Тёмный

Hereri iyo Zambia Qaybtii 2AAD 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 90 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

17 фев 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 217   
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 лет назад
Hareri waan jeclahey siduu isugu xiro somalida aduunka ku kala nool. Keep up the good job brother. 👍.
@sahraahmedkoshin
@sahraahmedkoshin 5 лет назад
I am very happy to find this footage here, many thanks to Hereri and Universal TV. I am doing research on the Somalis in Zambia; their history, contributions to Zambia's development and link with back home. I have lived in Zambia most of my life. My father (AUN) was one of the very first Somalis to come to Zambia in the 1970s. Later on he got married and had children in Zambia. My mother and siblings still live in Zambia and it remains my 2nd home after Somalia eventhough i have a Dutch citizenship. Mashalllah this footage will help me gather relevant and interesting data about the history of the arrival of the Somalis in Zambia. Watching this video from Somalia and it brings back so many nostalgic memories. Guulesytsa.
@guryosamonews7608
@guryosamonews7608 5 лет назад
Sahra Ahmed Koshin, Aabaha ma wuxuu ahaa owner of Koshin Transport Company, Rhodesia ( Zambia and Zimbabwe)..?
@sahraahmedkoshin
@sahraahmedkoshin 5 лет назад
@@guryosamonews7608 maya
@sahraahmedkoshin
@sahraahmedkoshin 5 лет назад
​@@guryosamonews7608 check here for a book writing about my father's legacy facebook.com/Afkihabartile/
@hassanmohamudali4612
@hassanmohamudali4612 5 лет назад
Zahra, that's high sounding really! May I ask you i f know a lady named candiyo garaad who live in small town named Ndola that situate the border of Tanzania & zambia? She is popular person known for her generosity &/welcoming traits since young men/women in route to south Africa used to pass by her
@hassanmohamudali4612
@hassanmohamudali4612 5 лет назад
I mean cabdiyo garaad
@abdirahmaankoronto2597
@abdirahmaankoronto2597 5 лет назад
Soomaalidu way shaqaystaan Balanteenu waa shaqo 👊👊
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 5 лет назад
Walaaahi somaaali waa libaaxyo ciyaar mayaqaanaan waa dad shqeesta aanan cabsan guul iyo gobanimo
@Naxariiso
@Naxariiso 5 лет назад
Masha.Allah Somaliwayn ha nolaato hana ku midoowaan magaca allah
@jabartiismacil1335
@jabartiismacil1335 5 лет назад
W
@abdullahiahmedh.abshir9764
@abdullahiahmedh.abshir9764 5 лет назад
@@Naxariiso lòlp
@mohadekdegentleman9210
@mohadekdegentleman9210 5 лет назад
Wxn kamid ahy darawalinta wllhi waxa ogu Ween ee aan Zambia ku heesana waa amni m. M.a Allaha noo siyaadiyo
@baahiye2479
@baahiye2479 5 лет назад
Lambarkaga Isii zxp ama meel aan kala soxidhidho Hadad joogto Zambia
@khalidmohamed5609
@khalidmohamed5609 5 лет назад
Zxb inaa zambia imaadan rabaa ee iga caawi
@xassansiciidjaamac1895
@xassansiciidjaamac1895 5 лет назад
Walal qali I Caawi please whatspp kaaga isiii inaan Zambiya imaado oo ganacsi ka Sameeyo ayaan rabaaye
@sadakmahad4234
@sadakmahad4234 3 года назад
@@khalidmohamed5609 Somalia maa joogtaa
@alimahmoudyoussuf4258
@alimahmoudyoussuf4258 5 лет назад
Maasha Allah abdisalam, waan u baahnayn barnaamijyadan Africa , Nin aan saaxiibo nahay oo faysal layidhaa ayaa ah truck driver , from Tanzania to South Africa , waan LA yaabi jiray lkn waa xaqiiq
@hamisare5073
@hamisare5073 4 года назад
Hareeri ajar iyo xasanaad Allah kaa siiyo isku xirka iyo ka warkhabka somalida meelkaste joogan walina aad kusii siisocoto booqashooyinkale oo badan
@towfiiqbsa359
@towfiiqbsa359 5 лет назад
Mansha allah , Xaji Mustafe Cumar jeeble , waa nin dhalinyaro ah oo howlgarnimo ku caanbaxay
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 лет назад
Waxaan ahay qof jecel dadkiiso dhan waxaan u rajeynaya guul
@mariamali1966
@mariamali1966 5 лет назад
Shakir adigana dadkaagu way kujecelyihiin ee nolol wacan ku noolow insha allaahu.
