Тёмный

Iso duceya asxabta 

Zacki & Amal
Подписаться 242 тыс.
Просмотров 197 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 3,9 тыс.   
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 3 года назад
Abayo allah ku fududeyo Xabiibti 🤲
@boqoradaboqoradiisa7104
@boqoradaboqoradiisa7104 3 года назад
Tuuney abyo adna wadada kusoo jirtaaaye Illah hakuu fududeeyo
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
Susbcribe isssr wll qali
@zuleekhamaxamed5678
@zuleekhamaxamed5678 3 года назад
Inshalaah qali alleh ha kuu fuduuduudeyo🥰
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 3 года назад
najma cadey mabrook xbbti Mashallah
@qadiijocabdi9968
@qadiijocabdi9968 3 года назад
Alaha.kufududeyo.amal
@quruxkudhiigle
@quruxkudhiigle 3 года назад
Allah ku caafiyo walal qaali ah Kuu rajeeyey ubad nabad qaba 👨‍👧
@zackiamal2212
@zackiamal2212 3 года назад
Amiin abowe mcn ❤️🤲🏼❤️🤲🏼❤️❤️❤️❤️
@riyaqcadeyriyaqcadey5102
@riyaqcadeyriyaqcadey5102 3 года назад
Jeek kumantideeda maxaa ugu jawab waasi😡🤬🤬🤬
@iiiameliaxxo8534
@iiiameliaxxo8534 3 года назад
@@riyaqcadeyriyaqcadey5102 hahahhahh maxaa xoog meyaa walalow 🤣🤣🤣😅😅😅😂😂🤯🤠
@rahmaabdiqadir2829
@rahmaabdiqadir2829 3 года назад
Allah xaku cafiyo abayo insha Allah
@saafihashi3872
@saafihashi3872 3 года назад
Asc amal walashey qali ilahey haku cafiyo cafimad deg deg ah insho alaah
@nasteexomaxamedgaab5068
@nasteexomaxamedgaab5068 3 года назад
😭Ha iilan hooyooy ha eedaarin hooyooy😭 hana aafoowin hooyoow mcn Ha ooyin amaleey❤ Ilaahay hakuu fududeeyo insha alah🤲🤲🤲
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 3 года назад
Afar Indhood Oo Caafimaad Qaba Abaayo Mcn Amaal Jeelle 🙏🏻🙏🏻🌹🌹💯👍👍👏👏
@cashosalad7480
@cashosalad7480 3 года назад
Amaley isku bila ehn xiligan sidada cml isdiyaris ku jiri laha lkn nasibka mu noqon wu iga so dilmay alle wax qery qaba haisiyo 😭adne alle haku fududeyo
@cayushcadey612
@cayushcadey612 3 года назад
Badal qeer qabo ilahay haku siiyo😰🤲🤲🤲
@ruweydojibriil8864
@ruweydojibriil8864 3 года назад
Badel qer qawa insha Allah allaha ufududeyo dhaman inti xamilo ah
@ayanmohamed134
@ayanmohamed134 3 года назад
Badal qeer qabo abaayo.
