Тёмный

Itoobiya oo ka hadashay cabsida ay ka qabto dagal ka dhaca gobalka Geeska Afrika, diyaargarow dagaal 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Itoobiya oo ka hadashay Cabsida ay ka qabto dagal ka dhaca gobalka Geeska Afrika, Diyaargow ay soo bandhigtay.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@abdiabshir4660
@abdiabshir4660 9 месяцев назад
Somaliyeey midooba oo dalkiina iyo jiritaankiina difaacda ama gumaysiga iyo Somali dad la dhaho aa jiri jiray diyaar u noqda.. Soomaaliya hanoolaato Allow badbaadi oo midee umadaan Soomaaliyeed..
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 9 месяцев назад
General Siyad Bare, General Caydiid, General liiqliiqatto, etc ayey meel dheer ku hubsadeen
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
Siyaad bare idinka riday isagoo saqo fican idin wada somali maryooleey kkkkk
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh 9 месяцев назад
Liiqliiqato qoraa wax ka qora taariikhda soo ma'aheen? Ma'ogeen inuu generalyahay laakiin sanadkuu ahaa general?
@drgarad
@drgarad 9 месяцев назад
@@mohamedmohamud4316 Asagoo shaqo xun wado dheh, burburkii ninkaa baa u sabab ahaa.
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 месяцев назад
@@drgarad hoyada wse waa ninki ethopiya meel naaga saray sacadan ayaga nahaysaan laha Duliyahow😎
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 8 месяцев назад
​@@mohamedmohamud4316hhh ninkii garba case 80 ka nin ku dilay maanu ahayn ee wax ba samayn doqon yay
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 9 месяцев назад
Ethiopia is creating artificially tension in the region and asking for a slap
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 9 месяцев назад
If Ethiopia call it's self as Black Lion, we the Somali nations call ourselves as Red Lion 🦁
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 9 месяцев назад
We are Barbary lions
@superfun1819
@superfun1819 9 месяцев назад
😂😂​@@abdihakimaliisse3607
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np 9 месяцев назад
Hadaan nahay somali foodada waanba kahelnaa dhiigeena ku shaqeeyo❤
@BashiAli-w8p
@BashiAli-w8p 9 месяцев назад
Allah ciil badanaa anaga kii dhisnaa ayaa shirqool iyo kala furfur Lagu hayaa. Xassan wuxuu dhahay ciidan xoog badan looma baahna booliskaa dhaqada qabanaaya.
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 9 месяцев назад
Emaratka wa yahuud ,ethpiana dakadaha waqooyi ay rabta🇸🇴💔🥲
@Ibnunucman
@Ibnunucman 9 месяцев назад
Subxaanallah Alxamdulilaah Allahu Akbar
@nuurali1245
@nuurali1245 9 месяцев назад
Imaratka hakaa waalo Ethiopia...walee waa jiri jirtaa lagu sheekeysan ..