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 лет назад
Waad mahad San tahay walaal
@mariamali1966
@mariamali1966 5 лет назад
@@shakirfarah3449 adigaa mudan walaal
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 лет назад
Waxan ka soo jeeda beesha isaaq ee somaliyeed, caruuyayda waxa ila koriya dad walalahay ah oo majeerteen u badan.waa dadkaygii, waxban wada cuna kala qaadana ubadkayaguna waa walaalo.aniga Somali jacaylku waa personal
@mariamali1966
@mariamali1966 5 лет назад
@@shakirfarah3449 halkaad joogtaa walaal
@isxaaqxayir721
@isxaaqxayir721 5 лет назад
qofkii afaraad ayaan ahay asxaabta like kuraaxee gacantaada
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 5 лет назад
Shoodhahaygiii baan arkaaa Abdilahi Hashi . Cimri dherar baan kuugu ducaynayaa iyo caafimaad , cibaado suuban
@cawo1207
@cawo1207 5 лет назад
abdirahman farah amiin Allah cimriga iyo cafimakaba ha uu barakeyo Cabdilahi Xashi Farax
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 лет назад
Cabdilahi hashi.salaam sare kude from baligubadlee
@apdirahmaanapdikhaaliq8213
@apdirahmaanapdikhaaliq8213 5 лет назад
Mnch allh wllky Rumad cabdi laahi xaashi faraax muxumed wacays 😍😍😍😍😍👋
@apdirahmaanapdikhaaliq8213
@apdirahmaanapdikhaaliq8213 5 лет назад
@@cawo1207 wllshy Rumad 👋😍
@flowerfm472
@flowerfm472 5 лет назад
War waa reer qardhoodkii kilwe mansha allaah allaah haydin barakeeyo amin🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🍌🍌🍌🍌
@ainab590
@ainab590 5 лет назад
Taraaarax ini Cali Goonni sow maaha
@alkhayr2834
@alkhayr2834 5 лет назад
Haa taraarax weeye wan garanay lkn ismacil naxar waa kee allaha unaxariistee
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 3 года назад
@@alkhayr2834 waà nin garxajisa
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 лет назад
C/salaan Hereri Wariye ruugcadaa ah Taageero buuxda
@mataanfarah7645
@mataanfarah7645 5 лет назад
Maasha allah wariye cabdisalam hereri dalmar daah furay wax badan oon la ogayn maasha allah cabdisam barnaamij wax ku ool ah mahadsanid
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 лет назад
*soomaliyeey ilaahay ha idinku xafido halkaad joogtaamba*
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Aamiin
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 лет назад
Dadka qoraya waxyaabaha cadifadu ku dheehan tahay waxaan leeyahay waar qofka somaliga ah waa walaalka waad u hoyanay, waad la cunay, waad ka gursanay marka wanaagooda ka shaqee
@shaka7000
@shaka7000 2 года назад
university tv is doing Great. who else is waiting to know the history of Abdisalam hereri
@dkaboy4618
@dkaboy4618 5 лет назад
Hareeri iyo muqdisho gurmee so diyaarineee legend an taagero
@drabdirahmanmahamoud8905
@drabdirahmanmahamoud8905 5 лет назад
Markay moqdisho nabad noqoto insha Allah
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 лет назад
Mashallah alaha ha idin xifdiyo
@mofarah6366
@mofarah6366 5 лет назад
ahmed khayr tararax nin culus bowe horay u soco
@mukhtarmasoud6692
@mukhtarmasoud6692 5 лет назад
Hore usocodo mr Herreri iyo weliba saxiibkii Baafo shaqa wangsan bad haysaan runtii.
