Тёмный

Hogaamiyaha Cusub ee Afrika | Isbadalada Waa Weyn ee Galbeedka Afrika . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 250 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 649   
@ogaansho
@ogaansho Год назад
Quick Health : quickhealthdoctors.com/
@MaryamaaadanMaxamuud
@MaryamaaadanMaxamuud Год назад
Hormar wcn
@craxmanmc1711
@craxmanmc1711 Год назад
@Inahebel-w4j
@Inahebel-w4j Год назад
Ustaad kanaalkii podcast tiga waad ka raagtee wax noo soo gali ????
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
​@zubeyr_football_hd😂😂😂 weliga malagu dhihin miyaa wa fajacdey Omar inshaar waa xaasle Aabo ah
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Год назад
ILAAHAY ISLAAMKA HAW GARGAARO
@AhmedMooge12
@AhmedMooge12 Год назад
Faransiis jabyoo waxa ku dhacay jac iyo baaruud dheh 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 Wllky Cumar Inshaar wll qalbi furan bulshada soomaaliyeed waxaad u buuxisay kaalintii warbaahinta keep going on ❤
@mahamedmuhumed2029
@mahamedmuhumed2029 Год назад
Waa sida aan u xoroobi doono waqti aan fogayn shacabka somaligalbeed Insh alh ❤ Insh alh
@sacdianasib411
@sacdianasib411 Год назад
I.a waan idin rajayn guul io gobonimo inshaallh
@jamaalcabdi6714
@jamaalcabdi6714 Год назад
Insha allah mardhow
@hodanahmed4530
@hodanahmed4530 Год назад
Somliya wll qabyald uun baa gumysi kuhyo bed
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Год назад
Inshaallah
@MascuudYarre-l9u
@MascuudYarre-l9u 2 месяца назад
Wa lagari hadi ladadalo✊️✊️
@malakinaboqor4143
@malakinaboqor4143 Год назад
0:52 intaas ayaaba i deeqday 🤲🏻😭❤ ilahow madaxda islaamka dhan sidas ka dhig oo garansii diintooda iyo sharafka islama
@cariifchannel2528
@cariifchannel2528 Год назад
Barnaamijkaan inta sugeyse love isaar
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🩷🥰❤️🥰
@asma-ye2lb
@asma-ye2lb Год назад
Waan jecel nahay haku raadin like
@mohamedhirsi6201
@mohamedhirsi6201 Год назад
​@@asma-ye2lbis 😮 Ii lol 😂😆😂 ii😅😅😮 IIM i😅 III m mm Ii i😮 the same as I know 😮😮
@asma-ye2lb
@asma-ye2lb Год назад
@@mohamedhirsi6201 what
@iqrofaarax7448
@iqrofaarax7448 Год назад
صلي الله عليه وسلم
@HawaAlly706
@HawaAlly706 Год назад
❤❤❤
@AbdihaafidGoofane
@AbdihaafidGoofane Год назад
Dulmigii reer galbeed waadhamaaday insha allaah
@MadarAbdi
@MadarAbdi Год назад
Masha allah ilaahay umada muslimka haw gargaaro oo haka xoreeyo heeryada reer galbeedka
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Год назад
Allaahumma aamiin
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 7 месяцев назад
Nacaled haku dhacdo yahuuda iyo reer galbeedka gumestaha ah iyo kuwa raaciga u ah ❤❤❤❤
@Ahmediiali106
@Ahmediiali106 Год назад
Muslimiinta o dhan guul baanu urajenena ❤
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Год назад
Khayr bn u rajaynayna cid kasta oo sharafteda in ay difaacato u istaagtay guul i.a
@ShukriXayeesi
@ShukriXayeesi Год назад
Alle ☝ magafo alle ah alle ☝ ♥ xubuko laaha gaalda naga qabto Faransika gaala caaye rashulkeena scw caaye gaala alle gubo bidamilaaha kariima
@zakariyezultan3350
@zakariyezultan3350 Год назад
Dhiigayga ayuu siwayn u kiciyay muuqaalkani wallaahay mahadsanid Ustaad.
