Тёмный

Hidaha iyo Dhaqanka Muse A Farur 

andaahir
Подписаться 1 тыс.
Просмотров 133 тыс.
50% 1

Hidaha iyo

Видеоклипы

Опубликовано:

 

12 май 2012

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@memoher4333
@memoher4333 5 лет назад
awoowe mcn muuse cali faruur waxaa ku fanaa inaad awoowgey thy illah cimri dheer iyo cibaado suuban allah ku siiyo miss u my grand father💯😍
@maxamedhindi4344
@maxamedhindi4344 5 лет назад
Caruurbaa tihiin oo muuse fahmj maysasne dhagaha uun taaga waa aqoonyhn allah yaxfsdak muse
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
anigoo dhalinyaro ah oo dugsi dhexe dhigta ayaan radio hargaysa ka dhagaysan jiray sideetamaadki bilawgiisii ilaahaw denbigaaga dhaaf muuse cali fauur barnaamijkii murtida maanta
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 года назад
Muuse Cali cimriga ilahay hakuu dheereyo càafimaadkana ilahay ha kuu siyaadiyo taariikhdaa kuxusi doonta insha alaa
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Aqoonyahan Waad ku mahadsantahay murtidaad na siisay🇸🇴🐪👳🏻‍♂️
@abdisalamsaid8684
@abdisalamsaid8684 6 лет назад
Mansha alaaah ABWAN MUSSE CALI FARUUR alle haku siyaadsho cilmigaaas
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Muuse libaaxu xataa mar mar wuu xushoodaa waana boqorka habar dugaag aniga ooo 8 jir ah oo la socda booyo qaali baa libaax nala socdayl libaaxii wuu naga. Xishooday
@jamaalmuuse4933
@jamaalmuuse4933 3 года назад
Muuse cali faruuur .nin dhaqan yaqaana hido dhawra .aftahana illahay hibbo siyey weeye
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 4 года назад
A BWAAN MUSSE CALI FARUUR CAAFIMAAD QAB IYO CIMRIGA ALLAHA KUU BARAKEEYO
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
sadexbarjaamij ayaa radio hargaysa ugu qiimo badnaa barnaamika murtida maanta ee muuse cali faruur iyo barnaamijkii hidaha iyo dhaqanka ee alaha unaxariistee yuusuf maygaag samatar iyo barnaamijkii imaqashii imadadaali ee weriyayaasha dahir ismaciil x adan iyo shukri xariir ismaciil sideetamaadkii waqti aad iyo aad u wanaagsan ayuu ahaa
@mohamedabdille8760
@mohamedabdille8760 8 лет назад
eesh calaa taariikh iyo sheeko aan laga xiiso goynayn waxaasaa suugaan yahana muuse cali faruur waa halyay dhaqan yagaan gabyaa sheeko macaan danbigiisa alle hadhaafee
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 3 года назад
OGI OGI WAA CILMI AANAY CULIMADAN YAR YARI WELI GAADHIN OO KA WEYN MEHERKA HABLAA LALA TEGI JIRAY
@abulhusseinabulhassan8389
@abulhusseinabulhassan8389 10 лет назад
wow waa abwaankii weynaa ee muuse ali faruur
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Libaax laanta I hoday . Ninkaasi taarikhbu reebay
@fuaadmohamed3634
@fuaadmohamed3634 3 года назад
War malaa awowgay waa laga Ben shegayaa
@ninrageed1
@ninrageed1 11 лет назад
mahadsanid muuse caLI FARUUR waxaad ka mid tahay dadka fara ku tiriska ee daryeela keydiya fidiya dhaqaNKA IYO HIDDAHA SOOmaaliyeed ee soo jireenka ah
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waxaad ka hadlaysaa wax la soo qoray kaliya muuse wallaahi maalin dhan buu libqax na garab socday anga iyo hooyaday
@hamzeducale1236
@hamzeducale1236 6 лет назад
msha allah muse cali
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 8 лет назад
daboole xuseen xasan baa dilay alla yarxam waa libaaxi sababay tahriibka soomalida
@mounaabiibmire1477
@mounaabiibmire1477 4 года назад
NOLOW APWAN QAALIYA MUUSE ALI
@fuaadmohamed3634
@fuaadmohamed3634 3 года назад
Libax laanta I hoday. War malaa awoowgay been ayaa laga shegayaa. Yaa ka duuubay in u isagu yidhi ilen cidi lamay soconee
@bukhaarimuxammad9838
@bukhaarimuxammad9838 6 лет назад
kkkkkkkkk muuuse ali faruur jirooo joooog
@somaliamazing5533
@somaliamazing5533 7 лет назад
abwaan qaali ah noolow a
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Bahalku imisa noocbu ukala baxa libaaxu?
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Libaaxa dibada lagama keenin wuxuu ku dhashaa afrika
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 года назад
Wuu kudhashaa beenta jooji
@xidigahalyeyga9898
@xidigahalyeyga9898 2 года назад
Abwaan aad baad umahasan tahay
@aknuhqadir6995
@aknuhqadir6995 7 лет назад
Kkk
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waryaa beenta dadka ka dhaaf anigaa libaax arkay 1977 kii
@lqs-tv2991
@lqs-tv2991 2 года назад
Wax culuma ah oo bannaysay masaafo mabajiro iyo culumo kumurantay xaaraanimadiisa
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Maxaa kaa qaldan abwaan libaaxu afrika kaliya buu ku nool yahay ma ogtahay in taariikhda lagaaga horeeyo abwaan
@wayark
@wayark 10 лет назад
heesta magaceyd? plzz
@wayark
@wayark 10 лет назад
heesta magaceyd
@fali3318
@fali3318 10 лет назад
Heesta waxaa la yiraah OGOOW .. ogoow by nuur daalacay :)
@bilenura9711
@bilenura9711 9 лет назад
Nadira zai
@mustafeige6028
@mustafeige6028 8 лет назад
sheekadu waa been libaax ma joogo qaarada yurub kaliya waxaa laga helaa qarada afrika iyo asiya
Далее
CLANCY 🦞 Operation Squid Ink (New Animation)
00:58
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
Muuse cali Faruur mpg dhaqanka
23:40
Просмотров 86 тыс.
Scally Milano, uglystephan - Сутенер
2:01
Просмотров 112 тыс.
UZmir & Mira - Ey yor (MooD video)
2:52
Просмотров 924 тыс.
СЛОТ - С.М.Г.О.  (Official Music Video)
4:01
Просмотров 102 тыс.
KIZARU - OBUZA
2:25
Просмотров 488 тыс.
Mirjalol Nematov - I love you (Videoklip)
3:56
Просмотров 3,8 млн