Тёмный

HODAN | DURUUF | | HCTV CIIDUL ADXA SHOW | 2019 HD 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 337 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 163   
@husseinabdillahi6535
@husseinabdillahi6535 5 лет назад
Rabbi codka hakuu barakeeyo ✋ inta ila aragtay like i saara😂
@Janno190
@Janno190 4 года назад
Gabadhan waxan siiyay Queen of the voice maasha Allah
@guuleedcade4252
@guuleedcade4252 2 года назад
boqorada codka cidna kuma heysato xitaa jilinka 100&100
@amuunhassan9126
@amuunhassan9126 Год назад
Heetu anag iga hadlasaa rabiyoow isoo dhawe hadan nasiip ku leyahay heestan dhagaysigeda kama dalo Ina qoralkaygan aragtay isoo duceya wllo inu ilahay calaf igu daro🥺🤲🤲🤲
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 года назад
Heestan Abwaanka sameeyey caadi maahin inta heestan kusocoto sideyda like
@fanaan1
@fanaan1 4 года назад
wax la rumaysankaro maaha inaanay heestani gaadhin 10 milyan oo daawasho ah waleee waa hees dhinac kasta iiga gadan cod macan musik luuqid midho what a song keep it up HODAN PURE HONEY XXXXXXXXX
@nuuramohamed5497
@nuuramohamed5497 Год назад
I agree
@haldoorliban1742
@haldoorliban1742 4 года назад
ileen doorka noloshiyo Duruufta iyo waayaha dadka kala fogeeye Ma dugoobo caashaqu😖😪💔....... Habeen sabti ah 2020/07/04, 2:30 habeenimo.......... jacayl iyo jabkii😔💔
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 года назад
11-8-2020 12:16 minute habeenimo xanuun aduun waan dhmystat😭😭😭
@abwaanxamsecishqi6635
@abwaanxamsecishqi6635 Год назад
Wan jecleysan lahaa darenka hlks ka dhashey inad ila wadaagto🙏🙏🙏
@munaaadan9035
@munaaadan9035 4 года назад
Qalbigyga way so jiidatay fananad dareen bay ixususisay Ax ax jacaylku nimuuu hela dareemi kara 😭🙏🙏🙏🙏🙏
@abwaanxamsecishqi6635
@abwaanxamsecishqi6635 Год назад
Dareenadu wey kala dun yihiin runtii kalana xanuun badan
@xamselacale2257
@xamselacale2257 2 года назад
Wx igu dhacay aniga oo erland jooga ayaan gabadh dalka joogta is jeclaaanay anago waligay is arag Video call ban iskala hadli jirnay mr kasta wan imanayaaa ayaan odhan jiray wlhi 2019 ayay ahay ilaa imika ismanu arag aad baaanan u jeclaa wakhtiguna uu ii saamixi waayay lkn wlhi ilaa hada way isugaysaa ayaan daro wlhi hada wan iskhilaafnay ilaa hada waxan u sheego ayaan laayahay Nimco wlhi haduu mawdku idaayo waan is arkaynaaa wanan ku xiisay wlhi😭😭😭😭
@AishaAbdiweli-wl4iq
@AishaAbdiweli-wl4iq 7 месяцев назад
Hada mais hananteen😢
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 11 месяцев назад
Qof qalbi leh ama jacal hayo and soomaray daremi kara heestan wxa ay I xususi say qofkii jacal dhaba u qaday in kastoonan is calfan
@boqoradadhaharguuul5565
@boqoradadhaharguuul5565 5 лет назад
Wllhi gabadha heesteeda waa la ilmeeye codka macaan iyo ereyada ragoow noo naxariista Mar haduu jaceelka kusoo rido oo lagula heenin waa adoo meel cidlo Lubax kugu cunaayo 😭😭😭🙏🤔
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 5 лет назад
😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@boqoradadhaharguuul5565
@boqoradadhaharguuul5565 5 лет назад
Miski abaayo waa qiiro wllhi
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 5 лет назад
@@boqoradadhaharguuul5565 ha walahi allow no gargar ada cadil ah
@boqoradadhaharguuul5565
@boqoradadhaharguuul5565 5 лет назад
Amiin xbbti
@maryanismail8169
@maryanismail8169 4 года назад
Beenta maha jcylku aan lgula hyn wa ku dilaa😢😢😢😢😢
@abdirashid9337
@abdirashid9337 25 дней назад
hodan xasan waa Queen of voice ya igu tageersan
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 4 года назад
Love her cod ayuu Allah ku maneestay hees midho fiican ayay dooratay iyo laxan fiican hodan yar 💕💕💕💕💕💕💕
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 лет назад
😱😱😱👌👌 hodan xasan waxaab moodi jiray fanaanintii hore midhaa 2019 ayeyba heseysaa masha Allah cod wuu ku dhamaaday iyo erayada caadi mahaan inti kala maqan alle ha isku keeno
