Тёмный

Indho-deeraley with Sudanese Style 

Cumar Seerbiya
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 170 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@BaraaMAlata
@BaraaMAlata 6 лет назад
ما شاء الله تبارك الله فنان بمعنى الكلمة كل الحب من السودان لحبايبنا وأهلنا الصوماليين أقرب ناس لقلوبنا والله ❤️
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 лет назад
Baraa M. Alata bro we love u and we same culture music and style this gy is Sudan's singer
@BaraaMAlata
@BaraaMAlata 6 лет назад
ahmed salad yah 👍
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 5 лет назад
اهلا وسلا أنا في ألسو دان سودان بلد ألحب وألأمن
@gabyaayechenal4204
@gabyaayechenal4204 5 лет назад
والله سودانين هم احسن ناس كلهم طيبين نحنا نخبكم يا اهلنا
@alidekdahir5911
@alidekdahir5911 5 лет назад
سودان رمز السخاء ❤
@ahmadsayid7249
@ahmadsayid7249 6 месяцев назад
يا اهل السودان اهل الهوى والعشق ❤❤❤
@CaliMDiini
@CaliMDiini 5 лет назад
Waxaan la qiirooday sida uu kabanka uga dhawaajiyay runtii halkeedi ayuu dhigay waa macallin macallin dhalay. Heesta Indhadeeraley waxaa lahaa Alle ha u naxariistee Xuseen Yuusuf Tarabi oo ahaa fannaan cajiib ah oo heeso xul ah lahaa.
@hassanyuusuf6645
@hassanyuusuf6645 Год назад
Xuseen codka bes ayuu leeyahy
@aznaanahmed6225
@aznaanahmed6225 6 лет назад
Love this song since when I was lil. Listened with my swt big sister. Missed her so much😥ma fav song till now ❤️
@salihibrahim562
@salihibrahim562 4 года назад
Aznaan: much lov from Massawa Eritrea to all my Somali brothers and sisters
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 года назад
@@salihibrahim562 Thanks man🖖
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 3 года назад
Presenter wuu yar halmaamay ee indho deeralay waxa tiriyay Abwaanka wayn ee isna reer hargeisa ah waa Cabdi Cali Weyd ilaahey ha u naxariistee.
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 3 месяца назад
Waxaa iska lahaa maxamed cumar huryo waxaa qaaday xusen yusuf tarabi
@somalistories5037
@somalistories5037 3 года назад
Waxaan dhegaystay heestan 11 jeer caawa oo keliya.👏👏❤
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
laxanka.sidaaan umac waxa iska lahaa Rashiid bulle Allh ha u naxariisto dhamaantood
@cabdiraxmaancabdullahicali3667
@cabdiraxmaancabdullahicali3667 4 года назад
Aad baan ugu raaxaysatay waa hbn lixsaac ah iyo anigo single in muqdisho thnks seerbiya and mirsaal
@mlggaming5575
@mlggaming5575 7 лет назад
allaha idinka cafiyo heestan waxa laga aderkey xusen yusuf tarabi aun
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 5 лет назад
١٩٩١ألعا لم كله منعو الشهادة الثا نويه الصوما ليين ولكن دولة الوحيد التي قبلت هي السودان لا ننسي في كل حيا تنا أنا حا ليا في السو دان جا معة إفريقية العا لميه
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 года назад
ف المودودي ولا المركزي
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 года назад
افصح الله لسانك، صحيح
@hoodomawlid1058
@hoodomawlid1058 4 года назад
وعم تحكي هيك عربي ..🤭🤔
@mahdiyaelmi3693
@mahdiyaelmi3693 2 дня назад
لقد صدقت، الشعب والحكومة السودان والله كلهم اهل الكرم 😍✅♥️
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 7 лет назад
Woww... Hargeisa music School is originally based on Sudanese. The original masters CabdiLahi Qarshe, Ina Bulo iwm waxay ku noolaan jireen Khartuum oo ka so barteen.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 лет назад
Brenna maaha geesi gun rifeyso tolow guntaasi wa,ayo
@khalidmohamed2117
@khalidmohamed2117 5 лет назад
He is in beerta nabada isdhaji
@morem4395
@morem4395 5 лет назад
School of hargesia is untouchable
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 11 месяцев назад
@@khalidmohamed2117 Hada meesha uu joogo lagama hadlayo😂
@MrLooyaan
@MrLooyaan 7 лет назад
wwwwwwwwww ... Indhadeeeraleey Waaaa Hees Aad Wanaagsan ... Waxaaa Qaada Hussein Yuusuf Tarabi
@qubqac9913
@qubqac9913 4 года назад
Ninka heesaya ee garaacaya waa soomaali , heesta waxaa iska lahaa XUSEEN YUUSUF TARABI, oo soomaali ah, goobta lagu qaadayana waa Muqdisho, maxaa meesha keenay SUDAN, salaama from Mogadishu
@alihersi5974
@alihersi5974 3 года назад
ninka hada qaadaya waa suudaani afka soomaaliga bartay
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 года назад
Fannaankani waa nin Soomaali ah oo u labisan sidii Suudaanta.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
Nin Sudanis maa ah Somalia . Waa Nin jereer ah oo Lahajadii Somaliland iska keeney.
