Тёмный

HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi) 

Ruumi Channel
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@RisaaloBashiir
@RisaaloBashiir 2 месяца назад
Abyo ruumiyey.malinkad barmamijkan bilowdey ilaa.hada.den.ayan.bixinayy.hada.wan.kafaraxashy.den.bishan.7.ayan.kabilabi.rabaa.dhaqalaha.seftiga.ssomali.aYan.joGA. 5 caruur.ayan.hesta.2. Ayan.waxbarato gud.ahan bishii waxa bill laii.siya 237.dolar oo waxkisto Rashin iyo waxbarsho dhuxul qudar Habib waxana aminsanahy in.an.inkam.kasamenkaro ee isoducee xbbti
@faadumociise4379
@faadumociise4379 3 месяца назад
Asc habo aniga waan cusbahay hala isoo dhaweyo m.a vedioyadada Ayaan xogaa so dawaday m.a. wlhi waan kahelay ilahay haku barakeyo midkle dhaqalaha kahadalkisa aad ban uga helaa iyo in aad idhiiri galiso ayaan rabaa mamii
@EttaHenderson-e7d
@EttaHenderson-e7d 19 дней назад
Swift Spurs
@nimcosagal1044
@nimcosagal1044 3 месяца назад
Barmamijkan vedio wanku farxaa marku sodhaco❤
@aniisacabdi6494
@aniisacabdi6494 19 дней назад
Ruumiye wan kusalaama wall macan waxan Jooga burca waxan biil uqaata 5 yoomkii 8caruur ah raashinka mooyaane waxkastaa waykujiran oobaahiya waxaan meel dhigana waan kadabatagaa wll maxaan sameeyaa iisoojawaab
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 5 дней назад
Ilahayow noo barakee risaqaa ad na siiso o no badi
@Hamdi432-qe3xg
@Hamdi432-qe3xg 3 месяца назад
Xisada waa dhamaystay layliska kasooshaqeen ruumiyey😂😂😂
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 3 месяца назад
Haa wallahi cashirka leyliskiisa waain aankasooshaqeynaa😂😂😂
@DajisoDagan
@DajisoDagan 2 месяца назад
𝚊𝚋𝚊𝚊𝚢𝚘 𝚖𝚊𝚑𝚊𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 3 месяца назад
Aby mcn wlhy adba kuu keclhy dhaqlae maalahyn wagii hore hal maraa waxaan helo dhaman jiraya markaan kubartaa dhaqle yeeshay wlhy sanada kugu xiraanhy markasa bilabay xisabtan oo an biilkyga wax meel kadhigto oo kayd yeesho marka xbbt mhdsnd sual lacagta inaa haysato iyo.inaa dahab kugadato ama.inaa shaqo ku abauurato kee fiican qlai isoo jaeaab hadaa Qoralkayga aragtid.mcnto
@HodonMohamed-w1r
@HodonMohamed-w1r 3 месяца назад
Inaaad ku shaqaysato o9 faaido ka hesho ayaaa ufcan dahbka waxba matro hal maruu kaaa lumo ayaaa kugu Filan ama lagaa xado uada celisana wu qima dhacaya sed yR uun ku xarGotid kugu filan
@hamuneynice7953
@hamuneynice7953 Месяц назад
Thanks
@KhadijaMohamed-rf9hj
@KhadijaMohamed-rf9hj 3 месяца назад
Ruumiyey wadmxdsntxy inbadn aydnofaiidysey llaakin anigo waxankarbaa talo ooanrabin inan xllkan kasheego isnfjd maisticmali xagenkalsoohirira ooantaldeyda kusoogudbista
@OnlySuccesshabit
@OnlySuccesshabit 3 месяца назад
Masha Allah Muuqaal Tayo iyo waxtar Leh
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 месяца назад
Alxm bishii Jun $50 meel dhigtay hada july $23 marayaa lacagta September Lee laso bixi karaa 3bil kuxirey saa usocdo dahable soo siisanaa intuu iigoyo lacag mahyn karee hadaba meeqa jeer kufakadey alxm way xirneed maahe 1september kahor maso baxeyso😅
@hafusbint951
@hafusbint951 3 месяца назад
Qofkii rabo dhul sharci sax ah leh Nairobi kuyaal qiimo macquul ah isooqabo
@anababdullahi686
@anababdullahi686 3 месяца назад
Masha Allah ruumi ilaahay hanoo kaa daayo
@ShukriAxmad-pb2yb
@ShukriAxmad-pb2yb 3 месяца назад
Asc abyo qer alle haku siyo wax wenba Iga badashay anigane wan ku duceeya mar walbo salada aan dukado maxa yeelay mustaq bal keyga igu Dhira galisay Ina wax u qab sado wax kale maku qaban Kari wa un ku duceeya ino alle janada nagu kul miya insha allah
@zamzamdeganchannel557
@zamzamdeganchannel557 3 месяца назад
Msha alahaa abayo hore usoco rumii
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 месяца назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
Walaalayaal waxaa lugu jiraa ayaamahii barakaysnaa ducaan idinkaga baahanahay meel baa kurbo iga haysataa
