 5 лет назад
@@saddambarrow6364 amiin
@amiinducaale9080
@amiinducaale9080 5 лет назад
Qabiil qaran ba k fcn wax dalkeena la hormari wayey wa adiga oo miran oo qabiil maskaxda fadhiya xisho zxp oo soamlinimada ku faaan
@honeybadger4812
@honeybadger4812 5 лет назад
Dadka somaliyed waa lagu dhibaa hadeysan majerteen aheen dadka mesha jooga waa dad aad u xun wale anigu Africa mudo 15 sano ah aya ku nolaa
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 2 года назад
Zambia ninkii Lacag heysta meeshaas Jaanis ayaa ka furan ee Jaaniskaas Halaga faa,iideysto dadow.
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 5 лет назад
Soomali waa dad qiimo leh kuwii u dhashay gawaadhidaa kuma wataan iyaguna naqaasay iska jibaaxayaan Ilaahow dadkayga midee oo qalbigooda isku xal
@waxkafaid
@waxkafaid 5 лет назад
Hareeriyoow ninkaan numerkiisa iiraadi iisoodir aan kawareestee
@keenjama5618
@keenjama5618 5 лет назад
My abo is the ambassador im
@nimojama4132
@nimojama4132 5 лет назад
iiwe atiii kuiisa 😂😂😂
@maxanedbiihi4700
@maxanedbiihi4700 5 лет назад
Waankahelayba meeshan zambia
@munaartan8476
@munaartan8476 5 лет назад
Adeer gutale ilah ha ku xafido aamiin
@rashiid187
@rashiid187 4 года назад
Zambia waan tagay waa dad aad u wanagsan . Chinese ayaa maalkasta la wareegay laakin
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 лет назад
Walaahi amniga waa asaaska nolosha walaahi ilahow nabad keen
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 5 лет назад
Masha allah alle ha ubarakeeyo nin jira weeye.
@mahdiyusuf3431
@mahdiyusuf3431 5 лет назад
Somali xanoolato excellent job
@maxamedsharmaake7447
@maxamedsharmaake7447 5 лет назад
Hereri Thenks
@adnanfarahhashi3300
@adnanfarahhashi3300 2 года назад
Somalidia meelkasta walaga hela ma Coca-Cola miya Somalida qurbaha jogta qeybta anaka mid ahay ee yurub jogta malgashi masameeyno 90% qurba jogta afrika aya nadhanto
@mobgetmoney11
@mobgetmoney11 5 лет назад
Mashaa Allah
@alihassanumal4986
@alihassanumal4986 5 лет назад
Good job
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 5 лет назад
Hereri meelkasta isagaa noga soo warama nooloow
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 4 года назад
Somali embassy ee Zambia waxaa fiicnaan lahay in sameeyo laamiga soogala safaarada oo aa u dayacan una baahan dayactir sidaas bay dowlad buuxda ku noqon kartaan
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Dayactirka waa loo bahanyahay lkn Laami la dhiso dawlad buuxda laguma noqdo yaab badana
@hanadciid754
@hanadciid754 5 лет назад
Mandheey,Mandhoow Ayaan u duceeya oo ninkaan odayga ah telefonkisa isiya. Fadlan Mahadsanidiin
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 года назад
SOOMAALIYEEY WADANKKIINII HOOYO MAAL GASHADA DALAL SHISHEEYE HA KU BEERIINA CARUURTIINA IYO MAALKIINA.
@SiyahBouhritach
@SiyahBouhritach 5 месяцев назад
Mashallah
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 5 лет назад
Zaambiya waaban jeclaaday masha allh
@hajjimohamed1317
@hajjimohamed1317 5 лет назад
25:43 Tokyo batries somalia waa la keenaa ilaa waqti dheerna waa yaaleen ee warkaa iska sax
@omarsuliamaan8868
@omarsuliamaan8868 4 года назад
Hereri Haaye~Haaye
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 лет назад
Mashallah allow dalka nabad nooga dhig
@abdifatahmohamed8902
@abdifatahmohamed8902 5 лет назад
Cabdisalaanoow halkaa baradadii aad hargaysa kuwadatay mid uu eegbaa kamuuqatee iyadna may kuraacday
@ahmedabdirahman147
@ahmedabdirahman147 5 лет назад
thanks c.herari
@ayaanaxmed1430
@ayaanaxmed1430 5 лет назад
wadamada islameed waan hormarin naqanaa lkn wadan keeni dhibaato iyo qarax bisi ku hormaryay sorry ilahow somali dhib ku habsaday kaqaad
@mustaphehassan9114
@mustaphehassan9114 5 лет назад
Haaye haaye
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Raggq qaarkood hadii safiir laga dhigi lahaa safaaradan quruxda badan way gadan lahaayeen
@monstersamator5288
@monstersamator5288 5 лет назад
Japanese ka xataa battery wee diiden inee geeyan somalia..kkk walley Somalida amar ayaa heesto.
@abdifataah4458
@abdifataah4458 3 года назад
الحمد الله رب العالمين
@abdiqafaarahmed5986
@abdiqafaarahmed5986 5 лет назад
Waaw Sanba uma maleynen ZAMBIA😆
Далее
HERERI IYO ZAMBIA QAYBTII 4AAD
40:12
Просмотров 323 тыс.
Only I get to bully my sister 😤
00:27
Просмотров 27 млн
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Просмотров 29 млн
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Просмотров 136 тыс.
Hereri Iyo Goobaha Dalxiiska Qaybtii Sadexaad
39:17
Просмотров 50 тыс.
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Просмотров 195 тыс.
Hereri iyo Zambia Qaybtii 2AAD
44:15
Просмотров 90 тыс.
Hereri iyo Malaysia Qaybtii Labaad
47:41
Просмотров 42 тыс.
Only I get to bully my sister 😤
00:27
Просмотров 27 млн