Тёмный

Jacayl Dhaxal Gala Part 2 

HOB FILMS
Подписаться 334 тыс.
Просмотров 91 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@saida-sagalharoun6888
@saida-sagalharoun6888 2 года назад
Masha waa filim aad u fiican... laakiin xayaysiis baad nafta nagaga jarteene
@rithwanofficialramadinho2306
@rithwanofficialramadinho2306 2 года назад
FILIM KII FILIMADA HINDIGINA WAANU ILOWNEY LABADAA QEYBOD wxaba lagama qaban karo Hob films keep going WALLOHYAAL o inoo sobadiya filimada nocan oo kale ah 😊✨
@muntahabcsalaan8663
@muntahabcsalaan8663 2 года назад
Asc
@muntahabcsalaan8663
@muntahabcsalaan8663 2 года назад
Waamiio
@nasirsaleban5874
@nasirsaleban5874 2 года назад
Filimka xayasiiska kadaaya fadlan aad Soo dhex gelineysaan halka hore filimka ka geliya
@ilyaasrambow863
@ilyaasrambow863 2 года назад
Filankan film wuu dhafeey walal tinimadu waa cajiib 🥰🥰🥰🤲🤲🤲🙏🙏🙏🤩🤩
@Aw003
@Aw003 2 года назад
Uga daNbay kooxdii waysoo noqo tay Hambalyo Hambalyo 🙉🧐💕
@relaxingandinspiringchanne1078
@relaxingandinspiringchanne1078 2 года назад
Cashadaa ay kudagdagtay uunbaan diiday anigu yaa iguraacsan sida kale waa good
@amalabdi1961
@amalabdi1961 2 года назад
Walal an kuu soodiro lacag aad ku tagto dhakhtarka hibaaqey waan ku jeclahay huuno
@abdisamadmohamed1629
@abdisamadmohamed1629 2 года назад
Hop films lkn daqiiqadaha filimka kordhiya oo ilaa 30:00 hadaad ka dhigtaan waa caadi keep going
@dauusdecorationofficial2471
@dauusdecorationofficial2471 2 года назад
Part 3 can't wait
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 2 года назад
Today am first dhman koxda hob films aad bd u mhdzntihin
@abdiazizmraage1654
@abdiazizmraage1654 2 года назад
Waaw waa flim aad umacaan walaahi waan ka helay ee hobflim ee dhamaantiin horey usocda
@user-hl7kr5sn4j
@user-hl7kr5sn4j 5 месяцев назад
@noloshadhabta904
@noloshadhabta904 2 года назад
Wlhi kaliyaha ana marmar igu kaca🙄aan ka hortage iso duceya ilahypa cfimadka bixiye
@ugbaadhanan8926
@ugbaadhanan8926 2 года назад
Alle haku caafiiyo wllo mcn
@nimcoizmail7753
@nimcoizmail7753 2 года назад
Woow msha allah
@abdisamadmohamed1629
@abdisamadmohamed1629 2 года назад
First waa filin aad ufiican runtiii hop films keep going👍👍👏👏👏
@abdirhmanahmed1804
@abdirhmanahmed1804 2 года назад
Waar khadar dabeecadaydii buu jilayaaye 🤣
@faatimomahamed9227
@faatimomahamed9227 2 года назад
mnshllh best musalsal hob films keep going 🥰
@abdirisaqabdiali2111
@abdirisaqabdiali2111 2 года назад
Qisada filmka ma aqaano lkn waa film aad u qiimo badan kp it up guys
@hamzekayse6151
@hamzekayse6151 2 года назад
War nio inta jaceylka iyo bani aadanimada macaane la soo dheereeya
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 2 года назад
Hindigii waa iLownay😍
@nuuhmohamedaden7328
@nuuhmohamedaden7328 2 года назад
Inanta Hipaaq baa Meesha Kala wadaa Mncha allh Keep Going god Bless You Wlllo
@maxameddarbadfilmsandvlogs3222
@maxameddarbadfilmsandvlogs3222 2 года назад
Keep going
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 2 года назад
Xayasiiska kadaaya walaalayaal waa ku badiseene😂😂😂
@haboonadan6003
@haboonadan6003 2 года назад
rudwaan actor in the best hop film keep going
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
