Тёмный

Jacayl Dhaxal Gala Part 3 

HOB FILMS
Подписаться 328 тыс.
Просмотров 94 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

3 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 191   
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 года назад
Filim ka maacaan oo aad soo dayseen ma garanayo oo aan ahayn dan iyo jacayl ♥️
@ayaanlemohamednourahmed2201
@ayaanlemohamednourahmed2201 2 года назад
Hal mid iga saxa inanta labada magac eed ugu yeedhaysan iska dhaafa hibaaq ama ubax mid u daaya siiba ubax🤗abihin cunee😉
@hamdamohmoud5649
@hamdamohmoud5649 2 года назад
Masha Allah wll hamze qalinle qisada afnan aadan film ka soo samee
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 года назад
Ubax quruxbadan mnsha allh weedhaheeda qurxoon la dhacey🥰🥰🥰🥰
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 2 года назад
Wxaaan ku daarsan lahaaa Inaanka actor ka ah jilistiisa ku noqda Inanta actor da ah she is best for her acting. Inaanta zxpadeed ah na wxa ay ku hadlayso wxaad mooda in ay sii ogthy sida wararka loosheegyo markaa waa in uu ku nqoda wax ku cusub oo kle . Inaanta wxaan ku hanbalyaynyaa qaybta ay geedka ku tiiraantahay waaa best acting iyo director ka labadaba⚘⚘
@salmaabdallah4564
@salmaabdallah4564 2 года назад
Wallhi anoo niyada ku haya ayaad soo galiseen mahadsanidiin hob flims❤️❤️🙏
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 2 года назад
Khadar shawayste waa legend wllhi keep going brather 😎😀😀
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 года назад
Rithwaan waa Aaafo kulhaaa Nin iyo Naag isku eekaday🤣🤣🤣🤣Sawtii dhoof ku qorshaysnaaaa
@aslixasanmaxamedasli1413
@aslixasanmaxamedasli1413 2 года назад
Keeep going hop films
@janogaleofficiall1046
@janogaleofficiall1046 2 года назад
Qof qudha comtiga iga so horeyey keep goin saas kule hore ugu socda
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 2 года назад
Am second person dhmntinba mhdznidin koxdayada hob films 🥰🥰
@ayuubsaalimmohamed9794
@ayuubsaalimmohamed9794 2 года назад
qaybta xigta soo daaaya ad baan uga helay filimkaan we love @HOB FILMS
@jamacabdilahi8980
@jamacabdilahi8980 2 года назад
Gabdhan yari ubax waa actorad caadiya anagayba jacayl hawada ah Nagu abuuri gaadhay very dangerous
@kingkoosaar7141
@kingkoosaar7141 2 года назад
Hibaaq mise Ubah anyway this is so sweet flim KP it up guys
@ilhaanf663
@ilhaanf663 3 месяца назад
Ani xataa waan ku wareeray. Hibaaq uuku dhahay instead of Ubax
@hamzekayse6151
@hamzekayse6151 2 года назад
Masha allah siday isku eegayeen ban jaceyl ka dareemayaba
@asiyasaleban6052
@asiyasaleban6052 2 года назад
Atoorahan aaan qoslayn baa yaa ila qabaaa 😂😂😂
@mubashirmahamud
@mubashirmahamud 2 года назад
Qisada flimku waa mlpoz Keep going 💫
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 года назад
Go’aankaa ah inaad maalin dhaaf uso gelisaan waa go’aan aad u fiican Imikaad u fikirteen sida raga😅
@ahmedcarabey2230
@ahmedcarabey2230 2 года назад
Horta markaad aragto laba qof ee is jecel oo aad is tiraa haday isku daba dhacday balaaya dhaxda uga soo booda caku jaceyl jah 😭😭
@ahmedshine6048