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 9 месяцев назад
Isagoo Tigre iska celin waayay 😂😂
@Abdinoor51
@Abdinoor51 9 месяцев назад
itoobiya ha burburto ilaahay idamkii
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np 9 месяцев назад
Warkaas warbaa uga dambeyn doona😂 hadaannahay Somalia 🇸🇴 ciyaar ciyaar ma qaadano
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 месяцев назад
War xasan sheekh inagatuura oo madaxweyne difaaca wadanka bal fiiri ethiopia dan daansi bay wada oo soomaali un bu hunguriyeyna ya cadowgu
@HassanaliGedi
@HassanaliGedi 8 месяцев назад
Mashalah
@ahmedsiyaad9387
@ahmedsiyaad9387 9 месяцев назад
Ragga loo dan leeyahy ha is diyarseen Somaliyeey maxan sugaynaaa
@Ahmedhassan-zd1wp
@Ahmedhassan-zd1wp 7 месяцев назад
Ethiopia SOMALIDA AYAY LEEDAHAY JUUSHKA africa ayaan ahay. Anagay Nawaabbsanaysaaa Sida dhabtaaa!! Waan iska Difaacaynaaa wadankeena waan Difaacanaynaaa insha Allah
@abdillahi.kayse76
@abdillahi.kayse76 9 месяцев назад
Turkey 🇹🇷 Hub Hnasiiso Sidaan Xal Mhe Inta Annagy Nagu Dhaga Hadlayan
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 9 месяцев назад
Soomaali iyagaa isku xoogwayn o isku maqan qabiil qabiil sidii basasha Usu Kala dhilaya , codowbadan aynu lahayna waan iloownay , Allah ha soo hadeeyo soomaali Oo danteeda ha karansiiyo
@ibrahimgas885
@ibrahimgas885 9 месяцев назад
waxay itoobiya qarinaysa dhibatada baaxada leh oo ay dhex dabaalanayso iska iloow diyaarad ku waano qaado israel F16-F35 waxa dagaalama niyad iyo ciidan diyaar u ah abiy wa nin xanuusan
@AadanCabdi-cq5wt
@AadanCabdi-cq5wt 9 месяцев назад
Abu dubai uadeegaha kaalada
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 9 месяцев назад
Ayaa dilaaya oo cadaw ah Ethiopia gaajo ayaa dilaaya ee ciidan uma baahna gaajada ayaa Ethiopia ugu daran oo burbur ayry ku dhawdahay
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
Kkkkkk ma naxday intaad 32 sano irir shamaale iyo daarood ku heysay kkkkkkkkkk
@SalimsalaxSalim
@SalimsalaxSalim 9 месяцев назад
Anagana waxaa inoo jooga dowlad iyo mucaarad xiidanka dalka aan rabin maamulo aan ofoleyn mideynta ciidanka militeriga iyo difaaca cirka soomaalida ayaga ayaa cadaw iskuah runti waa xumaan iyo isnaceyb ladhexdhigay odayo waqtigooda dhameystay ayaa dhalinyarada iskuleeynaya wali caqliyadii 1900 kii wata war dalkeena cadaw ayaa kuxeeran inaad adinkana cadaw kusii noqotaan adinkaa dalka iyo dadkaba duleeyay qabiilna dowlad madhisee umad wadajirta ayaa dowlad dhista
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
Kkkkkkkk hada lee bilowdaye Dagaalki qabiilka irir shamaale iyo daarood face two qaali
@SalimsalaxSalim
@SalimsalaxSalim 9 месяцев назад
@@mohamedmohamud4316 sxb taasi caqli inooma ahan dagaalkan waxaa wata odayo waqtigooda dhameystay dalkeena oogatagaan dhibaato iyo dagaal aan dhamaad laheyn hadeynu minka kagalahortagin wadaniyad midnimo dhalinyaro ileen kuwa mustaqbalkooda iyo dalkooda aylumiyaan waa inagee irir wax layiraahdo majiraan waa kaar uudoonayo geele inuu kusii huriyo iskulaayo dhalinta soomaaliyeed
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 месяцев назад
ilaahayow naga qabo ethiopia iyo isaaqa dabada kuwata ee soo hogaaminayo
@ayaninadee176
@ayaninadee176 9 месяцев назад
Waa mukulaal ee haka cabsan waa cuneynaa hadey nasoo raadsato
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 9 месяцев назад
Ethiopia's people are Oromo and the Oromo are fighting
@83587
@83587 9 месяцев назад
Carab Falastiin ayagaa gaday hadane Soomaiya in ay gadaan ayey rabaan ee hishiiya oo qabyaalada iska daaya
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 9 месяцев назад
Allaah ha jabiyo cadow ga umada somaliyeed dhamaantood ba
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
Inuusan ku imaan adi lee baa bah😂iska dhigay maahoo kkkkk
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 9 месяцев назад
Wa shekada yuhuuda oo kale lkn Somalia ma aqbaleso dan daansi
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 9 месяцев назад
Ilahow umada somaliyed jabi cadawga umada somaliyed
@ayaninadee176
@ayaninadee176 9 месяцев назад
Waa booto yaa ja dhegeysanaaya. Geedka Africa iyagaa dagaal wada. Wax ay awood leeyihiin ma jirto waa hadal Israel oo ka xoog badan waa la cuney.. wir lee nasoo aad EEY
@Puntland1
@Puntland1 9 месяцев назад
Aby wa Habar dhali wayday aleelo ku walatay. Fatabkhdan waxay ku tusaysa JILICSANANTA MANTA ITOBIYA. Iyadi ba burbur ku dhow.
