Тёмный
No video :(

Hoggaamiye Firdhiye oo booqashadiisii Djabuti aan laga baahin TV RTD. 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Hoggaamiye Firdhiye oo booqashadiisii Djabuti aan laga baahin TV RTD.

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Asc gabadhaasi runbeey sheegtey ismaciil cumar geelle waa dilaalka ugu weyn soomaali cudurka ku ah weeeye allaah umada haka qabto labo wajiile 🦫🦫🦫🦫🦫🦫🦫🦫🦫
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤🙏 Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr Месяц назад
Kusaliya nabiqeena maxamed scw scw scw ❤❤❤
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Месяц назад
Scw scw scw
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 Месяц назад
Mahadsanid Cali.👍🙏
@mohamedhussien9271
@mohamedhussien9271 Месяц назад
Hadaanu nahay reer Khaatumo Jabuuti wanaag iyo Ixtiraam baa naga dhaxeeya sida fiican ee ay usoo dhaweeyeen madaxwayne Firdhiye waa ay ku mahadsanyihiin. Dadka usku dirka wada ilaahay haka baqaan Ama khayr sheeg ama iska aamus
@AhmedKhadarofficial
@AhmedKhadarofficial Месяц назад
😂😂😂 Soydinkii lahaa muuse ayuu soo siiyaa hubka oo waa cadow laascaanood burburinaya 😂😂😂 Ilaahow Haa Iyo Maya Ha Naga Wada Yeedhsiin 😂😂😂
@SamatarNour-gi6nw
@SamatarNour-gi6nw Месяц назад
Anagaa ah reer jabuuuti ee iska ilaaliya odaygan asaasaqay
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 Месяц назад
​@@SamatarNour-gi6nw adkaatay
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 Месяц назад
Wale bari dhow sun bu idin qooshiye haysku sii wada deyniina wa hadaad maskaxleedihin waayo odey Ismaciil wu idinku shaqeysanayaa.
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Месяц назад
Hadayba sidaa tahey marwadaasi waa naag dhiig le
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂 ISLAANTA MADAXWEYNEHA DJIBOUTI MA KURDISH DHULMAHANTE GAAJOONAYA BAA
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад
Inankii reer Hargaysa weli ma madaxweyne Firdhiye & Khaatumuu dabasocdaa, oo maantuu u darnaayo habar "Canfar" ahna noo soo fadhiisiyey?!
@Andhiga927
@Andhiga927 Месяц назад
Kan iyo ka yasiin ducaale layidhaahdaba cuqdad dhulbahante ayaa haysa nacdasha
@mustafaesmail2965
@mustafaesmail2965 Месяц назад
Shalay waxay ahayd odayaal ciise ah uunbaa la kulmay maantana tvga lagama siidayn kulaha hadeer baraha Bulshada ee madaxtooyada Jabuuti oo dhan waa lagu baahiyey yaab bal maxaa macnoo kujira hadeer
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 Месяц назад
Tvga qaranka Jabuuti lagama deyn intaas mafahmi kartid, warbixin iyo wacyigelinta dadka qaar kuma filno.!!
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino Месяц назад
Aniga waxaan marqaati agaga ahay in geelle uu yahay cadowga somaaliya firdhiyana hadii la qalday iyo hadii kaleba waa inuu shacabka ushehaa runta
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Месяц назад
Ali qaraare, habartu waa xanaaq santahay. 😂😂😂
@sulaimanmuhamud5028
@sulaimanmuhamud5028 Месяц назад
Cali xreere sxb suaal baan ku waydiinay somaliland hadii aay la midoobiayso somaliya yaay la midoobay ? Ma 6 maamul gaboleda bay ahanay mise labo maamul?oo ah woqoyi iyo koofur walal adiga oo iga rali ah ii xajiqi waad mahadsantahay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
anaga ismaaciil cumargeele waxba nagama dhexeeyaan waa cadawga koobaad ee aan leenahay adeer
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Месяц назад
Bless Ssc
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Месяц назад
Ismail cumar geele weligiis munaafuq somali ka soo horjeedo ayuu ahaa ,somali oo dhana way ogtahay Ismail cumar geele inuusan doonayn somali hore u socto ilaahay ha naga qabto
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 Месяц назад
Gabdhaha ayaa ninkay jecelyihiin kuficil galin jiray inay sawir beena lakacaan ninkale oysan jeclayn. Djabouti hada kama duwana gabadh shukaansi beena lajilaysa firdhiye si ay uhinaasa galiso ninkii ay jeclayd (Muuse Biixi) oo dhawr biloodba naag kale oo itoobiya layidhaa uga daldoorsadey.