@saadaq2197
@saadaq2197 5 лет назад
Dadkeyga waan jeclehay😍😍😘😘
@ciiloowone7202
@ciiloowone7202 2 года назад
Masha ALLAH hereri shaqada saxaafada waa saan
@ifrahsaed7634
@ifrahsaed7634 5 лет назад
Masha Allha guulayso😍
@khalidnur4737
@khalidnur4737 5 лет назад
Hareri waa nin kumaandoos ah iska ilaali 😄😄😄🇸🇴👍
@hamzenuur5877
@hamzenuur5877 5 лет назад
Abdisalan herari waanin runtii aad ula yaab badan sida ciyaalkan khatuyanka kolba intuu wadan tago kakale macaaye waan soomali dhani jeceshahay runtii waxan leeyahay goforword
@farahsaid1704
@farahsaid1704 5 лет назад
Jamaal waa nin culus aadbaan kuu salaamayaa
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 года назад
Alle haw naxaristo ismaacil naxar cali waa dadkii gobta ahaa ee soomaalida soo maray
@maxamedsharmaake7447
@maxamedsharmaake7447 5 лет назад
Waxaan ahay qofkii koobaad ee ugu hor daawada ayaan nasiib u yeeshay wariye cabdisalaan Hereri
@377abdirahman
@377abdirahman 5 лет назад
Iska falalaxle hahahahahhahahahahaha aabaha qamiiska wato Allaha xafido 😄😄😄😄 waa funny Wlhi
@geelle6169
@geelle6169 5 лет назад
@9:21 Mustafe Cumar wuxuu ardey ka ahaa PIDAM, Bosaso. Alle ha idin siyaadiyo dadaalkana sii kordhiya.
@leilacaynab6305
@leilacaynab6305 5 лет назад
Alle ha ilaaliyo waa nimanshaqeeysanaya africa iyo North America ayey ku badan yihiin
@faysaljyusuf1786
@faysaljyusuf1786 5 лет назад
mansh allah Hereri
@khadijah1093
@khadijah1093 5 лет назад
C/Salaan hereri waa aqoon yahan nooloow
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 5 лет назад
Somalidu waxay noqon doonaan dad xukumidoona caalamka bilmacnaa aqoonta qurbajoogta
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 5 лет назад
Am very happy to see somalians doing great In Zambia
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 5 лет назад
Oo haduu Gaadhigu kaa xumaado yaa kuu Islaama? Hadaladii Hore.
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 5 лет назад
Libaax ba ku islaamah noooh
@apdirahmaanapdikhaaliq8213
@apdirahmaanapdikhaaliq8213 5 лет назад
Mnch allh Hereri 😍
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 лет назад
Ilahow dadkeena daa
@cabdiraxmaancabdillaahi7556
@cabdiraxmaancabdillaahi7556 5 лет назад
“Iska falalax lee” 😂
@abdullahiibrahim4879
@abdullahiibrahim4879 5 лет назад
Haaaye haaaaye😂😂😂😂😂
@Bn99757
@Bn99757 5 лет назад
Sheekadu way ku socota abdisalam hereeri
@axmedcabdidheremaxamud8735
@axmedcabdidheremaxamud8735 5 лет назад
Muse cawir waa oday reer zambia ah
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 4 года назад
Hhhh weriye sare c/salan hereri aad ayan utaageera waxan jeclahy oraahdiisa ah haaye haaye haaye
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Waaa sheeko soomaalidii haaye haaye hhhhh
@bileawil6095
@bileawil6095 5 лет назад
Raga baabuurka ka shaqeeya waa rag adag wlee nin shaqaysan shaah ma cabo
@Dalxiis202
@Dalxiis202 5 лет назад
Truck driver Ayan ahy my biggest dream wa inan Zambia kashaqeyo
@musemuse6648
@musemuse6648 5 лет назад
Zambia ma adigaa iskaleh
@Dalxiis202
@Dalxiis202 5 лет назад
Jahil I don't like ignorance person like u ya kudhahy Ana leh
@abdifatahmohamed5208
@abdifatahmohamed5208 5 лет назад
Wan kugu dhiiri gelenayaa xirfaddad dareewalnimo adigaa lagu bahanyahan, waxa keliyah ee xigtaa wa passport, iyo licen gawaarida wa wayn.
