Тёмный

isa oo dishey 4 askari oo kadhashey Beesha Galadi kadibna waxay qaateen meydkooda| Xaalka Afgooye 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 184 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@samiraibrahim8281
@samiraibrahim8281 10 часов назад
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaaheey ha u wada naxariisto janatul firdowsa allah haka waraabiyo Aamiin yaa rab ilaaheey dulmiga haka dulqaado reer Afgooye gaar ahaan Beesha Galadi Aamiin
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 9 часов назад
😗😘🙃🙂🙂🙂😑😮
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 9 часов назад
Aźßßèeßx. Xxz 9k❤q§rwè²²qç😅😮😅v😮😂🎉🎉😢😅w§azawsatqd2dxcdfdgm Questions and questions 53eesaarewqqq❤ 😅😅😅😅aa4 😅wwa⅘⁴say ❤zà²😮😢Ź3 😂❤🎉🎉🐖🐤🐇🦛
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 11 часов назад
Koofurgalbeed haka jawaabto wax caadiya maaha dawladnimadii xagay jirtaa yaahuu yaakaafi
@kyrasheikh6497
@kyrasheikh6497 10 часов назад
انا لله وانا اليه راجعون حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم Ilaahey ha u naxariisto dadka xaq darada lagu laayey koley waa shahiid waa dad Eebe meel meeshaan ka fiican tagaya lkn وجاء الحق وزهق الباطل ان الباطل كان زهوقا . صدق الله العظيم
@warda_54
@warda_54 9 часов назад
Inaa lilaahi waa inaa ilaahay rajacuun ilaahay Haa uu naxariisto dhamantod ilaahay haka siyo samiir iyo imaan ehelkii aay ka tageen amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 💔 😢😢😢😢😢😢😢
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate 11 часов назад
iyaga ku heshiiyey dastuur iyo xere baal marsan diinta allah Sidaa darteed dulmi ma dhamanayo intaan waaba inaha ugu yar baan aaminsanahay ilaa diinka allah la isku dhaqo
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 10 часов назад
Sidaa iyo si kadadaran gacmahooda alle ha ku cadaabo dimoqradiyo iyo dastuur waa diin gaalo
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 9 часов назад
❤❤tfþ, ģfrdrw455 the efc. The first one is ❤❤❤❤ßqÞf Vh😅ft⁷65ìùu6⁶the ⁵and h🎉6cabdisalancabdullahi1975 🎉³1ďrrr44p!%/xsd😅😅e3
@Yusufxasann
@Yusufxasann 7 часов назад
SOMAALIEEY DALKAKAAN XASAN SHIIKH IYO REERKIISA DALKAAN HALAGA BAD BAADIYO. SIDAANI CAQLI MA AHA. XASAN DOWLADNIMO MA YAQAAN EE DALJA BAD BAADIYA. CANSHUUR IYO DHAC AYAA REERKIISU KU MASHQUULEEN
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 9 часов назад
inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajacuun 😢😢😢 illaahayow unaxariiso dulmigaas meel fariisan mayo
@superfun1819
@superfun1819 4 часа назад
Kuwii diiley Ilaahow haka danbeysiin... Ilaahow cadaalad sinaan keen 😢
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 часа назад
Waa shababka ku dhex jira dowlada waaye kuwa dilay gurguurte madaxiisa allaha ka shubo
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 9 часов назад
Allah u naxariisto
@abdurrahmanmahamoudfaarah7837
@abdurrahmanmahamoudfaarah7837 11 часов назад
Laakiin iyagoo afar ciidan oo kaladuwan ka kala tirsan maxaa isu keeney hadana hal qabiil wada ah
@Updyweli
@Updyweli 11 часов назад
Walhi tasa macqull ah oo la yaab leh zhip
@salmaandsuhayb2845
@salmaandsuhayb2845 30 минут назад
Suaal fican
@Adil-l7z
@Adil-l7z 6 часов назад
Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah saaax saaax
@maxamedxajix
@maxamedxajix 7 часов назад
kuwadilay al shabaab ee hala toogto hana la baaro cida ay la shaqeeyan
@abdifitahmoalim4677
@abdifitahmoalim4677 7 часов назад
aallaha unnaxaari8sto damaantood wlllhi waaqnkanaxay wll anwar io asxptiisa
@adanibrahimmohamed7459
@adanibrahimmohamed7459 11 часов назад
Shaqa wcn , hori usoco sxb
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 7 часов назад
MEESHA DAWLAD KAMA JIRTO. XASAN MUNAAFUQ WAA AFAAEA QABIILISTE CUQDADEYSAN. WAA TUUG RABA DADKA INUU KA DHIGO WAX UU DILO ISAGOO XIRAN SHAAR DAWLADEED. WAR ISKA DHICIYA TUUGADAN RABA INEY DHULKIINA IYO HANTIDII A BOOBAAN. WAXBA HA CABAADINA QAATA QORYAGA.