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 Год назад
ماشاءالله تبارك الله لاقوة إلابالله اللهم بارك
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Год назад
Oo waba muslin ee dadkaniye wow Masha alah masha lah
@khadrocali5644
@khadrocali5644 Год назад
Mansha allh illahow geesigaas ka qabo dhagarta gaalada
@AbdirashidJamma-xv2sb
@AbdirashidJamma-xv2sb Год назад
10 ninkanoo kale ah hadii ay africa hesho high ayay noqon❤
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Год назад
Masha Allah, iska tuura heeryada gumaysiga. Kadabkiisa Allah ha gooyo gumaysta cadaystay dhiigena si dadban iyo si toosaba
@HusseinMuhumed-tt5ue
@HusseinMuhumed-tt5ue Год назад
Hogaamiye da'yar,geesi ah in badan laga rajaynayo hormarin badan insha allah.
@mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
Masha allah waa Guul ay gadheen wadamada oslamka ah ee kuyala afrika ilahayow nasriga ad sisaay wadamadas usiyadii anagana nasiii yaaa Alaah yaaa Raabiii Amiiiiiin Amiiiiiiin❤
@Abra392
@Abra392 Год назад
Aamin alle kuma sooceliyo cadowgaas Annaga allah nookeeno hogaamiye sidaas camal ah
@ibruae2720
@ibruae2720 Год назад
Aamin anagaba alha Naga qabato qabqabalayaasha mamulgobaleedaka
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Mansh alah tabarka raxman qaaradena africa guul iyo baraarug ayaan uu rajeynaa kaa bilaabmey Alle haka dhigo debayl lagu dego oo africa nolool wanaagsan uu horseeda insha allah ❤
@ShaafiCarab-bt6hh
@ShaafiCarab-bt6hh 2 месяца назад
masha allh guuuuuuuul wadamada Burkinafasoo neygar iyo wadamadakale
@zuhuura6219
@zuhuura6219 Год назад
Alx yaa allah ilahow anakana geesi sidan o kale ah nasii o wadankena ka ceyriya gaaladan nuuc kastoy yihiinba 🤲😢
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 Год назад
Amiin Amiin yaa Allah 💙🇸🇴🇸🇴😭😭
@faay8912
@faay8912 Год назад
Ameen 🤲🏽
@canabhassan2354
@canabhassan2354 Год назад
Muslimiinta Allaaha mideeya Neyjar Allaaha kaxafida. Dhagarta gumeysiga Amiin yarabi 🤲🤲
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
Hogaamiye da yar hami sare leh guul ayaa u rajeynayaa somalida ku jirta gacanta gumeysiga allaha kasaro somalida itoobiya somalida kenya iyo somalida jabuuti
@JOSEPHBOY66
@JOSEPHBOY66 Год назад
omar inshar ogaansho this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
@haa8793
@haa8793 Год назад
Maxad oga qaraban magac adan laheyn
@mohamedAxmed-dr2zi
@mohamedAxmed-dr2zi Год назад
@@haa8793iska da wa tagere weyn😂
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 Год назад
Koko adigoo nin ah maad iska dhigi 😂
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Год назад
@@Abdilahi0909 qac 😂💔
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@formchanel5407
@formchanel5407 Год назад
inshaa'alaah ilahay africa u xorayn doona🎉
@abdulahimadaxeey5378
@abdulahimadaxeey5378 Год назад
@0:52 bhxf
@cumar_bulshawi
@cumar_bulshawi Год назад
Muslimiinta Guul urajeyna meel walpo joogan Allahu akbar
@CabdikariimCabdullaahicabdi
Nin rag ah waaye geesi
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri Год назад
Mashallah sidaad ugu hadashay xitaa Aljazeera uguma hadlin. Informative channel. Horay usoco mudane.