@dalmarshow7877
@dalmarshow7877 3 года назад
@@abdifatahmohamed5208 adiga ma Zambia ayaad joogtaa wll
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Dad badan oo aan aqaano ayaan arkaa
@rashidmuose2931
@rashidmuose2931 5 лет назад
Ok umda ilahay aburtay somaliyey so dhawaya idinkuna ilaan badanadan dad la nolankaro ma tahidone
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 5 лет назад
libaaxyoo shaaqaaystaa
@abdishakurhashi5458
@abdishakurhashi5458 2 месяца назад
5:00
@mowgayare916
@mowgayare916 5 лет назад
23:35 odaygu hooyaduu caayay kkkkk
@maqaalomedia8710
@maqaalomedia8710 5 лет назад
Hhh odayasha cadi mhn
@maxamuudcabditabatabood4456
@maxamuudcabditabatabood4456 2 года назад
6:40
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 10 месяцев назад
Ha ka harin Harari
@samsamhassan8762
@samsamhassan8762 5 лет назад
NO MOOSHIN ayaan isku ognahay😀😀
@bileawil6095
@bileawil6095 5 лет назад
Abdisalan herer halkanba carabtii ka dhigo lol
@ginimataan2724
@ginimataan2724 3 года назад
Alle hawnaxairto ismaacil naxar cali oo ahaa ganacsade reer Somaliland ah oo beesha garxajis ah gaar ahan habaryoonis muuse care
@suudaani1
@suudaani1 5 лет назад
Maashaa Allah Rabi ha idinku xafido kuwo hore u tagay iyo kuwa hada tagayba oo isku duubnaada oo mid ahaada
@moabdirahmantv7233
@moabdirahmantv7233 5 лет назад
Oday muuse aad buu iiga qosileyey runtii maxaa falalaxleh 😂😂😂😂
@faya786
@faya786 5 лет назад
Mohamed Bur3awi Same here 😂😂😂
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 года назад
Hhhh odaygaa fudud naa iska falalax waa falalaxaase
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 5 лет назад
Zambia ganacsade ina naxar ma cidbaa uga horraysay aun
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 4 года назад
Musigii xabashida mxad kla doonteen
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Год назад
اسلام عليكم كيف حالك
@abyanadenm1455
@abyanadenm1455 5 лет назад
asc m/snid c/salan
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 лет назад
majartan wadankod rafaad miyaa asiya africo u haajiran waa hal qabiil waxay wanaag u shaagayan inay isku xiran yahiin
@hassanmohamed3334
@hassanmohamed3334 4 года назад
H
@yuuyu114
@yuuyu114 5 лет назад
Afrika Amaan ah Soomaaliyana Amaan maahan ummadan maxaa ka qaldan?
@sadakmahad4234
@sadakmahad4234 3 года назад
waa sida dhabta ah
@digriyowkhaliil5507
@digriyowkhaliil5507 5 лет назад
Kofiyada miyaa lagu wadaa gawaarida kkkkk
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Haa safety ga ayeey ka mid tahay
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 5 лет назад
Labada oday inuu midba gooni uwaraysto bay ahayd
@abdifatahabdirahmanxaajiad9073
Uma qabin inaan Ku jiro fidiyowga lkn caawa ayaan si kedis ah isugu arkay maxaa yeelay maxkamada ICJ ayaa baadi goob iigu jira marka
@khalidmohamed5609
@khalidmohamed5609 5 лет назад
Wll ma zambia joogta
@talokeen259
@talokeen259 5 лет назад
Hareri mahadsanid lkn waxaan ku qoslay labada oday oo lawaraysanayo midba hadalka boobaya
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Midbaa yiri hooyadaa was
@universeboy6304
@universeboy6304 5 лет назад
Iska falaxlee 🤣
@xafsaxarago1074
@xafsaxarago1074 5 лет назад
Firzt one
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Xafsa Xarago ma tihid bal ku dharo😂 Ana ka so horeeyey
@xafsaxarago1074
@xafsaxarago1074 5 лет назад
@@ahassan1205 ana kaga horeyey
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 5 лет назад
Cameratha xaa si kaa ah ?
@wadanidaacada9042
@wadanidaacada9042 5 лет назад
Aduunka meelkastood tagtid waad ugu tagi somali from Germany
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 лет назад
Odayga Dhaga la,aanta Ku Joogay Dalku Waa Isaaq Sidu Ugu Sheekaynayo Hereri Waa Sidii Nin Habaryoonis u Sheekaynayo Oo Kale Ku Yeh Oday Isaxaaq Ahaa kkkkkk Odaygan Kale Waa Nin Majeerteen Ah Maasha Allah Waa Nin sI Degan U Waramaya Kolay Somalidu Waa Mid Markay Yaabaane Lkn Anagu Hadaanu JoognoSomalia Iyo Somaliland Bahasha Waanu Isku Fahanaa Car Waa Beentaa Yaa Soo Qori Kara k
@musemuse6648
@musemuse6648 5 лет назад
Duliyahow yaa ku dhahay qofka qabiilkiisa noo sheeg ku dhahay?