@regularwarya
@regularwarya 6 лет назад
Ninkan Mirsaal ah waa qarniga 21aad xiddiga Kabanka eray iyo gabar niic ayay ku murnayaan hibada dhabta ahi waa gacanti cuudka Saalax Qaasim iyo Jiim xitaa ninkan ma qarin karaan allow yaa TV ii sameeya aan ku wada casuumo .
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 4 года назад
waa midhihii Maxamed Cumar Huryo iyo laxankii Rashiid Bullo AHUN labadoodaba.
@somalistories5037
@somalistories5037 3 года назад
Dadeeda ah 17 gu' loogu darayeey. 17 jir iyadoo ah ayaa hal sano loogu daray yacni lakin intaa fanaanku muu fahmin anyway great singer🤗
@farhansh.bashir476
@farhansh.bashir476 2 года назад
Yaa fahmin fanaanka?
@somalistories5037
@somalistories5037 Год назад
@@farhansh.bashir476 haa muu fahmin intaa lyrics.
@tusmoaadil6258
@tusmoaadil6258 6 лет назад
King of oud boqorkii cuudka waa xudaydi waa ninkii saaray laxanka heestii radio hargaysa lagu furay "Tani waa hargaysoo hirarka gaaban waan kula hayaaye habeen wanaagsan.qabyaalad wax kasta intaad ka dhigteen baad micno la'aan noqoteen
@abdiali7666
@abdiali7666 6 лет назад
Abwan mahmed omar huryo caadi mu ahyn mucjiso aha alah yarxamo
@DalxiisChannel
@DalxiisChannel 7 лет назад
wariye cumar seerbiya saaxiib igu qaali ah waad salaaman tahay wll.
@alustadabdisalam1876
@alustadabdisalam1876 4 года назад
waaw wlhi erayo an fahmi wayay inbadan ayaaban ka fahmay suudaanigan
@regularwarya9443
@regularwarya9443 4 года назад
Ispital aad 2 sano kaddib haddii aad mooddo in fannaanka Mirsaal suudaani yahay . Cajiib jiilka maanta nool waxay arkaan way rumeybayaan
@naanaa9799
@naanaa9799 5 лет назад
Hestan adban ujeclhy 💗💗💗💗👏👏
@serahmed5346
@serahmed5346 6 лет назад
cumar seerbiya aad bad umahadsantahay habka wanaagsan ee aad noola wadaagto taariikhda fanka
@nasraahmed4301
@nasraahmed4301 7 лет назад
Gabadhii indho deralay kubaxday heesta magacedu inta uu sheegay abwaanku ayuu alle siiyey waa na gabadh rer burco ah hada hargeysa ayey ku noshay ilahy cimriga hausiyaadiyo qalanjadi somali ayey ahyd hada xataa quruxdeedi waa sidii
@mohamedaliali4543
@mohamedaliali4543 7 лет назад
gabadheeda ayaan rabaa inteen kala xiriiraa
@shineaar5219
@shineaar5219 6 лет назад
ar Somaliland faan jeclaa puntlandba waad sii dhaafteeba
@ahmetosman6711
@ahmetosman6711 6 лет назад
Abwaan Sheruu kkkkkkk
@mohamedali2132
@mohamedali2132 6 лет назад
Abti gabadhu iskadhal bay ahyd hindi iyo somali aya iskadhalay waraysi laxamaysti hii hesta laxanka saray ayan dhagaystay iyo siday qisada heestan udhacaday ee iska hubso sxb halkass
@dervishswag3896
@dervishswag3896 6 лет назад
mohamed ali ... qisada hadaad taqaan maad dhamaystirtid futada aboor hakaa galo e
@abdulghanimohamed7669
@abdulghanimohamed7669 6 лет назад
Waxaa lahaa Yusuf tarabi , aad Bay u mcn tahay heesta all the time way jiri doontaa ,
@zakariyecabdiraxman4403
@zakariyecabdiraxman4403 4 года назад
Iam still listing this song my favourite song 😍😍😍❤️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 года назад
يا ناسينا يا شافينا
@saidmo5990
@saidmo5990 7 лет назад
Anaa iska leh heestan waxaana qaado tarabi
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 7 лет назад
Sudaan waaye fanaan kan heestaan tarabi ayaa iskale
@abdimagan3482
@abdimagan3482 6 лет назад
heesta waxaa lahaa jilaagii weynaa maxaned cumer Huryo waxaana qaaday Original Ahmed yusuf
@abdirisaqxasan7619
@abdirisaqxasan7619 7 лет назад
Waaw! Cod nin buu ku heesay Mirsal, qaar yar yar oo ooyaya ayaa Ina daaliyey. Bravo 👍🏾
@mustafeabdi8600
@mustafeabdi8600 6 лет назад