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Год назад
Saasa la rabaa Africa kaca ❤ Lkn somli an wali dhexdoda dhibato ka tagn thy 😢😢
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 Год назад
Somaliya wxaa dhibka kuhayo waa ingiriiska iyo mareykanka
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Год назад
@@ahmednuur1585 itoobiya iyo kenya ha ilaawin
@hindai1680
@hindai1680 Год назад
Ilaahayow ha ku soo celin. AAAAAAAMIN
@____qalbiwanaag9530
@____qalbiwanaag9530 Год назад
Soo badi sxb ducomuntry ada ka hadlaya Gumaysiga faransiiska ee Afrika .
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 Год назад
Wallaahi makaan maqlay saraakiisha reer neyjar oo luqda carabiga ku khudbeynayaan waa guul muslimiinta usoo hoyatay guul muslimiinta
@kheyrfidiyemedia6352
@kheyrfidiyemedia6352 Год назад
Alle aya mahad leh ka dulqaaday dulmiga Alle ha badbaadiyo walaalaheenna Niger 🇳🇪
@faay8912
@faay8912 Год назад
O allah guve us a leader like this in Somalia we are sick of instability and corruption and greedy leaders.
@generalexperienceeducation7139
ASALAMU ALLEYKUM: ALLAHA CAWIMO MUSLIMINTA U MUJIYA MUSLINIMADA SIDACAAD AH, ILLAHEY HORTISA, MUSLINIMADA SAXDA AH, ALLAHA CAWIMOO, MEELKASTO OO AY DUNIDA KAGA NOLYIHIN, ALLAHUMMA AMIIN AMIIN AMIIN YARAABB" ❤❤❤
@AbdirizaqGedi
@AbdirizaqGedi Год назад
Cumarow mabruuk meeshad ka dhaxday inad mabruur aad dhaxdo ayaa saxn madama مبروك من برك الابلyacnii geeliyaa fadheeday waye luugi ahaan والصححيح مبروور او مبارك.
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Год назад
we support Mr ibrahim and africa insha allaah we will win 🫡
@speedgames.
@speedgames. Год назад
Somalia ayaabo gumeysi ka buuxaa oo gaalo ah rabi hanaga bixiyo
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 6 месяцев назад
allahu akbarr somaliyane sidaas ayaan urajeynaya
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Год назад
Maasha allah.waa flog aan caadi aheyen aad ayaan uga heley waa i farax geliyey walaahi I loved ❤
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Год назад
Allahu Akabar ilahay nasarigisa kaqusanamayano❤❤❤❤❤❤
@elmikadra5743
@elmikadra5743 Год назад
Inshaallah waxana rajaynaya in dalkeeda jabuti an sidokale bixino farasiska
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Год назад
Waad soo gashee ku sali nabigeena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shortsummary23
@shortsummary23 Год назад
Masha allah Guul Africa incha allah.
@daareyayale7013
@daareyayale7013 Год назад
Anagana Nooga soo duceeya Emaraadka & dhaqanka xun ee ay kawadaan somalia Madaxdii somalia oo damiirkii kadhintay
@daa7m_4
@daa7m_4 Год назад
والله الحلقة رائعة جدا ماحسيت بالوقت الى وخلصت الحلقة
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Год назад
Waaa legend Ibrahim Trawri!!!!☠️🙏🏽❤️
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Halyeey ✔ Taraoore ✔ (Afsoomaali)
@mohamedjama1807
@mohamedjama1807 Год назад
Masha Allah waa wax lagu farxo xaqiiqdii Alle waxaan kabaryeena anaga somali ahan inuu Alle naga bixiyo guumeesiga Aamin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@elmikadra5743
@elmikadra5743 Год назад
Merci ogaansho
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok Год назад
Walahay rajo weyn ayaa igu beeran tay , allaha sharfo madaxweyne ibrahim tarowri , soomaaliyana hogaamiyahaan oo kale bay baahi weyn u qabtaa .
