Тёмный

Isbitaal Muqdisho ku yaalla oo xubno kala baxey gabar uur 7 bilood laheyd oo geeriyootey & ilmahii 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 184 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Dhacdo quus ah :- Isbitaal Muqdisho ku yaalla oo xubno kala baxey gabar uur 7 bilood laheyd oo geeriyootey & ilmahii aan raq & ruux lagu heyn | Sii gudbi isjira.

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 Час назад
Isbitaalka magaciis noo soo sheeg
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 3 часа назад
𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗢,𝗚 𝗜𝗦𝗕𝗜𝗧𝗔𝗟𝗞𝗔𝗦 𝗜𝗡𝗨 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗗𝗜𝗚𝗙𝗘𝗥 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂😂
@faayAdenSuuley
@faayAdenSuuley Час назад
innaa qarisaa qalada isbitaalka magaciisa
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Час назад
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajacuun😢😢😢😢😢😢
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 59 минут назад
inalillahi wa .inaa ilayhi raajicuun Bani dan nimadii way atey xamar Allow baladkena iyo dadkenaba noo Hagaaji Yaa Rabi
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn Час назад
Allah u naxariisto
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 часа назад
DHIBAATADA ISBITAALADA TAALO WAXAA KOOW U AH OO HADUU QOF XANUUNSAN GEEYO WELIYO DAMKII BUKAANKA LAHAA DHIIGIISA AMA AHAA WAALIDKIISA MARKA BUKAANKA LAXAREEYO LOO SAMEEYNAYO QALIINKA LOOMA OGOLA WAALIDKA IN UU GUDAHA LAGALO HADUU DALBADO IN UU LAGALO BUKAANKA MARKA WAXII LA QARIYO QURUN BAA KU JIRA SIDA MAAH MAAHDA QIREEYSO ADEER SOOMAALIYA WAA LOOSOO SHAQO TAGAY CID WAX KA OGNA MALAHA XASBIYA ALLAAHU WANICMAL WAKIIL ❤❤❤
@nuurdiinaxmed8266
@nuurdiinaxmed8266 6 минут назад
Wlle waan kaxumhy gabadhas somaliyeed waxa kudhacay Alaha unaxariisto lkn aduunka meel lagayelayo qolka surgery ga in lalagalo dhaqaatiirta majirto
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi 8 минут назад
انا لله وانا اليه راجعون الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😢😢😢😢
@HawahasanHawahasan
@HawahasanHawahasan 3 часа назад
Subxanallah
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 часа назад
Waa caadi bararka naagaha uurkaleh
@NimcoSagal-d3m
@NimcoSagal-d3m 3 часа назад
في أمان الله
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj Час назад
Isbitaalka magaciisa maxaa u qarinaysaa????
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 3 часа назад
subxaanalaah xasbunalaah
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 2 часа назад
Subxaan Allaah Ilaahayow xaqa nagu suug 😢
@Hassan_haji.
@Hassan_haji. 2 часа назад
Isbitaalka magaciis Si dadka looga badbaadiyo 😢
@cabdale_5967
@cabdale_5967 42 минуты назад
Isbitalka magac malaha miya waayaab
@Hooygaaflaantatarjuman
@Hooygaaflaantatarjuman 2 часа назад
Hhhhh shalay jaamacad magaceeda soo nalama wadaagin mxaa ku gaar ah haddii hospitalkaan oo u qarineeysaa
@ayannitta
@ayannitta Час назад
😢😢😢😢subxanallah
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 Час назад
Munasarow hospitalka miya laaluush kusiiyay magaciisa maxa u qarinaysaa
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj Час назад
Cuquubadaasi waxay ku dhacaysaa xasan munaafaq iyo kuwa uu wasaaradfa caafimaadka ku sheego.
@IibrahimAxmed
@IibrahimAxmed 3 часа назад
😢😢😢😢😢😢
@AhmedShido
@AhmedShido 2 часа назад
HOSPITALS Waa kana Dhameeyaye Donald 🇸🇴 weyn isk fiirisha Somalia 🇸🇴 weyn waxaa Ka jira HOSPItale Dhif mira taah
@aaminoibrahim5170
@aaminoibrahim5170 Час назад
Wixii larabo leeymaa sheega asi maxaa Bulgaria 🇧🇬 mia isku badalnay anaga
@libanmayow2442
@libanmayow2442 2 часа назад
War adinkaa Xayeesiiya isbitaaladan lacagta yar ha fiirininee xayeesiinta ka daaya magaca isbitaalka soo sheega ilaa iyo hada magaca isbitaalka ma aadan sheegin sxb waa dadaaleysaa ma aadan sheegin WBT.
@rashiid187
@rashiid187 Час назад
Caruur sida digaaga loo dhalayo somalia kajirtaa
@dawailesaman8983
@dawailesaman8983 Час назад
😢😢😢😢😢
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 3 часа назад
Fast comment
@Heimatar
@Heimatar 3 часа назад
Alxamdu lillaah illaaheey haduu xaqii soo bandhigay😢
@MohamedAhmed-z2k
@MohamedAhmed-z2k 6 минут назад
Qaade iyo qariye bal waxaa wax lala yaabo ah cusbitaal ayaan idinkaga digaa magaciisana masheegaayi diniinta aad dadka kusiineeysid waa cusbitaalkee adigoo iska aamusa ayaa laguu qaastay
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
😢😢😢😢😢😢😢
@unknownperson3532
@unknownperson3532 28 минут назад
Hadda qarinaysid magaca maxay noo tare
@saidmohamud6162
@saidmohamud6162 3 часа назад
Sxb cudurka haayay waa bintijiido hadii aykusooboodana wexey qofka noqotaa sidii qof sarqaansan ookale mantag badan iyo xanuun badan hadaan laga gaarina si dhaqsaa wey u dhiman kartaa dhaqaatiirtaas danbi malahan waa in laqalaa oo labaaraa si loo gu xaqiijiyo in ey udhimatay cudurkaas mahad sanid
@Miski62-w9k
@Miski62-w9k 50 минут назад
Hospitalka ma lashego
@aliabukar4755
@aliabukar4755 2 часа назад
SORRY Saaxib waxaba laguuma sheer greynkaro waayo waxa aad kuugu BADAN xayeysiis yada
@DaadircabdiDaadircabdi
@DaadircabdiDaadircabdi 3 часа назад
🤔🤔🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 2 часа назад
😢😢😢😢😢
@Mawliid-y1o
@Mawliid-y1o 3 часа назад
😭😭😭😭
Далее
Memorisation Traps: 10 Things To AVOID
15:26
Просмотров 2,6 тыс.