@AhmedCumar-ge9jd
@AhmedCumar-ge9jd 11 часов назад
Wa xaqdaro aad u weyn in dad somaliyed kibir lagu laayo
@aminadaud7256
@aminadaud7256 7 часов назад
Illaahay ha u naxariisto wiilashaas
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi 2 часа назад
انا لله وانا اليه راجعون الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😢😢😢😢😢😢
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 9 часов назад
Ilahey ha u Naxariisto
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 3 часа назад
Alle ha ugargaaro masakiinta
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 6 часов назад
Baaritaan ku lehee! Baaritaan waxaa laga wadaa "nimankii dadka dilay, aan ka bixino wadanka"
@abdallabro11
@abdallabro11 10 часов назад
Allah uwada naxariisto
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 9 часов назад
Gacan haqdaro ayaa dishay Tiirka ha lageyo kuwii dilay ha dhedhemiyaan xanuunka
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 10 часов назад
WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@CabdulaahiYuusuf-m4n
@CabdulaahiYuusuf-m4n 10 часов назад
Hubeer cali hadee ahan lahaayen ma yeeli laheyn 😎
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 18 минут назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw
@bazeera5520
@bazeera5520 9 часов назад
Inalillahi wa INA illayhi raajucuun.illahow dadkan dadka dhiibay so qabo oo u ciqaab sida ay dadka ciqaabeen si Ka xun.
@osmansharif9607
@osmansharif9607 2 часа назад
Waxaa dilay waa hawiye war hawiyaha Afgooye jooga oo dhan laaya hadii la waayo cadaalad
@caliyareafgooye
@caliyareafgooye 3 часа назад
waa xaqdaro ilaheey hau naxriisto inta dhimatay inta la qadaashayna ilaheey haka saaro gacanta cadowga wadankaan haduusan dulmigu ka dhamaanin sidaan leee dowlad la aaan loogu jiraaa maxeey galabsadeen ooo loo laayey oo loo maagay ayagoo degaankooda joogo waaa dulmi weyn waaa inlaga hortagaaa aaway reer sh hoose dhiiga miyaa idinka dgamaaday dalku waa faderaaal cadowga haliska dhaciyo
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 9 часов назад
Alshabaab miyaa la iska fiiriyaa mise kuwa ciidan sheegta oo alshabaab u shaqeeya ayaa la iska eegaa. Reer afgooye muuryaanta alshabaab u shaqeeya ha iska ceyriyaan si nabad ugu nooladaan.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 8 часов назад
waa edebdaro iyo khal khal amini daro ayay wadaan Hala soo qabto oo Hala Horkeeno cadaalada
@maslah345
@maslah345 10 часов назад
ALLAHA UWADA NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 11 часов назад
Inaalilahi wainaa illaahay raajicuun illaahay haunaxsriisto janada hakawrabiyo dhalinyaradaas warhooy dawladan shacabka qaaskay ugaarsanee oo ay rabaan iney barakiciyaan ciidanka nisa iyokhawarijta waaiskumilanyahiin waxay rabaan in ay dadka ayagoo uqoslayo dhameeyaan dhulka ganacsataa rabta ,galaldi waa in aad hubka qaadataan sooxira xuduuda xamar
@romainfabian-el1iw
@romainfabian-el1iw 9 часов назад
WAA INAY DAGAALAMAAN AY ISKA SARAAN DAWADHILYADA
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 9 часов назад
Hawiye ilaahey Dadkaas Ayu ku Cuqubeynaya MaliN kasta Sds Ayey U OynayaaN Dhiigooda Loo Baneystey
@MubashirCumar-sb8cr
@MubashirCumar-sb8cr 8 часов назад
Waa arinciidan eemajogto beesha galadi
@romainfabian-el1iw
@romainfabian-el1iw 10 часов назад
WAA HABIYE ,WAA INLAGA SOO SAARA KOONFURGALBEED, WAA BEENTOOD
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 10 часов назад
Galadi waa inaad iska soo saartaan inaad iskasoo saartaan ciidanka sanbaloose soodirsaday
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g 10 часов назад
Abgaal iyo habargidirey waaye Halasaaro shabeelada hoose
@AbAhmed-st1tp
@AbAhmed-st1tp 7 часов назад
Ma abgaal iyo hg Aya wax laayay mise ciidan is wata😂
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g 7 часов назад
@@AbAhmed-st1tp haweenka Somali abgaal iyo habargidirey Rag macaxan dowlada kugabada Sitoos gagaal mayaganaan Maalin xal macaxan guusha waxa kuwa deegaanka Marwalba dila waxa dishaan
@AbAhmed-st1tp
@AbAhmed-st1tp 7 часов назад
@@MohamedOsman-c7g miskiintan hg ha I balamin hg hdy wax wareyso toos ku waree waxba ha is dabalin
@Yusufxasann
@Yusufxasann 7 часов назад
SOMAALIEEY DALKAKAAN XASAN SHIIKH IYO REERKIISA DALKAAN HALAGA BAD BAADIYO. SIDAANI CAQLI MA AHA. XASAN DOWLADNIMO MA YAQAAN EE DALJA BAD BAADIYA. CANSHUUR IYO DHAC AYAA REERKIISU KU MASHQUULEEN
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 8 часов назад
Ciidanka Soomaaliya ee koonfurta jooga waa mooryaan maaha ciidan discipline leh waa tuug
@romainfabian-el1iw
@romainfabian-el1iw 9 часов назад
WAA HAWIYE OO ALSHABAAB AH, WAA TUUGO
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 8 часов назад
Dawlad nimada Soomaaliyeed waxaa wadi kara Daarood ha loo dhiibo Hawiye waa mooryaan dawlad nimana waxba kama yaqaanan dhac iyo boob waxaan ahaayn mayaqaanaan
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y 8 часов назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 5 часов назад
UMADAAN MASAAKIINTAA XAQOODA ILAAHEEY HASOO IFIYO LAAKIIN ADIGU WAXAA TAHAY MUNAAFAQ QABYAALADIISTE AH UMADA ILAAHEEY HAKAA HORWAREEJIYO
@raaqiyaahmed4814
@raaqiyaahmed4814 6 часов назад
Hayeh, Hawiye sheekadaas meey bilaabeen?