@malabey197
@malabey197 3 года назад
Inna lillaahi wa inna ilaayhi raajicuun Abayo badal kheyr qabo ALLAH haku siiyo Bi'idniLLAAH
@canabquen380
@canabquen380 3 года назад
Bedel qeyr qabo hppti i.a😓
@stayhydrated12
@stayhydrated12 3 года назад
MY Allah make it easy for you sis. Welcome to motherhood. Becoming a new mom is not easy..Allow hooyoyinken cadaabta kaxoree
@fadumoboru2177
@fadumoboru2177 3 года назад
Ameen ya allah
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 3 года назад
amaleey dumaashi mukulaal matagtay allah kaa dhigo zaki dheh Gaaska iga dharji gaaska ka nooloow allah nabad kugu kala keeno
@zackiamal2212
@zackiamal2212 3 года назад
Amiin walalkey mcn ❤️❤️🤲🏼
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 года назад
Aamiin Aamiin yaa Rabb
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
Sxb maxamed kusary adna susbcribe isaar epow
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
@@zamzamcabdiraxman5351 kusary adna isaar wlshy mcn🙏🙏🙏
@hodanmohammrdd5040
@hodanmohammrdd5040 3 года назад
Abowe gaaska maxa weye
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 3 года назад
Illhey haku fududeeyoh apaayo mcn I.a cfmd aa kudhaleysah inshallah🥺💕🥰
@ubaxabdullahi216
@ubaxabdullahi216 3 года назад
Alle haku fududeyo abayo ilah sinabada hakugu kala keno insha allh 🤲🤲🙏
@hibaaqgurxan4615
@hibaaqgurxan4615 3 года назад
Lkn ninkaagu wuu kuu soo galin oo xudunta buu jarin insha Allah 4 indhood oo Abshira💕
@maahirzaciid1179
@maahirzaciid1179 3 года назад
Alla hkuu fududeeyo wll foosha xanuunkeeda wlhi hooyooyinka uun ba dareemi kara hooyadayna sidaada by dhalaysaa adiga iyo hooyadyba alle hydiin fududeeyo hno😥🤲🤲
@fartuunnuur1750
@fartuunnuur1750 3 года назад
Alle hakucafiyo
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 3 года назад
Allaah ha ku caafiyo inshaa allaah dhib ma arkeysid
@tamamqurux6065
@tamamqurux6065 3 года назад
wlhi xasuus ayaan galay 2015 aa meeshaas kaligeey leey saaray qof aan aqaano 14 ma arkin oo cadaan ka lee eheen, axl lkn leeyma qalin, computer cunuga inuu wadnahiisa daciif iyo inkale waaye farta waa adiga wreega dhiigaaga waxa kug xiran abaayo ilaah hakuu fududeyo aamin
@asyayosef5149
@asyayosef5149 3 года назад
Qaali Amal allah haku cafiyo, kuna kala nabad keeno sharaf..👑❤️💫 inta ila jecel cafimadkeeda ☝🏽💛
@fanaxyare4826
@fanaxyare4826 3 года назад
Macnto ilhyy hAA KU XAFIDOO ALHYY HAA KU FUDDEYO MCNTO
@asyayosef5149
@asyayosef5149 3 года назад
@@fanaxyare4826 Amin Amin huuno 🥺❤️
@Simmran
@Simmran 3 года назад
Abaaayo alle hakusoo fududeeyo inshaAllah afar indhood oo nabad ah
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 3 года назад
Hhh amaley lugaha baraf inoqden ina kawanka saranhy moday 5 bil le maroya ilhow no sahl🤲😥
@aragsan1432
@aragsan1432 3 года назад
Sida kheirka kujiro inu Allah kula kulmiyo kuso duceynaa in sha Allah 🤲🤲🤲🤲😭😭
@FoodRoutin
@FoodRoutin 3 года назад
