Тёмный
No video :(

HORDHACA BARNAAMIJKA "AMNIGA QARANKA" DAGAALKA AS, BIXITAANKA ATAMIS, XULAFADA TURKIGA&MASAR.5pm 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

HORDHACA BARNAAMIJKA "AMNIGA QARANKA" DAGAALKA SHABAAB, BIXITAANKA TAMIS, XULAFADA TURKIGA&MASAR.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@somalipirates
@somalipirates 2 месяца назад
waa Barnaamij Xog Culus ku jirto. Thanks Abdijaliil soo fasax Libaax 👍
@abdikadirmoallim1268
@abdikadirmoallim1268 2 месяца назад
Abdisalam guuleed khabiir amni , xog badan bu haya awoowgey😮
@abdirizaakhassan3894
@abdirizaakhassan3894 2 месяца назад
La soo dhaqso wll
@shuay0987
@shuay0987 2 месяца назад
Nin wayn baad maanta keentay waa inoo caawa. Waasd soo roonaanaysaaa
@IsackAto
@IsackAto 2 месяца назад
Waa wareysi xog badan xanbaarsan.
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 месяца назад
Ilaahay haw gargaaro ciidanka waa dhibanyihiin
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 2 месяца назад
Waw Nin culus: qabiir wuxuu ku jiraa dadka tirada yar, ee la dhagaysan karo, siyaasiyiinta somaaliyada.
@cabdisalamxasan4266
@cabdisalamxasan4266 2 месяца назад
Fadlan halay sheego masuulkan magaciisa shaqadiisa iyo halka uu joogo
@RAADNEWS-YOU
@RAADNEWS-YOU 2 месяца назад
Ku xigeenkii hore ee Nisa ahna qabiir amni cabdi salaan guulees
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
​@@RAADNEWS-YOUgorme ayu aha
@abdiaziiz6097
@abdiaziiz6097 2 месяца назад
Waa lasugayaa sxb
@SakiHashi
@SakiHashi 2 месяца назад
dowlad hssn sheikh mlhan hierarchy makalahan nadiib daro
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Part 2
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 19 дней назад
Cajiib, Ninkanoo kale ayey bulshadu rabaan. Waase hadduu daacad kasii ahaanayo warkiisa mrkuu talada gacanta ku dhigo kaddib
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Somalia intay odayaashan madaxweyninimada kusoo noq noqanayaan hormar gaadhi mayno
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 2 месяца назад
Zxp dhalanyaro aan qibrad lahayn ayakaa ka daran , emotional bay ku soconayan
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 месяца назад
Waa dowlad iyadii alshabab ah!
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
Dawlada waa Ethiopian
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
Ee shabaab ma aha. Idanka yahuud ayaa tihiin. Balaayo ku aragtay bidaar weyne
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v 2 месяца назад
Intay amison dalka jogto as shabaab laga badin maayo
@Qadarmuxsin1234
@Qadarmuxsin1234 2 месяца назад
😮
@noahsalad-no5he
@noahsalad-no5he 2 месяца назад
Kan waa beenlow, waa ninkii yiri ciidankii ilitariya waxay qeyb ka noqdeen dagaalkii u dhaxeeyay dowlada dhexe ee Ethiopia iyo maamulka tigreega.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
kana soo hadla Amniga Qoomiydeed ee Soomaalida
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Tactics farmajo wax fahmo aya lawa wyo markad is arursato ayad wax qaban karta cidamadi u farmajo u kenay away away
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 2 месяца назад
War ninkaan waa nin xog basdan bixinayee muxuu yahay?
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Wuxu Ahaa Taliye Ku xigeenkii taliska Nisa sirdoonka somalia ayuu ahaan jiray
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Kani waligii School maba dhigan MOORYAN DHIIGYOCAB AH CRIMINAL JUSTICE AYAA KU SUGEYSA
@habraactv3799
@habraactv3799 2 месяца назад
Gobonimo nin weyn fahan weyn ka haysto howsha... lkn aragtidiidsa AS waa mid raagtey midii horey waaye weli.... 2014 ayaa ugu danbeydey AS CALAAMIYA ... MAANTA As waa urur maxaliya, welib diyaar uaha iney la baxaan. AL-QAIDO
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 месяца назад
Alqaacidada la sheegaba waa AS😂😂
@habraactv3799
@habraactv3799 2 месяца назад
@@mukhtarabdurahman4352 Waa inta aqoontaadu gaarsiisanta, ogsoonow Al-qido 10 SANO ka hor AS ayey jirtey..... 13 sano ka hor ayey qeyb al shabaab ka noqdeen..
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 месяца назад
@@habraactv3799 waan oghy alqaacida tahy urur wayn AS ay ku biirtay 2011kii walow si hoose loo wada socday, blse wxn ujeedaa in waxa Alqaacida magaca u yeelaya ay tahay AS. Alshabaabna tahay faraca ugu xoogan ee alqaacida iyo kooxaha jihaadiyiinta tan ugu awoodda badan. AS ayaa diyaar u ah in ay alqaacida ka baxdo xge ka keentay adigu?? Mxa ku qasbaya in ay ka baxaan Alqaacida??
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
War ninka la wareesanayo magaciisa meesha ciwaanka ku qor walal
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Abdijaliil wll muqaalkagan ma isticmaali karaa
@Abdijaliil
@Abdijaliil 2 месяца назад
License material used!
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 месяца назад
​@@Abdijaliilmaxaa laga wadaa wll
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Labo MOORYAN DHIIGYOCAB AH oo iswareysaneysa ayaan u arkaa ninkani waa Criminal 1991 USC xamar asagoo qaawan ka yimid Guriceel
@abdihakimnuur7663
@abdihakimnuur7663 2 месяца назад
Wariye cabduljaliil fadlan had shalay beentu sheegay cadahay marki yiri askarti eriteria halna kama nola, sidee eedshisa lagu rumeyn kara?
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Waxaan ookale hawareysanina waa Criminal 1991 gacmaha dhiig ku leh waa nin indhacde adeer u yahey abniga aad ka wareysaneyso Criminal maxey tahey
@khalidoday8943
@khalidoday8943 2 месяца назад
ninkani waa ayo maxuu qabtaa oo aytahay aqoontiisu sifiicanbu uhadlaya
@HassanFanihello
@HassanFanihello 2 месяца назад
Waxaan waa dacaayad
@wiilsan-yh9gv
@wiilsan-yh9gv 2 месяца назад
please soo boobsi
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Mooryan dhiigyocab ah ayaa Amni laga wareysanyaa ninkani 1992 waxa uu ku diley dumar iyo caruur gaaraya 450 wof oo aan waxba galabsan ninkani waa dhiigyocab tuug ah oo Afgooye shacabka wabiga ka gadijirey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
Tuug tuugdhaley oo mooryan dhiigyocab ah oo oo dad iyo duunyaba qaba oo Criminal ah 1991/2001 ayuu xamar dumar iyo caruur ku laayey ninkani waa axmaq aan waxba baran
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 2 месяца назад
😂😂👎
Далее
OBLADAET - BARMAN
03:06
Просмотров 129 тыс.
OBLADAET - BARMAN
03:06
Просмотров 129 тыс.