Allow caafimaadka noodaa oo noosiyaadi adigaa awood badane
@Queennimco4735
@Queennimco4735 2 года назад
Wow hob films hore usoco film iyo badh🥰🥰
@awouchakram1442
@awouchakram1442 2 года назад
Inanku quruxbadana 😍
@asiaosman6748
@asiaosman6748 2 года назад
Say maansh alh nayaa
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 2 года назад
Daqiiqadaha filmka waa shaxaadeen ee hala kordhiyo. Mahadsanidiin walaalayaal
@caynashe.8886
@caynashe.8886 2 года назад
Niyaw hop films waxa jooga hablo quruxdooda aan ladhacay oo wada dhamaysa
@user-if9cz7dv8x
@user-if9cz7dv8x 2 года назад
Hoyii waxaan inaga cadsanaya filimada daadka intaad usogalisin hadana kala jaarayisiid nagadaya wa caadsi ❤💙🍂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😏
@finadgounje4818
@finadgounje4818 2 года назад
waar bal ku soo dhaqsada Qaybta kalana nio waan ku haystaa film khader and Ridwan Good legends 💯💯💯💯💓💞
@Bosspodcast-q6j
@Bosspodcast-q6j 2 года назад
film emotional.ah
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 2 года назад
Aktarishadu way indho macaantahay😍
@nuuhmohamedaden7328
@nuuhmohamedaden7328 2 года назад
Hop Films Kama Dhacdo Wllhi Fanproj Waan Idin Wataa Gar Iyo Gardarabaa
@nimcosagal27
@nimcosagal27 2 года назад
Best flim😍😘
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 2 года назад
Yes filmka Ck aya ku jire ninka filmka macaneya Drs filmka🥰
@memo9641
@memo9641 2 года назад
nola soo dhakhsada qaybta xigta ☹️noonasoo kordhiya daqiqadaha xalqada
@nuuhmohamedaden7328
@nuuhmohamedaden7328 2 года назад
Viva Hop Films
@yahyefarhan2736
@yahyefarhan2736 2 года назад
Filmka xayaysiisyada haloo soo koobo , hadii laga maarmi karana halagaba daayaba
@asiaosman6748
@asiaosman6748 2 года назад
Hablaha reer hargaysa waa hablo qalbi wanaagsan
@ameeradagan5534
@ameeradagan5534 2 года назад
Nio inanta xanuunsanaysaa maanay ahayn hebla waalaguursaday inantii kujirtay
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 2 года назад
Haa!a
@salmaabdallah4564
@salmaabdallah4564 2 года назад
Ku soo dhaqsada part 3
@faysamaxamuud1162
@faysamaxamuud1162 2 года назад
Wa filin fiican waan kahelay 🥰🥰
@maxamadyuusuf3506
@maxamadyuusuf3506 2 года назад
Nice
@xamdaqaaliaamin6949
@xamdaqaaliaamin6949 2 года назад
allaah na wada siiyo jcyl dhaxal gala
@shucaybahmed7120
@shucaybahmed7120 2 года назад
Aamin wll qlih
@maxamedaxmed4039
@maxamedaxmed4039 2 года назад
Ooy wewe meeeel dhanann💥😊💯
@queennalka9719
@queennalka9719 2 года назад
Waaw runtaa aad baan ugu heeystaa filmkan sabbtoo ah waxa ku jiro actor o aad aan u taageero keep going
@memo9641
@memo9641 2 года назад
1 coment 🥰🥰
@nuurayanlenuurayanle8692
@nuurayanlenuurayanle8692 2 года назад
Kaayarii media kama boxo caana manoqdo
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 года назад
Ma khadar dabeecada ma leh ninkaasi
@barwaaqoahmed2449
@barwaaqoahmed2449 2 года назад
Woow masha allah
@capdalejamaal6189
@capdalejamaal6189 2 года назад
HIPAAQ saxardiid angu TaGeRa
@nafiisa5542
@nafiisa5542 2 года назад
Masha allah
@eidaden7
@eidaden7 2 года назад
Film qurux bdan qaybaha danbe wanu sugyna
@hodanhargaisa7040
@hodanhargaisa7040 2 года назад
Kuso dhaqsda wll
@xaawocabdi2039