ALLAAH hakuu fududeeyo abaayo qali saliga nebiga badso iyo لا حول ولا قوة الا بالله
@allahismylife1206
@allahismylife1206 3 года назад
Oh😂 Amal wllzhy rabi ha ku fududeeyo dhibna idinma tuzo adiyo cunugaaga Yarabi inchallh khayr ka dhig
@sahromadowey8390
@sahromadowey8390 3 года назад
Yaaa ilaso orday 🏃 Allah hakuu fududeeyo
@marworaaliyo4496
@marworaaliyo4496 3 года назад
Wllhayga muslimka ahow iizoo duceeya plz 40 qof oo Qariip ah haday iiduceeyaan laga yaaba inuu ilaahay ii aqbalo😢 labo caruur ah iga zaqiiray ilmihii udhaxeeyeyna uu iga soo dilmay iminka umul baan ahay 40 kii kabaxay iisoo duceeya inuu ilahay qalbiga ii qaboojiyo ilmo nool oo baariyaala ilaahay iziiyo 😭😭😭😭
@sacdaibra2907
@sacdaibra2907 3 года назад
Illahy awlaad baariya haku siiyo qalbigana Allah ku qabojiyo sabar abyo illahy wuu ku imtaxanayaa sabarkaga la fiirinaa abyo illahy wax ka qeer badan kuwii hore hakugu badalo hadaa sabartid hubaal wax a qeer badan kugu badalaa sabarkagaana akhiro illahy kugu badaly
@hhdismael1287
@hhdismael1287 3 года назад
Alle haku siiyo insha allaaha ilmo
@kaaahanuura6938
@kaaahanuura6938 3 года назад
Wll ilaahay qalbiga hku qaboojiyo ilaahy bari quraan isasaaar
@ducaysa1769
@ducaysa1769 3 года назад
Ilhy awlad khyr qaba ha kuu siyo wll qali o bariya insha allah
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 3 года назад
Ilahay awlaad baariya ku indha qabowsato haku siyo wllo
@user-nx7ie8lv2i
@user-nx7ie8lv2i 3 года назад
Ilaheyo afar indho Abshir ah Allah haka kala keeno OO biyo daaday OO kala allah cunuga hakaga sobixiyo abayo WIhi walashey iney manta fooloySO OO KALE ayaan kugu damqanooya😭🤲🤲😌
@anisaabdullahi6820
@anisaabdullahi6820 3 года назад
November 15 aa liigu qalay allah haku dhibyareeyo wa so arkay 😢❤️
@Ayoushy
@Ayoushy 3 года назад
Allah nabad hakugu kala keeno afar indhoodo nabada kaga rajaynaya💙
@nayramofficial1012
@nayramofficial1012 3 года назад
Walikey comanti soma bixin allah kufududeyo hapo amal❤😥😥
@hodanismail966
@hodanismail966 3 года назад
May Allah make easy for you, making dua for you and the baby Insha'Allah.
@rahmaosman2007
@rahmaosman2007 3 года назад
ان شاء الله تولدي بالسلامه وتشوف ولدك في صحه وعافيه متخافيش ربكي يسهلها ان شاء الله
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Ilhay cafimat dagdaga ha ku siyo Allhuma amiin🤲
@abasmohomedfilms6993
@abasmohomedfilms6993 3 года назад
Nin ika daran adaa ka arkay qad 5g hesata umalena nio😂😂
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
@@abasmohomedfilms6993 😂😂😂😂
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 3 года назад
Abaayo ilahey haa ku fududeeyo🤲 walasheey sunkas waxa waye wadnaha cunuka ayaa lala socona waxba maka bayo♥️💐🥰
@lamyarekan3467
@lamyarekan3467 3 года назад
Ilahey nabad hakugu kala keeno 4 indhodo nabada in sha Allah. Corona kalinimo ayu na baday dadka umulaya, lkn waxad ku ilobi shaqsiga qaaliga ee cida kuso biiraya. Natiijada so socototo babyga ah aya ku ilobe in sha Allah