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 2 года назад
Fanka waxay ku soo biirtay,2016 waxay isku koox noqdeen suldaan seeraar
@siciidcabdi494
@siciidcabdi494 4 года назад
Hodan koleey qof jaceyl.uu sameeyey waatahey emotional aad uu kacey walahi
@rasta023
@rasta023 4 года назад
Wlhi anoon jacayl I hayn ayaan La ILmeeyay jacayl aan Jirin baa i qabtay 😓😭😥 Hodan xasan alle Ha Ku Dhawro Wll
@Cawaysfaneed
@Cawaysfaneed 7 месяцев назад
Axsan fannaan
@MarwaAhmed-dl6kb
@MarwaAhmed-dl6kb 13 дней назад
Dalki waxan la joga❤.... 8.9.2024 Sunday night 9:26😢 dhoof caashaq
@hamsamoh1454
@hamsamoh1454 5 лет назад
Wale Way Awood Sheegatay. Sedex Hablood Oo Dhawaan Fanka Soo Galay Codkooduna Cllaasic Yahay Ifraax Tolmoon Nimco Migil Hodan Hassan Sedexduba Kala Daran Xaga Codka
@amalmohmed6535
@amalmohmed6535 4 года назад
Kugu raacsanahy 👍
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 4 года назад
Kugu racaay inaad qalbigayga ogayd la mooda walhi sedexdubu kala daran anigu codkooda ciidan uhaysta
@hassanmoumin8143
@hassanmoumin8143 4 года назад
Sacdiyo
@hassanmoumin8143
@hassanmoumin8143 4 года назад
.
@ruunraabi5652
@ruunraabi5652 4 года назад
Ee7uu ud8du
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 года назад
Asc hodan waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks hodan best Yusuf jama UK Birmingham
@nimcoaabi3096
@nimcoaabi3096 4 года назад
Wan ku salamay walashy hodan xasan ilhaay codka iyo haybaada haa ku daayoo
@raxmacabdirisaaq-sx1mq
@raxmacabdirisaaq-sx1mq Год назад
Wllhi waxada reemikara qaf laga shoofay❤❤❤❤
@HothanZaed
@HothanZaed 3 месяца назад
Nafta waxaa ku daabacan xasuustaada doorkaa runti waayaha ayaa na kala fogeeyay sida aan wada rabno rabi haynoo yeelo mahamed keyga ❤
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Год назад
11/12/2022 Wlshy mcn basro cadaawe Ayaan no kesay la dhagesanya 😥
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 5 лет назад
Heestan jaceyl aan so noqonen ayeey i xasuusisay
@geellesam
@geellesam 4 года назад
soo celi huuno
@maxamedcali6553
@maxamedcali6553 4 года назад
Soory sideydoo kalee rajo beeltahay
@aishaayanle1780
@aishaayanle1780 3 года назад
Xasuus maddow beey iggu leedahay heestani Allow qallbigayga xorr iiga dhigg adigaa wayn oo waaxidee Qoffka aduunka ugu xunn ayaan jeclaaday oo iga han ween oo istusoo igu yirri sidaad ii jeclaan karrtaa illaaaheey baan kugu reebay
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 года назад
xasbunallahi ima jeclaan kartid aa😭😭 aamiin abaayo allaha qalbiga xor hanooga dhigo😭🤲🤲🥺
@mahamedabdirahman6613
@mahamedabdirahman6613 Год назад
Afkaa canno laguqabay
@AffectionateDirtBike-tk3wq
@AffectionateDirtBike-tk3wq 6 месяцев назад
Midkiidagey kashaydoow nafta waxaa ku daabacan😢 Xasuustaada❤Doorkaa...... 😊
@deeqacabdi1202
@deeqacabdi1202 5 лет назад
Codkeda aad baan ugu helay ❤❤
@khayreriiraash2296
@khayreriiraash2296 5 лет назад
Sow maaha wey cod wacan tahay
@najmamohamud3154
@najmamohamud3154 5 лет назад
Yaa salaam cod macana inantu 🙌🏻🙌🏻🙌🏻💕
@maxamedcabdullahi-zz2vp
@maxamedcabdullahi-zz2vp Год назад
Hadii aad wanagsan tahay. Waxaad heleysaa qof wanagsan🇸🇴
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 4 года назад
Dadkan wada jacaylsan maxay ahaayeen tolow anna meeday suldaamadaydii 💖💖💖💔💔💖💔💖 Duram taanka doortay hadaad Duni kale kunooshahay Dartaa waxan lajooga kalgacal idaasho aan idaynin goor Qudha 💖💔💖💔🎉💖💔
@nadiaaya6530
@nadiaaya6530 4 года назад
Iwekan jclkayga qarniga
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 4 года назад
Wanku fcny xppti 💖
@nadiaaya6530
@nadiaaya6530 4 года назад
❤❤❤
@honeydegan1238
@honeydegan1238 4 года назад
Fananada codkeda laxoliin wye mansha allah xorey usoco wlshy
@zahrat2
@zahrat2 3 года назад
Kama daalo heestaan hadana waakusoo noqdey😭daruufbaa nakala fogaysay
