Тёмный

IMTIXAAN ADUUN PART 4 

Family Sagal Channel
Подписаться 275 тыс.
Просмотров 113 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 229   
@muminhagar5038
@muminhagar5038 27 дней назад
Dabeecadeyda ah inan Fiilmka Aruursado Xalqp Xalqo Uma Sugi karo waa Aruursadaa dabeecadaad intii leh like ha saaartö. Week end ayaa Fiirisafaa
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql Месяц назад
Ku saliya Rasuulkeena muxamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-md9tp4to7w
@user-md9tp4to7w Месяц назад
Scwscw scw scw scw scw scw scw
@user-yi6cs3tr5q
@user-yi6cs3tr5q Месяц назад
Ku saliya nabigena. Maxamed scw❤
@KhadraMohammed-gr1jl
@KhadraMohammed-gr1jl Месяц назад
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@abdirahmanibraahim3485
@abdirahmanibraahim3485 26 дней назад
Scws
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 Месяц назад
Like saara inta isku taqaan Abdulkadir iyo sagal walalo dhab yihiin Asadna meel gubane maseer haya sagalna waxa uma sheegen waana jecelyahay
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 Месяц назад
Wey kaa qaldan tahay sagal iyo asad waa ilma abti ilma edo cabduqadir iyo sagal walalo ma ahan wey isku banan yihiin
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Wllo miyaa
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Месяц назад
​@@sahracadanxubey1929filimka mahan balse sida dhabta ah sagal iyo abdilkadir waa walalo
@Rabiyasir-wg8ed
@Rabiyasir-wg8ed Месяц назад
Asc qof kasta Islam ah danbigiisa iyo danbiga walidkiis alha dhaafo
@shugridhayib8924
@shugridhayib8924 Месяц назад
Aaaaamiin yaarabi
@user-tn1ki6xp4q
@user-tn1ki6xp4q Месяц назад
Amiin ya rabi Amiin
@zeynababdullhizeynab1769
@zeynababdullhizeynab1769 Месяц назад
Amiiiin yarabi Rahman
@fardosaali8448
@fardosaali8448 Месяц назад
Ameeen ameeen yarabi 🤲
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Aaamin
@user-bilanzara
@user-bilanzara Месяц назад
Filimkan waa story mcn yahay top weyi lkn sagaley yaanu dheeran filimkani soo jedin
@hibaaqabdi5285
@hibaaqabdi5285 Месяц назад
Wuu shidanyahya filimka manshaalh
@NimcoQalif-ms2ws
@NimcoQalif-ms2ws Месяц назад
Alla ekay away qayladiiza filimka qurxinayza ❤
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Месяц назад
Oo Ak mee 😂😂 waa u xiisanaye
@user-rh5gv4tl7o
@user-rh5gv4tl7o Месяц назад
I love Assad aad buu u dagan yahay films uu jilo waana jilaa ween
@Boqoradareerdarwiish1756
@Boqoradareerdarwiish1756 Месяц назад
Ekey igu salaama ❤
@FatxiCqadir
@FatxiCqadir 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 16:59
@user-po8jh3sy7o
@user-po8jh3sy7o Месяц назад
filimkan waxa qortay o hindisah leh sagal waxa ka fahme asad ayada le jecelyahay😂😂❤
@FaadumofaaraxAxmed
@FaadumofaaraxAxmed Месяц назад
Waa wataa sucdi say udhacdhac daan kahelaba 😂😂😂
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n Месяц назад
Wa rountaa mama souddi farida garridumar wahaa no harassment iyo hanjaabadde of course is true haaa markastii hoyoada MEDASAD WA MASSERSANTAYY HAA KOIGOUTACNATOOO MEDASAD BIG BROTHER SAGAL ❤ 💙 ♥ 😄 👏 KEEP GOING
@azizkeyofficial5909
@azizkeyofficial5909 Месяц назад
Abdiqadir maanta gurigii uu aabihiis lahaa ayaa maanta lugu wareejinaaya waa yaaab😂😂😂😂
@sakow747
@sakow747 Месяц назад
I like seylac action ka oo bixinaayo this movie 👍
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 Месяц назад
