Тёмный
No video :(

Ileyska VOA: Dowladda Federaalka oo duulaan cusub ku qaadaysa Al-Shabaab | VOA Somali 

VOA Somali
Подписаться 542 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib markii dagaalka ka dhanka ah kooxda uu hakad ku jiray muddo bilooyin ah.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 3 месяца назад
Khawaariijta waqtigood waa dhamaaday 💯
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 3 месяца назад
👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.
@abdikadirahmed6634
@abdikadirahmed6634 3 месяца назад
Mareykan la.antis lama socon karo walee haaf Mareykan noqony
@user-fe9iv8ld1y
@user-fe9iv8ld1y 3 месяца назад
Hadal badan danbaa dhaanta ee dawladii oo dhan iyaa musuq maasuq iyo been rabta inay dalka ku xumunto
@abdifatahmahathussein4253
@abdifatahmahathussein4253 3 месяца назад
ayagaba ahe ma isladagalamayaan dawlada buaale iyo jilib tagi karin xagee lagu arkay
@SaeedHawd
@SaeedHawd 3 месяца назад
😂😂😂 alshabab ba laga adkaanaya waa shibirayow heesa
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 3 месяца назад
Shabab inta meela laga bixi labagabi kuwii misaan iyada meel u sarey si shacabka somaliyed lagu dhameeya dhibkooda u dabaal daga madheera Malin tii xisaabteena hawada lagu kala qaaden ninba xisabtisa meel bey utaal
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 3 месяца назад
Waa adiga sida kula tahay oo af khawaariija ayaa ku hadleysaa 💯
@yussufismael6314
@yussufismael6314 3 месяца назад
Waa run Khawaarij gabalkoodi wa dhacay
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 3 месяца назад
Dowlada hadey dhab katahay shabab halahaan meygareen dhibka dacad loma ahan fahan shaxda
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 3 месяца назад
Been weeye dowladdu dagaalka arsenal waxay u adeegsataa inay musuqmaasuqooda iyo kala qoqobka dalka ay dadka kaga mashquuliyaan. I aammin.
@user-zn5qv8mt7c
@user-zn5qv8mt7c 3 месяца назад
Dagmada laqabto ciidan police maa loo sameeyo
@nuuraani924
@nuuraani924 3 месяца назад
Anigu waxey ilatahay ineysan alshabaab ufududeyn iney soomaalia oo dhan qabsato daliilkuna waa iney alshabaab mariweysay ururka ahlusuna oo deegaano kooban.
@lubex3486
@lubex3486 2 месяца назад
sxb khawarij AS waa 9000 kun, waa daciif ee awood ma laha
@acazaam
@acazaam 3 месяца назад
Way wiiqmeen buu leyahay al cadaala Waxan layaabay maxishoodo miyaaa Daraasadka soobaxay waxay tilmamamayan nimanka fursad dheeri ah in lasiiyay oo dagaalka hub fara badan ay kufurteen Yaan rumeysanaa wan wareernay away haarun macruuf yaqey wax noosheeg haarun malagu celin karayaa nimanka weerar kale
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 3 месяца назад
adiga af khawaariija baa ku hadleysaa khawaariijta waqtigood dhamatay 💯
@acazaam
@acazaam 3 месяца назад
@@sadaammacallim5683 Sxbw waziirka isku cid maa tihiin kkkkk Aqri waxa soo baxay oo laqoray dadka cilmi baarista xukuumadena ujoogo ayagane mawaxa waaye khawaarij kale !!! Ani wxaa rabto igu caaye kkkk Waad iigafeysaa kuwaas ilahay igama dhigo esclation and desclation hiraal aqri laba asbuuc kahor so baxay wan yaabay mrka arkee
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 3 месяца назад
Carwakaasi guul haga keenana sidii kuwii hore dabka loogu shubay ayuubaa kuwana xaabo looga dhigi
@user-pr8pl3nv5c
@user-pr8pl3nv5c 3 месяца назад
Alshabaabkii ayaadba wareysateene waziir kan aqoon ma u leedihiin waa sulux aan la ogayn
Далее
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Просмотров 3,2 млн