Тёмный

Idaajaa Guurka Somalidii Hore Iyo Macluumaad kale oo aad u xiiso badan Hidaha iyo Dhaqanka 

A Daror
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 505 тыс.
50% 1

HIdaha iy dhaqanka Somalida iyo habkii Somalidii hore isu xodxodan jireen iyo qaabka Guurka

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 169   
@mohamedlafoole3208
@mohamedlafoole3208 5 лет назад
Carada DARAAWIISHTA waa dhul nimcaysan masha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ibrahimali827
@ibrahimali827 4 года назад
Waa xagal kadaac naasahaad kor u xidhaysaane intuu xabadkaa joogo buu xiiso leeyahaye xumaayo kasoo durug halkuu ku xaragays naaye haduu xooranyahay gacanta waa kala xishoonaaye Xoog kuma dhinee yaan laxadin xubinta naafow day
@Evensbelle
@Evensbelle 3 года назад
Intaas inoo micnee wll!
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
30 sano ayaan ku dahgey sanayey waxaad tahay macalin kayga abwaan axamed faarax cali idaajaa macalin baad tahay ilaahay hanoo kaa daayo aamiin
@wadanistar21
@wadanistar21 4 года назад
Idajaa waa abwaanka kaliya ee aan dhageysto marka la dhaho dhaqanka iyo hidaha Somaliyed alle haku dhowro in badan wax badan ayanu ka faidnay👍
@khalidyare3830
@khalidyare3830 4 года назад
Allaah haku barakeeyo idaajaa baraamijyadaada arbacada ima fiigaan dhaqankiyo hidaha
@hassanfarah7056
@hassanfarah7056 4 года назад
Qoraa sarre Ahmed Farah taano illahy cimriga haku barakeeyo waxad tahay halyey isxilqaamay oo amaal ku leh ummada soomaaliyed aakhiro fil janno adduunkana fil nimco Ustaad
@abdullahidaacad4270
@abdullahidaacad4270 7 лет назад
MnshAll idaajaa cimrigaga alle haku barakeyo
@yakikadafi6857
@yakikadafi6857 8 лет назад
qoraa sare Ahmed Farah Ali idaajaa
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
oo wxn u haystey 2bilood kadib dhimashadii tupac inaad adoo saaxiibka la heehaabaya gibil sare inuu ku toogtey adoo jooga new jersey oo afkana miyaad taqaaney wll.
@abdirashidyeedhay9122
@abdirashidyeedhay9122 8 лет назад
Allah kusiiyo caafimad iyo cmiri dheer qoraageena idaajaa
@AhmedMohamed-ms6ll
@AhmedMohamed-ms6ll 7 лет назад
abdirashid jaamc
@abukarmedia1109
@abukarmedia1109 5 лет назад
Amiin
@dalmardargad2318
@dalmardargad2318 8 лет назад
waa tageera ahmed faraax idja nin sare noolow
@British782
@British782 6 лет назад
Masha alah ale cimriga how barakeyo idaajaa
@ahmedabdikani2844
@ahmedabdikani2844 4 года назад
Maanshallah abwaan Axmed Faarax Idaajaa. Mahadsanid. Muuqaalku waa dooxada Qawlo ee deegaanka degmada Taleex.