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 года назад
Xaguu adoga kale majeerteen Ka yahey calankii Somaliland ayaaba uu suit Ka ugu dhajisane
@yaasir1936
@yaasir1936 5 лет назад
Odaygaasi Muuse 76 So Galay Shilna Kama Hayee Tolow Odayaga Ma Duulkiiba Ka Cunay Lacagti
@Macaxeira432
@Macaxeira432 5 лет назад
Caashaqu Ogaysiis ma leeyahay is qabooji dhuuso bixiyow 😉
@yaasir1936
@yaasir1936 5 лет назад
Isaaq iyo Hawiye Waa Gaalo Caan Caan Dhalay Makhnuunad Baad Tahay
@Macaxeira432
@Macaxeira432 5 лет назад
Caashaqu Ogaysiis ma leeyahay makhnuud ya kubaray? Ada makhnuudki ugy wayna ah somaaha? Iidoor waa wada khanisiin iyo alkolayste 🤣
@Macaxeira432
@Macaxeira432 5 лет назад
@@yaasir1936 War aamus dameeryahow gaalka ah. Diin baro horta. Ya cabiidul aswad. Ya Iiduurul Zanjibari. Tahriib ku dhimo sida walaalaha isaaq kkkk
@yaasir1936
@yaasir1936 5 лет назад
Isaaq iyo Hawiye Waa Gaalo ey Darood Ah Nacalaa Adiga Iyo Sharmuutada Kugu Curatayba Ku Taale Midgaha Soomalida Tihiin
@xasanjamac9946
@xasanjamac9946 5 лет назад
Zambia iyo Sudan labada wadan ee aan abaal wayn u hayo kadib burburkii somalia
@abdihakimahmed4582
@abdihakimahmed4582 5 лет назад
Masha Allah Somalia Hanoolaato Somalia Ha israacdo meel walba ay joogaan
@mataanfarah7645
@mataanfarah7645 5 лет назад
Intaas oo wadan ayaa loo kalla gooshayaa saw ayaan daro maaha in dalkeeniina degmo degmo ugudbi la dahay taloow goormayno ka baxaynaa kalla ququbka iyo jaahilnimada inugu hubsatay
@xassansiciidjaamac1895
@xassansiciidjaamac1895 5 лет назад
Walaalo hay ilaawina please whatspp kiina iisoo qora reer Zambiyoow
@sadakmahad4234
@sadakmahad4234 3 года назад
xagee joogtaa
@izackali2861
@izackali2861 10 месяцев назад
@@sadakmahad4234 wll nambarkaga isoqor Zambia usosoctha
@libanali8492
@libanali8492 5 лет назад
Naxar company company ugu horeeyay ee dega zambia ee transport waxa laha siday odayaashuba sheegeen ismaacii Naxar waa isaaq /habaryoonis majeerteen zambi qabsaday shalay soo dageen
@axmedcabdidheremaxamud8735
@axmedcabdidheremaxamud8735 5 лет назад
War doqon yahow somali hakala saarin somali waa hal ee.
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 5 лет назад
Naxar iyo majeerteen dad isjecel oo Soomaaliyeed oo cadowga iyo shisheeyaha iska dugsada ayey ahaayeen. Dadkan askartu waashey, waa ka horeeeen oo cudurka askartu ma saameeyn.
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Liban Ali nio jahli iyo xasidnimaa ku haysa iyo maangaabnimo
@samawadaak4815
@samawadaak4815 5 лет назад
Liban Ali shalay kulaha adeerka waxay isla socdeen yasin nuur oo laha company la yidhahdo Ohan transport ilaa hada wey jiraan ee kuwiini meel kuu sheega
@Macaxeira432
@Macaxeira432 5 лет назад
Faarax Runsheeg waar dee usheeg shirkadi iidoor inay kudhamatay balwad iyo xaaraan 🤣
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 лет назад
Nin aan saxiibkay ah oo saciid khaliif la yiraahdo ayaan ku ogaa in uu ku nolyahay Zambia, hadii qof garanaya uu jiro please let me know
@adamali8966
@adamali8966 4 года назад
8:40 bahaa Bahaada Hereri qaybinayo dhegayso. Commandos!
