Тёмный
No video :(

HODAN ABDIRAHMAN | SINJIGA SAMAROON SICIID | SOO DHOWAYNTA HABLAHA SEATTLE | BORAMA | MUSIC VIDEO 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 845 тыс.
50% 1

WAXAA CAAWA IDIIN SARA KACAY
SINJIGA SAMAROON SICIID
HEESTA SOO DHAWAYNTA HABLAHA SEATTLE USA - AMERICA..
XAFLADDA MAGAALADA BORAMA
---------------
SINJI GOBANNIMO - HODAN ABDIRAHMAN
EREYADA: MUKHTAR SULDAAN SALEEBAAN
MUSIC: MUSTAFE GALDE
LAXANKA: BAKAAL CIRRO
CAMERA BY : SAADAAM M ‘CAQLI
EDITED BY : SIRAAJI CABDI XASAN
PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
-------------------------------------------------------
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
/ abdiaskaritube
Twitter: / abdiaskaritube​
Instagram: / abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Опубликовано:

 

16 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 673   
@nawalali7934
@nawalali7934 Год назад
Samaroon siciid qof yaqaan ma haybsado awdaL gobolkii gobonimada io aqoonTa waan idin jclHy from warsangeli🥰❤
@ziao.1359
@ziao.1359 Год назад
Thank you….. sxb tay ruma wa warsengeli for 30 years.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Год назад
Sidoo kale saladii warsangali ee wacanaa mahadsanid
@BilanQurux-gj9hd
@BilanQurux-gj9hd 11 месяцев назад
Wll ankna waN idin jecelnhy
@aamina864
@aamina864 11 месяцев назад
Sinjiga gonimo leheed al samaroon saciid dad aan jeclahay salama from 🆎️gal ❤
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 3 месяца назад
@aishaali6448
@aishaali6448 2 года назад
Somali dadkan ugu jeclahay Sinjiga Samaroon siciid from Sheekhal 🫶🏽💎❤️
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Mahadsanid qaali, shiikhaal waa gobgob dhashey, dad sharaf leh baad tihiin runtii.
@mookieibra6376
@mookieibra6376 2 года назад
Dad isku mida ayaynu nahay oo walalo ah.
@fatumanur2227
@fatumanur2227 2 года назад
Sinjiga cilmiga iyo akhlaaqda sumada Samroon siciid salaam sharafeed gudooma
@cayoosh4
@cayoosh4 Год назад
Shukran walalo qali Allah yicizak 🫶🏽
@faizam523
@faizam523 Год назад
@@fatumanur2227 Thank you qaali, adna sidoo kale salaan kalgacaltooyo gudoon 🥰💖💖 cizi iyo sharaf ku noolow.
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 2 года назад
Reer awdal waan jeclaha rabbi hadestee from muqdisha 🥰🥰🥰♥️💯💫
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 2 года назад
@@Libilwstudio wakuu saray abowe
@soumysmiofficiel6313
@soumysmiofficiel6313 2 года назад
Nasra mahad sanid sidoo kale muqdisho ❤🌹
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Nasra, sharafeey Allah haku jeclaado, anaguna sidoo kale ku jeclin 🥰💯❤
@preciousheart4237
@preciousheart4237 2 года назад
Rerkaan Somali ugu jclhy samaroon saed ❤️ gob gobi dhshy Garowe idinka so salami 🩸
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 2 года назад
Sharaf ku nolow wll
@fadxiyaaxmed7634
@fadxiyaaxmed7634 2 года назад
Shugran kaa qabnaa aboowe from boorana samarooniya
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Mahadsanid
@soumysmiofficiel6313
@soumysmiofficiel6313 2 года назад
Waan kaa qabdnay walaal jira from Djibouti samaroon siiciid 🙏🌹❤
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 года назад
Laandheerinimadii oo qof ah waan kaa qaadnay wll qaaliya
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 года назад