@ahmedshine6048 2 года назад
Wan murugoda kadib waxan xasuus in wxani jiliin yihiin😁
@hiboomar2469
@hiboomar2469 2 года назад
The best actors hope films waan idin wata
@nasteexoabdi154
@nasteexoabdi154 2 года назад
Mnzhallh wllayaal Aad Ban Idinku Bogadineyna Horomarkiina Wacn Ee Ad Gadhen Inta Iyo inkabadanba Wn Idin Rajeyneyna Wana Idin Garab Taganahy Illhy Idamkii🤍❣💞🙏 Lakiin Codsi Yar Wata In Leygala Simanyahyna Wa Suurto Gal ... Idinko Raaliya Xayaysiintan Noga reeba si Uu Filimku Tunbadiisu Noga kala Go'in🙏😁🤭
@africanoomahaz5896
@africanoomahaz5896 2 года назад
Isaqfurallh filim ki waaba filim hindi caadiya sida leysku qoorqooransnayo😂😂😂😂
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 2 года назад
After dhawr cisho👌🏾🤣🤣🤣
@abdirahmanahmed3510
@abdirahmanahmed3510 2 года назад
Maaansha ALAAAAH inanataban ka helay ubaH ILAAHAy quruxda hakuu siyaadsho ubehay
@zunduzziciid3626
@zunduzziciid3626 2 года назад
Maalinta kasta xalqada noosoo galiya keep going🥰
@user-vu6ko6pp6o
@user-vu6ko6pp6o 2 месяца назад
Wlhi sumalsal aan kusoo cesh ceshto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kan ayaa ka arky blz 🙏🙏🙏nosoo celiya
@abdirisaaqacilo5496
@abdirisaaqacilo5496 2 года назад
Maalinta kasta xalqada noosoo galiya keep going😇
@barwaaqomaxamuud5231
@barwaaqomaxamuud5231 2 года назад
La soo dheereeya qaybta kale
@ugbaadahmed9015
@ugbaadahmed9015 2 года назад
2022 yaadawanaya oo iLa mid ah😂
@ugbaadmohamed8718
@ugbaadmohamed8718 Год назад
2023 ugpadeyyyy😂👊
@nasraclaahi3671
@nasraclaahi3671 2 года назад
Hob filims waad dadaasheen dadaalkiina xagaa kasiiwada keep going 😍😘💖💕💓💓💗❤
@amiinafaarax7620
@amiinafaarax7620 2 года назад
Keep going❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😃😄😅
@dugsiyasulaiman7821
@dugsiyasulaiman7821 2 года назад
Ziwacan ayaan idinla zocdaaa 😍
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 года назад
Xalqadii hore waxay ku dhamaatay iyagoo hotel isku raacayaa imikana waxaad ka bilowdeen meel kale,fadlan inaga saxa dowga film ku socdo.thanks
@sabaaxmaxamed2983
@sabaaxmaxamed2983 Год назад
Sister waaa cadi film oo dhan ba ka siman intaas
@sakariyegentleman8448
@sakariyegentleman8448 2 года назад
Filinkan waan ka helay noola soo dhaqsada
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 2 года назад
Dan io jacayl filikii la odhan jiray mantu dhamaday ayaa igu dam baysay Hop Filmiz hadana filimkan igu xigaa
@zamiiraaadan7051
@zamiiraaadan7051 2 года назад
Atora filinka wan jeeclady 😁😁😁
@hamdaahmed4357
@hamdaahmed4357 2 года назад
first one to watch ♥️💯
@kamaalabdi2478
@kamaalabdi2478 2 года назад
Waw waan idin wataa zxp yaal hobe flims
@hudahmalpo2782
@hudahmalpo2782 2 года назад
M,a film iyo badh wlhi ilaa xaly kolba wan yara egayey in qybti 3aad la zoo dhigay🤣
@khalidnour5407
@khalidnour5407 2 года назад
Wa iga qoslisay runti 😂
@sumayamaxamed3344
@sumayamaxamed3344 2 года назад
Wll kooxdiina ma ku soo biiri karaa
@ameeradagan5534
@ameeradagan5534 2 года назад
Best film Go forward 👍
@roodaabdi7600
@roodaabdi7600 2 года назад
Rudwaan wll labarkiisa ii soo dir plz waan jecelahaye ridwaan ina kulan sii wll qali