@abdiazizfarah5915
@abdiazizfarah5915 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😁 yaa falalaxle
@alkhayr2834
@alkhayr2834 5 лет назад
Ismacil naxar waxan umalaynayaa inuu reer qardhood ahaa hadana khaldin lkn ilma naxar baan kumaqlay inay qardho daganaanjireen lkn hada ma aqaan ?
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 года назад
Waar nin isaaq aha yuu ahaa ina naxar
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 2 года назад
@@samriiyed8684 haaye haye
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 4 года назад
I am just wondering how come Somali guys in Africa work harder and succeed compared to the Somali guys in the West? I always thought Somali guys were lazy and I don’t want to work hard until I saw the guys in Africa.
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 лет назад
Ganacsiga majeerteen iyo isaaq uun baa waligood lagu yaqaaney hada africa majèrtwen baa ugu badan marka south africa laga tago
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
South africa abgaal aya lambar kow ah ayaan maqlay
@Khaatumo411
@Khaatumo411 5 лет назад
Angola iyo Botswana Mareexaan #1 ka ah
@Dalxiis202
@Dalxiis202 5 лет назад
Abgal a ceb
@Bn99757
@Bn99757 5 лет назад
Ninmaka majeerteen ayaa uu badan Zambia 🇿🇲
@fursohussein2421
@fursohussein2421 5 лет назад
Magac qabil wuxu ku so gordhinaya waxa laga yaba a in dhib u ka soo carartay Oo aad sheegtay in dalkagi amin xumo aad ugu so carartay aad somali tahay qof reerkaga ahna jicsinka ku so gashay un ku sin Oo aad ka Heshay walidka ku dhalay wllaha armad ka fican tahay in aad qom noqodo aad ku fanto
@talokeen259
@talokeen259 5 лет назад
Ubadan
@dhdowlad
@dhdowlad 5 лет назад
Swaggy P, Ilaahay ha ku caafiyo walaal. Zambia Majeereen lagama yaqaane waa Soomaali...
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Aad iyo aad
@professerayyub6781
@professerayyub6781 5 лет назад
Haday majerteen yihin maxa kaa dhib kaaha ama maxa kaa shan aah? Stop racism jinga ww
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 лет назад
Hereri weriye somalilander Ah oo Sharf leh. Waan ku salamayaa bro ❤✊
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Fuck off hareri waa somali
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 лет назад
Somalinima kuma deeqo miya???
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 лет назад
FUCK OFF QOYZLAND SOMALIDIIDKA AIDSOPIA FUTADA U DHAQLEEYA
@khaliifxirsi6668
@khaliifxirsi6668 5 лет назад
Odaygu kulaha hoyada beenta ka was hhhhh
@jamalmohamed2382
@jamalmohamed2382 4 года назад
Maargateey
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
Somalida Zambia dagan waa MAJEERTEEN iyo inyaroo u shaqaysa loooolz hantida nooc walba ee taala ayagaa leh balaayo idinku dhacday 😂😂😂
@Macaxeira432
@Macaxeira432 5 лет назад
SOMALIDA CAANKA AH adigu yaa tahay?
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 лет назад
Hhhh balaayo idiinku dhacday kulahaa
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 лет назад
@@saddambarrow6364 baal muxu uu habarey kkkkk. Lkn mj weyiska kibir qoqbadanyohiin
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 лет назад
War dee shaqeyzo maxaad u mazerzan tahay dee shaqeyzo intaad welfare recipients
@warwacaaltv7503
@warwacaaltv7503 5 лет назад
@@amalabdullah4108 War waa run oo mj baa meesha ganacsiga ugu badan leh iyagaana ugu soo horeeyey lkn muxuu aha habaarku kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@liibaan1990
@liibaan1990 5 лет назад
Agah 13:24 muyuusan aheyn ninkii waalnaa ee lahaa 'Meeshani waa Puntland qof aan MJ aheny wax kama noqon karo'
Далее
Q 2aad Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn
20:28
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
Спецэффекты в Симс 4
00:36
Просмотров 279 тыс.
HERERI IYO ZAMBIA QAYBTII SADEXAAD
42:57
Просмотров 155 тыс.
Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn.
21:15
Просмотров 117 тыс.
Barnaamijka Hereri iyo Tanzania Part 3
37:26
Просмотров 82 тыс.
Hereri Iyo Puntland, Eyl Qaybtii 2aad
42:08
Просмотров 84 тыс.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Просмотров 80 тыс.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
0:34
Просмотров 1,3 млн