@ahmedrachid1501
@ahmedrachid1501 7 лет назад
mansha allah maxamed idaaja aabaha dhaqanka soomaalida noolow
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waa sax abwaan dadka is calfanayaa inay is bartaan baa fiican
@drabdallemaareeye3635
@drabdallemaareeye3635 7 лет назад
idaaajaaaa axmed farah idaajaa 2015 bishii 7 ayaan kula kulmay magalada nairobi
@ogadenfuture5569
@ogadenfuture5569 5 лет назад
Niyw Wa qoloma idaaaja
@shaakirfarxaansuudi6785
@shaakirfarxaansuudi6785 7 лет назад
axmed faarax idaajaa ururiyaa nin weyn alle haku xafido
@ahmedxassan4112
@ahmedxassan4112 7 лет назад
Waaa qiso cajiib ah
@saadisportsofficial4321
@saadisportsofficial4321 5 лет назад
M.Allah Aba idajaa Allaha kooabalgudo xigmad iyo garasha wacan Iyo aroorinta qisooyinka iyo shekooyinka macan
@abdinuribrahin3113
@abdinuribrahin3113 5 лет назад
idaajaa alle hakaa abaal mariyo murtidaad noo soo gudbisey
@cabdillaahiyaasiin6835
@cabdillaahiyaasiin6835 5 лет назад
Guduud looma raaco oo hawaeen gabalba waa cayn Bidhaan gabi kalaalaada waa lagu gulaalmaaye Aleelaha waa runtiisa guduud kaasi waa waxa maanta raga dagay
@husseinelmi4962
@husseinelmi4962 7 лет назад
Jir Oo joog idaajaaaa
@abdisalaamibnugaagaale7152
@abdisalaamibnugaagaale7152 7 лет назад
Idaaja wax badan baan kaa faa iideystaa
@warsamemayele
@warsamemayele 4 месяца назад
Shekada mar dhageysto waan mariyaa adeer farax idaja mahadsanid
@ahmedhusseinali6970
@ahmedhusseinali6970 5 лет назад
Masha Allah idaajaa Allah haka abaal mariyo
@abdiwali2388
@abdiwali2388 8 лет назад
mashallah ilahayo cimrigada raaji
@shaakirfarxaansuudi6785
@shaakirfarxaansuudi6785 7 лет назад
xayraanku caliyoow aduu kuu xanuun yahay idinkaa xornimadii dhashay oo sudhay xidiglii leegoow xisaab dib ugu noqo lays xasaradeye
@fariin_aakhiro9830
@fariin_aakhiro9830 6 лет назад
masha allah faarax cali idaajaa noolow
@xafsoabdinasir9890
@xafsoabdinasir9890 5 лет назад
Alloo kubarakaay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😚😚😚
@mohameddayib978
@mohameddayib978 6 лет назад
Music Quran ayay sareen abwaaan idaaja allaw Ku xifdi
@ibnuduaalealqaadiri5202
@ibnuduaalealqaadiri5202 8 лет назад
masha Allah idaaja
@kowtharfanax8828
@kowtharfanax8828 5 лет назад
abwaan idaajaa cimri dheer alaha ku siiyo
@cswraamole5758
@cswraamole5758 8 лет назад
alle haku dharo idaja waya arag
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 года назад
Masha allh ilahw idaa jaa oo kale noo badi
@ahmedmaxamuud438
@ahmedmaxamuud438 7 лет назад
alla haku bara kee waxaa tahaya nin soo nooleeyay dhaqanka suban ee somalida
@ahmedmaxamuud438
@ahmedmaxamuud438 7 лет назад
maan shaa allaah
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
walaal dhaqanka lama nooleeyo wuuna jirey ee adaan aqoon u laheyn kolkaa barashadiisa kadib ayaad is tidhi odeygan baa dhaqanka nooleeyey kkk hadaba dhaqanku wuu jirey cid nooleysaana ma jirto ee waa qofka iyo degaanku ku noolyahay iyo saameyntay ku yeelan doonto
@yusufawalcabdilahi3188
@yusufawalcabdilahi3188 6 лет назад
Dhaqanyahan idaajaa
@oowmalaaq6877
@oowmalaaq6877 7 лет назад
Idaajaa sxboow 39% Somali kuhadloosa 61% hartayna adaa yaqaan
@nasrialikh8342
@nasrialikh8342 7 лет назад
s
@abdullahimohamed9180
@abdullahimohamed9180 7 лет назад
Nasri Alikh .'