@rahmaahmed3144
@rahmaahmed3144 3 года назад
Ameen wllo alle HayNo FudaydiyO dhamanteen Intii uurley ahOo dhan Afar Indhod oo Is Eegaya alle HayNaga DhigO ameen yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲❤
@abshirmohamed2790
@abshirmohamed2790 3 года назад
amen❤️
@yurubxassan5578
@yurubxassan5578 3 года назад
Aaaaaamiiin aaaaaamiiin wll
@eyniupdyaden9848
@eyniupdyaden9848 3 года назад
Ilhy haku fududeyo wlashey 🤲🥺❤️
@umamiira3231
@umamiira3231 3 года назад
Allh Kufududeyo Qali Adigoo Cafimaad Qabo Iyo Beybi Cafimaad Qabo 😍😍😍😍😍😍
@boqorada2005
@boqorada2005 3 года назад
Allah hakuu fudu deeyo Abaayo canug qaar qabo😘😘😘😘😘💋
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 3 года назад
Allow ku fududey Aso qoslayo allaha haka so bixiyo🤣❤❤🙏
@farhiyaabdi2711
@farhiyaabdi2711 3 года назад
Zakariye iyo amran qosolka daaya ee ducada badiya
@ubahabdirahman193
@ubahabdirahman193 3 года назад
Qufka ugu horeeyay ahy kulamit ayaan ahy Hala iisooduceeeyo👏👏👏
@Xamdaay
@Xamdaay 3 года назад
Ilaah ha kusofududeYo baYo Qali🇸🇱❤
@liiboy0
@liiboy0 3 года назад
Somali maa tahaye mise Sierra leone
@kowtharchannel
@kowtharchannel 3 года назад
Amaleey abayo mcn ilahey hakufududeyo abayo mcn ilahey haku fududeyo qali dumarey🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💞💞🛍️🛍️🛍️🍼🍼🍼
@ugbaadbeauty880
@ugbaadbeauty880 3 года назад
AllH Hakula Garab Galo Ducaan ku Hareer DHigay wllshy qali🤲🤲🤲
@marwadiidanjiraha6535
@marwadiidanjiraha6535 3 года назад
Amaleey illahay waxankaga baryayaa inuu nabada kugu kala keeno hbbt ❤ wankuso ducaynayaa
@aminaali2052
@aminaali2052 3 года назад
Abaayo ilaahay hakuu fududeyo ubad qeyr qabo alle haku siiyo
@isaaqibrahim3284
@isaaqibrahim3284 3 года назад
38xaaskeyga ku dhashy 27/12/2020 mrka alh kuusaqiro wshey 🙏
@munahappyofficial6578
@munahappyofficial6578 3 года назад
illahay haku fududeyo xppti insha Allah dhip arki maysid my Quen Amaal jeele💝😍
@faraxcumar5854
@faraxcumar5854 3 года назад
Alle haku caafiyo abaayo adiga iyo cunugagana adigoo nabada qana inaad solabatan ayan idin rajeyneynaaa insha allaaah
@iqriinahjahaara8560
@iqriinahjahaara8560 3 года назад
A boy ilmaha marna wey nuxsadan marna waqti badan ayeyna nuxsanin aniga sidas uga cabsan jiry lkn waa cadi abyo iney jirkaga sukarta ku yartahy aya laga yaaba cabitanada sugarta leh badso sida mango allah ku fududeyo abyo
@zackiamal2212
@zackiamal2212 3 года назад
Amiin mcnto ❤️❤️❤️🤲🏼
@mizer9312
@mizer9312 3 года назад
Aniga 37 week ku dhaley gabar dhaley nuxsigeeda yaraa alhamdulilah anagoo cafimaad qabno alle noo fududeyey. Inshallah adne abayo Allah ku kale keeno idinka cafimaad qabo.
@lastqueen2501
@lastqueen2501 3 года назад
Wllhi foool ciyaar ciyaar maha an maqli jiree ilaahey intii wado hau fududeeyo😭😭😭
@sammie1163
@sammie1163 3 года назад
Alle ha kuu sikhiro abaayo alkecha kuu yasiro aamiin.