Waan salamaya reer Boram inaad gobtihiina waan maqalaya lkn hal qof ilaa hada ma baran marka laga reebo dadkiin caanka ah waxan rajeeyana inaan dhawaana Boram imaado oo aan barto sinjiga samaroon siciid from muqdisho❤❤❤❤❤
@maguidmuhiyadin1969
@maguidmuhiyadin1969 2 года назад
Abaaayo welcome borma kuleeyahay kujoogna aniga kudiyaare from alSamaroonia adal Empire
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Kusoo dhawaw
@FUNNY_VIDEO220
@FUNNY_VIDEO220 2 года назад
Sidoo kale ree muqdisho madax meel kasarayso la taabto majirto 🥰
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 2 года назад
Madaxdiii dalka tihiin soo dhawow wlll qliya
@Kifaaya
@Kifaaya 2 года назад
Walaal anaka na baro diyaar bn ku nehee
@susancabdirisaq2184
@susancabdirisaq2184 Год назад
Samroon siciid reer ayeeyaday reerka somali ugu gobsan 🦁💪👑🥺
@sihaamabdirahman5712
@sihaamabdirahman5712 Год назад
Ayeeyo🥰
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 2 года назад
waana aaminey waana rumeyney waliba anagoo arkin nabsigeenaصلي الله عليه وسلم🕋❤
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 17 дней назад
صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏
@mouktarmahamed9145
@mouktarmahamed9145 2 года назад
Empire adal👑 dadkii ilbaxnimada . Waqti hore from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@abdiqani8240
@abdiqani8240 2 года назад
Bro Djibouti miyaaa
@ziao.1359
@ziao.1359 Год назад
@@abdiqani8240 noo Waa maxamed case saylac area.
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 года назад
Samaroon siciid dad an jecelahay from isaaaq❤❤❤
@abdiawdal3502
@abdiawdal3502 Год назад
Walaal dadkayagii isaaq sidoo kale
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA Год назад
Mid nahy wllo from dir isku nahy so dhwow qurxy ❤
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
Sokale wll qali dadkan wada dhalanay anakuna wanu idin jecelnaha💋❤❤
@40Durkiya
@40Durkiya 2 года назад
Al samarooniya from ugaasyadii samaroon Makayldheere 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@bedradinmahaari6572
@bedradinmahaari6572 2 года назад
Waar nin inaaderkayaa meesha kujira Ugaas welcome waa awlaadii ugaasyada
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
@@bedradinmahaari6572 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@bedradinmahaari6572
@bedradinmahaari6572 2 года назад
@@Libilwstudio waankuu saarray bro wxaanan kuu rajaynayaa horumar wacan
@rahmaclaahi6300
@rahmaclaahi6300 2 года назад
Inder soo dhawaw mkaldhere 💪😍
@ciiltireboramawi3370
@ciiltireboramawi3370 2 года назад
Samaron Siciid is muujiya👋❤️
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@malmo4235
@malmo4235 Год назад
Samaroon Reerka somali ugu Qalbi DAHABSAN WALLE DAD IDINKAA UGU QIIMA BAdan FROM GAROOWE ♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏
@najaxaxmed2384
@najaxaxmed2384 Год назад
Thnks wll❤😊
@hamdalasouriante4869
@hamdalasouriante4869 Год назад
Samaroon siciid my abtiyaladay and my carurtayda from cisse girl 👧 💕 💖
@soumeyamohamed5879
@soumeyamohamed5879 Год назад
Thanks my sister form nin samaron
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Год назад
Shugran Abti. Waa la huba inta badan qof ciise ah meel uunbuu samaroon kasoo galaa, qof samaroon ahna meel uunbu inta badan ciise ka soo galaa..