Dadka meshaan joga wax mafahmin asad iyo Cabduqaadir waa walalo sagl iyo asad waa ilma abti ilma eedo sagal Cabduqaadir wuu u banan yahay saas u fahma asxabta lek usaara
@luckyfagaase6739
@luckyfagaase6739 Месяц назад
Saas anba ufahme naagti ladiley wiilkedi wye abduqadir isaga iyo asad wllo wye
@hibaaqahmedduale9677
@hibaaqahmedduale9677 Месяц назад
Asad iyo sagal waa habar wadaag
@hodancdilahi-jh5gw
@hodancdilahi-jh5gw Месяц назад
Mnzhaa allha wllo wad idin socdaa wllhi keep giong❤
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 23 дня назад
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi w❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Месяц назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍 💖
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 Месяц назад
Illahay amarki dadkan sucdi si anan dadka ugu qoslin ban ugu qosla😂😂 waa comedicga filimka alle haydin sharfo my team
@maquuste7
@maquuste7 29 дней назад
Nin tajira sa usugaye 2024 faqiir faquir dhafe aroosay iso ducey 😂😂nolosha ine ikufto xawiyaaal😂😂❤
@UgbadAdan-nk1zm
@UgbadAdan-nk1zm 16 дней назад
Ilhy nolosha hydin kala kiciyo😢😂❤
@user-xi5nt1nm1l
@user-xi5nt1nm1l Месяц назад
Asad marku gacma sharka ulabayo inuu wax dilaya umaleeyaa😅😅
@user-cv7ff2tq5t
@user-cv7ff2tq5t Месяц назад
Asad maser isagaa is la raba sagal kullhaa niman gurga waa buuxan 😂
@CaishoMacalin-zd1oc
@CaishoMacalin-zd1oc Месяц назад
😂
@KhadraCali-li1ls
@KhadraCali-li1ls Месяц назад
Kal iyo laaab waye filimkU 😊
@Ehluqeyr
@Ehluqeyr Месяц назад
Qofkii 5aad caawa😅
@wardomohamud5861
@wardomohamud5861 Месяц назад
Sudi waa good actress 👌🏽🙌🏾 keep going sis
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 Месяц назад
Oday ahmed waa imtixaan caadiya asad wuu ku fahmay shaxda😂😂😂
@Sabirin59
@Sabirin59 8 дней назад
Fiicana Alah yaa aabe saan ila fariista isiiya saan cidladan manta daremayo ma daremen ilahy ka sokow😭🤘💯
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 Месяц назад
😂😂😂sarwalkaa aakudhakantahy nakadaaa cabduqadir mise ciyalsiinima jilosaa
@user-lx5ef4uj4v
@user-lx5ef4uj4v Месяц назад
Wuu shidan yahay filimgan sagal❤❤❤
@Yasmin3919
@Yasmin3919 Месяц назад
Wwww sucdi hooyo ficn ika dheh ❤❤sacdiyo meel iska saar 😂😂
@Sharafiina123
@Sharafiina123 Месяц назад
Sacdiyo waa actress fiican
@farxiyabashiir6452
@farxiyabashiir6452 Месяц назад
Wleh ninih naagtis un buh ka bilaabah 😂😂filmkiih horeh ayaduh jeclah imikanah ayaduj jecelyhy
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 28 дней назад
Ar seylacaa 😂😂😂😂😂war nin kahadlayaa😂
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 28 дней назад
Mashallah cabdiqaadir😮
@user-rw8fo1bc9d
@user-rw8fo1bc9d Месяц назад
Caadimaah filimka imtixaan aduun😅😅
@Sabirin59
@Sabirin59 8 дней назад
hhhhh ana jecel iska dheh waryaa asad wlhi filimkan wanka helay durba anon filimo dawan jirin balseh waxan uga helay asad iyo gabadha u iska dhigayo ina abtidi u jecel yahay wax ya baha jecelka ama iska hela wan jeclahay❤😂😂😂
@AadanAxmed-jy8ht
@AadanAxmed-jy8ht Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@DahabmahadDahabgamadiid
@DahabmahadDahabgamadiid Месяц назад
Sagal abayo eky away❤
@aaminaissack9614
@aaminaissack9614 Месяц назад
Ish calaa film wuu dhafeey
@Love-oi1hy
@Love-oi1hy Месяц назад
Ak meh 😢
@ShukriShactiro
@ShukriShactiro Месяц назад