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 года назад
Aboowe qosolka iskadaa ad ku jirto acuudubilaahi. Xaskaaga u ducee. Nolosheedu wa 50/50 Adne qosol uun wadaa. Waxn umalayna? Inaba ogayn in xaskaaga lo ducayne. Cajiib wlhi😭😭
@shushuu7912
@shushuu7912 3 года назад
Walaahi qof maray foosha iyo culayska iyo murugada haysata gabadhkasta oo xaamila dareemaya noloshaadu waa 50/50 waa run aniga ayaa ku qiray walal ilaahay haw fududeeyo qosol mayaal meesha
@meymoonahmed9604
@meymoonahmed9604 3 года назад
Idil ismaacil horaa loyiri nin haben oo raxaysanayo ayo ilmaha dhala lkn dhabdha ha dhibatada maraan nin natgiisa ma dhimato Somalia hore u shegtay
@qadanqalaanjohassan8392
@qadanqalaanjohassan8392 3 года назад
Laga yaba inuu hoosta ka murugayisanyahay iyada ayuu qoslka niyada igu dajinahya waa ilmahii u horeyey labadooduba way murugonayaan wayina baqqanayaan
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 3 года назад
32weeks ayan ahay iso duceya inu alle iifududeyo fosha amalay abayo allaha ku fududeyo adigana
@maryanmaxamed2256
@maryanmaxamed2256 3 года назад
ilahey ha ku fududeyo abyo afar indhod abshir i.a
@fatumacllahihajji2128
@fatumacllahihajji2128 3 года назад
Abayo alle hakufududeyo
@hodaniishamoha9996
@hodaniishamoha9996 3 года назад
Allaha ku fududeyo
@craxmaanmaxamadckariim3479
@craxmaanmaxamadckariim3479 3 года назад
ilahay hafududeeyo masaakiinta
@falismohamed6474
@falismohamed6474 3 года назад
Alla haku fudadayo abyo
@adnabarqadle651
@adnabarqadle651 3 года назад
Allah ha kuu fududeeyo adiga iyo baby oo nabada qabo inshallah
@ilhaammahamuudbt5803
@ilhaammahamuudbt5803 3 года назад
Amal abyo afar indhood oo Abshir ah insha allah ani 36 week ayaa ahay xanun yar yar aya iqabanayay dr aday waxee I saren kunbiyotar waxe dhahen mareg aya ku jirto cunuga waaa ina kufolinaa haya dhahay 8 sac ayaa fulanayay kadib neh qalin ayee I diyariyeen alx alle haku fududeeyo abyo
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 года назад
Mlgu qalay 36weeks meqa bil wye
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 года назад
May Allah make it easy for you sister put your trust in Allah sometimes these nurses would stress you out I’m a nurse as well but aniga Alhamdulilah I gave birth a week ago twins labo will oo cafimad qabo Alhamdulilah, Alhamdulilah 💙
@daganlovehoyofatima1203
@daganlovehoyofatima1203 3 года назад
Masha Allah me to I give birth almost 2 ago 12/22/2020
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 года назад
@@daganlovehoyofatima1203 manshallah sis I’m proud of you
@iqraofficial6872
@iqraofficial6872 3 года назад
Xabibti insha allah ilahay haku fududeyo qosulkaga ubahanahay waxa rabna adiga iyo babybika in ad naga qosulsisiin 😘😘
@Fadimamhd__
@Fadimamhd__ 3 года назад
Abayo waxas waaa adi midna was unoga wadnihesa midna waxa lafirina fusha just control lee waye niyada kheir usheeg and 38 weeks waaaaa normal coz the baby ist full developt
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 года назад
Fool xanuun waye wlh ilaahow ku fududeey afar indhood oo abshira inshallaaah
@umuabdirahmanchannel3169
@umuabdirahmanchannel3169 3 года назад
Abayo ale haku fududeyo insha allah wad dhale ado nabada nunahana nabad ale haku ku keno 🤲
@kowsar39
@kowsar39 3 года назад
😭😭 Allaha ku caafiyo 🤲 ilmo ❤️❤️ wanaagsan
@farhanmoh4194
@farhanmoh4194 3 года назад
Allaha haku caafiyo wallshay Marka Adiga iyo ilmahaada allaha ha Idin kalakiino
@sadias2
@sadias2 3 года назад
Ilaahay caafimaad haku siiyo adiga iyo babieska ilaahay hakuu fidudeeyo
@imansweet114
@imansweet114 3 года назад
Masha AllH Alle Haku FududeeYo Wllo❤️
@maryanyusuf4911
@maryanyusuf4911 3 года назад
Ilahey hakufudueyo amaley aniga bil ayan dhalanahay dadna waleydiiday kaligey ayan dhalay fool iisi Maahan ilahey ha ufududeyo inta xasmilada ah
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 года назад
Abayo dhaqatirta dhan isku mid mahan qaar a jiro hal qof lagu ogolyey kuwas aaa raadsadey ani