@user-yq5vj8ld9h
@user-yq5vj8ld9h Год назад
Maanshslah sinjiga samaroon siciid ❤❤❤ dadka aaan somalida ugu je lahay. Samaroon Siciid gobta somalida ❤. Ilaahow wiil aan isguursano iga sii samarioon siciid. Waa the best somali people . Ilove aamaroon Samaroon siciid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 Год назад
Gob gobi dhashay waad helaysaa wll
@yasmin8196
@yasmin8196 2 года назад
Samaroon siciid, dad Somali u simantahay,cidna ka caban.♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰👌🏽
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 Год назад
Thanks😫🇸🇴❤️
@zakisaalax1282
@zakisaalax1282 2 года назад
Samaroonimo from habar cafaan❤❤
@ayaan850
@ayaan850 10 месяцев назад
inader ❤
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 года назад
Tolkayga sharafta leh ee samaroon siciid wlhi waan ku farxay sidaad iskugu duuban tihiin muuqaalkan dhinaca kale kale soo dhawaada hablahayaga samaroon siciid ee sharafta leh 💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@joeokieh43
@joeokieh43 2 года назад
Ce vrai , samarone best of thé best
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 года назад
@@joeokieh43 💖💖💖💖💖
@ayanhassan3748
@ayanhassan3748 Год назад
Mahdsnid hno🥰🥰
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 Год назад
@@ayanhassan3748 Sharfanid wllo
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Год назад
Vraiment guul marwalba
@siraajomerabdilaahi2561
@siraajomerabdilaahi2561 Год назад
Sinjiga samaroon siciid, dun iyo xariir weeyi Like saara tolkayoow?
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 2 года назад
*Sinjiga* *Samaroon* liketa 👍
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@asmomohamed6920
@asmomohamed6920 2 года назад
Sinjiga samaRoon siciiD ❤ dumshiYl iinolada from mJ🇸🇱
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 года назад
HappTi👸🏽
@asmomohamed6920
@asmomohamed6920 2 года назад
@@zafahtiinaupdikariim4406 qlbii👸🏻
@kaderaroppleh
@kaderaroppleh Год назад
@@asmomohamed6920 Masha Allah soo dhowoow duma
@abdifataah1029
@abdifataah1029 2 года назад
hablahaygu kor marwalba sinjiga samaroon siciid from Reer nuur❤️❤️❤️
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 года назад
Wllo mcn subcrb isar alle Haku xifdiye
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Dhiigayga
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 года назад
@@maxamedcumar9391 wllo.mcn subcrb isaar alle haku xifdiyee
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 года назад
❤❤❤
@SaidSaid-de3po
@SaidSaid-de3po 2 года назад
Mashallah ♥️♥️
@aibros8033
@aibros8033 2 года назад
Samaroon dad aan ku dhaarto from OG
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 2 года назад
Miyaad ku dhaatataa mise waad ku dhaarataa hadday dhaar tahay illaahay un baa lagu dhaartaa samaroon waa dad gob ah
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
@@yaasinabdi5977 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@aibros8033
@aibros8033 2 года назад
@@yaasinabdi5977 wll wadad an jrclahy kawadaa sa ufhn
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi Год назад
Inder❤️❤️❤️✊ Sookale hablaha Samaroon Siciid🥰from reer nuur✊
@hayatwilliam3950
@hayatwilliam3950 2 года назад
Odaygayga iyo labadayda wiil. Maxad case bahabar aden reer xussein 😍😍😍😍
@roblehmuxumad7677
@roblehmuxumad7677 2 года назад
Tkanks from bahabar adan reer ragsale
@tearsofunseen5374
@tearsofunseen5374 Год назад
Bahabar aadan markasta wey ku soo sara joogta dum🙏
@abdirahmanelmi7854
@abdirahmanelmi7854 Год назад
Mashallah from bahar aden reer xussein
