Тёмный

INTAN AD MAQASHAY HADI ADAN WAX KALA DHAX BIXIN QOF AN SHILIN HAYSAN WAA GUN 

Ruumi Channel
Подписаться 76 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 6 месяцев назад
Wlhi habo ruuumi runta ayh no shegty gabdhow caqli an yelano 2024 algu jiraa ❤
@farax6361
@farax6361 6 месяцев назад
Xabibatii macalimad Quraan ayaan ahay caruurta hooyoyinka online ku dhigta hooyadii ubahan maseg iireeb ❤
@MuniraMahad-co3eg
@MuniraMahad-co3eg 6 месяцев назад
diyar xbbti
@farax6361
@farax6361 6 месяцев назад
​@@MuniraMahad-co3eg❤
@ayaanmohamed2252
@ayaanmohamed2252 6 месяцев назад
Alle hku xfido wll xge jogta iyo numerkaga gacanta raba inan kla hadlo
@farax6361
@farax6361 6 месяцев назад
@@ayaanmohamed2252 wllshy hargeisa waa eber lix shan afar lix eber sadex hal todoba lix afsomali kuqoray wayo lagama ogola in number saxa halkan lagu qoro waa wathsup igaso qabo
@freuhassan8175
@freuhassan8175 2 месяца назад
Asalamu calykum abaayo nambar kaga nasii Quran ka ayaan rabaye
@user-wz7id1rt3e
@user-wz7id1rt3e 6 месяцев назад
عليه افضل الصلاة والسلام
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 6 месяцев назад
Masha Allaah walahi hadan lugtasaaray wadadiiguusha wllo wadmahdsantahay❤❤❤❤
@malyonsaeed3809
@malyonsaeed3809 6 месяцев назад
Mashallah thank you for your Beautiful advice
@bi8703
@bi8703 6 месяцев назад
Jazakha Allah Khair for the great advice. Horo UU soco
@burco7626
@burco7626 6 месяцев назад
Masha Allah, amazing advice wll😘
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 5 месяцев назад
Wa talo qurux badan ❤ shukrran & jizaajumullaah khairan xbbti Ruumi cadey
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 6 месяцев назад
Masha allaah adban ujeclahay baramij yada dhaqaalaha horay usoco abayo ❤❤❤
@user-rk8ju8xt2h
@user-rk8ju8xt2h 4 месяца назад
Mansha allah runey ilahay caruurta iyo odeygaba hakuu barakeyo wan kufarxay dhirigelintada
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 6 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah ❤❤❤
@sahraqueen8081
@sahraqueen8081 6 месяцев назад
Mashallah qalidumar ❤
@NurthaAhmed
@NurthaAhmed Месяц назад
Mashaallah abaayo Allah hakubarakeya ❤❤❤
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br 6 месяцев назад
Mashallaah tabaarakalaah ruumi xabibti dhiirigalintaan Aad baan ugu baahanay🎉🎉🎉
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 5 месяцев назад
Maashaa Allah tabaaraka Allah ❤
@Shariifoaxmed-pt3dr
@Shariifoaxmed-pt3dr 4 месяца назад
Mashallh
@user-ll1nq8sw2v
@user-ll1nq8sw2v 4 месяца назад
Masha alaah
@user-qr6sw1ny3s
@user-qr6sw1ny3s 6 месяцев назад
يا اخي غالية
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 месяцев назад
Manshaallah ❤❤
@hamdiwehaliye7609
@hamdiwehaliye7609 6 месяцев назад
Masha Allah abaayo ruumi barnamijka dhaqalaha aad iyo aad ayuu dhirigalin nogu yahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 месяцев назад
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis congratulations 🎊 sis
@bisharochannel
@bisharochannel 6 месяцев назад
Walee waa isku tashaday ilmahaygiina qurbo waan kasoo kaxeeystay waxaan dhibsoo marayba
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 6 месяцев назад
Walaal ruumiyeey qeyr alle hakusiiyo waxbadan baad iga badashay run ahaantiii
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 6 месяцев назад
Maasha allah rumiyeey dhirigelintaan kugu jeclahae noo soo badi warkaasaan ku farxaa ani waxaan ahaa dadka intaan dhaw ka fakaro
@user-sn9ic8xv5n
@user-sn9ic8xv5n 4 месяца назад
Macha Allah Ruumiyey Aniga warkaaga.igu socdeeeeey waa in anfacdey
@sarah.a4096
@sarah.a4096 6 месяцев назад
Mashaa Allah❤
@ashajamal4233
@ashajamal4233 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qr6sw1ny3s
@user-qr6sw1ny3s 6 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 6 месяцев назад
Jah ilaahow anaan kuwaynin kusoco sister rumi❤🎉🎉
@soumayasafi8104
@soumayasafi8104 6 месяцев назад
Wwoww60kmashaallah Inshallah 1m ban udabaldagi donaa
@habonali9734
@habonali9734 6 месяцев назад
Mansha allaah ❤❤❤❤
@leylaadan5283
@leylaadan5283 6 месяцев назад
Mash allha
@user-zk3rc1wx8g
@user-zk3rc1wx8g 6 месяцев назад
Masha Allah qruxlay horay usoco waan ku tageraa
@hodannuurmaxamed9981
@hodannuurmaxamed9981 4 месяца назад
Shugran xbbti
@IqroMohomedFarah
@IqroMohomedFarah 6 месяцев назад
Ruumiyeeey saaan nooodhiiiragali wlh ❤
@fardosahade5470
@fardosahade5470 6 месяцев назад
Mashaa allah habo mcnto ilahey hanoo kaadaaye .aniga wan ku heestaa dhiiragalintaada sanadkii dhamaaday guulo badan aan gaaray .sanadkii 3iigu kaadhashay . Hooyo adag oo lagu daydo .