Socdi maser madeyso hadey wayel noqotY sacdiyana maskiinnimo iyo dulmi miyey ku jire😢
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Kkkkkk sagalaa cabdulqadir walaaked atariisha iyo atore la jili rabtaa
@caishafaarax7136
@caishafaarax7136 Месяц назад
Ma isla dhashen
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Haa walaalked la dhashay waaye
@nastehaabdirahman4290
@nastehaabdirahman4290 Месяц назад
Lama dhaln abtiged dhaly asad uu la dhshy abduqadir ​@@caishafaarax7136
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 Месяц назад
Mansha alah sucdinsay islan ujilayso halkeday dhigatay
@jabiiribrahim9716
@jabiiribrahim9716 Месяц назад
Ak au
@MaryanHassan-fp2wm
@MaryanHassan-fp2wm Месяц назад
Aniga marker ek munasara iyohodan Meeday ❤❤
@user-fy9pj7bz2o
@user-fy9pj7bz2o Месяц назад
Anaa u horeeyo
@habonofficial8531
@habonofficial8531 Месяц назад
Sagal iyo sucdi aa heshis masha alah qurux
@HoodoAhmed-oo9wr
@HoodoAhmed-oo9wr Месяц назад
mAsh Alla ❤❤❤❤
@HawoAliibrahim
@HawoAliibrahim Месяц назад
Aamiiiin
@Rafifahmed023
@Rafifahmed023 Месяц назад
0:12❤
@user-qw5yp2kc6o
@user-qw5yp2kc6o Месяц назад
Sagal Asad waa jeclahay 😂😂
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 Месяц назад
Bayee sudi wan ubigey 😂😂
@ruunugaas7552
@ruunugaas7552 Месяц назад
Sagal iyo cabdiqadir sow walaalo dhab ah ma ahayn mise anaa mooday
@Shushuomar-pq9wk
@Shushuomar-pq9wk Месяц назад
Haa. Waa wallo
@user-qe7bn1qk3h
@user-qe7bn1qk3h Месяц назад
Asad iyo abdiqadir amey isku abo yihen dhaxaya
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Месяц назад
Asad iyo abdulqadir ba walaalo ah
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Месяц назад
​@@Shushuomar-pq9wkAsad iyo abdulqadir baa walaaloah
@ruunugaas7552
@ruunugaas7552 Месяц назад
Tan filimka kama hadlayo sida dhabta ah ka hadlaa
@user-nz9yd4yp1x
@user-nz9yd4yp1x Месяц назад
Macaan weye filmkaan
@ubaxladan6379
@ubaxladan6379 Месяц назад
@user-nz9yd4yp1x
@user-nz9yd4yp1x Месяц назад
Ana u horeya
@user-zd4ls9uf7r
@user-zd4ls9uf7r Месяц назад
❤❤❤
@Hoodocabdi-kj5eh
@Hoodocabdi-kj5eh 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n Месяц назад
Kkkkkk very funny GRD SOUDDI ALWAYS VENGEANCE FOR MASSER YOU INSULT DANGALLAHAA MAKE EXERCISE 🙄 🤣 😒 😜 😑 😀 🙄 WANNEHALAAMITAINNAHAY😂😂😂
@SahuurAbdi
@SahuurAbdi Месяц назад
🎉❤😂
@sacdiyosalaad-he5iu
@sacdiyosalaad-he5iu Месяц назад
Asad sagal wuu jecel yahay maama sucdi wax ma fahansana😂
@user-yi3rl5ty6x
@user-yi3rl5ty6x Месяц назад
O asad iyo sagal ba ma la dhalay😂😂😂
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d Месяц назад
Asadoow😂 anaa lay hayaa Ma dhahdidoo bowe
@Sabirin59
@Sabirin59 8 дней назад
War ilmo abtigii bay cebaynayan o ku ciyarayan😂😂😂😂😂
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Asad waa ku daadsan tahay in laga dulqaaduu jili rabaa
@XabiibaAweys
@XabiibaAweys Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxiyofilsan3521
@farxiyofilsan3521 Месяц назад
Wan wata filimakn sucdi jiliin m.a😮❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Месяц назад
Niman guriga waa jogan aaaa asad iyo wllkii iney sagal isku qabsan donann wanba iska daremayaa yay waxii so socda baan kasii yabaa maser baa daremayaa asad kwrn hee edo sucdi wilkaga fahan oo sagah ku darso😂😂😂😂
@fatimacige
@fatimacige Месяц назад
Asad wuxuu jcyl hoose uqaadayaa sagal oo hbryaetiis dhashay😂😂😂😂
@iqraaxmedsalaad-cb7cf