@degannuurahodo3470
@degannuurahodo3470 2 года назад
First person
@sahalguleed1055
@sahalguleed1055 2 года назад
Waar ninkan khadar la dhaho iska dee jcyle wlhi ani halkasan ka naxbe markan dawanYo😂😂😂
@xamdadahapo3207
@xamdadahapo3207 2 года назад
Wll xamse qalinle plz qisada afnaan adan film ka so samee adoo mahadsan wllky aad ayaan ku tageraa wanan kugu xidhanahay 🙏
@hamdahassan8391
@hamdahassan8391 2 года назад
Heedhe ninku indho kuluuulaaa gabadhiiba indhaha kadhex dusiyaye 😀😂
@mudan3817
@mudan3817 2 года назад
Naa mow jeeda😂
@rukiihapy4854
@rukiihapy4854 2 года назад
Good film💜
@arwoupdilaahi1029
@arwoupdilaahi1029 2 года назад
Best film❤👑
@fatxiofficial3208
@fatxiofficial3208 2 года назад
Thnkz wlll qeybta kle laso dhereee adan Ku sugeynaa Mara walbeee💕🌼🌼🌼
@idirisdaahir5824
@idirisdaahir5824 2 года назад
Wall brti 4
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 года назад
Ubax wa actard wayn walh I dhaheda wa indho jecl walh mshaalh sisteer
@hibonura9627
@hibonura9627 2 года назад
Ana ugu hor dawaday waaw
@khadrafaarax7157
@khadrafaarax7157 2 года назад
Horta filimkan waan ka helay dhaman jilayashu way dadaalayaan lkn hal wax baan fahmi waayay ubax inanta atariishada ah inanta ay sxpka yihin waxay ugi yeedhaaa ubax iyadana hibaaq hadana iyadana ubax baa ladhahaa see isu qaban la'dahay kasoo jawaba
@basima_
@basima_ 2 года назад
My team
@istaahiljama1059
@istaahiljama1059 2 года назад
Flim dhamaca❤
@fatxiofficial3208
@fatxiofficial3208 2 года назад
Khadar wiilka iyo gbdhan bn film ka Ku dawada masha alllha
@Caalamka_iyo_Ciyaaraha766.
@Caalamka_iyo_Ciyaaraha766. 2 года назад
Hob films riwaayada Badiya time ka ayay soconayzo xayasiis uun weeye Meel macaan iyadoo maraysa dhamaynayzaan soo badiya basha
@hodancumare7206
@hodancumare7206 2 года назад
Keep going wllahaye
@hodanahmed2002
@hodanahmed2002 2 года назад
Khadarooow I love you so much khali
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 года назад
😂😂
@Nasri31moha
@Nasri31moha 2 года назад
Filimka jilinkiisa iyo lcgta run u maleysay 😂😂😂khadaroow he ............😂😂😂
@naruuroqurux6505
@naruuroqurux6505 2 года назад
😂😂
@boqoradaduriyada7306
@boqoradaduriyada7306 2 года назад
hhhhhhhhh
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 2 года назад
Kkkkkkk
@kiiniskukalsoonchannel4277
@kiiniskukalsoonchannel4277 2 года назад
Macaan waaye nooh filimku😁🌹👑
@hadiyaapdyrahman2242
@hadiyaapdyrahman2242 2 года назад
Film iyo badh wllhi masha allh
@Wardaofficl
@Wardaofficl 2 года назад
Ridwaan lagugu dhufy 🤣🤣🤣
@nimcoizmail7753
@nimcoizmail7753 2 года назад
Thanks dhamntiii lkn please laso dhakhsda part 4
@azmaeprahimupdy6272
@azmaeprahimupdy6272 2 года назад
Part4 I can't wait
@muhiimnuur7078
@muhiimnuur7078 2 года назад
Keep goin azxpta
@abdirahmankayse9809
@abdirahmankayse9809 2 года назад
Khadar isku xaafad ban ahayn new hargeisa
@abdiazizmraage1654
@abdiazizmraage1654 2 года назад
Waaw horey usocda dhamaantiin
@ayaanmaal9658
@ayaanmaal9658 2 года назад
Magac ubixi wakase 😂😂😂
@eidaden7
@eidaden7 2 года назад
Amazing
@naimabishar3437