@anak1646
@anak1646 Месяц назад
uma baahna RTD on uu kasoo muuqdo meel walba life baa laga daawansyey
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Masha Allah Mamo Bukaaco ❤❤❤
@abbasabdirahman6034
@abbasabdirahman6034 Месяц назад
Habartu waa mucaaradka ismaciiil Waxba haka qorina
@kassimosmanainan
@kassimosmanainan Месяц назад
Islaantan makanbo kawarayso iyo scoch galet
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 Месяц назад
Waa gabdh horeysaa fadxiyi
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Месяц назад
Sidaad uhadlaysaa firdhiye lagu magacaabo ⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️😳🤔❌❌❌❌❌🛑
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 Месяц назад
Asc Cali xadhadhe Horta waxad tahay Wari wayan oo kasoo Shaqeyey ilaacad Caaliamiga markaad Warka aad soodaynayso waa In uunoqda mid runara Adoo aan cidna tageereyan wixii Jira sheeg wayo malintii firdhiyey waxad tidhi Madaxwayna lamuu Kulmin waan lakul May
@omarahmed-jl4hz
@omarahmed-jl4hz Месяц назад
Waar Tanii waa islaan Cafar ah oo xanuunsan oo ben badannnnn.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Месяц назад
Baahiyaha beenta iyo khuraafaadka geeska afrikaad Mr Cali doofaar.,,, hore u soco please,,,, wbtawfiiq
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 Месяц назад
Geele wa Adowga somali SSC ki xubka udhiby musow Dumar fasax miya xadalkisa
@user-xu9dy7ry1v
@user-xu9dy7ry1v Месяц назад
Ali tani wa dhasisat wa benelay
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 Месяц назад
Wala la ogyahay Waxa loogu yedhey Isaga iyo madaxwayne Geele way wada kulmeel am rtd tv halgeeyo ama yaan Lagayne
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Месяц назад
Salama sana legend
@ubahguled96
@ubahguled96 Месяц назад
FIRDHIYE IYO GEELE WAA WADA KULAMEEN WAX SHEEGAYSAO T.V LAGA SOO DAAYO
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Месяц назад
Waagii hore tvyada waa loo darsanjiray laakiin . laakiinMaanta baraha bulshada ayaa ka muhiimsan
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
Horgaleh Ali benaleh matanah mah shekoh ciyal bu no kenay kkk waa lah soconah in aad lah shaqaysoh sirdonkah Argagixisadah snm marbah shekoh ciyal no ken shalay Adigah iyo yasin in aad ben fafinaysay waan dhegaysanay waxaa ku wanagsan in aad jojisoh dhaqan xumadan iyo dacayadahah raqiskah ah waxad noqotay yutubar fayus wax ku radiyah sidah wax lomah shegoh Adigah bay ku tahay nacasnimoh in aad dacayad u sameysoh Argagixisadah snm iyo habartah khatrah oromoh
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Месяц назад
Ali harare❤❤❤❤❤❤
@ubahguled96
@ubahguled96 Месяц назад
Idacad hadii laga soo daayo iyo.hadii kalaeba GEÈLE. IIYO FIRDHIYE WEEY WADA KULAMEEN SAWIRKA AYA CADAYAANAYA
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip Месяц назад
Warsaney sidaan iskumanan ogeene sifican u so wada baxdee agah
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Месяц назад
Ali xaraare wuxuu ka dhamaan layahay dhulbahante,reer khatumo maxaad shaqo uga qaban waydeen isaga kan south sudan u eeg e yaasin.
@socodman4391
@socodman4391 Месяц назад
Ali xarraare anigu waxan u fahmay reerihi soomaalieyed reer waliba calan bu taagtay hadaba reer kayagu wa bila calan kolka kuwa calanka taagtay uun xasaradee weeyan wixisu hada wuxu bilaabay i u canfar noo keeno
@leylaa3666
@leylaa3666 Месяц назад
Reerka Ciise waxaba kama sheeg Geele waxay caayaan Khadra waa aabow ka weyan iga qabo oo igu soo ka yar reer Jabuti iska celiya Geele oo faraha kala baxa marawada
@ubahguled96
@ubahguled96 Месяц назад
FARFDHIYE WAA NIN LA.SIMAAN MUSE BIXI,DANI MADAXWAYYANASHA GOBOLADA WAAA NIN KA TALIYAA KHAATUMO STATE
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m Месяц назад
Waar nagtani waa buukaco waxan oo naqana Buucaco waxa oraa nagtani waayi hinsatayi
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Madaxweyne Firdhiye, khiyaamo ayaa lagu wadaa ' !!!!.
@QaliaAli
@QaliaAli Месяц назад
Firdiye aya khayinaba o ismaciil lashakeysanaaya hadhalkayka waala arki donaa
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
@@QaliaAli adiguna waad arki,anigu waa shakiyey,Firdhiye in loo tashaday ayey iila muuqataa,waa fikirjayga aniga oo kaliya,Firdhiye iyo Dhulbahante in ay guulaystaan waa rabaa,insha Allaah.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
walee iyo bilee iyo tolee waarunteed hadalkeedu gabadhaas illaahaay lhaayr hasiiyee
@medamirahmed1136
@medamirahmed1136 Месяц назад
Ali Hadhadhe horta Miyaad xanuunsanthy maxad islaantan xanuunsan la waraysta hadad rabto inaad dad waraysto Dad l waraysta way buuxan
@yusufstarka
@yusufstarka Месяц назад
Asc sxp caliyoooow caawana ma Naagtanbaad nosoo qabatay war tani waa hadhaagii jabhadii furuudka ee sumcadda inay kaa dilin sxb. dadka qaarna waraysigooga ka fiirso nio
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 Месяц назад
Waxaad moodaa Ali xaraare inuu mucaad kuyahay khaatumo
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Месяц назад
Warkaana runbaa?nin wasrigii diwlada lagu soo dhaweeyay, ayas idaacada loo diiday, xagee looga sheekeeyaa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
Labda nin fashilmay geele iyo gur gurti aya ku shaqysnya ninkan darood itopiya somaliland ku xumi aya wax isle blse u suurta gali mayso shirqol walba so maleegan cadwga somaliland iyo itopiya
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Месяц назад
Geele maxishoodo waana. Cadaw
@jammane3880
@jammane3880 Месяц назад
Walaalayalow waxaad sheegteen miyaad waydeen ?