@nasirmuuse3396
@nasirmuuse3396 8 месяцев назад
Ok
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 месяцев назад
Darood iyo Hawiye 2da somali ugu xooga wayn hadday heeshiyan wax wLba waa gaari karna 2daa Reer illahay Ha mideeyo hadday midowbaan waa somali oo midowday 🇸🇴❤️
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 9 месяцев назад
Sidii dumarka ayay kolba isku dudaan midba midkan kale siduu u ximinayay ayaan qayrkeen ka harnay. In miis Sifiican looso wada fadhiisto oo waxa laysku hayo runta laystaabsiiyo ayaa lagu dhisan karaa dawlad heshiis lagu yahay oo cadaalad leh
@MohamedIbrahin-lp1bl
@MohamedIbrahin-lp1bl 9 месяцев назад
Hawiye 2006 jabiyay Lkn daarood sheeg meel uu Ethiopia ku jabiyay
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 месяцев назад
@@MohamedIbrahin-lp1bl Shubadi ku dhashy wze Siad barre yuu ahaa 1977 kii jahilyahow
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 месяцев назад
@@Shdvbwyromnqcapejlfizxk shbow Dir sanadkaan awood malaha ciise jabuti baa faransiis baa idinku mamula isaaqna hhh sida loo galay waa aragty 600 maxabiis ah laga haysta Hubkooda 11kare iyo 4zuu iyo 5bebe laga furtay mrka waxba iskuma haysiin 🤷🏽‍♂️
@NasraWaissaden
@NasraWaissaden 9 месяцев назад
Reer Djibouti hadan nahay éthiopien maaa iman donane zeillllllla
@Puntland1
@Puntland1 9 месяцев назад
Zaila ma Djabouti ba leh mise Somalia 🇸🇴 warya ha nagu so xad gudbin.
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 9 месяцев назад
Miskiin. Cida lala hadlayo ee weerarka ah waa masar. Badda cas horaa looga hadlay.
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 9 месяцев назад
Bari ama galbeed hala fahmo Somalia iyo masar Eritrea kuwa igu la soo yaaci doona itoobiya maba aaminsana wax la.yidhaahdo eritrea.
@AbdixakinMohamoud
@AbdixakinMohamoud 9 месяцев назад
Rabbiyow naguulee aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 9 месяцев назад
Guusha xaqee kuu joogtaa hasan munaafaq ayaa madaxweyne kuu ah oo ciidamadii qabiil qabiil ka dhigay..
