Тёмный

Idaajaa, Fanka iyo suugaanta,Sayid Maxamed,Qamaan Bulxan, Ismacii mire, iyo qaarkale 

A Daror
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 128 тыс.
50% 1

Idaajaa oo si cilmiyaysan uga hadlaya taariikhdii hore iyo hido dhaqameedkii soo jireenka ahaa ee Soomaalida,

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@samiir2292
@samiir2292 6 лет назад
Ahmed faaraax Cali idaajaaa Aad iyo Aad bn wax gudbintada Aniga ahaan kalgacal iyo wanaag kuu hayaa maan shaaa allaaah
@daudali28
@daudali28 5 лет назад
mshAllah Idaajaa aad buu u mahadsanyahay sidaa uu Taarikhdii soomaaliyeed u aruuriyo si ay ulumin. waxaan aad ujeclaa Wiilwaal iyo Wiilki jawaabtooda meshaay kudambeysay
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 лет назад
MAAHMAAH SOOMAALIYEED ( SOW SAGAARO IMA BARATO )
@IbrahimYusuf-oe8xj
@IbrahimYusuf-oe8xj 5 лет назад
Awoowyaashey way kasoo horjeesteen Daraawiish, balse anigu waxaan u,aqoonsanahay inuu ahaa, Mujaahid, sababna uu unoqday inaan anigu maanta Islaam sax ah ahaado. Allah haw naxariisto Sayidka iyo rag iyo dumarkii ku caawiyay jahaadkiisii dheeraa
@warsamet7290
@warsamet7290 5 лет назад
keyse jama iidoor afxumaa kasoo hartay. Adeer HabrJeclaad tahay?
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
@@warsamet7290 Ina Caro Sawtii islaantiisii ay Oramodu boqorkooda u tumiyeen ee uu dube Dhakhtaas kaga saaray waar Daarood laangaabsanaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 года назад
Ina Futo Xasan Khawaarij ayuu ahaa oo Diin waxba kamuu aqoon Duuflaalku waana kii gawracay Garaadkii Guud ee Dhuloos, walaa xawla
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 5 месяцев назад
​@@mahamedaden7237kafac kafac adaa gumaysi dabada ka ursanjiray ader ragaasu gobanimay kunoolaayeen
@nuuneyapdinur
@nuuneyapdinur 4 года назад
Haweeney fududina rer mahanato gaarina manoqoto hadl xikmdyzan dumarka hada padnkod fudydkaz laguhaya allow dmrki hore ee ficna naga yeeL😍
@ShiineC.Naasir-zt5em
@ShiineC.Naasir-zt5em Год назад
Guuleed jucfe abwaan waynbuu aha alaha unaxariito
@alimohamudshire4638
@alimohamudshire4638 5 лет назад
illaahow ku xafid Axmad faarax Cali idajaa
@calankaxormidashantasweyn736
@calankaxormidashantasweyn736 6 лет назад
geesi idaajaa alle haku dhawro
@abdulljamac508
@abdulljamac508 Год назад
A Daror mahad gaar ah adiga iyo "Axmed Faarax Idaajaa" Doorkaad kaga qayb qaadateen in jiil badan Sooyaalka taariikheed/Faneed soo gaarsiisan
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад
ninka aad maxamuud leedahay waa Sayid maxamuud cali qablax oo ahaa sheekh wayn oo somalida dhexdeeda caan ka ahaa
@mahadcabdilaahi3573
@mahadcabdilaahi3573 5 лет назад
idaajaa halyay soomaaliyeed
@kaysejama7365
@kaysejama7365 3 года назад
Ragna waa Ragii Hore HadaLna waaa intuu Yodhi
@abucubayr468
@abucubayr468 6 лет назад
Dhamaantoodba allaw janadii fardawsa ka waraabi dhamaantoodba Anagan nooga daba naxariiso
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 года назад
Faranjan ilaaalaynayaa foos kaso baxaye Fadaddaan warega sidi farow ugaadheede Ma furfuro guntiga habenkii foora sodhacay (ismaacil mire)
@حسينحسن-ر4ث
@حسينحسن-ر4ث 6 лет назад
Mahad sanid niyhowa raagana allaha ha unxariistow idajaana aĺlaha ha abal mariyo
@abdulaahiabdisalam6163
@abdulaahiabdisalam6163 29 дней назад
Suugaanta dadkeyga waa astaanta aan maanta iskaga maaweeliyo dhibka wadanka kajira iyo dhibaatada hogaaamin la.aanta allow dadka qalbiyadooda isku fur dalkana noo hagaaji
@mokhtarcali3437
@mokhtarcali3437 5 лет назад
Idaaaaja waaad mahad santahay
@Gaanimedia273
@Gaanimedia273 2 года назад
Darorow wlle barnaamijkan qaybta sarbeebta daaran waakala dhimanyehee inta kale meel ma ku sheegi kartaa
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 4 года назад
Sagaaro saw ima barato halhayskaa waxaa reebay xirsi faarax sida igu soo gaartay taariikh diisii qoraagu se wuxuu ku sheegay oday kale oo reer xibineed ah