@mahadabdi4795
@mahadabdi4795 Год назад
vive bahabar aden i am fron djibouti
@mukhtaraxmed1240
@mukhtaraxmed1240 Год назад
Dumashiday noolow
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Год назад
Gobta samaroon siciid love ayaan idinku ahay from isaaq❤
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 Год назад
Noolow wllo
@rahmocabdifaarah3956
@rahmocabdifaarah3956 2 года назад
Gobta samaroon siciid wn idin jclhy salan sare from m.j💖🌹💋
@hamdahusseinofficial5556
@hamdahusseinofficial5556 2 года назад
Thanks qli
@soorayssamatar6814
@soorayssamatar6814 2 года назад
Maasha Allah reerkani waa gob ay qabyaaladu ku yartahay inkastooy soomaaliduba wada gobtahay hadaadana iyagaa calanka usida gobonimada. Ma la xididaa ayaan ku hamiyaa runtii
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Masha Allah, mahadsanid walaalo soo dhawow hays martiyeyn, gacaltooyo waad u qalantaa.🥰❤❤
@soorayssamatar6814
@soorayssamatar6814 2 года назад
@@faizam523 adaa mudan wll qaaliyeey
@sagalahmed372
@sagalahmed372 2 года назад
Sinjiga samaroon siciid❤ dadkeygi nolaada from hg🙋
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 2 года назад
thnks hno qali so kle
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Mahadsanid walaashay
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
@@kaltuunibraahim9781 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
@@maxamedcumar9391 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@yasmiinyaska4378
@yasmiinyaska4378 2 года назад
My dhiga 🥰 samroon saciid gobtii xadrdii aqoontii📚🖋️ilbaxnimdii alx ilhy iga dhashay gobta samroon saciid ayaa mahdle nolda Mel walba jogta🔥❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰
@mahomedhassan1723
@mahomedhassan1723 2 года назад
Ilahay paa mahadle imader dhiiga samaron inaga dhaliyay
@farxaanxidig1668
@farxaanxidig1668 2 года назад
What a voice amazing Hodan 😍
@janosugo1882
@janosugo1882 2 года назад
Waaw samaroon waa dad gob ah waligeey qof kama baran lakiin wanaagooda qalbiga ka dareemayaa we love you walaalayaal
@hamdinour9685
@hamdinour9685 Год назад
Respect qli love u to
@Dhaadan001
@Dhaadan001 2 года назад
Macha allah habo hodan abdirahman nazap nazap dhalay Zinjiga zamaroon ❤❤❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@olavpietersma8549
@olavpietersma8549 2 года назад
Sinjiga Samaroon Siciid❤️❤️❤️ From maxamed case, bahabar muuse. Libaaxyadii Madax Madow.❤️❤️💪🏾
@kaderaroppleh
@kaderaroppleh Год назад
Jah reer abtigey bahabar muuse🥰
@ziao.1359
@ziao.1359 Год назад
Lol me too from Lughaya
@maxamedahmed9307
@maxamedahmed9307 Год назад
Tolkey wan kusalamay me madaxmadow reer gabobe salal
@hellee0154
@hellee0154 Год назад
@@maxamedahmed9307 salaan sare boqortooyo indr qaali. From Galabdoon reer cigge🙌🏾
@rahmaaadanruuxi981
@rahmaaadanruuxi981 2 года назад
Wlh i love samaroon masha qabiilka somali ugu jclhy sabab la aan waa dad saafi ah aan dhib badneyn intaan ka arkay
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 Год назад
We love ❤you too Wllo🙏
@hooyosomaliyed7256
@hooyosomaliyed7256 Год назад
nasab ina tihiin ana adiin qiray from duduble sinjiga samaroon saciid❤❤❤ walalo somali nimada ku dhertahay
@Ugbaadkoshin
@Ugbaadkoshin 2 года назад
Gobtii samaroon Siciid my dhiiga🌡 direed Waxad tihiin Dhemon💎 ka dir Ee Somaliland🇮🇹 Djibouti🇩🇯 iyo Ethiopia🇪🇹 kala degan Hodan Boqortoyada dhulkodii umay wada heesin Allow noo kiin daa Boqotooyo💖🤴🏾♥️ Huunoyaal il xun Allow idinka ilaali from duriyada Direed
@ZAMI-BAR
@ZAMI-BAR Год назад
Thanks inader Viva Dir wayne
@hamzehjibril2626