@bulxaxofficialchannel9954
@bulxaxofficialchannel9954 9 месяцев назад
AWOODAS MAR AAN IS KALNO AYUU FASHILMAA SIDA ISRAEL UFASHILMATAY WAR AWOOD MALAHAN HA NOO BUN BUNIN ADNA
@axmadcali950
@axmadcali950 8 месяцев назад
😂😂😂xuqur ambasa 😮😮😅
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 9 месяцев назад
Soomaali iyagaa isku xoogwayn o isku maqan qabiil qabiil sidii basasha Usu Kala dhilaya , codowbadan aynu lahayna waan iloownay , Allah ha soo hadeeyo soomaali Oo danteeda ha karansiiyo
@MahamedAli-s1p
@MahamedAli-s1p 9 месяцев назад
Ethiopia oromo waa la wasaaaa
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 9 месяцев назад
Cadawgeena buun buunin ha u samayn si kastoo ay awood u leeyihiin waxba tari mayso anagu muslimiin ayaa nahay ilaahay ayaa garabkeena ah
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 7 месяцев назад
Ethiobia 1977 dawaco ayaan ka soo saaraye libaaxa madoow xagee yimid
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 9 месяцев назад
Tigree ayaa kaadsg wakii loose gurmaday imaaradka tplf tigree
@sahromahamud
@sahromahamud 9 месяцев назад
Illaaheey Afrika Ha Badbaadiyo. Markaan Imaaraatka Ayey Soo Dhoweysteen Shaqadooda Ayuu Qabanaayaan Oo Somaliya Ku jirdo ITopia Caqli Malahan Hadey Khaliijka Soo Dhoweysatey Soo Arka Waa Waa Jab Iyo Naasa. Brel.
@superfun1819
@superfun1819 9 месяцев назад
Ragga Somaliyeed😢 xaage maraysa see dareeme. 1991 Melez Zenawi dagaal ku qabsaday Ethiopian. Meesha 1991 usc Muqdisho ka eeriday dawladda siyaad barre 5 kollaha sare Hawiye dir darood. Aheed Snm qayaano aay laa galeen haila zalasa oo aheed somalia wakala jarayna somalia galbeed idinku heesta . Somalia galbeed Hawiye karane HAWIYE xaskuul Hawiye shikhaal ujejen Abgaal daaga GABOOBAY Dir gadsan ciise Gadabuursi isAAQ DAAGA DAROOD ABSAME OG JIGWAQ GARI KOMME DHULBAHANTE MJ .DAGAA SOMALI BANTO WAA DAGTA. HADAA WAXAAS MUQDISHO HARGEYSA MARKAY ARKAAN RAGGA JOOGA MXY ISDHANAN. MAH MAH WAXAA JIIRTAY SIYAAD BARRE YIRII NINKA RAGGA HADU KUFUU WAA IN UU KAACA . ANIGU DUMAR WAXAA IDIN LEYHY RAGGOW KACAA. HADI KALE DUMARKA SOMALIA RAGG AJNAABIGA HA AROOSEEN DAYAA . HOOYO KASTA JECEEL WIILKEEDA DAL QUWAAD LE KASO JEEDO😅. ETHIOPIAN MASAR TUUSE ALAABTAN ABIY AHMED MAZAR MARKU THY AYAA DHOOLA TUUS LATUUSAY😅😅
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 9 месяцев назад
Somalia kama hadal qabiilada dega adeer ogadenia dadka aad sheegtay meel ay Ka degan ma jiran karanle ito xaskul hawiye iyo waxan aad tirinayso
@SNAcomando
@SNAcomando 9 месяцев назад
Waxas waxba noga qaadi mayan ethopia waan ku aadna hubkas ay wadato waa mid aan.ka furan donno waa dad fuley ah wlh geysinimo ayey ubahan tahay dagalka somalia hadey so werarto wlh waa marka ay somalia oo dhan ay hashi lahayen Ethopia waan.ku aadna horey usoo socda dheh
@burhan348
@burhan348 9 месяцев назад
Ciidanka itoobiya waa ciidanka ugu jilicsan qaarada afrika hadii la helo rag ku dagaalamaya mabda,à hadafna leh wa. Ayo ciidank itoobiya waa kala qoomiyado midkastaana wuxuu u arkaa cida talada haysa ineyna umadiisa matalin mana doonayo inuu u dhinto
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 9 месяцев назад
Dalkey kow iyo dad keykow indhaha fura aqliga ka shaqey siiya maxaa dal keena ka damac sanahay aduun kii kale is harowsi iyo dhoola tus ayey ku jiraan
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