@cabdiqanimaansaawi8981
@cabdiqanimaansaawi8981 4 года назад
hodan hassan codkeeda iyo qaabka dareenka leh ee ay inoogu soo gudbinayso ayaa cajiib ah .. xidig kale oo qalbiyada wax jecel usoo kacday 08/07/2020 jimce 2:50
@NasteexoNastexoindho-jn4xb
@NasteexoNastexoindho-jn4xb 10 месяцев назад
Duruufta iyo wayahaa dadka kala fogeeye Maduubobo cashaqu😖💔 habeen khamiisa Sanadka 2023 Bisha 15\11 Sacada \11\30 daqiiqo😖💔💔😖
@mohamedAli-wt6gf
@mohamedAli-wt6gf Год назад
Heestan boogteydii ayeey dhaydaa kleey inantaa is heli meynee samir dukaashay❤❤❤
@yurubgeenyostudio3992
@yurubgeenyostudio3992 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love
@sharaffaido775
@sharaffaido775 4 года назад
Masha Allah Hodon cot Aya Alle Ku manestay Masha Allah heesta wllhi Cadi ma ahan qiso ayey xabarsan tahay Hada Dacad tahay kalay ax
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 3 года назад
Eeshqiyaasak ma duugoobo caashaqu 2021 may 19 inta soo bookhataan ka mid ahy wleee layga maqanyahy itaabatay heestan
@cabdukhadirab3120
@cabdukhadirab3120 2 года назад
Inshaa alaah wan imaan dona dallkii anigo adiga kuhantinayo
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 3 года назад
In la heesaaa way fududahy lkn in daganaaan iyo dareeen intaaa leeeg la soo gudbiyo waxaan odhankarnaaa waa hibo aan qofkale haysan
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 4 года назад
Waligay Ma Arag Yusrooyinka Somalida Almacnoow Inan Natural Somaliyada Oo Cod Xun Bal Eeg Khadra Silimo, Ifrax Tolmoon, Nimco Migil, Wad uun ila Imika Inantan Sida Dareenka leh u heesaysa
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 года назад
Mar la aragti sanadahan danbe weji Yartan heesaha ay qaday waxa ka daran dagananta ka muqta iyo dareenka dhabta ah ee ay gudbinayso
@fhhfjkj831
@fhhfjkj831 4 года назад
Waaaaaw masha Allah
@FF-li1bu
@FF-li1bu 4 года назад
Aad iyo aad manta igu horeyso
@HassanAli-dj5ye
@HassanAli-dj5ye 4 года назад
Sax waa runtaa
@hudafaysalraan1906
@hudafaysalraan1906 3 года назад
Mohamed Deeqsi indr anigu cawaa ayaa arka walhi wna iska ooya 🥺😟😭
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 3 года назад
@@hudafaysalraan1906 me to hees lay soo diry oo ay qaadysay sidaaan u daba socday ayaaan heestan dalaq soo idhi waaaba iga warmaysaa ilaaa xad xaqiiiq dareeenka ay muujinyso ayaaa cajiiba
@Adde626
@Adde626 3 года назад
😭😭😭💔💔 heestan xasuus iku lee tahay 😭😭 jecyl aaan solabaneyn
@hibohenna1257
@hibohenna1257 4 года назад
Ax ax ax ilaahow nasiib wacan Ban ka baryay Hees anayba itaabanaysaa wlhy
@sadammarcelo7103
@sadammarcelo7103 4 года назад
hibo dinho amiin amin
@hibohenna1257
@hibohenna1257 4 года назад
Aaamin yaa rbi
@SaidAhmed-dn7ox
@SaidAhmed-dn7ox 10 месяцев назад
@nourfarah8968
@nourfarah8968 3 года назад
Woooow🙏🙏🙏🙏🙏🌷🌹💯
@abdirisakibrahim9005
@abdirisakibrahim9005 3 года назад
Esh qiyasek hodan waa fanaanad
@nasralaki2751
@nasralaki2751 4 года назад
Waaaaaaaw👌😍😍😍😍
@hanamaxamed8253
@hanamaxamed8253 Год назад
Hada dacad itahay kalayo dadbyo aroos wacan naftan kul dake adi 😢😭💔
@Ismilali1
@Ismilali1 Год назад
@khadradholdhol4344
@khadradholdhol4344 4 года назад
Jacayl idaashaday illaahayoow qalbi dhayahaygii isoo celi😥
@asmanuur5387
@asmanuur5387 4 года назад
Ax waa hees aad umacan
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 года назад
Heestu waa qiro lkn ninkan ag fadhiya aya qosolki iga dhameyay
@iskufilan9151
@iskufilan9151 3 года назад
Heesta ka gadantay 🤣🤣😂
@ayaanabse9837
@ayaanabse9837 2 года назад
Ax waan darmi kara hodan 😢😭
@lom0valoges354
@lom0valoges354 4 года назад
mnzha allh boqorada jiilkan weye hodan
@hamdanicesong9183
@hamdanicesong9183 4 года назад
Nice song
@garasfilmsvlogs2136
@garasfilmsvlogs2136 2 года назад
Asagana anoo kuxad gudbeynin waxaa laga yaaba in oo lajoogo mid aananba qiimahiisa Garaneyn 👀 Walaashey waad tanaadee adigana inshallaah 🤲