@hamzehjibril2626 2 года назад
My Dhiiga Maxamuud(Samaroon) Siciiid❤Gobanimo wa astaanten❤😵‍💫
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@dxfilmsandvlogs7609
@dxfilmsandvlogs7609 2 года назад
From Jibriil Yoonis rer ahmed (Samaroon Siciid)
@idirismaxamed6496
@idirismaxamed6496 2 года назад
Indernimo
@nina-gd8ft
@nina-gd8ft Год назад
My twin... Viva jabril yonis reer Axmed❤️❤️❤️❤️❤️
@jasmineabdalah9378
@jasmineabdalah9378 Год назад
dadkaygi jibril yonis rer dhahar
@nasteha874
@nasteha874 Год назад
❤❤❤❤❤my tribe idinkufana from Minnesota
@ratikaabdirahmaanmohamoud1787
Dumaashiyaal iso dhaweeya wiilban idinka guursan rabaaye from shikhaal 🥰💞
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA Год назад
So dhowow wllo
@asli3420
@asli3420 2 года назад
gobta somaali my rer abtigay nolaada gop iyo nasap from hG❤️
@cayoosh4
@cayoosh4 Год назад
Masha'Allah my beautiful people, cizi iyo sharaf iyo karaamad ku noolaada abidkiin Sinjiga ❤️💎Samaroon Siciid💎❤️ One love🫶🏽 from Seattle❤️
@maryanahmed7138
@maryanahmed7138 Год назад
Jah samaroon siciid my dumashiyaal goob haday jirto waa ayaga🙏♥️♥️♥️ from mareexan sade ♥️
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 Год назад
Soo dhawoow dumaashi
@user-gy6xe8nh1k
@user-gy6xe8nh1k Год назад
Dumashi qrx
@nimcosiciid175
@nimcosiciid175 Год назад
Mareexaan sade waan jeclahay geesiyadii soomaali
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 2 года назад
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Год назад
Salawatu Rabbi wasalaamu Calayhi
@hawialaminyhawi879
@hawialaminyhawi879 2 года назад
Waw my peuple alsamaronia Samaron cali iyo canfar cali machalllah waa walalo Hadanu nahay canfar we love you samaron
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA Год назад
Hah lkn samrin cali lama dhaho samroon binu siciid aya la dhah canafrfa iyo samroonku walalo mahn e waa dad isku fican dheh
@GULLSAMARON
@GULLSAMARON 2 дня назад
@@Mohamed_Abdi-YTA War kaa dhaac gabadha 🤣🤣🤣🤣
@fariixachannel9295
@fariixachannel9295 2 года назад
Dad goba weye saaxibo wacana waku leyhy alsamaroniya from isaaq
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 года назад
IsaaQ 💕👑 wada dhalazhO
@radwamohamed1282
@radwamohamed1282 Год назад
Borama 🥰samaron siciid jecliiya dadka🥺❤️❤️💋
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 года назад
Machallah so dhawada reer Seattle to boraaama dad goob ah thanks to hodan abdirahman dheere big love ♥️❤dadkayki sinjiga samaron sicid from Djibouti
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku Год назад
Runtii Samaroon Siciid 💚🤍❤️ waa reerka reeraha Dir laysku yidhaa oo dhan uugu dagan from Isaaq
@abdiawdal3502
@abdiawdal3502 Год назад
Mahadsanid ha iska reebin idinkuna geesiyada dir baad tihiin
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 Год назад
Sharfanid sxb
@missadam9250
@missadam9250 Год назад
@@abdiawdal3502 Lol 😂 geeysiyada dir wa reer ciise not isaaq all love thou 🫶🏽
@Badeed.B
@Badeed.B 2 года назад
Zxipo wacaniyo Qalbi saafiyo Furan Ayaa samaHa waligaa adiga ugu sareeyee Adiga ugu sareeyee Alaa aa alla allah Suura galiyoo sababtana Hibo iska leh Sda loo agaasimey iyo soo dHaweyntina Wxaa Cwa Cwa idin Sara Taagan Waa Sinjigii Samaroon Siciid SaldHiga Borama Lahyd SaldHiga gobonimo lahyd Ayaa Sifo Xadaaradeed Idinku soo dHaweynaysee Soo dHawaaada 2× Safarkiina kHayrka leH Waaa Raysoosi Goonia Salaan gacalTooyo badan Aan ka sido Gudooonsada 2× Sakood sakood sakoood Timaadeen Awdal Surimadedii Dadka sacabka Tumayoow Ila sara isTaagoo saxansaxa carFeysee Wxaa Cwa Cwa Huno idin Sara Taagan waa sinjigii Samaroon Siciid SaldHiga Borama Lahyd SaldHiga gobonimo lahyd Ayaa Sifo Xadaaradeed Idinku soo dHaweynaysee Soo dHawaaada 2× HablaHa soomaaliyeed boQortoydooda HablaHa Samaroon Siciid 💔💔