@fardowsahussein6825
@fardowsahussein6825 6 месяцев назад
Ruumi quruxeey waaku salamay
@Faizaabd
@Faizaabd 6 месяцев назад
Ga aanka aan gaarey maalintii aan dawashada bilawey Durban heer gaari Rabaa insha Allh
@user-mw2bw9cp7y
@user-mw2bw9cp7y 6 месяцев назад
❤❤❤
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 6 месяцев назад
Wcs ruumi cadey I am one❤❤
@ubahsopral133
@ubahsopral133 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@jasminsaid4397
@jasminsaid4397 6 месяцев назад
dhiirigaliso🥰
@mohanayaanfamily2265
@mohanayaanfamily2265 6 месяцев назад
Walahi abayo benta ma aha
@user-jb2wu6gd5f
@user-jb2wu6gd5f 6 месяцев назад
❤❤❤ruumiye love you❤❤❤❤
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o 6 месяцев назад
Inoosoobadi
@noraadan8963
@noraadan8963 6 месяцев назад
Waa Sax Hooyadu Waa Inay Ka Fekerta Mar Walba Sidey Wax Udhigan lahyad Meel
@user-gm6lm5ze9g
@user-gm6lm5ze9g 5 месяцев назад
Abyo wad mahsanthy mcny wxd ledahay shaqo abuur haku sameyo wlhi abayo lcg aniga aan leyahay aan u dhiibtay aan kala ahay wxn dhahay wan shaqeysana lcgta aad iiheyso asii wuu iga diidy wana lcg igu filan aan shaqo ku bilaaban karo 4000 dolar asagana iima ogala inu wx igu filan isiiyo wlhi wan iska ooya markasta
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 6 месяцев назад
Congratulations 🎉🎉 60k coming soon 1m❤❤ m.n
@NaaaMco-to6hj
@NaaaMco-to6hj 6 месяцев назад
Wll aniga ilasoo Taliya waxalayqaba labosano ninwaxhastana imaqabo Bishi hadu Rashinka usodhigo mainteina labatan kubuu isiyaa naag alanagti kasoohor baxdana wukansadaa
@hindanuux858
@hindanuux858 5 месяцев назад
inta u danbagsa ma fahmin qali
@user-mw7zg4go8o
@user-mw7zg4go8o 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉
@user-zw2yu2gw5l
@user-zw2yu2gw5l 6 месяцев назад
Wllo bal noosoo duceeh hh😂
@ubaxmacoow3730
@ubaxmacoow3730 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@amiinasheekh
@amiinasheekh 6 месяцев назад
Intee lagaga so xariiri kara abayo
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 6 месяцев назад
Gabadha wad xijisen idinka laydin tudhay si beri isbadalka imada hadu alaah qadaro aydan u oyin stress uqadin wayo naag kalr waxba kuaqaban mayso qali hoyo dhaldhashay waxna meel ba dhigan wa hawl adun walaahiy wllo 1kun shilin xata malim walba hadad dhigto aya 3kum shilin bishi kumoqom wa gabdha xata waxba hayn marka naftina un ilaaliya gacmo maran iska ilaaliya bes wataas qodobka qadarta adunka badan war xata beri haday awladaada katagan qarba nocasabe hhhhhh jebkaaga islan dheena ahaw o canaheda cabta kulaydhsata meelaha qurxon
@user-tc7jp5cl9e
@user-tc7jp5cl9e 6 месяцев назад
Anaa soo noqde waxaa u baahnaa nambar wathsb leh mcnto sharafey aad baa kugu baahanay thanks
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 6 месяцев назад
Inta aanay gaadhayn gacantaydu meel sare ciil igu gadhodhiyo godobtaan tirsanaya cidi ii garaabayn 😢
@fatimaosman339
@fatimaosman339 5 месяцев назад
War aniga bixit ima oglo waxsiin waa ogol yahay lkn mawa haayo maxaa xala 😢
@maryambishar1913
@maryambishar1913 6 месяцев назад
lakiin wax kuma dheelo oo waliba waxa dhaqaleeyta wan ku ficanahay oo qof.maihi waxa kudhelo
@user-tc7jp5cl9e
@user-tc7jp5cl9e 6 месяцев назад
Asc wr wb abayo mcn waa ku salamay salan boqortoyo mcnto waa kuu bahanahay halkey kala soo xiriiraaa meelaha lagaaga soo xiriiro ma isticmaalo you tube ka kaala socdaa Abayo waxaa rajeynayaaa inaa ii soo jwbto