@fartuundeeqofficial4515
@fartuundeeqofficial4515 3 года назад
Alle haku fududeeyo walashey adigo iyo nunahaga cafimaad ku nabad gala
@hafsasalaad532
@hafsasalaad532 3 года назад
Ilahey haku fududeeyo abayo Mcntoh❤🙏🏻
@ugbaadbeauty880
@ugbaadbeauty880 3 года назад
Allh waxwalba hakuu dhib yareeyo🤲🤲❤
@monaabdilahi8030
@monaabdilahi8030 3 года назад
Alhamdulilah Alle haku cafiyo amaleey Allena foosha haku dhib yareeyo
@asmaakulmie5930
@asmaakulmie5930 3 года назад
Ilaah haku soo fududeeyo mcn bdny adoo nabad io asoo nabad ah alla ha idiin kala keeno🤲🤲💯🩸❤🇸🇴
@maryanahmettomarsuugani3770
@maryanahmettomarsuugani3770 3 года назад
Allah haku fududeeyo abaayo
@anisomohamed7639
@anisomohamed7639 3 года назад
Allah ku cafiyo xbbti alah kugu fududeyo 🥺😭
@khadrahasan4430
@khadrahasan4430 3 года назад
Alle hakuu fududeeyo insha alaah dhibyaraan ku dhal ilma caafimaad qabo adoo caafimaad qabo
@safamohamed8425
@safamohamed8425 3 года назад
Abayo mcn quick shifa heesti neh iskadaa walhi u r pregnant 🤰
@fearlessgirlfearlessgirl5777
@fearlessgirlfearlessgirl5777 3 года назад
Ilahay haku fudaydiyo abayo inshallah laba indho is eega 🤲🏾🤲🏾❤️
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 3 года назад
Alle haku fududeyo abayo ubad kheyr qaba oo aadku indha qabowsatidna rabi haku siiyo
@hibotliibaan8753
@hibotliibaan8753 3 года назад
Ilaahey hakuu fududeeyo wlashey ❤❤
@nastedave9842
@nastedave9842 3 года назад
Zaki qosol igu dile "iyado dhale horta wax macunee aa ladhehe" kulaa "waa cunee naagtaan" 😂😂😂
@farax0213
@farax0213 3 года назад
Alha kuu fududeeyo wllshy mcn
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 3 года назад
@@farax0213 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-wmWYfxV7Ff4.html
@hodanmuumin1410
@hodanmuumin1410 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amiinmedia1609
@amiinmedia1609 3 года назад
@@hodanmuumin1410 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-DDBMS6XZ4KM.html
@iqlaasomar436
@iqlaasomar436 3 года назад
Ilahay haku fududeeyo fosha walshay macaan Insha Allah afar indhood o nabada ah
@birqaayehassan1815
@birqaayehassan1815 3 года назад
Ilaaheey hakuu fududeeyo I.a
@princess9205
@princess9205 3 года назад
Anigaa u horeeya maantay😂 Allah ku fududeyo abbayo Insh allah.🙏
@quruxsan3304
@quruxsan3304 3 года назад
Adne allah kufududeyo abayo 😂😂
@sagalgedi5682
@sagalgedi5682 3 года назад
Ilaahaye ku caafiyo aamiin yaarabe
@rahmayusuf9377
@rahmayusuf9377 3 года назад
illahey hakuu fudu deeyo wllshey mcn
@zandarellaaded4247
@zandarellaaded4247 3 года назад
Wllhi wakula ooyey marka ilmeysay😓😭😭😭
@ikraanabdiaziz5313
@ikraanabdiaziz5313 3 года назад
Ilaahey haku fududeyo abaayo nabad Allha idin ku kala keeno
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 3 года назад
May Allah make it easy for you sis🤲
@shafkacade6196
@shafkacade6196 3 года назад
MA JECESHAHAY NABIGA SCW SUBSCRIBED iISAARA 😭😭😭✔✅🤲🤲
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 года назад
Masha Allaah ALLAAH nabad haku keeno baby gà insha Allaah wan sugayna cafimad labadinaba ALLAAH ha idinku kala keeno
@naciimoofficial
@naciimoofficial 3 года назад
Asxabta sharaftale subscribers like ta igucaawiya aduunkaa laguyahay walal walalkeygiiyoow hal subscribers maa iladhafaysaa hadada icawin yaa icaawinaayo 😭😭💯
@phatimalucky3557
@phatimalucky3557 3 года назад
Subscribe isaar wll
@fatxiabdikariim216
@fatxiabdikariim216 3 года назад
Abaayo alaha kufusudeeyo insha alaah
@shamsoceydiidchannel2273
@shamsoceydiidchannel2273 3 года назад
illaah haku fududeyo hadey waqtigoda tahay salaamo inshaa allaah🤲🏻🥰
@radiahersi5319
@radiahersi5319 3 года назад
Insh'Allah I hope all go easy for you and your baby arrive safe 💖
@rahmashukri9476
@rahmashukri9476 3 года назад
Allah ku cafiyo Abaayo mcn
@anisa9383
@anisa9383 3 года назад
Make sure they don’t put you on C-section sister sometimes they Make you stress for nothing.!