Hada lee bilowdaye face two Dagaalki qabiilka irir shamaale iyo daarood nooh maxaa ku daray somali maryooleey kkkkkkkkkkk balo idin dartay
@hashimkhlida4769
@hashimkhlida4769 9 месяцев назад
War libaxa haleyska jiro
@Caalim267
@Caalim267 9 месяцев назад
Itoobiya wAa tii markii hore is ku keen hubaysay imikana bada qasab inagaga rabta
@CcasiisShidiin-xq2cu
@CcasiisShidiin-xq2cu 9 месяцев назад
fulay
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 9 месяцев назад
Yausheega inaysanjirin waqtigan dagaladi hore eataqanen ayjiran kuwocasriya anay quwadaha subur bawarka iyo koxaha jamhaduhu kala adkan xiligan inobilow wakusugayna aby
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 9 месяцев назад
Aby waxasodhan wuxu ulajeday sababta cunaqabataynta hubka lagaqadayo somaliya wuxuraba uguyaran besha calamka inukucadadiyo inlacadado hubka somaliya yelankarto awodacirkana lagagabiyo mida itobiya sida israel iyo carabta okale wanamida UK omasixiyinta calamka kawakila durba sojedisay inhayad garalosameyo qandaraska hubka iyo cadadjisa waxaso hagardamo ah wanuognahay cadawguna xasan shiq buu uxushay fulinta ajandayashoda hagardamo esomaliya
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 9 месяцев назад
Ethiopia wax kaare ah ma haysato 20 kaare intii kale waxaa cunay tigree ehiopia cidankeedu waa oromo dagaalna mayaqaanaan
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 8 месяцев назад
Soomaaliyey tolo waa maalin aan lagaranayn iyo maalin aan kagaadhayn.
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 9 месяцев назад
Ethiopia way burburaysa
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
Kkkkkkk villada xamar miyaa baabineyso kkkkkk
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 9 месяцев назад
​@@mohamedmohamud4316adigu itoobiya ma difoose ayaa u tahay Koleey Hawiye naceeb ayaa la ciyday Villada xamar Rag beey leedahay
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 9 месяцев назад
@@mohamedmohamud4316 xamar mahe ano ogadenia joga aya jecel inay burbuto xabishidu
@superfun1819
@superfun1819 9 месяцев назад
Yahu😢 Ethiopian Ilaahow burburin. Waa Africa muslim joogo
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
SOMALi MARYOOLEEY SIDEE DAREEMESIN INTADAN IRIR SHAMAALE IYO DAAROOD KU HEYSEEN 32 SANO kkkkkkkkkk BALO IDIN DARTAY UNUKAA LEH IGA DHEH
@ahmedarab5398
@ahmedarab5398 9 месяцев назад
Waxaas 1000 will oo Hg ayaa kufilan iska dhaaf Somaliye😢
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 9 месяцев назад
😂😂😂😂 Alla soomaalideena qalbiga ka nool nahay.
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 9 месяцев назад
Alshabaab bay iska ceelin lahayeen hdday wax samayn karan habar kintir 😂😂😂🐗
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 9 месяцев назад
Hasan munaafaq is watching
@user-bi4vq6qx9x
@user-bi4vq6qx9x 2 месяца назад
Ittiyoophiyaa,!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 8 месяцев назад
Dagaalada qabiilkaa nagu batay waa u baahahay dagaal dowladaha dariska sida Ethiopia.
@AmiirIsmailMohamed
@AmiirIsmailMohamed 9 месяцев назад
Dr abay waa diyaar garobay ee Somalia maxa u xal ah waqtiigan lajogo 🤔
@mohameddeck4390
@mohameddeck4390 9 месяцев назад
Waatii ay tplf adi qabasan gatey oo asiaas usoo gurmadey booto badnaa oo tsbar yeraa😅
@Puntland1
@Puntland1 9 месяцев назад
🤣😆🤣 been maha adis ba wax yar ku badbaday.
