Тёмный
No video :(

"Intaanu u Dulqaadanay Xisbiyada Mucaaradku umay dulqaateen......" Guddoomiye Maxamed Kaahin 

Kulmiye Party
Подписаться 66 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@HardTalk1
@HardTalk1 Месяц назад
Wasiirka aad buu ugu xiisoodaa wixii gacan libaax ka dhacay, tolo wixii sool ka dhacay yaa inooga warama
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi Месяц назад
Waa dhab dulqaad la mida ma jirin mana jiri doonno Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 Месяц назад
maalintaad dhaadhacdo god madaw ayaan kugu ridi hooyadaa iyo qudhmiskaad tahayba was maba qajilayo aabahaa danbiilaha kawas danbiile.waan ku jarjaraynaa garacyahaw bilaa yiqiinka ihi
@keyen19
@keyen19 Месяц назад
Kulmiye seems to suffer from memory loss. Did they forget how they went to Burco declare war against UDUB when Xirsi was fired from electoral committee, did they forget they held the first and biggest political demonstrations causing casualties as opposition party when elections were delayed with a year, did they forget the Shaani bombs that rocked Hargeisa and forced Siilanyo to elections and handover to Biixi, did they forget how they incited vicious tribalism among SL people to divide the clans so they could get votes from particular subclans. Subxannalah ilaahay hogaamiyaal daacada meesha ha keeno oo dadka mideeya.
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 Месяц назад
ma in taageera yaasha mucaaradka xabad nool laladhaco ayaad ugu dulqaadateen ma in boqolaal laxidhxidho qaarna shaqadii dawlada laga eryo ma in 30 hablood gabiilay laguxidho rag xiniinyaha lasoosaaro mataasaa dulqaad kusheeganaysaan Maxaad kusamayn lahaydeen mucaaradka ee intaa kabadan ee aad uciilqabtaan maxamed kaahinay adeer waxaasoo dhan ragbay maskaxdooda kaguuraysaa
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi Месяц назад
Wasiirka gudaha jam. Somaliland proper Republic rageedii kudos WA Bilahi Tawfiiq.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Doqonoow waad asaasaqdee muuse biixi adeer 5sano baa la doortay ee 7sano lama dooran
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Месяц назад
Wad jilicsantihiin dalka wax ka socdaa waa wax an lo dulqadan karin ee sharcigu ha shaeyo
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg Месяц назад
Dulkhad wahan lama yidahda aa waa masuliyaade daaro wahad ilashanaysane kourasidina iyo doorashadina wadanki sharcigisi xukoumadani foulay waay kou toumatahay hantidayadi iyo xukoumadayadi wah noo fouliyaa iyaan lanahay waa xukoumade danahada ou.n agta noo fouliya hantidayada maxkamadou noo xukuntaan sharci darada naa Loga haysto Haddad xukoumade tihin sharci maa marking oumbo shatcigo shakaya
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Asaasaq goormaad ka dhamaan buurta gacan libaax, wax kale oo aad ku ololeyso ma haysid, ka hadal Goojacade halkaasa 400 askari oo maxbuus ah aad kagasoo carartay iyo 1000 kun qof oo askari oo dhintay oo ilaa maanta meydadkoodi buurihii Laascaanod aad kagasoo carartay
@kaysehasansaleban4762
@kaysehasansaleban4762 Месяц назад
WAR ODAYGAN YAA YIDHAA ISA AMUS WAXBA KU HADLI MAYSIDE
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Месяц назад
Craxmaan koronku waxay isuyihiin nin nool iyo nindhintay ookale. Waddani ayaa sheegi waayey xukuumadu inay iskudirka iyo xaalad abuurka khiyaamada ilaa 1994 tii heego kawado dalka ee maddanbigasheen heegoy. Heego waxtarkeedu waa inreer lacaayo inwax la,iskudiro 7sano dalka waxas kujiraa somaliland.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Waxba ha nacnaclayn waxa inoo balana 13november iyo ninka xiniinyo leh
@kaysehasansaleban4762
@kaysehasansaleban4762 Месяц назад
ODAYGU WUXUU KA BOODAY IN 5 SANOBA MA DOORASHO MADAX WAYNE LA QABOTO? TAA JAWABTEEDA HA KA JAWAABO ODAYGU DORSHADA MADAXWAYNAHA LA DOORTAY MA SHAN SANO AYAA MISE WAA 7 SANO?
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale Месяц назад
Maxaad sheeka hore aad kasoobilaabayssaa hore u soco wixii dhacay way dhaceene
@cabdisaleebaan2857
@cabdisaleebaan2857 Месяц назад
Adaa hadhay oo waliba futada lagaaga istasgayaafool
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 Месяц назад
Kuwaad jabisay kwrn aduu neefaw
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale Месяц назад
Waxaad xumayseen sheeg ilay waxaad ku fiicnayn waad sheegtay isgu boga waraaboo w waxtigaagii wuu dhamaaday
@user-pg4dd3lh5w
@user-pg4dd3lh5w Месяц назад
Runta maad ka hadashid sheegtid qarankii drama dhisan silanayo inakusii wareejiya sida u kale gogosen laaskii jarba ka tureen dadkii s/land qabyalad kale dhex dhigten wadkiina.wadani naqoday inta fayo dadka iyo dalka alle kulmiye ha dhaafiyo
@user-nr8sb8ls6y
@user-nr8sb8ls6y Месяц назад
Kulmiye waxa baqe Ku ogalaaday markii buuraha gacan libaax wadani jabhad gelisay inuu dalac liiyo sharcigii dalkana uu burburiyo oo O'Day yaashii harjecle dirto. imikan shiciga odyaash ayyaa soconaaya mise sharcigii dalka. 2 labadaas keebaa lugu dhaqmayaa?
@fardousaali8771
@fardousaali8771 Месяц назад
Way kaaga dhamatay boorame fariin cad baa laguu diray maanta out abarso
@cabdikariin718
@cabdikariin718 Месяц назад
sheeko
@cabdikariin718
@cabdikariin718 Месяц назад
😂😂😂 hadaad awood haysay maad kasoo saartid sheeko ayaad haysaa uu aaa
@Beru700
@Beru700 Месяц назад
Kahin iyo muuse . Waa cancer ku dhex jira siyaasada somaliland
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 Месяц назад
YAAHUUUUU KAAHIN FAALSO😂😂😂😢😮😮😮😮
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 Месяц назад
Kuwii .aadyeeseay shalawaad ilaaway😂😂😂😂😂😂😂😂😂 afqadhmuune
Далее
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Просмотров 2,6 млн