Abdirisaq Xasan 😂😂😂😂😂😂😂
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 6 лет назад
😂😂😂#faladagan
@happygirl5074
@happygirl5074 5 лет назад
Hesta kaliya an dhageestoo waaaye
@mawliidcumarnuur9823
@mawliidcumarnuur9823 4 года назад
WOW WAA MACALIN HALA IIGEEYO
@hassanabdi6649
@hassanabdi6649 7 лет назад
I love Sudan
@jamaalibraahim3300
@jamaalibraahim3300 6 лет назад
Cumar Seerbiya Mid Kamida Wariyaayaasha Aan La Loodin kRin
@urufeycadde1874
@urufeycadde1874 7 лет назад
Fan waa fankii hore
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 лет назад
Nice
@barkhadwais438
@barkhadwais438 6 лет назад
xasuus yaraantaydi ayan maqli jiraaay hestan ax wakhti qiimo badaan ban so qataaay hoyaday iyo abahay agtooda ax noloshu way is badashaaa
@abubakaromar4921
@abubakaromar4921 Год назад
Waaaw keep going sheekh you are great really
@omarisse8057
@omarisse8057 4 года назад
Masha allaah alfanaan 👍
@abdimajidmuuse9162
@abdimajidmuuse9162 4 года назад
Mazha allH horre u soco zxp qli Aamiin zuur nuuur
@abdiaya2794
@abdiaya2794 2 года назад
Heestani waa hees an aad uga helo. La iskuma hayso inuu qaaday Alh Yusuf Tarabi. Laakiin waxan maqlay in abwaanka alufay kasoo turyumay carabi oo Suudaan Lahayd. Soomaalida af carabi ku hadasha balsoo baadha waxa kajira.
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 Год назад
Laxameysta oo aha bulo ayaa wxa casuumay nin hindi ahaay, wxa lasocdeen maxamed yuusuf tarabi oo fanaka qaade ah iyo huryo oo heesta alife. Huryo gabadhi hindida eheed ayuu zaaid ufiirinaaye kadib bulo ayaa dhehe wax kadheh gabadha. Heestan sidaas ayey kusoo baxde ee lama soo turjumin.
@cabdulrashiid1208
@cabdulrashiid1208 5 лет назад
Yaa salaam
@saladmohamedali3820
@saladmohamedali3820 7 лет назад
Ninculus shaqa adag ba hesaa kulba hada keentay badal xabiib oo looqeenaa waaaw
@somalistories5037
@somalistories5037 3 года назад
Suudaani ayuu u ekaaday😂❤
@xaskamohaxaska3738
@xaskamohaxaska3738 6 лет назад
Wow 😲 inaba cadi mahan
@munaismacil3022
@munaismacil3022 7 лет назад
waaaaaw 👍👏👏👏👏👏👏
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 лет назад
Waaw Caadi Ma Ahan
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 4 года назад
Waaw sudantu waadad hesaha jecel
@mohamudjimale1981
@mohamudjimale1981 7 лет назад
midkaan wax copyey haduu ahaan lahaa walaal Somaliyed meshaan dad badan so cay lahayen Somalia maryoley qoom buko tahiin ajnabi jacel
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
Mohamoud Haadhim wuu qaadayaa uun sida somaliduba carabida ugu heestaan isaga jacayl heesta ah bay ka tahay ee sida kuma dawarsanayo oo qadaadiic kuma radinayo
@shaacity6074
@shaacity6074 4 года назад
War nin ku ajnabi maahan wa nin somaliyed anigo ila dhashay👍👍
@morem4395
@morem4395 6 лет назад
Qali fanan ah
@guleidahmedguuleedshafi6420
@guleidahmedguuleedshafi6420 4 года назад
Wlllhi waxay markhaati ka tahay in berigaa fanka somalidu qiimo aadweyn uu lahaa waay ani ma arag hees kuwan danboo nin ajanibi qaadoayo Inkastoo ereyada somilugu kusoo yara taagtaaganyihiin hadana qaarbadan oo u dhashay sidaa uma qaadi karaan
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 7 лет назад
waaw fanaan sare
@maxamaqasaxaewatasad3988
@maxamaqasaxaewatasad3988 7 лет назад
ahmed salad طارق
@الصومالي-د1م
@الصومالي-د1م 5 лет назад
Warysigan oo dhamaystiran ayaan u baahanay igu caawiya linkiga walaalayaal Cumar seerbiyoow adaan si gaara ah kaaga codsanayaa sxb
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 года назад
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynnnnnnn.