@hodanismail966
@hodanismail966 3 года назад
There nothing wrong with C-section and if the midwives and doctors see the baby being distress and heart rate is dropping, they have no choice but to safe the baby and the mother. 💖
@sahraomar3731
@sahraomar3731 3 года назад
Gxghppo is
@nadianadia4492
@nadianadia4492 3 года назад
@@hodanismail966 nothing can be safe when you had a c-section it’s always the worst hope she delivered normal...
@Joyqouting
@Joyqouting 3 года назад
Ilahah haku fudeeyo sister, usually bilaha u danbeeya waxa lagu waaniya hooyada in ay yara soc socoto si dhaqaaqa ilmaha hoos u sii dago, diyar camal😊beautiful days mashalah
@xamdimuxumadahmed1512
@xamdimuxumadahmed1512 3 года назад
Abaayo ale hakufududeeyo abaayo mcn
@bashkayoung7330
@bashkayoung7330 3 года назад
Allaha ku fududeeyo wlshy mcn allaha ku nabad keeno nuunaha insha alah
@feyzuualiofficial3834
@feyzuualiofficial3834 3 года назад
Alha waxn kaga barya ino aha ku fudeyo🤲🤲🤲❤
@sagalsagal7528
@sagalsagal7528 3 года назад
ilahy hakuu fududeyo washy afar indhood ilhy hakaa dhigo amin yarabi
@geenyofaysal4783
@geenyofaysal4783 3 года назад
Abyo illhy haku fududeeyo nabad allha kaga keno cunugagaga barina rabbi hakaga dhigo
@mawamohamed3042
@mawamohamed3042 3 года назад
ilahey haku cafiyo🥰✌️
@hibaaqgurxan4615
@hibaaqgurxan4615 3 года назад
Hdiiba qolka lagu galiyay waad dhalin insha Allah Allaha kuu fudu deeyo anaa hda saas cidlo uugu dhalaye wlipa anoo uguba sidaada oo kle 💕😢
@muslimmumin7737
@muslimmumin7737 3 года назад
Waan dhalayaa ayaa la.soo duubayaa bilaa akhlaaq
@aishasaciidrashid
@aishasaciidrashid 3 года назад
Allah hakufududeeyo abyo mcnto 🤲🤲😭♥️♥️
@nimcomuhamoud5287
@nimcomuhamoud5287 3 года назад
Illhy cafimad hakugu kala keeno sisy adio ilmaha yar 😗
Далее
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 2,9 млн
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Просмотров 51 тыс.
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Просмотров 289 тыс.
Wajiga madmadowga leh iyo faidada Eucerin  cream
10:20
على بياض - يوسا (الحلقة كاملة)
1:07:43
How I Met My Wife (our story)
17:40
Просмотров 1,6 млн
ninkeyga Ayaan xadaa ?...
22:01
Просмотров 60 тыс.