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 года назад
Jaan goin Debedyaal
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 5 лет назад
Sxb barnaamij yada idaajaa ee hore noo soo gali
@boodaayecadde3884
@boodaayecadde3884 3 года назад
Cajiib maahmaah aan caadi aheyn ayaa kasocoto wlh
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 6 лет назад
30-jan-2018,Talado Malin xusus igu leh, Ina aderkay an jeclaa baa naga baxay. Lkn barnamijkan quruxda badan isna malinkas Bu naso garay.
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 6 лет назад
Abdourrahman Qays alaaya raxma
@abdirahman6734
@abdirahman6734 6 лет назад
Ala ya arxam sxb Suugaantana waad dhagaysataa ilaan
@ahmedfiyoreflower1900
@ahmedfiyoreflower1900 4 года назад
masha,alaaaah fanka iyo sugaanta
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 5 лет назад
Musica dhexyaalka ah yaa iishega meel aan kahelo
@konigabdi9939
@konigabdi9939 6 лет назад
dhaamntoodba ale haunaxariisto
@ibrahimali827
@ibrahimali827 5 лет назад
Wanaagsane walaal kay dhalyoow , wiilka yow maxamed. Sacwanaagsan wayl watoo kayn wahdiya jooga. Oo yaraha waal waalanoo wayla sha eryooda. Marna inaad waysha ufurteen Iimar wacad eebe. Dhaaran maayo laakiin tu dhar la may ahayn hhhh
@raxmamuse6037
@raxmamuse6037 4 года назад
kkkk
@mubarakyare5375
@mubarakyare5375 3 года назад
Adeer adeey waaniyee waxaan ku weeydiiyay. Hal hadii waraabuhu wab dhahee walad xalaaleeyo. Ee wax ka guro lagu yiraa waxna ha reebin. Marna inaadan weel doonateen wacad ilaah ii mar.
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 3 года назад
Dad kibirye caanaha qabta-- waa maahmaah aan maqlay habar ayeeyaday ah
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 года назад
Afka dadka laga barto weeye Axmed Faarax Idaajaa
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 года назад
Maxamuud dadku fahmi maayaan waa sheikh maxamuud cali Qablax Oo ahaa Sheikh gayiga soomaalida caan ka,ahaa iyo sayid maxamed cabdulle xasan
@ksc8298
@ksc8298 3 года назад
Keep going
@gaaxnuugmedia4727
@gaaxnuugmedia4727 6 лет назад
Idaajaa nimuu eray ka qoray oday kasheekeedhe
@liiicade4071
@liiicade4071 5 месяцев назад
🎉
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 года назад
Mahadsanid Idaajaa
@cadaaniaxmed3279
@cadaaniaxmed3279 2 года назад
Masha alah mashaa alah
@liiicade4071
@liiicade4071 4 года назад
m.allah
@wiilwaal4491
@wiilwaal4491 5 лет назад
ina adeerow aakhirana usalaad li'id aduuna u kaba li'id 😂😂
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 4 года назад
sweg golet 🤣🤣🤣 way iga gadantahay taas
@mowliidahmed4164
@mowliidahmed4164 11 месяцев назад
Ina adeerow akhirana usalaad li'id aduuna ukaba li'id😂
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад
ina cali qablax waa halyay ogaadeena oo ree cabdile aha rabi hau WADA maxariisto abwanadii
@eidhussen4712
@eidhussen4712 3 года назад
Ma aha waa dhalen wllo waa mj
@abdihakiimhayir2597
@abdihakiimhayir2597 3 года назад
Mansha allah
@mukhtarawad4512
@mukhtarawad4512 5 лет назад
Asc Ninkii Qabiil Ku Faanoow Qabiil Ma Dhamaado ilsa Yimaado Walaalo Aabe Wada Dhalay Balse Kala Hooyo Ah Wbt
@abdiwalikhalif9319
@abdiwalikhalif9319 5 лет назад
Nin cadow isku dhiibaana waligii daraawiish kuma abtirsan ereygaasa iga dagay
@camelcamel6495
@camelcamel6495 6 лет назад
Aamiin.
@samiir2292
@samiir2292 6 лет назад
Ahmed farah Cali daajaaa Aad bn Nin kaas madaxa ugu luxaaa
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 5 лет назад
Qoriley media ma Aways baa ni kaani
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 5 лет назад
War mayee waa Ahmed lol
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 5 лет назад
@@MrLaasanod1 axmed maxamuud darror nin culus indr
@alisaki8854
@alisaki8854 5 лет назад
Masha allah
Далее
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
garta iyo garsoorka idaajaa@XULKAXIKMADAHA
31:13
Просмотров 18 тыс.