Тёмный

Horey ma u aragtay sameecadaha Buds Pro? (Wax badan ka ogow hadda) 

iM252
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Buds Pro waa mid ka mid ah sameecadaha dhagaha ee aan xarigga lahayn ee suuqa yaalla, horey ma u aragtay? Haddii aadan arkin, daawo muuqaalkan si aad wax badan uga ogaato.
Waxaad ka iibsan kartaa Haleel-Samsung Reseller-Somalia
#iM252
#BudsPro

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@m.r7569
@m.r7569 2 года назад
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 2 года назад
shukran wllo qimohoodana hada sheegi lahydna way ka ficnaan lahyd
@samigabas
@samigabas 2 года назад
Maya Mudane iM252, Caawa iigu horeysa, Barina in aan u lacag uruursado oo soo iibsado ayaa ay noqonee. Mahadsanid warbixintaada qiimaha badan Ustaad. 🙏🏻
@gracetahir9474
@gracetahir9474 Год назад
Imisa la siiyaa
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 года назад
Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 2 года назад
Waa wacan yihiin Balse Airphone- dhagaha Ayey u xunyuhiin
@Aaliya56789
@Aaliya56789 2 года назад
Ok waaye
@Suynabsulam
@Suynabsulam Год назад
Waaaaaw
@husseinceynaanshe6291
@husseinceynaanshe6291 2 года назад
Aad bd Umahadsantahy 🙏
@mustafahmedali3246
@mustafahmedali3246 2 года назад
Waa meeqa qiimaha wll
@asmasagal1795
@asmasagal1795 2 года назад
Oh I like I will buy inchalha thanks sir im252
@xgamer1316
@xgamer1316 2 года назад
Waa asl
@maqrouknmaqroukn7506
@maqrouknmaqroukn7506 2 года назад
💯💯💯💯💯💯
@wacays.8057
@wacays.8057 2 года назад
ᴄᴏᴍɪɴɢ ᴢᴏᴏɴ ɪsʟᴀᴍɪᴄ ɴᴇᴡ ʏᴇᴀʀ. 1444🤗🤗
@AhmedAli-wt3er
@AhmedAli-wt3er Год назад
Antan kahelaa walll
@akramluckymusic4681
@akramluckymusic4681 2 года назад
Inteen ka helaana maclimuuu waan u baahanahy
@gracetahir9474
@gracetahir9474 Год назад
Waaa imisa qofki garanya hayso shego
@pesgamerrambo1065
@pesgamerrambo1065 2 года назад
Zxp xageen kaheelaa malagaa helayaa adiga
@abdirisaqking8489
@abdirisaqking8489 2 года назад
Fast teacher pink plz waxaan Kula socday 2019bilowgeedii ayaan kugu so xirmay wax badan ayaan kaa faaiday tnkz teacher
@ziizoocadeyare8608
@ziizoocadeyare8608 2 года назад
Zxb smart tutor talefankega dhgo talefan Labadoda ishaqemayan kaliya Hal dhag ishaqeheso kasoo hadal
@cabdiqanisaden
@cabdiqanisaden 2 года назад
👍 like iyo Subscribeka ha ila gefina
@cudooncuud1319
@cudooncuud1319 2 года назад
Mahdsnid ustad😍
@maqrouknmaqroukn7506
@maqrouknmaqroukn7506 2 года назад
Aad Ayey Uwanaagsanyihiin
@arafaadsahardiid2241
@arafaadsahardiid2241 2 года назад
Qiimahoodu wa imiza
@sdmasdsml5054
@sdmasdsml5054 2 года назад
Big teacher
@hibotahir9844
@hibotahir9844 2 года назад
Wll Majiraa Application projector ah oo moobilka lagu shubto waayo badanka waxaan arkaa xaysiisyadooda balse tijaabi markaan is dhoho waan fahmi waayaa ee Halkaa Soo yar hubi Aad kasoo yar hadashide Adoo Mahadsan wll
@maxkochenel2856
@maxkochenel2856 Год назад
qiimaha ku dar pro
@DBworld1243
@DBworld1243 2 года назад
Natiijadu waa In lagu dhega Beelo mida kale waxad adegsataan Hal dheg marna labadada dhegood Buuq haku furin waa iga talo cafimaad
@brownofficiell2888
@brownofficiell2888 2 года назад
Kadigtoonaada dhagahaan infection ayey wataan iyo dhago cun cun kadib boog ayey noqonayaan shirkada samsung kiis aa laga geeyey oo in badan macamisha dhagahan gatay ka dacwoonayan
@sheiknormohamed1895
@sheiknormohamed1895 2 года назад
Barnaamij waxa rabaa heesaha offilne ii ah aan ku daaban karo anigo youtupe ku jirin pro
@maxamedburcaawi21
@maxamedburcaawi21 2 года назад
Waa miiqa zxp
@SalmaanHussein
@SalmaanHussein 2 года назад
Saxob qof dhagool jaduu xorto waxa bananla yaeerayo sofiican ma umaqalaa ustatd
@Tech-deer
@Tech-deer 2 года назад
Ustad wear app igu a xirmayo earbuds macan sameeyaa
@Moha252official
@Moha252official 2 года назад
Meeqo waaye
@srk6186
@srk6186 2 года назад
iPhone magu isticmaali karaaa teacher
@teeloadan1317
@teeloadan1317 2 года назад
intee ku hayanayaan pro
@sirbade9051
@sirbade9051 2 года назад
Halkee Ka heli karaaa
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 года назад