@kaban1245
@kaban1245 6 лет назад
ninkani ma gabarow baaaaaa
@yuusufcabdulahi262
@yuusufcabdulahi262 3 года назад
اهلا وسهلا
@xogogaal9671
@xogogaal9671 6 лет назад
Fanaanka Heesta beej dhan ayuu ka booday
@abdiazizmursalyusuf8718
@abdiazizmursalyusuf8718 6 лет назад
La isku raac heestan inay heesaha kale ka soocan tahay .. lagama dhargo dhagaysigeeda .
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 года назад
😲😲somali miyaa mise sudaan
@sacduushmire3810
@sacduushmire3810 4 года назад
sudani
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 лет назад
Waaaw
@mohamedsaid102
@mohamedsaid102 6 лет назад
Waa heeso cajiiba
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 4 года назад
Mahad baladhaan korkaaga ha ahaato Cumar seerbiya. Walalo yaa sameeyay laxanka heestan Indho Deeralay?
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 года назад
Rashiid bulo
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 года назад
Ninkaan ma suudaani baa malaha luqadda somaliga ayuu siwacan uyaqaanaa
@kaban1245
@kaban1245 6 лет назад
ala kabanku macaanaaa
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Wawaw
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 2 года назад
Waw
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 2 года назад
Kan somali wye
@abdihakimsugule4078
@abdihakimsugule4078 7 лет назад
Heesi waa kuwi hore.not qoota qootda hada socota..
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 года назад
Mursal macalinka cuud qarniga nooloow
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane 2 года назад
Yaryarkii sudanes style bay arkeen markaas bay yiraahdeen mirsaal waa sudaani 😂😂
@adama-bh4lu
@adama-bh4lu 7 лет назад
Fanaankani waa kuma? Heestan yaa qaadi jiray?yaa sameeyey modhaha?
@ramlanuur3548
@ramlanuur3548 7 лет назад
heestan waxaa qaaday yuusuf taraabi waxaana la dhahaa indha deraaley waxaana sameeye abwaan huryo alle hau naxariiiste
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 лет назад
adam a erayada waxaa alifay Maxamed Cumar Xuseen Huryo waxaa naaxiyada ku ladhay Axmed Gacayte Yuusuf , waxaa ku luqayn jiray Xuseen Yuusuf Tarabi allaa ya raxma way dhinteen dhamaantood
@XaaaaaX
@XaaaaaX 4 года назад
Wrong title this is somali kabaan besides the clothes there is nothing Sudanese over this.
@cabdijibaarhiis6272
@cabdijibaarhiis6272 6 лет назад
halkeeduu dhigay
@jablibaax
@jablibaax 5 лет назад
Heestaa fadgalbeed erayadeeda ya lahaa horta wllo cumarow? ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Wj1stPUjArY.html
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 5 лет назад
Dhalin Ileeye wxa leh abwaan maxamed ali kaariye aabihii jcylka hormuudka abwaanada galab ramadan ah gabar qurux badaneyd ayu ku arkay afgoi 1979
@nuurcaynush6173
@nuurcaynush6173 5 лет назад
Abwan gaariye
@abdiazizfarah5915
@abdiazizfarah5915 5 лет назад
That's a somalia style not sudan style waryaa doqon naga jagaji ciwanka
@urufeycadde1874
@urufeycadde1874 7 лет назад
Fan waa fankii hore
Далее
Riwaayaddii Dumistii Aqalkayga 1976, By Astaan Tv
20:40
ХИТРАЯ БАБУЛЯ #shorts
00:20
Просмотров 1,1 млн
HEESTII INDHA DEERALEEY LYRICS  BY HUSEIN Y TARABI
9:57
How to win a argument
9:28
Просмотров 547 тыс.
SIDA LOO BARTO KABAN  QAYBTI  3 AAD
7:51
Просмотров 36 тыс.
Heesta Amaano
4:03
Просмотров 23 тыс.
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
Просмотров 2,3 млн