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 11 часов назад
👍👍👍👍👍👍
@sayidsaadaam
@sayidsaadaam 6 часов назад
Hadaysan shabaab ahayn maxaa isu keenay
@beryalex1798
@beryalex1798 8 часов назад
Afar ciidaan kala duwan oo isla joogtay . aaway afer shaqadood ee laga sugaayey?
@Drsayidcali
@Drsayidcali 8 часов назад
Waa nasiib daro in dadka reer shabeelaha hoose in madaxa loo istaago
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 10 часов назад
😢😢😢😢
@mukaram2018
@mukaram2018 11 часов назад
Xaq daro ma dhamaato dalkan .. K/g wa iney ka jawaabta arintan . Waxa lagu leynaya shaati dowladeed oo qabiileysan..
@canabahmedgesey61
@canabahmedgesey61 3 часа назад
☝️⚖️⚖️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑💯❤️🇸🇴☝️⚖️☝️⚖️🤲☝️🤲⚖️☝️🤲😇😭☝️
@KhaderAbdi-g7v
@KhaderAbdi-g7v 10 часов назад
Timir laf baa ku jirta Laakin 4 nin oo aan isku ciidan ahayn Maxaa isku keeney haddan waa isku qabiil Alle ayaan wax ba ka qarsoonayn
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 8 часов назад
Farmajo iigeeya
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 10 часов назад
Munassar M., zxb, Wxaad haysaa Shaqo aan fududayn, o halls balance... Wxaan kuu rajaynayaa inuu Ilaahay kuu fududeeyo, IYO Annagoo kugu baraarujinayna wax-qabadkaad u hayso BULSHADA DHIBAATAYSAN, IYO MASAAKIINTA.... GUUL IYO GOBANNIMO
@Seynab-c9h
@Seynab-c9h 6 часов назад
Kuwa wax dilay wa yuhuud
@zahraisaak8915
@zahraisaak8915 10 часов назад
War iska saara tuugadan dowlad ma jirto waa mooryaan
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 8 часов назад
Xasan tuug iigeeya
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 10 часов назад
Wax sooqabanayo majiraan hadii lasooqabtana waxbo lagama qabanayo
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 10 часов назад
7quf qaadadeen raashiin daldaladeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 awkuuku miyaa
@Wllhuudow
@Wllhuudow 11 часов назад
Sbax wngsan
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 9 часов назад
Garre miya raga dilay
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 11 часов назад
MR MACNO YARE HUN GALADI MAQLOONA ADIGA NEH HUB DOWLADEED DHAHOOSA MARKA TAN OO KALE ISKA HUBI DAHALKAAN WAXU I EGYAHAY DAGAAL ALSHABAB AH OO GALIDI AHAYEEN HAB BELOOD CIDANKA DOWLADA HA CEBEYSAN RAGAAS LA DILAY ALSHABAB AHAYEEN DADKOODI DHAHOOYO HUUBKII GALADI WA LA QATEEY AWEEY HE HADEY AHAYEEN CIDANKA DOWLADA 😅😮😢 MR MACNO YARE
@samiraibrahim8281
@samiraibrahim8281 10 часов назад
Waxaadan hubin ayaad ku hadashay ee hadaadan dadka la dilay ilaahay ha u naxariisto xataa u quurin commentinga iska heyso fadlan
@DaauudDaahir-y8e
@DaauudDaahir-y8e 9 часов назад
Galadiga la sheegayo yaa hubka u baneeyay 4 askari la dilay marka laga soo tago afgooyana meel dagaal ka socda maahayne
Далее
NIPASHE WIKENDI - OCTOBER 13, 2024
29:55
Просмотров 8 тыс.