@xaawocabdi2039 2 года назад
Keep going kooxdaydi
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 2 года назад
Hop Filmez waxaa igu dambaysay marya madar io muna faysal ka shaqaynjireen riwayadihi hore sida tii jinka o aan kubartayba bishi 1koobad ee sanadkaas 2020
@ishwaaqapdishakuur9903
@ishwaaqapdishakuur9903 2 года назад
👆👆 qof 🖇️ in badan sugayay
@sawdaaxmed97
@sawdaaxmed97 2 года назад
Hibaaq shadh cas hady ku jirto milx wu leyahy😅🥰😍
@nasraahmed1601
@nasraahmed1601 2 года назад
Woow masha allha ruunahanti waankahelay filinkan intainkabadan nosiwada asaxabtayada sharaftalee 🥰🥰🥰🥰🙏🙏
@ifraaxabdikadir1991
@ifraaxabdikadir1991 2 года назад
Qof waan dawakhsanahay marku dhaho ka naxa wlhy xitaa haday film tahay 😪
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 2 года назад
Drka dhaan xiirka😂😂😂
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 2 года назад
Hhhhh😂😁🤣
@Boqran.official89
@Boqran.official89 2 года назад
Magaca gabadha malaba mise mid Ubax/hipaaq
@samiirahappyofficial557
@samiirahappyofficial557 2 года назад
Wlh waan sugi laayahaya xamaasad ayuu leeyahay
@sumayamaxamed3344
@sumayamaxamed3344 2 года назад
Wow
@almisvlogschannel1902
@almisvlogschannel1902 2 года назад
film iyo badh waanu kahelnay aad
@awoawnuh3297
@awoawnuh3297 2 года назад
Haaye hanagala habsaamina wlalayaal hore usocda
@Dcowlid
@Dcowlid 2 года назад
Imika labada habloodba ma Ubax baa la dhahaa?
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 2 года назад
Woow somaliland hore u soco dadkaygi
@munacascas4228
@munacascas4228 2 года назад
Ani wallhi biyo ma cabo waana shaqeeya Teeda kalena kalyaha ixanuuna marwalba kafib dhawr cisco ayaa bishaya yara caba oo isku qasba kadib waan yara fiicnaada
@finadgounje4818
@finadgounje4818 2 года назад
maalin kasta soo galiya
@asmamarwo108
@asmamarwo108 2 года назад
mashllh wan ku haysta filmkan
@kiikoofficial143
@kiikoofficial143 2 года назад
Wllhi wa filin qurux badan
@ilhaanqalanjo1952
@ilhaanqalanjo1952 2 года назад
Dadka dhan hadii eey wada ahaan la haayeen wlhi aduun xumaada ma jireen
@alilangotelangote7028
@alilangotelangote7028 2 года назад
Hore usoco qali
@Bulshaawimedia07
@Bulshaawimedia07 2 года назад
🥺
@isacksuugaani1235
@isacksuugaani1235 2 года назад
Walalaha qalbiga keep going 💪👏
@lulahmed7495
@lulahmed7495 2 года назад
😍😍😍film caadi maha
@mohamedkhalid3018
@mohamedkhalid3018 2 года назад
Noomaydaan nuujin in uu ka helay gabadha... iyo sababta uu u caawinayo toona
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 2 года назад
Aduu fahan tahee Manu caqlgagu shaqyanen
@mohamedkhalid3018
@mohamedkhalid3018 2 года назад
@@rahmamahamoud9257 Xogaa yar dag dag baa ku jira jira sheekada ayaan ka wadaa cabaar kadib markay is dhex galan inuu sidaas sameeyaa baa fiicnayd wll. Laba cisho ayuu baagiye ka iibsaday isagoo ku warwareegaya ama ka helayna maynaan arag kulankii sadexaadna sidii oo asxaab dhab ah la ahaa ama laysku dheeraabuu dhakhtarka u qaaday.. markaa qisada uunban yara saluugay waxa yara ficnayd dhahakhtarka ka hor inaan iragno isaga oo ka fikiraya isaga oo raba inaan jacay usheegto ama kasoo ag dhawaado. Kadibna fursada dhakhtarku sidaas ku timaad qiso ahaan...