@suhebahmed878
@suhebahmed878 4 года назад
Abayo macan maash allaha heestii
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 года назад
Hodan anigaa gursanayaa
@Cookiyokaris
@Cookiyokaris 3 года назад
Wlhi waa inan dhib haysay u egrahay anaa kula caawin wlhi
@asmaxaashi4778
@asmaxaashi4778 4 года назад
Cod kaga wan ladhacay wll
@abdikariindayibroman9926
@abdikariindayibroman9926 2 года назад
2022
@bintiali9012
@bintiali9012 4 года назад
Hah hah hah hodan wan ka xumahay xbbti,
@deeqacabdi1202
@deeqacabdi1202 5 лет назад
Waaw
@abrahamyare826
@abrahamyare826 4 года назад
Wlhi qof lahayo uun paaa garan karo Heestni
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 4 года назад
Cod iyo jiliin dareen waalan leh. Waa hibo faneed layskama keeni karo.
@hudafuture1330
@hudafuture1330 4 года назад
Qof haduu kaa tago aad jeclayd waligaa isku day inaad ilaahay la kali noqoto naftaadana aad dhisto oo nolol tii hore ka qurx badan aad diyaarsato lkn hadaad hal meel taagnaato calaacal baa ku dilaya .
@cabdukhadirab3120
@cabdukhadirab3120 2 года назад
Ilaahaow calaf igo kaadar yarab waxan ka arkaa rajadee mostaqbalka
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 года назад
Codka waxay kaga darantay maryaha may soo dhigan sida nagahan xune hada so baxa mustaqbal fiican bay leeday cod macantay waliba dareen le
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 3 месяца назад
SaaS ay thy dadkeeda halkaas ayey dhigeen maanta fala dagan iyo osmaan diamond aduunyoooy xaal qaado
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
Hodan🥰🔥🥰
@buunijama8080
@buunijama8080 4 года назад
Wooow inaba caadii maha
@siciidjaylanionlock8393
@siciidjaylanionlock8393 2 года назад
Hayaay waa taasaaN beenahayN
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm alalayle dalkeena wa muhiim
@abdielmiofficialabdielmi903
@abdielmiofficialabdielmi903 5 лет назад
Keep gion bro
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 года назад
😥😥😥inntan sida ay umuuqato ninbaa xumeeyay ama duruufa kaly lakulantay 😥dirgax sidu ula dhcsanyahaa idishay
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
Maya heestu sxbtaydbay ku sahabsanthy
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 года назад
@@shaadiaofficial7006 wlhi maad grani huno
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
@@ruwaydiinainasugule73 Maya iyada sheegaysay hno
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
@@ruwaydiinainasugule73 Maya iyada sheegaysay hno
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 года назад
@@shaadiaofficial7006 hye Huno
@nasteexonuura1687
@nasteexonuura1687 4 года назад
Hoodan xasan cadi mha
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 3 месяца назад
Kalgacayl idaashoo Aan idaynin goor qudha Esh cala cod iyo ereyo Rappiyow qalpiyada is jecel isku keen
@ubaxmohamed819
@ubaxmohamed819 4 года назад
Dirgaxa eeg😄😄😄😄
@suldaansiciid6657
@suldaansiciid6657 4 года назад
Hodan xassan cod macani eshcalaaa
@ahmedmohamedomer5783
@ahmedmohamedomer5783 4 года назад
Way iga gadan tahay heestani sidaa u hees ama guryihiina jooga
@cabdiraxmansalebaan4946
@cabdiraxmansalebaan4946 4 года назад
Heestan qalbiga ayay xusuus ku celisay runtii
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 4 года назад
Axsan cod my little sister keep going ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️noolaw
@SamiiraAhmed-mw7ln
@SamiiraAhmed-mw7ln Месяц назад
Nafta waxa ku daabacan xusuustada doorka ah
@mukhtaromar5136
@mukhtaromar5136 4 года назад
Runti waa gabar cod mcn haday abwaan fican hesho caadi mahaa lkn abwaan nool baa iskayar ....kawarama hadan xajka geeyo oo hoyo wacan oo codkaa macaan iguyeerta qalbi mukhtaarow igu yeerta lol
@maxamecusman4804
@maxamecusman4804 4 года назад
codkan xagee kula maqnayd inadeerey qurux.