S10 5g ka so hadal zxp
@sheiknormohamed1895
@sheiknormohamed1895 2 года назад
Barnaamij iphonema ku shaqeenayo
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 2 года назад
Herfonadan iyago SAMSUNG GLEXS eh ayaan hesta lkn ma aqan marke iga maqanyhn sidan kuhelo yac dhib bdn kadib so ma ogan karna ama ogan karna qaabka looheli karo marke kaaluman sida hada aan notustay kuwano kale thanks
@Maahirt
@Maahirt 2 года назад
*#Muhiim** fadlan muuqaal kasoo samee siting ka camerada iyo sida loo isticmaalo*
@0sman0mar81
@0sman0mar81 2 года назад
wax aan kunacay kaliyaya chagerenta inta kle waa ✔
@abdirahmanhussein3555
@abdirahmanhussein3555 2 года назад
Dhaga xanuun ma leeyihiin sida kuwa bluetoothka?
@mohamedzuudi781
@mohamedzuudi781 2 года назад
Imisa ayaa lasiiyaa wll
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 года назад
Waxaan u arkaa inay maalayacni yihiin ee waxan oo xayaysiisa Naga daayoo waxii faaidada lahaa noo soo bilow
@updalladaniel9915
@updalladaniel9915 2 года назад
Thanks pro lkn qiimahooda mo sheeg I.sh
@zhaxzhaxlawgasomalieed936
@zhaxzhaxlawgasomalieed936 2 года назад
in badan ayan ka codsade s10 5g warbixintisa mardhow wan filaya inad codsigega iga aqbaleysid
@zhaxzhaxlawgasomalieed936
@zhaxzhaxlawgasomalieed936 2 года назад
Warbixintiza
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 года назад
5 saacadood way yartahay kuwa aan haysto wlhi intay Dion aan ayay dhaamaan ka fcnyiin ka na qiimo jabanyiin
@Eiluo
@Eiluo 2 года назад
Qimaha maa sheegin mxaa dhacay waa meqa
@mustafabdi4055
@mustafabdi4055 2 года назад
Mida kale pro sual kale baan rabay inaan ku weediiyo adigo mahadsan taso ah iphone 12 pro max qabke leeskaga xeri kara youtube ka xayeesiinta ?
@don.treplyme9070
@don.treplyme9070 2 года назад
220€wye yurub
@cabdisamicmaxamed4907
@cabdisamicmaxamed4907 2 года назад
Walala su'aalo ayaan ku weydiiyaa waana iska kay indho tirtaa maxamed im252yow pls hal muuqal ka soo samee samsung update UI.4.0 sida loo heli karoh mobilada A10s 11 12 mobilada noocaas cml pls
@ibraahimim5470
@ibraahimim5470 2 года назад
Apple watch ⌚ Ka soo hadal gaar ahaa series 7 pro
@hassanqumane114
@hassanqumane114 2 года назад
Dhanka ku Xadalka iyo qaabka Codka uqaado kama hadlin Hadii ay macquul ay tahay markale kasoo hadal
@mustafabdi4055
@mustafabdi4055 2 года назад
Roob asagow daaya malagu hadli kara ? Iphone se malagu isticmali kara ?
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 2 года назад
Marka lala so dagayo maxaa playstore-ka lagu qoryaa wll
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 года назад
Suuq Geeyaha Samsung ee Haleel ayad noqotay sxbow ee barnaamijyadii faaidada lahaa noo soo gudbi
@amiinriyaad2628
@amiinriyaad2628 2 года назад
ustaad qiimahooda ma aaadan noo sheegin!!!?
@hussein1800
@hussein1800 2 года назад
Around $100
@ismailsaladnorhalane7692
@ismailsaladnorhalane7692 2 года назад
Intee ka helaa Budus Pro
@abu-akhlaaqahmed1594
@abu-akhlaaqahmed1594 2 года назад
Wallo warbixin naga sii sweatcoin
@abukaryare1300
@abukaryare1300 2 года назад
Qimaha aykusobexeen madnoshegiin😥
@maxamedshariif6194
@maxamedshariif6194 2 года назад
Whatsappkaaga noo sheeg ustaadi🥺🥰
@abdirahmanismael5478
@abdirahmanismael5478 2 года назад
Ustaaad dhagahan anaa hesto muddo 5cml bn isticmalayaaa waana ku fa,iiiday awal dhago gaditaaan ba nafta iga qaaaday lkn kuwan waa uga resty balse waxaa ii shaqen la galaxy wearableka maxaa sameyaa
@Qays_Qayser1
@Qays_Qayser1 2 года назад
Wa meqa qimohodu wll
@hassanyare9186
@hassanyare9186 2 года назад
Waxaann adeegsadaa kuwaan kuwa ka dambeeyay ee galaxy buds2 aad ayay uwanaagsanyihiin
@zaciimahmed596
@zaciimahmed596 2 года назад
iphone malagu isticmaali kara
@yuunisissack8724
@yuunisissack8724 2 года назад
Password facebook la iloowey sideen ku xauusan karaa ustaad
@Idiboy32
@Idiboy32 Год назад
Mhdsnd
Далее
Sida loo la soo Dego Buugaagta Pdf-ka ah
3:41
Просмотров 6 тыс.
У БЕЛКИ ПОЯВИЛИСЬ КОТЯТА#cat
00:20
Unique deep painful back massage for Lisa #chiropractor
00:11
iPhone 16 Ultimate Battery Test!
13:25
Просмотров 3,2 млн