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
Haa madax weyne dhalin yar ah baa u baahan nahnay🥺
@fadumajama7122
@fadumajama7122 Год назад
Aamiin yaa rabi saacid umada muslinka alloow ka qabo gaalada iyo dabadhilifka faransiska IWM yaa rabi🤲🤲🕋🕋🕋🤲🤲🤲🤲
@fadumohagi2603
@fadumohagi2603 Год назад
Macha Allah congratulations la president Ibtahim .
@mohamedismail3210
@mohamedismail3210 Год назад
Waa ilahay mahadii hadii alle fahan siiyey inay iska caydhiyaan gumaysigii faransiiska iyo kuwa kale Africa dhami ha cayriyeen
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Год назад
Mansha Allah ilaahay islaamka u hiili
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Allah is one ❤
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Год назад
War fiican baad noo soo bandhigtay. Fariid futo cadde. Halkaasi ka sii wad.
@xaliyetv2024
@xaliyetv2024 Год назад
Walle Libaax baa soo baxay! Allow garab qabo, oo guuley 🤲🏾
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Год назад
Cumar inshar wall qali ah
@daareyayale7013
@daareyayale7013 Год назад
Mashaa allaah Tabaaraka laah
@4bdifattah
@4bdifattah Год назад
We support black nations❤❤
@KiraDeath-Note
@KiraDeath-Note Год назад
Waraa soomaaliga maa ka faani🤬
@nuur1-xr6qk
@nuur1-xr6qk Год назад
​@@KiraDeath-Notemadow matihid miya?
@power1774
@power1774 Год назад
​@@KiraDeath-Notelegend❤
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Год назад
we also support the blue nations.💙💙
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 Год назад
We also support Somaliland flag
@mohamednouh8862
@mohamednouh8862 Год назад
Waxan rajeyna somalia iney ku tusale qatan sida hogamiya Ibrahim trore hurda udiday galbeedka an damiirka laheen somalia 🇸🇴 allah waxan ugu baryaya Malin un iney kaxorowda cidamada shisheye een waxba so kordhineynin dal dadkisa wax udhamo maleh dad kale lagamayabo iney ku hor mariyan somali somaliba leh 🇸🇴
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Год назад
Masha Allah waa xiligii ay afrikanka awoodeeda dhaqale hoormariin lahayd hada ayey so bararugeen in laa iska dhaldalanjiirey❤🙏
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Год назад
Masha allah africa hadey baraarugtay iska qaada heeryada faransiiska guuleysta 👍
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Год назад
ASC cumar inshar
@keif0thmaan173
@keif0thmaan173 Год назад
Allaahu akbar wadan kale oo ☪️ 🕌
@calimadoobe6943
@calimadoobe6943 Год назад
Allooow islaamka quwee❤❤
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Год назад
Maashaa Allaah, Allaah kor yeelo Illaaheyna ha guuleeyo hana ku rido rucbi qalbigooda, Allaahuma aamiin
@khairemaxed4430
@khairemaxed4430 Год назад
mowduuc aaan kaa sugayey ustaad mahansanid
@ahmedosman8802
@ahmedosman8802 Год назад
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤
@MC-nk6vi
@MC-nk6vi Год назад
Guul guul🌹🌹🌹💯
@mosayusuf62
@mosayusuf62 Год назад
Mansha Allah Ogaansho waad mahad santhy
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 Год назад
ALLOW SOOMAALI WAX FAHANSII
@fatimaosman2659
@fatimaosman2659 Год назад
Mashallaah allaahu akbar
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 Год назад
Galbeedka Afrika isbeddel iftiimaya ayaa ka socda. Waxaan rajeynayaa in ay qaaradda oodhan sidaan u kacdo. ❤
@shukrijama7836
@shukrijama7836 Год назад