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 9 месяцев назад
Jini yuu la dagaal san yahaye Immaaradka iyo western country a genda hooda miyuu Geeska Africa ka fulin rabaa
@boolocadey4661
@boolocadey4661 9 месяцев назад
ILAAHAAY BAA KA AWOOD BADAN ETHOPIA OO NOOGA FILAN MAANTA WAAN U JILICSANAHAY .
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 8 месяцев назад
Majeerteen baa aminsan inay Awood leeyihiin ethopia ilaa at geeyeen villa somaalia
@adansaciid4360
@adansaciid4360 8 месяцев назад
War iska amus nacmleye 😢
@abicamarhassan3347
@abicamarhassan3347 9 месяцев назад
Dagaal xagee buu ku wajahan yahay ma soomaaliya mise waa cidkale sida Suudaan io masar ???
@bennemri595
@bennemri595 9 месяцев назад
Geeska afrika ayaa layiri kaliya waa soomaliya Iyo Eritrea, sababto ah sudan iyadaaba duntay Dan lagama leh
@Puntland1
@Puntland1 9 месяцев назад
Somalia manta bay ka khatar badan tahay. Shacabkeena ba hubaysan. Ilahow may 1 million oo ciidan ah haso diran inaysan qabsan karin.
@cumarsaciid9283
@cumarsaciid9283 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiwaahidYuusuf-wp3yv
@AbdiwaahidYuusuf-wp3yv 9 месяцев назад
Waxaas waa lasoo ridaa Anana so ridaayo 😎😎
@abdiqadirdahir2037
@abdiqadirdahir2037 9 месяцев назад
Garaad Jama Baa Ku Filan Bez siduu U Baaczado Ethopian
@hassanabdimohamedabdi9735
@hassanabdimohamedabdi9735 9 месяцев назад
Somalia fakar dagal o ay Itobiya kala hortagto ama u diyar garow waxa imandona amaba ka warqab hada ma hayno Mana iswaydinayno, bal se suashu waxay tahay lacala hadii Abii Somalia ku qaad qaado, imisa mamul goboled oo Somali ah ayaa dhanka Itobiya maridona oo la garab jogsandona hiil iyo hoo af iyo adin ah oo lagu qabsanayo dalkii hooyo Somaliya? Mida iswaydiintale aya taas ah madama madaxda mamul goboledyadu yihiin shaqale Itobiya halkas u jooga?
@gureey3185
@gureey3185 9 месяцев назад
Qabqablayaasha daarood hawiye isaaq arka itoobiya iyo waxaad ku mashquul santihiin?ileen somaliya idinkaa baabiiyay
@user-bi4vq6qx9x
@user-bi4vq6qx9x 2 месяца назад
Hee
@CcasiisShidiin-xq2cu
@CcasiisShidiin-xq2cu 9 месяцев назад
Ish fulay abiyi ayaa ka cabsan
@mahadow
@mahadow 9 месяцев назад
waxaa imaan doonta maalin Soomaali walba oo dilay walaalkiis Soomaali ah ku shallaayo aheey maxaan maalintaas walaalkay u dilay soo maanta garab iima noqdeen? kuma tihid geesi dagaal sokeeye ee geesigu waa kan xuduudda dalkiisa difaaca
@BashiirAdeen
@BashiirAdeen 3 месяца назад
F
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 9 месяцев назад
Maxaa loogu buufiyey dayuuradaha calanka Soomaaliya ee baluuga.