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Snapkeyga ruumi_kitchen
@user-mw2bw9cp7y
@user-mw2bw9cp7y 6 месяцев назад
Asc xbbiti rumi wll labarkaga isi ado mahdsan
@ruumichannel
@ruumichannel 4 месяца назад
Snap ruumi_kitchen igala so hadal
@user-tc7jp5cl9e
@user-tc7jp5cl9e 6 месяцев назад
Abayo sorry snab ma la hi maxaa talo ah. Wana kuu baahnaa
@fam3573
@fam3573 6 месяцев назад
Masha Allah manta maa dharkii inantaada faiza baad soo xidhatay 😂😂😂
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Maya ma iga yaryar yihin kkkkk dharka xiranhay
@fam3573
@fam3573 6 месяцев назад
😂😂😂mayaa masha Allah sifiican bay kuu leek yihiin lakin waxan moodayey markaad Turkije aadeyseen inay faiza hedhnayd blauw
@RayaanLove-fi8fu
@RayaanLove-fi8fu 6 месяцев назад
Ruumiya abayo meelan kaalaso xariira rawaa
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Snap ruumi_kitchen
@hamdamohammed7574
@hamdamohammed7574 6 месяцев назад
Alx ruumiyeey hbbty waad mahad San tahay waxaan raba inaan Arin kula wadaage Snapchat kaagu waa maxay Wallo mcn
@ruumichannel
@ruumichannel 6 месяцев назад
Ruumi_kitchen
@safiyaahmed4054
@safiyaahmed4054 6 месяцев назад
Wcs wll❤
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r 4 месяца назад
Rumiyeey wll waa layqaaba guuri joog baan ahay marka biil yar oon waxba kaa dhiigan kariin ayaa laysiiya wll hadaan idhaa waxan waxba maa tarayo noo biiri waxba maa hayo ayu leyahay lacag gacantayda maa tuso sanaadadi hore sidaan maa ahayn anaa wax maa fahan sanayn lakiin imiika 5dollar iin laga sii wado maa ogolo wax aan shaaqa abuur ku samaystaana maa haysto lacala hadaan meel uun wax kaa dayaan lahana maa ogola inaan shaqeeyo marka iila tali wll lakiin sida kale qof xuun ama dhiibkale igu haya maha
@mariamohamed8407
@mariamohamed8407 4 месяца назад
Abayo ninka lacagta kaa ilaaliyo waa qof aan mustaqbalkaga ka fikiryn waa qof aan rabin inad ka maranto haday wax dhacaan aniguba waan soo maray sidan
@maryambishar1913
@maryambishar1913 6 месяцев назад
Ruumi ruuney waxan raba rohta waligeeba waxan jecela in aan hormar in aan gaaro sifican warkeega u daradadeeh hooyo xasa ah waxa walba oo aan isku dayo dibaan oga daba tagaa maxan sameeya hada talo guud iyo mid garba
@fardosahade5470
@fardosahade5470 6 месяцев назад
Ayuuto gal maalintii 1dolar ama 1€ ha ahaatee . Marka kuusoo godana wax kusii sameey oo dahab 1garaam ah kusii gado .waa hadaad dahabka suuqa geeneeniin .
@maryambishar1913
@maryambishar1913 6 месяцев назад
@@fardosahade5470 wad mahadsan tahay waba kujira hada lakiin waxan ahay famil balaaran ey waba kadaba tagaya oo walahi ah hada waxan kujir imika mid kotan ah wali dahab kuma ibin wllo
@fardosahade5470
@fardosahade5470 6 месяцев назад
Mida kale aaway holalihii sanadkaan 2024 ee dhaqsale aruurinta intee marsiinee ? Gabdho ma isdhigateen mase waad wadaan ? Aniga wan wadaa sanadkaan 500 ama 2000€ inaa biilka kasoo xareeyo qorsheestay. Waana kaa sugeenaa muqaalkii dhaqaalaha eee is xasuusinta ama baraarujinta ahaaa.
@fardowsahussein6825
@fardowsahussein6825 6 месяцев назад
Aad ayaad u mahadsantahay dhiirigelintaada
@Shariifoaxmed-pt3dr
@Shariifoaxmed-pt3dr 6 месяцев назад
Mashallh
@user-mw2bw9cp7y
@user-mw2bw9cp7y 6 месяцев назад
❤❤❤
@user-mw2bw9cp7y
@user-mw2bw9cp7y 6 месяцев назад
❤❤❤
Далее
Cat Plays with Window Washer
00:22
Просмотров 2,4 млн
CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA QARSOON
31:36
Просмотров 12 тыс.
Cat Plays with Window Washer
00:22
Просмотров 2,4 млн