@jwz5193
@jwz5193 2 года назад
Ya laso dhawenaya masha allah cod macaana hodan guulesta reer borame waxan idinka sosalamaya burco
@Ruweyda-Mohamuddddd
@Ruweyda-Mohamuddddd Год назад
Aad baan idin jclhy ❤️samaroon from Muqdisho wligey cidna kma bran 🥺💔but Aad Bas idin jclhy 🫶🏻
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 Год назад
Anigaa ku soo dhawaynaha quruxey
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
My dhiiga samaroon Siciid kii iga abuuray alxamdulillah ❤❤❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@user-pm3rr3yk1c
@user-pm3rr3yk1c Год назад
Mashalah my borama city .samaroon siciid .awdal dream. Hayaansiga sifo xadaaradeed.noolaada samaroon siciid..awdal bower. Hanoolaato Somalia
@footbalchanel9571
@footbalchanel9571 Год назад
*Samaroon *Maxamed case *Habar muuse *Reer maxamed *Reer Ahmed cigaal Ayaan hambaloy niiga sidaa huunoyaal Proud to Be sinjiga Samaron siciid 🤩
@ziao.1359
@ziao.1359 Год назад
Habar muse ….. maris muse 😂
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 Год назад
Sidokale inader
@hhdjama114
@hhdjama114 2 года назад
Masha ALLAH beautiful song. Love you queen hodan inadeer
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 года назад
Maashaa Allah gob gobi dhashay Afkaaga Caano Qabow Lagu qabay✌️💕🌹💕😇🙏👏🇨🇦👏
@abdulahimohamed9379
@abdulahimohamed9379 2 года назад
Anigo Reer Nuur ah salan sare Samaroon siciid dad wanagsan baad tihiin insha allah wan idinla xididi doona😂
@hamsealigaz8818
@hamsealigaz8818 Год назад
😁😁😁😁😁😁😁
@abdizalaanrashiidchanel8196
Reer nuurku miyuna samaron ahayn kkkkkk wr maad ka baxden samaronimada
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Год назад
Reer nuurkasi markaa ma canfar baa ii jilci halkaas..
@gullwaddeofficial5639
@gullwaddeofficial5639 2 года назад
Halkan waxan ka salamayaa wlshy mcn Shugri farax Muse samaroon gob gobi dhashay waa reer aan ciyaalkeyga hooyadood ka dhex baadi goobaayo . Hodan abdirahman nasab nasab dhalay 😘
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Allah ha ku sharfo, gacal wanaagsan waana lagu yaqaan ee soo dhawow, iinsha Allah gabar wacan waad ka heli reerka!
@marwanmaxamed5557
@marwanmaxamed5557 2 года назад
My blood samroon siciid meel kaztood joogtaN idinku zalaamaY 🌹🦁♥️
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@zafahtiinaupdikariim4406
@zafahtiinaupdikariim4406 2 года назад
Ka qadnaY indeeR🤴🏽❤️
@abdillahiasadbadar1817
@abdillahiasadbadar1817 2 года назад
Samaroon siciid anigaa ufuraya gobta Somali odhan inay yihiin salaan sharaf samaroon siciid dhamaantinba waan idin jeclahay iam from habarjeclo
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 года назад
Rag rag ah habar love
@abdikarimismail293
@abdikarimismail293 2 года назад
Legend sharafi karkaaga🤴🏿👊🏾
@abdillahiasadbadar1817
@abdillahiasadbadar1817 2 года назад
@@abdikarimismail293 sidoo kale bro thnks
@ziao.1359
@ziao.1359 Год назад
Thanks 🙏
@souleimanfarah9897
@souleimanfarah9897 2 года назад
Masha Allah hayb kamiid aah haybaha somaliyeed samron saciid
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@kafiaabdi3012
@kafiaabdi3012 Год назад
Mashllh une belle chanson je suis fière être SAMARON
@luqmaanlove3194
@luqmaanlove3194 2 года назад
Hodan Abdi Raxmaan Kuwataa from Mogadisho
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@luqmaanlove3194
@luqmaanlove3194 2 года назад