@jabiye8593
@jabiye8593 7 лет назад
Oow Malaaq masaasad somali ku shegeneysaa anon waligey badiya arkin hada 95% wan fahmaya dib iskugu laabo bro
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 5 лет назад
Sxb afsomali fasixa ayu kuhadlaya
@mustafamuhammed827
@mustafamuhammed827 8 лет назад
masha alah idaajaa
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 5 лет назад
Idaa jaa waa nin culus ma,shalah
@wacyigaliye157
@wacyigaliye157 8 лет назад
waa wax fiican lkn on music laga daayay ahayd alle ha dhawro dhaqan yahanka
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 лет назад
Music waa dhaqankeena
@ahmedsaalah1194
@ahmedsaalah1194 8 лет назад
masha allah
@salasdgeesood5994
@salasdgeesood5994 7 лет назад
waa Qisooyin cajiib ah idaajaa cimrdheer iyo cafimaad ku waar
@aminafarah3149
@aminafarah3149 7 лет назад
ahmed saalah
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 5 лет назад
Wsc
@abdisalaamibnugaagaale7152
@abdisalaamibnugaagaale7152 7 лет назад
Walahya Allaha kudaayo
@muktarmaalim68
@muktarmaalim68 8 лет назад
Mogadishu Somalia Military Hanoolato MUKTAR Life Is on Somalia Qapyaliid Is Over Mogadishu
@mahdi-ac-center
@mahdi-ac-center 7 лет назад
gabayga ninka magiica qariyay aayaa hadlka dhameeyay
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 6 лет назад
Allh jecliyaa sheekooyinkaas
@ahmedaliwaqooyi2678
@ahmedaliwaqooyi2678 6 лет назад
Guulayso ahmed farah ali idaajaa
@ahmedduale4748
@ahmedduale4748 5 лет назад
Idaajaa waanin abwaana wadani'ah.
@abdinassirmacrufsalamualla9441
Adheer idaajaa Alle hakubarakeyo.MashaaAllah
@kulmisstudio
@kulmisstudio 5 лет назад
sxb iisaar subscribe
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 Год назад
Tixdaa keeshaligu waa qosol
@africaismyhome723
@africaismyhome723 7 лет назад
Masshalah waxbadan baan ka faaiiday
@farahmuhumedmuhumedfarah1346
@farahmuhumedmuhumedfarah1346 7 лет назад
Barakaale Music production Centre of Malta
@Naamir03
@Naamir03 6 месяцев назад
Dhaqankeeni muxu sharaf badnaa,❤
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Ilaahow hanaga kaa qaadin abwaanka af soomaaliga
@narcosvirvssian7018
@narcosvirvssian7018 7 лет назад
Boqor ayaaa tahay idaaaja Noolow Aaabe
@abdirahmannabadoon7110
@abdirahmannabadoon7110 6 лет назад
Sadam Amir STREAM kii walba ma aabaa leedhiin waa yaaab runtii
@DhuureDhuure
@DhuureDhuure 5 лет назад
m.a abo ithaaja waanku taageraa
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Sadam Amir STREAM ilaahba boqora si kale u amaan
@drshaamomar6957
@drshaamomar6957 5 лет назад
Allaha ku dhowro idajaa
@MohamedAhmed-ed8bg
@MohamedAhmed-ed8bg 5 лет назад
Maahsanid wll
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 6 лет назад
Maashaa Allah
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 года назад
Mashallah great great great
@abdirahmansheikh5046
@abdirahmansheikh5046 5 лет назад
Masha Allah abe Ahmed Farah Ali Idaajaa. Long life 💞💯💯
@wiilwaal4491
@wiilwaal4491 5 лет назад
Caadi maha axmad faarax idaaja wax garad
@assadsaid137
@assadsaid137 4 года назад
Idaajaa waxbadan baa kaabartay alahaku cafido
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
Dhiirigalinta suugaanteeni luntay inaad dib usoo noolayso Aad baan kuugu bogaadinaya idaaja🇸🇴
@abdirahmansolar7323
@abdirahmansolar7323 5 лет назад
Ma jiraan gabayadan oo ku qoran buug? haduu jira buuga magaciisa ii soo sheega mahadsanidin.