@azmaryare1233
@azmaryare1233 2 года назад
Hop filims waxan idinlenahy masha allaah dad horumarkoda anu kufaraxno isha allaah ilaahay ha idunka xijabo wuxii xunba 💔💓❤
@Nagiibnaajo1
@Nagiibnaajo1 2 года назад
SHAQO WANAAGSAN AYAAD QABATEEN WAXAAN IDINKA SUGNAABA WAA PART 3 ALLE HA IDIN SHARFO
@haniahmed5490
@haniahmed5490 2 года назад
Ck caaankayg❤️😂
@fatxiofficial3208
@fatxiofficial3208 2 года назад
Wll laso dheree qeybta kle plz plz
@khadarzhimaali3131
@khadarzhimaali3131 2 года назад
Een Wax ayaan idin su. aalaya Horta Kooxdii hop filims Xagyka dhacdy Riwaayadihii iyo xarabooyinkii Ayso dayn jirty meyen Miya layskaga kala tagy Kiixdiiii Miyaaa
@alilangotelangote7028
@alilangotelangote7028 2 года назад
Part 5 awaye
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 2 года назад
Ma film baa mise xayaysiiis
@nuradinaugust2084
@nuradinaugust2084 2 года назад
𝐖𝐥𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐚𝐚𝐰 𝐧𝐨𝐬𝐨 𝐛𝐨𝐛𝐬𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐞𝐞 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐱𝐢𝐠𝐭𝐚 𝐰𝐧 👍👍👍 𝐅𝐢𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐥𝐰𝐚𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐨 𝐠𝐚𝐝𝐡𝐚 😂
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 года назад
😂😂
@yasmincabdi6424
@yasmincabdi6424 2 года назад
Agtarka filimka khadar ku wataaa keep goin
@maxameddhame878
@maxameddhame878 2 года назад
Prt 3 billz
@hibonura5422
@hibonura5422 2 года назад
Xayaysiska idnku ncy idnkna yreeya
@hindamahamud1817
@hindamahamud1817 2 года назад
Habeen walba noga dhiga
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 2 года назад
Inanta sxbteed hibaaq ledahay isna ubax see cml
@nagmanagmaa374
@nagmanagmaa374 2 года назад
Hibaaq magaceeda dhabta ah weeyi
@mariyajamacxuseen5554
@mariyajamacxuseen5554 2 года назад
𝗉𝖺𝗋𝗍 3
@aasiyojaamacaasiyojaamac9846
@aasiyojaamacaasiyojaamac9846 2 года назад
Xayay siiska naga daaya
@rakwansayyid
@rakwansayyid 2 года назад
24 : 05 jacayl jacayl ban dareemey ba
@azuuupdilaahi2131
@azuuupdilaahi2131 2 года назад
Wll kininkaas waa xanun ba biiye cudur laga qaada iska daaa xata Africa oo kaliya lagu isticmaala🥺
@halimoalisalah7124
@halimoalisalah7124 6 месяцев назад
Hindi wan uga maaraneY wlhi😅❤
@safiyajamac2051
@safiyajamac2051 2 года назад
Codka iska hagaa jiya
@maaidociisecilmi708
@maaidociisecilmi708 2 года назад
Xayeysiska naga daaya soona dhaqsada Mahad sanidiin 🙏
@ubahyusuf5678
@ubahyusuf5678 2 года назад
Legends😄😁
@hoododahir4125
@hoododahir4125 2 года назад
Kiniinka Akhtarka ah ee imika inantasi cunaysay Hablo ha cunina iska jira weliba habalaha iska jira waa khatar kiniinkasi
@azharmoha8029
@azharmoha8029 2 года назад
Inap ma dhayalsan karno
@minimama6599
@minimama6599 2 года назад
Hibaq mise ubax maxa lagu yidha wlo
@aasiyojaamacaasiyojaamac9846
@aasiyojaamacaasiyojaamac9846 2 года назад
Aad ku daraysaan
Далее
Jacayl Dhaxal Gala Part 3
27:24
Просмотров 95 тыс.
Jacayl Dhaxal Gala Part 1
20:33
Просмотров 105 тыс.
Rikaato Dumar Part 1 2020
25:00
Просмотров 90 тыс.
Jacaylkii Nasiibku Kabay Part 1 2020
17:37
Просмотров 108 тыс.
WEHEL JACAYL PART 1 HD 2023
29:56
Просмотров 64 тыс.
Damac & Holac Part 1 2020
23:55
Просмотров 106 тыс.
DAREEN JACAYL PART 1 FILM CUSUB.
25:00
Просмотров 332 тыс.