@MohamedIbrahin-lp1bl
@MohamedIbrahin-lp1bl 9 месяцев назад
Awooda aad sheegaysaa mxay tahay Adaaba ethiopia u shaqeeya nio Hadaad wax u tarayso
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 9 месяцев назад
Dhulkii naga maqna ba gacantana so galayo wa harar iyo hawash
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 9 месяцев назад
😂😂marun😂mase😂been😂 run😂soomaaliya😢 haday😂siixoogaysato😂 itoobiya😂 ha is dhiibto😅 ilawshaha de-degga ah : waatan ladhoho: ma umulbaa ?😅😅😅1987م😂😂muddaa kasoowareegtay😂😂jihaad haloo diyaar garoobo😂, 😂ama dhoolo tus sameeya😂ama googarado😅😅soo xidhdha😅😅meeshaad😂😂gali lahaydeen😂yeelkiin😂😂😅😅
@sayid1148
@sayid1148 9 месяцев назад
Inta ay somalida horjoogaan danaystayaasha maanta ina matala ma midoobi karno lakin hadaan fahamno waxa ay yihiin waynu kakacaynaa ama kadanqanaynaa calooshood ushaqaystayaasha ina hor jooga ethiopia na waynu ubirdhigaynaa
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
AR QOLADI UNUKA LEH KA QARIYA IYO IRIR SHAMAALE 😂😂😂😂😂😂 oo labo kun askari ah isku keeni la kkkkk
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 9 месяцев назад
AK-47 ayaa shaley 2006-2009 lagala hortagey ilaa ay gaaraan in ay dhahaan qof aan hawiye aheyn madax kama noqonkaro somaliya. Marka Somalida xortaa Hawiye iyo Isaaq amxaaro waa ka adag yihiin.
@Puntland1
@Puntland1 9 месяцев назад
Hawiye darbiya Muqdisho bu ka adag yahay kkkk fatabkhda wa ku fican tihin. Isaaq hal rer ba kujira (Garxajis) iyagina waxa gumeyey kuwo Oromo ah.
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 9 месяцев назад
@@mohamedalihashi572 miyee DHUUSAYE kaga saartay lkn ma jiran tahy Hal DIYAARAD hadi lagugu soo weeraro maxaad ku celinee kkkkkk iska riyood waxas waa la idinku yaqanaye xataa somalidu oo dhan hadey isaso raacan iney san iska celin karin Ethiopian walhy
@Seeker0.1
@Seeker0.1 9 месяцев назад
Yasin 105 vs tank
@NimoYusuf-m5i
@NimoYusuf-m5i 9 месяцев назад
😂😂😂 fanbadana somali mey u hanjabaya 😂😂😂😂😂
@abdikariinibraahim3252
@abdikariinibraahim3252 9 месяцев назад
Wax ay qabankaraaan ba iska yar... Kolay manta somali isaga filan.. Hadii cuna qabatantiina nalaga qaday
@BashiAli-w8p
@BashiAli-w8p 9 месяцев назад
Ciidan xoog badan looma baahna .
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 месяцев назад
Soo raac maxaa iga galay shalayba waad la socotay cawaan noo faani xabashi isir ahaan ayaan kaga adagnahay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 9 месяцев назад
Ya Ka hadlaysa oo ledahay so raac shalayba Wa la socotay
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 месяцев назад
@@rock_diamond9475 waxaan la hadlay ruuxa xabashida iyo maamulkoda noo xayeysinayo balse shaqsi ma dhaafin
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 9 месяцев назад
Yuu baasoo ku dhaga hadlayaa m a.v shaydaan 😂😂😂 mise cid baa hoostaa uga qamuumyaysanaysa 😂😂😅
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 9 месяцев назад
Abiyu has recruited a lot of Oromo forces, no other ethnic group has 100 men in the Abiyu army, 10 Tigray boys are enough.
@tahriib8
@tahriib8 9 месяцев назад
Ho are you tiger
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 9 месяцев назад
Ethopia waa qaran jira Mashaa alaah
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 9 месяцев назад
Dr Abiy Ahmed Waa Runtii Taariikda ilaa iyo hadda lama sheegin Waddan ethiopia dagaal lagay oo ka guuleystay itooboya haday isu taqano "the Black Lione" Hon of Africa waa runteeda Waqti haadirkan majirto Awood hor istaagi karto itoobiya oo isracday geeska africa Waana Xaqiiq jirto
Далее
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 130 тыс.
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 130 тыс.