@KifaaxSiciid-jo2no
@KifaaxSiciid-jo2no 3 месяца назад
Alle si fudud ha kugu siiyo waxaad jeceshahay wll❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
@@KifaaxSiciid-jo2no aamin abayo shukran
@AyaanAbdulkadir-e4j
@AyaanAbdulkadir-e4j 3 месяца назад
Masha w abaayo aniga waxaan meel dhigtey 18,000 euro thanks to 8000 euro dahab aan kugatey 10,000 meel aan dhigtey mahad sanid mcnt 😘❤️
@iqraali8667
@iqraali8667 3 месяца назад
dhul maxa ugu gada weysay
@AyaanAbdulkadir-e4j
@AyaanAbdulkadir-e4j 3 месяца назад
@@iqraali8667 abaayo wadanka family ma ijoogaan iyo qaranoba midnah sas darteda manan ka iibsan dhul lkn Nairobi ayaa flat kagatey 4 sano kahor thanks abaayo 💕
@NastehaNor
@NastehaNor 3 месяца назад
Mahadsanid ❤❤❤
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 месяца назад
Sax abayo noso badi wa wax lo bahan yahay ❤❤❤❤
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu 3 месяца назад
Ruumi.abayo.alaha.kuxifitiyo.wakafa.iidaye❤❤❤❤❤
@KhadijaMohamed-rf9hj
@KhadijaMohamed-rf9hj 3 месяца назад
Ruumiyey wadmxdsntxy inbadn aydnofaiidysey llaakin anigo waxankarbaa talo ooanrabin inan xllkan kasheego isnfjd maisticmali xagenkalsoohirira ooantaldeyda kusoogudbista
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 3 месяца назад
Ruumiyey aad ugu baahanahy saving wlhi
@umumuhanad
@umumuhanad 3 месяца назад
Abayo ruumi wad mahsan thy wlhi la.aantada wx maqabsan laheyn sida aan ku bartay wxnba noqday qof wax kasta sefgareyn karta oo aruursan karta awal wxn ahaa fataal wxi ay hesho ku ciyaarta
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 месяца назад
Abyo alaha ajrkasiiyo waxa tahay qofaan naga dalin malinwalba wax nosheegto mhdsnid abyo markaa is dhiganaba waa Naso xasuusiaa rer somliya hada nahay lacgtena qorsha Alan bay kudhamatay bajaaj 100dolr wey kubaxada ama kabdan allow nagarnsii dantena
@abdifatahali3431
@abdifatahali3431 3 месяца назад
Ruumi anigaa kamidah gabdhaha bilaa goaanka suuqa hadaan aado shilin somareebo waxaaan arko waansogadaa
@faizaadam1393
@faizaadam1393 3 месяца назад
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 месяца назад
Ruumiye waan kaaga mahadcelinaa Saad noo dhiira galisay yawm minal ayaam waxaan rajaynaa inaan kula soo xiriiro anoo faaiido wayn ka gaaray insha allh
@UmzakiUm
@UmzakiUm 3 месяца назад
Maasha allah waan ku wataa ruumi hore u soco abaayo
@BarlinQasim
@BarlinQasim 3 месяца назад
mhdsanid abyo alle hakuxafido
@FatumaDj
@FatumaDj 3 месяца назад
Masha Allah❤
@roodaabas497
@roodaabas497 3 месяца назад
Masha Allah abayo mcn Mahadsanid ❤
@nimcocumarxasan9891
@nimcocumarxasan9891 3 месяца назад
Mansh Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah thanks xabibti 😊
@rocky4066
@rocky4066 2 месяца назад
Pravo
@MuminoCabdi
@MuminoCabdi 3 месяца назад
Ruumiyey abaayo. Deen ayaa la igu leyahay 728 plz 😂😂😂 icaawi goordhow ayaa la igu rabaa plzplzplz jawaab ayaan. Kaa suga
@KifaaxSiciid-jo2no
@KifaaxSiciid-jo2no 3 месяца назад
Soo Bax baa la leeyoo sacabkay leefaysaa. Haddaa lagu lahaa baryada iska daa saa waad sii wadaa!!!
@Bishmire
@Bishmire 2 месяца назад
@Caliya529
@Caliya529 3 месяца назад
Thank you 🙏
@wardaxaashi-p5d
@wardaxaashi-p5d 3 месяца назад
ruumi. ❤❤❤❤❤ qali
@DajisoDagan
@DajisoDagan 2 месяца назад
𝚖𝚊𝚗𝚜𝚑𝚊𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚊𝚊𝚑 𝚊𝚋𝚊𝚊𝚢𝚘
@Fadkanuura
@Fadkanuura 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdiraxmaan07
@Cabdiraxmaan07 Месяц назад
Aamiin aamiin
@KhadijaMohamed-rf9hj
@KhadijaMohamed-rf9hj 3 месяца назад
Ruumiyey wadmxdsntxy inbadn aydnofaiidysey llaakin anigo waxankarbaa talo ooanrabin inan xllkan kasheego isnfjd maisticmali xagenkalsoohirira ooantaldeyda kusoogudbista
Далее
ВЫЗВАЛ ЗЛОГО СОНИКА #Shorts
00:38
Просмотров 65 тыс.
Ha |ogolan Intan Hadu Kugu Dayo Wey Ku dhamatay | 🖐
16:19
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.