@abdirizakmohammedhassan2047
@abdirizakmohammedhassan2047 5 лет назад
Gabayda Qaar Way ku qoranyihiin Sida Gabayga (Guur aan Ka La'aado) Form3 ku soo qaatay
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 5 лет назад
@@abdirizakmohammedhassan2047 cml wll miyu jira buug Gabayo bees ah o an wax kale sharixin
@berya-samo5227
@berya-samo5227 4 года назад
@@murtiiyomadadaalo9062 haa way jiraan bugaag gabayo uun ah, waxaana qoray, Mohammed sh. Hassan.
@idiriscali8667
@idiriscali8667 5 лет назад
Masha.allah
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 года назад
Somaaliyeey Is Garabsada Weliba Is caawiya
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 года назад
Caawiya Reer Hiiraan soomaliyeey Qaar Abaar Iyo BiyiyoLa,Aan Qaarbaa Biyo Lagu Harqayey Biyo Abaar Qaarka mida Ummada Somaliyeed Biyo La,aa Abaaro Ayaa Haysta waxkasta Oo Dhacay Wanaag Iyo Xumaan Soomaali Baa Is ka Leh
@uuucumaraxmedseylac726
@uuucumaraxmedseylac726 8 лет назад
masha Allah ilahow ku xafit
@axmedismaacali8034
@axmedismaacali8034 4 года назад
Farax idaajaa qoraa caana
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Aad baan kuugu bogaadinaya dhaqankeeni hore oo aad soo. Noolaysay idaaja
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
dadkaa hore ayaa garasho lahaa maantase waxa dadka ugu garaad badan khaakhaan daahir calasow farxiya iskoor sheekh dabacasar farxiya kaboyare inaalilaah oo uu hogaanka u hayo xasan dameer kkkkk.
@waranle961
@waranle961 7 лет назад
kkkkkkkk u are everywhere
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
Lost adiga waan ku garanaya oo waan ku xasuusta haddana meeshi baanan garaneyn aan kugu arkey.
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 лет назад
Azl Mcl Hahahaha Xaqiq
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 5 лет назад
Nimayahow muusikan bn ka helay ma mid loo sameeya mise waaa hees
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 5 лет назад
Waa heees walal waana heestii afqalaad aqoontu miyaa maya maya maahee waa intuu qofba eebe galshaa afqalaad aaqoontu miyaa waakaa walal
@jaamacasc4234
@jaamacasc4234 8 лет назад
barakaalaah
@talobixisnews6262
@talobixisnews6262 5 лет назад
JAN JEEDH BAAD TAHAY IDAAAJA
@mustafamiineey4135
@mustafamiineey4135 8 лет назад
caadimhan
@fantayare9519
@fantayare9519 7 лет назад
Mustafa Miineey
@saciidbare6342
@saciidbare6342 5 лет назад
Qoraasare idajaaa
@a.abdilaahistudio3630
@a.abdilaahistudio3630 5 лет назад
ali farax idaajaa qoraa paa alle ka dhigay
@suubanexirsiilwayn3345
@suubanexirsiilwayn3345 5 лет назад
Music ma ahan ee waa Foori
@kulmisstudio
@kulmisstudio 5 лет назад
wll subscribe makaa heli karaa
@cismaankhayre2634
@cismaankhayre2634 5 лет назад
Faarax:idaajaa:waanku:jecelahay:ruug:cada:noolow
@yusufgaroon1211
@yusufgaroon1211 5 лет назад
qoraga somaliyeed idaajaa madaxsaraa thy
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waanu ku jecelahay abwaan idaajaa
@tawanecaligarre7157
@tawanecaligarre7157 5 лет назад
Idaajaa waqoraaga qarniga
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waa maxy jeerigaanka biyaha lagu dhaaminayaa aawy gaawihii dhaqan keena ahaa
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 лет назад
War ma gaawaa biyo lugu dhaamiyaa sowkii caanaha maaha awaay haantii iyo sibraarkii dheh
@abdisalaamibnugaagaale7152
@abdisalaamibnugaagaale7152 7 лет назад
Masha allah
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Abaalkaaga cidna ma gudi karto hada waxaan ahay aqoon yahan adigaana i baray fanka iyo suugaa ta
@khaalidnuur5386
@khaalidnuur5386 7 лет назад
ishiiiiish ......mi8sagan xun ka reeba niyooow
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 5 лет назад
Nolow axmed farax idajaaa
@engahmedabdiali7917
@engahmedabdiali7917 4 года назад
Leego waaba laga abaal dhacay ee talow Idaajaa oo kaalin weyn ku leh ururinta fanka iyo suugaanteenna ma laga abaal dhaci doonaa!! "Haa" ayay jwbta u egtahay.