@naimabishar3437 2 года назад
Part 4 noso dadajiya🥺❤
@mupaarigmaxamed3317
@mupaarigmaxamed3317 2 года назад
Mashaa allh wlhi waa okey
@shukrishukri1528
@shukrishukri1528 2 года назад
Masha allh
@dugsiyasulaiman7821
@dugsiyasulaiman7821 2 года назад
Hore uzocda wlldaY🥰😍💖
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
Ridhwan umadena ma hin🤣
@ZuhaipEprahimi
@ZuhaipEprahimi 2 года назад
Filinkan Xayaysiiskaan u nacay 🎃✌🙏🏻
@nataashajamaal4703
@nataashajamaal4703 2 года назад
Keep going Alle ha idiin sharfo
@mustafekeyse1585
@mustafekeyse1585 2 года назад
Ck aaway nio uf
@faadumoabdiraxman4471
@faadumoabdiraxman4471 2 года назад
Thank you soo mach hob films
@muxiyadiinmohamed8544
@muxiyadiinmohamed8544 2 года назад
Part6
@haniahmed5490
@haniahmed5490 2 года назад
Plz cod kudara codka saaid ugaabn yahee
@marwamaxamed9841
@marwamaxamed9841 2 года назад
Mashlah ❤🇮🇷🇮🇷✔️ hore usoxoda
@apudykareim5444
@apudykareim5444 2 года назад
First one
@somtutorials3683
@somtutorials3683 2 года назад
Hop films waa Bollywood somaliland iyo Somaali OO dhan
@xiisayntamedia9638
@xiisayntamedia9638 2 года назад
Jah Midaasi Wa Jacayl xasid
@user-rx7qq7le9c
@user-rx7qq7le9c 2 года назад
Riwaayaduu ridwaan ku jiro yaaba ka maqnaankara wlhi barty 1 up to 8 hadaleen daawaday
@xamdaqalinle7122
@xamdaqalinle7122 2 года назад
Qaybta hore usoo galiya
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 2 года назад
Family kaan waan ku heestaa
@alahuakbar2615
@alahuakbar2615 2 года назад
Najma nalka iyo muna fayasl maye waan uuxiisanay
@fahandiinta
@fahandiinta 2 года назад
#HOB_FIMS waa idinku xumahay Tageere lambar koow pinned soo dhaha
@magdaleena3493
@magdaleena3493 2 года назад
Malin walba noso galiya filimka 🥰
@nimcodeeq8495
@nimcodeeq8495 2 года назад
Mashaa allah
@barwaaqocabdi851
@barwaaqocabdi851 2 года назад
Hob films❤😘
@mohamedabdulahi5239
@mohamedabdulahi5239 2 года назад
Five years ugndha joogy ayn ku maweelijiray hob films khdar nin kuwacn jilniinka
@maaidociisecilmi708
@maaidociisecilmi708 2 года назад
Ay🌺
@maxamedxirsi8855
@maxamedxirsi8855 2 года назад
WooW
@user-if9cz7dv8x
@user-if9cz7dv8x 2 года назад
Qayibta 4lasodhakhasada😂😂😂😂😂😂😂😂
@samiirahappyofficial557
@samiirahappyofficial557 2 года назад
Mashllaah guul tuumkigii 🥰😍😘
@salmaabdirahmanadem2415
@salmaabdirahmanadem2415 2 года назад
Labada hablood magacyadooda laysku qaldaya
@hoodonimcaan7097
@hoodonimcaan7097 2 года назад
Keep going
@abtidoon3606
@abtidoon3606 2 года назад
Hop films madaxa jaceyl ka
Далее
Jacayl Dhaxal Gala Part 4
25:14
Просмотров 85 тыс.
Jacayl Dhaxal Gala Part 1
20:33
Просмотров 104 тыс.
DAREEN CAASHAQ😢 episode 1 /2022/ HD
14:47
Просмотров 44 тыс.
Hospitalka Walida | DR Aa La Waali
3:29
Просмотров 7 тыс.
KAAMA MAARMO FULL FILM /2019   LIVE MEDIA
43:16
Просмотров 192 тыс.
Murugo Jacayl Part 3 2022
15:52
Просмотров 147 тыс.
Sheeko Gaaban----Sodoh Sariig Beeshay Part 1
40:34
Просмотров 836 тыс.
MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 16
19:21
Просмотров 525 тыс.
Khiyaamo Jacayl-P1.
17:20
Просмотров 17 тыс.
MUSALSALKA QIIRO JACEYL OO DHAMYSTIRAN 2023  [KU CELIS}
1:07:25