@@Libilwstudio ok pro
@yasirarafaad9364
@yasirarafaad9364 2 года назад
Aqoon + Xadaaradnimo = Samaroon Wllhi wa dadka aan ugu jecelahay somali jiro jooga
@nasteha874
@nasteha874 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@khadraomar5837
@khadraomar5837 2 года назад
Alxm allaw ada iga dhaliyay idin jecelahay mi dhiiga io dhuuxa samaroon siciid saldhiga gobanimo lahayd❤️👑
@iqramahdidahirmahdi9089
@iqramahdidahirmahdi9089 2 года назад
My dhiiga sinjiga Samaroon siciid 🥰❤ Adal empire
@ahmedyare9396
@ahmedyare9396 Год назад
I love samarooon from laascanod dhulpahanate ❤❤
@tearsofunseen5374
@tearsofunseen5374 Год назад
Golden voice hodan abdiraxman dheere iyo tolkey samaroon sicid❤️❤️❤️❤️
@asmageele4539
@asmageele4539 2 года назад
Dadka xadaarada iyo ilbaxnimo iyo baqoonba isku darsadaysamaroon siciid❤❣❣
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@hipaaqgobaad4112
@hipaaqgobaad4112 2 года назад
Dadkii layga beray sinjiga samaron ziciid. Celi and rer nuur 😍
@bilisomuuse786
@bilisomuuse786 2 года назад
Alxdulaah ilahy iga dhigay samaroon siciid 💋💋💋❤❤❤
@nasteha874
@nasteha874 Год назад
Samaroon sacid jibril yonis girl ❤❤❤❤coming home soon. I.a
@qalbideeqamuhamad5233
@qalbideeqamuhamad5233 Год назад
Mashallah fière waanku fana tolkay samaron sicid inolada meelwalba ood jogtiin from souber dhago wyane❤
@nimahassan6258
@nimahassan6258 2 года назад
Masha allah hodan abdirahman dheere samaron ha noladayan samoran ❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥
@caaisha71
@caaisha71 2 года назад
Samaroon siciid walalahayo an jeclahay from isaaqad is dhasheen adna wada dhalateen
@idirismaxamed6496
@idirismaxamed6496 2 года назад
Tolkayo ❤❤❤
@iidhassannuur
@iidhassannuur 2 года назад
Jinjigayga samaroon empire💪🦁💚💛
@suldanfarasle3002
@suldanfarasle3002 2 года назад
Bulshadii aqoonta iyo ilbaxnimada bahdii Boorama iyo samaroon waan salaamayaa
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Suldan waan kaa qaadney, cizi iyo sharaf ku noolow.🥰
@cayoosh4
@cayoosh4 Год назад
Salaamu Allah walaal qali 🥰❤️
@fromawdal
@fromawdal Год назад
i love my people samaroon siciid ❤️❤️
@aryanali6527
@aryanali6527 2 года назад
Who needs Rihanna when u have hodan the golden voice ❣️
@saadamedahmed3926
@saadamedahmed3926 2 года назад
True
@ElmiokiehMahad-si7cb
@ElmiokiehMahad-si7cb 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 2 года назад
Maasha Allah my people Alsamaroonia📚🖊
@yasminali494
@yasminali494 2 года назад
Maasha,alah tolkey alow dhowr samaroon siciid yaasmiin ali jamac
@yasminali494
@yasminali494 2 года назад
Bororama qurux Hongarije aqoonta dadnimada ilbaxnimada alow noo siyaadi
@saynabhassan6786
@saynabhassan6786 2 года назад
Woow qurux badanaa haplahaygu soomaliland viva spicial borama
@salaadmurxo8202
@salaadmurxo8202 Год назад
Waan diina jclhy samaroon saciid from 🆎️💪🦁
@suleekhasaleban649
@suleekhasaleban649 Год назад
rerka samaroon wa dad an jeclahy runtii lkn hal qof iskamanan paran inad gop tihiin way iso gadhay from dhulpahnte❤
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA Год назад
Kow ana ka 😅 inder so dhowow
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 Год назад
Gobtii gobtu dhashay ee daraawiish
@sacdiyomaxamed7897
@sacdiyomaxamed7897 Год назад
Rer Borame wan isk jeclahy magaladaas malin inaa imado rajenaa I.a inkastoo qof kaliy ankabaran wan idin jeclahy from Muqdisho
@abdifatahali4733
@abdifatahali4733 10 месяцев назад
SAMAROOON SICIID DADKAYGIII ❤️❤️❤️ FARXAD KU NOOLADA MEEL KASTOD KA JOOGTAN ADUUNKA
@hoddankaalinimcohoddan6999