@Its.su3da
@Its.su3da 5 лет назад
Hesta mehey kahadli someone plz
@heesahaugufiicansomalida8472
@heesahaugufiicansomalida8472 4 года назад
Sudish Suu heestaan waa qof wax jecel oona ogeyn jaceylka loo qabo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🌎
@siciidcabdi494
@siciidcabdi494 4 года назад
Sida dhabta hodan heesta ayada ayeyba sameysey oo la qiirootey axsan
@maxamedahmed5128
@maxamedahmed5128 3 года назад
dirgaxbaa yaabay
@koudoneismael4871
@koudoneismael4871 5 лет назад
PLZ PLZ PLZ BAHDA HORNSAT IISO DHAMAYSTIRA INANTAN MAGACEEDA WAS ITS CODSI
@hiboabdilaahi7415
@hiboabdilaahi7415 5 лет назад
Hodan hasan aadan
@koudoneismael4871
@koudoneismael4871 5 лет назад
AAAR BEENTA INAGA DAA
@akramyare5444
@akramyare5444 5 лет назад
C/waaxid Xuseen been badana
@haldhaadumar3511
@haldhaadumar3511 4 года назад
Hodan Rajo ayaa la Dhaha wll
@zzhrasszhra8686
@zzhrasszhra8686 4 года назад
Gabadhani way daren heestay ragow hablaha halo tudhu
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 года назад
cod dareen fog la socdo bay lee dahay hees oo dhan lama dhageysto heeska dareenka iyo macnaha leh bala dhageysan kara
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 года назад
Nagta raga dhex fadhida budul iyo xabashiga wariyadey xamanayaan kkkkk
@xanaanxilka1163
@xanaanxilka1163 4 года назад
M.n
@zamzamidle9756
@zamzamidle9756 Год назад
Kala maqnaanshaha dadka is jecel waa u daawo heestani Aniga laftaydu waa dareemi karaa
@salmasahardiidchanellequru103
@salmasahardiidchanellequru103 4 года назад
🤣🤣🤣🤣👏👌🥰💗
@ahmetshaker131
@ahmetshaker131 4 года назад
OMG COD IGA DHEH MAGOOL QURUX INA XASSAN
@surayaabdi7014
@surayaabdi7014 2 года назад
sorry abaayo mcnto 😢😢😢
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 5 лет назад
Dirgax muxuu gabadha ka eegayaa
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 лет назад
Hestuu la dhacsan yahay hhhhh
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 года назад
Qiira jabaan baahaya😂😒😒
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 3 года назад
Hhhhh wuxuunbaàn leeyahay Ninkan halkeed ku aragtay Shaw waaaa dirgax hhhhhh
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 года назад
Muniir Xabashi wuu maseerey inta ila aragtey jawaab kkkk
@awaaaadan8570
@awaaaadan8570 4 года назад
blocked
@maxamedcabdullahi-zz2vp
@maxamedcabdullahi-zz2vp Год назад
❤❤❤❤
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 года назад
Nice song
@SacadcismanSacadcismaan
@SacadcismanSacadcismaan 8 месяцев назад
❤❤❤❤
Далее
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
HODAN XASAN SHEEKO BARALAY OFFICAIL MUSIC VIDEO 2022
6:10
Habeenka Hobalka HCTV & Hodan Hassan Heeso Cusub
47:42