Maashaaallah mar uun reer galbeed gumaysigiisa waa ka baxaynaa inshaa allah
@zakariyaaabdiahmedbzb7592
@zakariyaaabdiahmedbzb7592 Год назад
لا إلاه إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه و سلم اللهم صلي و سلم و بارك على سيدنا و حبيبنا و شفيعنا و نبينا و قائدنا و قدوتنا و عزيزنا و طبيبنا و قرة أعيننا خير خلق الله محمد و على آله و صحبه أجمعين عدد خلقك و زنة عرشك و مداد كلماتك في الملإ الأعلى إلى يوم الدين إنك حميد مجيد
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Год назад
Mugdigii Afrika Wuu DhamaadaY🎉
@Geeseycade12umacaaisha
@Geeseycade12umacaaisha 6 месяцев назад
Mashaa allaah diid makaroom❤❤❤❤❤❤❤
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 Год назад
Jabuuti baa dhiman illaahow kasaar😢 6:28
@dahirahmed6862
@dahirahmed6862 Год назад
Ismaacil cumar intoo joogo farancis way joogaan
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Год назад
​@@dahirahmed6862walhi inaad run sheegy somali dhan ayaxoroobi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedahmedfoosi9016
@mohamedahmedfoosi9016 Год назад
Ilaahay ha ka nabad galiyo dhagarta reer galbeedka iyo kufaarta
@rixannakhadar6441
@rixannakhadar6441 Год назад
Masha allah tabaarakallah allah akbar muslims
@MunirMohamed-j2v
@MunirMohamed-j2v Год назад
Ogaansho sxp waxa thy qof aqoon u leh waxa u so gudbinaayo sxp Allah Ku xifdiyo
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Год назад
Masha ALLAH Allow gaalada jebi Muslim tana guuleey🤲🤲🤲🤲❣️♥️
@mrcabdiwaliyasinjabra2659
@mrcabdiwaliyasinjabra2659 Год назад
Goormee ayaan ka xoroobaynaa gumeysiga amisom‼️
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 Год назад
Ibraahim tarori ha loo sheego inay yihiin ducufa dadka reer galbeedku ah qofka xaga dantooda ka hor yimada dagaal noc kasta ah ha diyaar garoobo sun dil xaasidinmo inta ba illahay ha ka badbaadiyo aamiin
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Год назад
Xaga. somalida wadankooda ay hoos u celiyaan subxanalaah goorma curyanimadan ka baxenaa dadow wadankiina jeclaada iyo dadkiina 😥😥😥😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
@AbiirBins
@AbiirBins Год назад
Ilaahey wuu awoodaa inuu mugdigaan naga saaro sida dowladaha walaalaheena
@pilotbudul6319
@pilotbudul6319 Год назад
Waa Video aan sugaaye mahadsanid wll❤
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 Год назад
Ninraga Allah haxifdiyo
@daareyayale7013
@daareyayale7013 Год назад
Masha allaah Eebbihii kasaaray gumaysiga ayaa mahadaas leh
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Big legend always omar inshar another's levels ogansho interests 💯👍❤😢😂
@Barre371
@Barre371 Год назад
Anaga jabuuti ayu naga heystaa faransiiska
@umadamedia24
@umadamedia24 Год назад
10 qof oo Somalia ah subscribers ah ayaa ifarxad galineysa🎉
@pooky1
@pooky1 Год назад
Wan Ku dhahay balse qibradaada bedel wlll
@BashirFidhin
@BashirFidhin Год назад
Jabuuti kwrn mrka
@hooyomacan8167
@hooyomacan8167 Год назад
Walh bilh waka sugaye omar inshar shukran wallke😂❤❤❤
@Urcristiano-ty7ez
@Urcristiano-ty7ez Год назад
Comment igayga ku soo qor s.c.w kuna sali nabiga s.c.w❤
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Год назад
ﷺﷺﷺ
@mahmedbarkele4589
@mahmedbarkele4589 Год назад
Masha Allaah
@xamdixamda5214
@xamdixamda5214 Год назад
Ilahay hakadhigo kii dalkii meel wanagsan gaarsiyo
Далее
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45