@hoddankaalinimcohoddan6999 2 года назад
Mashalah huno samaron siciid ilahay yaamahadle dad sharafa lee iga dhashay froom jibiril yoonis
@ahmediyoasmaa8116
@ahmediyoasmaa8116 2 года назад
inadetay samaroon siciid wax ka danbeeya inaga badan samaroonibaa ina deeqda
@hoddankaalinimcohoddan6999
@hoddankaalinimcohoddan6999 2 года назад
Absolutely huno waa runta samroon siciid
@inaabdi4924
@inaabdi4924 2 года назад
Naga badan samaronimo
@leilaamar8056
@leilaamar8056 Год назад
Je remercie Allah souvent de m'avoir créé de la plus haute qualité du peuple somalien SAMARONE ma sha Allah
@soumeyamohamed5879
@soumeyamohamed5879 Год назад
Se vraie ma sœur
@atisar3246
@atisar3246 Год назад
Yas pas de qualité nous sommes tous egaux
@omarnasser5730
@omarnasser5730 Год назад
From reer nuur ! Fière d’être samaron
@user-pk3dc8xr8o
@user-pk3dc8xr8o 10 месяцев назад
@@omarnasser5730 liibax merci beaucoup from maxamad case
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 2 года назад
Mashallah gobolka réer abtigay salan sare ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@suhurhussein5317
@suhurhussein5317 2 года назад
Sinjiga samroon siciid ilahay ayan uga mahad celinaya ee iga dhalaiyay Dad saliim ah
@nouradineahmed6315
@nouradineahmed6315 Год назад
Masha allah ilahay haa barakeyo amiin dhaman umada muslimka odhaan qasatan somalieda
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Год назад
Jah samaroon waan Jeclaha From Marexan ree warsame Diini ❤
@Fahma
@Fahma 2 года назад
Ilahay cod qurxoon buu siiyey codkana waa haybad seey ay qaado Oo xun waawaayey hodan qurux waa fanaanada keliye aan codkeeda iyo haybadeedaba taageero ilahay ha xafido amiin fananad lamidii wale madhalan lamana arkaayo
@joeokieh43
@joeokieh43 2 года назад
Mashallah , HAMBALYO les femmes samarone, et Borama ma seconde patrie 😍😍😍😍😍😍😍😍
@ayanmaidaneismail2635
@ayanmaidaneismail2635 Год назад
Machaallah ce une très belle chanson pour mes peoples Samaron vive on est votre côté
@soumeyamohamed5879
@soumeyamohamed5879 Год назад
Ce vraie merci inderr
@bedradinmahaari6572
@bedradinmahaari6572 2 года назад
Hodan Abdirahman gob gob dhashay horay usoco wll sharaf
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🤛🤛🤛
@hajiali8689
@hajiali8689 2 года назад
SAMAROON SACIID ❤️ WAA DIREED
@zhamzudiinzhaam5280
@zhamzudiinzhaam5280 Год назад
Dhiigu biyo maha nimaan samaroon ahayn siduu u nool yahay❤🖤
@ayanfouad3994
@ayanfouad3994 2 года назад
Masha allah somaron siicid reer abtiyashay I respect full walahi
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 года назад
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya1k👏❤❤🎧
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 года назад
Abti qaali soo dhawow
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Thank you habaryar qaali, noloshu kuma xumeyso🥰
@mountazsiyad6431
@mountazsiyad6431 2 года назад
Samaron siciid reer abtigay noolada from 🍁 canada
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Год назад
Noolaw Abti
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 Год назад
Apti isoqbo ❤
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 2 года назад
M.A Gop gopi dhazhay samaron sicith Boqortoyadii ADAL EMPIRE 😍💕👑👌🏽
Далее
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02
Просмотров 1,8 млн
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 175 тыс.
FARDUUSA VIP | HEESTA  BOORAMA | HODAN SHOW 2019
6:21
Просмотров 537 тыс.
CAWAALE ADAN | HEES BORAMA | SHOW 2019
7:06
Просмотров 810 тыс.
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Просмотров 8 млн