@iqraaxmedsalaad-cb7cf Месяц назад
Asda ma sagal buu rabaa waab wall la haaye mafahmin😂
@anasilkacase
@anasilkacase Месяц назад
Scw
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein Месяц назад
Ak filimka kusoo dara waa codsi wuu jilniin fiican yahay wiilkaasi
@MaryanAbdifahan
@MaryanAbdifahan Месяц назад
Subscribe
@ZahraAbdiqani
@ZahraAbdiqani Месяц назад
Asad maseeraa haya😂😂😂😂
@Sabirin59
@Sabirin59 8 дней назад
Jah ala sucdi jiliin wacana say duqda ujilayso qurux badan wlhi talantigu walo dhasha bal hada yaa ujilaya sorry wanka xumahay inay naago isku noqdan o isku xumadan gabdhahan 💔😪
@fatimoadan6677
@fatimoadan6677 Месяц назад
Jah❤❤❤❤
@IkraanCiiseCalimaalin
@IkraanCiiseCalimaalin Месяц назад
Asad maseer 😂😂😂
@faraxkayse-wx9yf
@faraxkayse-wx9yf Месяц назад
Away ak
@saciidomaxamuud230
@saciidomaxamuud230 Месяц назад
😂😂😂 abdiqaadir waaladhexqaday jecyl
@raxmaabuukarxassan874
@raxmaabuukarxassan874 Месяц назад
Camiro man isnot easy😂😂
@user-et9te1je3x
@user-et9te1je3x Месяц назад
Okay sagl
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Месяц назад
C/qadir guriga Abahiis qasriga ayaa la dhahoyaa ha qumaysan pushkas bu ka dagan yahay gurigas quruxda badan
@user-ms2uc9fn4q
@user-ms2uc9fn4q Месяц назад
Filimkan waa Ka hely mnshl
@AadanXasan-ez7io
@AadanXasan-ez7io Месяц назад
M.a
@faadumocabdi503
@faadumocabdi503 Месяц назад
Ala sucdi lajamadwaye ina ayadahy😅😅
@Suhelqeyre
@Suhelqeyre Месяц назад
Asad maseer damac baa ku jira hhhhhh
@user-ck3vv1eo5m
@user-ck3vv1eo5m 23 дня назад
Asad maseer badanaaaa yaaa huuuuuu
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 Месяц назад
Qofki 6 xad
@ahlaam2748
@ahlaam2748 Месяц назад
Fast😂
@Samsam-ff9mk
@Samsam-ff9mk Месяц назад
Waxaa ii sawiran Abdiqaadir oo qaadayo heesti eheed dumar aaminkooda leygala dardaarmee 😂😂😂war hooy ka joog oo zeylac waanadisa qaadi
@shugridhayib8924
@shugridhayib8924 Месяц назад
Asad warkaas waa dhibaa hhhhh
@muminhagar5038
@muminhagar5038 27 дней назад
Filankaaan meell buu u Socdaa
@ayaanmahmuud3138
@ayaanmahmuud3138 Месяц назад
Sagaleey fiqiir jacaylkii iskama daysid miya 😅😅😅😅😅
@RaxmaXasan-zr8nc
@RaxmaXasan-zr8nc Месяц назад
❤❤❤❤❤🎉🎉
@HannanHassan-vf3em
@HannanHassan-vf3em Месяц назад
Scw scw scw 💯
@fardosaali8448
@fardosaali8448 Месяц назад
Ak hadu kamaqanyahay ma shiidna musalsalku 😅😅
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 28 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤ musalsal ❤❤❤
@ZagalZiciid
@ZagalZiciid Месяц назад
SAGALey me filmki kale😢😢😢
@ayanasubeyr7762
@ayanasubeyr7762 Месяц назад
Soki damaday😂😂
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Месяц назад
Filimka ek hodan iyo munasar aya ka maqan misee gadal ayey ka imaan donan
@Gracias8868
@Gracias8868 Месяц назад
Family sagal is not easy sagal jacaylkay ku fiican tahay ❤keep going
Далее
IMTIXAAN ADUUN PART 5
23:39
Просмотров 104 тыс.
Четыре тормоза
00:53
Просмотров 50 тыс.
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Просмотров 465 тыс.
musalsalkii xiiso qalxada 8aad maxa waa saan
9:37
Просмотров 8 тыс.
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Просмотров 182 тыс.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Просмотров 169 тыс.
Ruwayad Nabsi Jacayl
22:31
Просмотров 446 тыс.
ADUUN PART 1 TRUE STORY
24:10
Просмотров 136 тыс.
WAAR DEEG DEEG AH. O
14:30
Просмотров 934
Четыре тормоза
00:53
Просмотров 50 тыс.