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Месяц назад
Xagay lacagta geeyeen gelle horor iyo khadra abeeso?
@Andhiga927
@Andhiga927 Месяц назад
Cali warsaney adiga cuqdadan ya xanuunkan khatumada ah ee ku hayaa muxuu yahay
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Месяц назад
Caliyow khaatumo way dhaqaaqdaye gaadhiga haka hadhin
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 Месяц назад
War awun yassin keliga kumaficnid warbahinta BOARING
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Месяц назад
Hhh laba madax weyne Dalku leeyahy
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Ismaaciil muxuu yahay jabbuuti anaggaa xorraynay
@guureguurre338
@guureguurre338 Месяц назад
Caliyow warkaaga sida nin ragga u cadayso waxba SSC ha u so gagaatamine
@guureguurre338
@guureguurre338 Месяц назад
@@cabdirshidosman9649 sxb SSC iyo Puntland it's same no different sheekada jilicsan melahaas la aad
@awiawi2757
@awiawi2757 Месяц назад
war meshan ma madxxda oagacyaa maxa jira
@anak1646
@anak1646 Месяц назад
Caliyow isla yaab sigaara ayaad ugu shidaa daraawiishta
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Месяц назад
Naagtan mucaaridka ah calow iga daa
@user-yu4do9kw7l
@user-yu4do9kw7l Месяц назад
Inankani wa qolada lacagta kaso qadatay cadowga ssc khatumo e Somaliland wayna badan yihin ee yaan lo bixin unsubscribe wa inad ku sameysan ku darso xararroy tv o kaga so baxa waxa Ka weyneed wixi mesha lo tagay wanaagna wa kuso dhamadey ee wolk so xidho o oy sida rer abaarso nacas yahow 😂😂😂
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 Месяц назад
Cali xaraare!🐕🐕🐕🐕🐕
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Месяц назад
Ma djabouti kale ayey ka hadlaysa mise way hinaase jacayl!!!!!!!!!!
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Месяц назад
Mayee Djibouti bullaacadaha iyo xaarka ku soo butaacaan kulaylka meel kaliya oo ay u xagaa baxaana lahayn ee inta wax haysataa Dridaba, Hargeisa, Borama, iyo Gabilay waa isla Djibouti yartaa gabigeeduba 23000sq m.
@Mideye157
@Mideye157 Месяц назад
What a rubbish. Who cares. War dad ka u sheega wax war gal ah
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Месяц назад
Goormaa argagixisada huwantu hogamiye noqdeen
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkkk argagixiso waa isaaq axmed godane axmed diiriye ibraahin afgaani aadan suni waa isaaq car iisheeg hal qof oo dhulbahanteah oo argagixisada ah oo madax ah oromooy irir carab yuhuud oromo keetahay bal abtirso car
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Kkkkkk eey ciyaya Shaafici muxamad beenaale ab iyo isir argagixiso idinkaa u leh iyo gaal aad daba oowdaan reer been quute uf
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Месяц назад
Ku garaac wareysiga.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад
Majerdeen land hawiye land idoor land wa sharta Somalia waxana raynaa intakale katashadaan
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
Inta kale maxay sameeyn karaan.
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df Месяц назад
Cali Bullaacad & Butaaco oo ka sheekaynaya xaar firdhiye
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw Месяц назад
Firdhiye wuxu Firdhiye idoor. Marka tiri xaar firdhiye micneheeda wa idoor wa xaar 😂
@abdicash8787
@abdicash8787 Месяц назад
Hunqaaco
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 Месяц назад
boukaco waxay kuu waladey kadra xayd
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
QABIILAYSTE XARAARE KKKKKKKK WAXBA YAHAY
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 lkkkkkkkkkkkkk
@hajii2033
@hajii2033 Месяц назад
beenale beenta jooji faqasha
Далее
журавли в пятницу
00:14
Просмотров 87 тыс.
Kaftanka Siyaasada 515 oo aad u xiisa badan
36:22
Просмотров 49 тыс.
Somali lagu gawracay waddanka Congo
10:18
Просмотров 10 тыс.
Somalida iyo Carabtu ma isku DNA baa?
31:33
Просмотров 19 тыс.
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41