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 8 лет назад
nolow idaajaa
@qurantaxfiidonline9537
@qurantaxfiidonline9537 7 лет назад
murtida soomaaliyeed aqoon fog iyo ujeedo fog ayey lahayd. dadka soomaaliyeed dhaqan lama ilaawaan ah ayey leeyihiin
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 5 лет назад
Sxb wad haleshay
@somalietijger7404
@somalietijger7404 6 лет назад
ninkas taarikh bu ka tagay walle
@wiilwaal4491
@wiilwaal4491 5 лет назад
23:52 ku dhufo lambarka ada maqli Gabayga qabyaalada laga tiriyey
@engahmedabdiali7917
@engahmedabdiali7917 4 года назад
Meesha ay qariyeen talow maxaa ku jira?
@maxamedyusuf5477
@maxamedyusuf5477 4 года назад
Wakiil
@Boqoradda
@Boqoradda 6 месяцев назад
Musica ka daayaa waxa dhaqan baaba shegaysaane
@axmedyarefarxanfarax2896
@axmedyarefarxanfarax2896 4 года назад
Aad iyo aad abwane
@cumarcawke6539
@cumarcawke6539 5 лет назад
Waxasa dhaqan iyo halxidhaale ah
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 года назад
Soomaali Oo Dhan Guul
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 года назад
Abwaan Idaajaa Ka FAA, iidayta somaaliyeey Anoo Ah Dhashii Daraawiishta
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 года назад
SSC Guul
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 года назад
Gadhaha somaaliyeey Guushawadey
@maxamednuur6832
@maxamednuur6832 5 лет назад
raga qurux looma egee aqligiisa iyo garashadiiya ayaa la fiirshaa
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 3 месяца назад
20101
@Dotrade
@Dotrade 7 лет назад
Guduud looma raaco hablo oo gobalbo waa cayne bidhaan gabi kaalaado waa lagu gulaalmaaye Isu gaadhay gabaadha tiraah meel un baa go one Gobodlayda gaaashida ku taal labada goonyodba Ee maradaydu geygeymantahy ..guur aan ka la aado
@hilaaccalimaxamuud3452
@hilaaccalimaxamuud3452 4 года назад
Idikuba xubinta waa qabtaan xagal ka daaca leh, xaq miyaa ku hadasheen? Ragoow waa na xamateen ,
@shukriabdalla5071
@shukriabdalla5071 2 года назад
Jah wallee gabadh adagbay ahayd ilaahay ha u naxariisto
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 лет назад
Hal xiraale mabaqaana hhhh la iiga kor qaadi lahaa haday noqota Hal xiraale
@ismailosman6916
@ismailosman6916 5 лет назад
Ii cafimadqab Abti
@abwaanxabiibxasanxaji4439
@abwaanxabiibxasanxaji4439 5 лет назад
xagee laga helaa bugaagta qisoyinkaa
@yusufawalcabdilahi3188
@yusufawalcabdilahi3188 6 лет назад
Kk
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 года назад
Soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
war waa soomaliland dhaqankaasi
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 21 млн