Тёмный

Jacaylkaaga burburay ee aad baraha bulshada kaga sheekaysay, Ma saamayn kartaa mustaqbalkaaga? 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 86 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Месяц назад
Wlahay anigu xaaladaha aan maray imikana wali aan kujiro illahay uunba og waligayna qof uma sheegin xitaa inan layga dareemin dhibkayga illahay uunban xaalkayga uga warama Alx❤
@xasankayse7176
@xasankayse7176 Месяц назад
Maxaa kugu dhacy wll?
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Месяц назад
@@xasankayse7176 wllo hadan isdhaho ka sheeke qoraalka dheranaya lkn hadana dhiman buug ayaan kaqoraya in uun hada aragto buug layidhaahdo mugdigii qarsoona waa qisadayde akhriso😭💔
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Месяц назад
@@xasankayse7176 wllo waa qiso dheer xagan kagama sheekayn karo lkn waa hoyaday iyo abahay oo kala tagay markan yaraa oo ah dhibtaadata ugu wayn ee nolashayda waxyeelaysay iyo qaar kaloo badan😭
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r Месяц назад
M.a❤ wa sas sirtada ilaahey ushego
@Sirad47
@Sirad47 Месяц назад
Naagnool438 ;aad baad mahadsantahay sidaasaan kugu taageersanahay, sirtaada Ilaahay uun la wadaag,isaga uunbaa kuu gargaari kara.
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 Месяц назад
Qofku markuu culays dareemo Allah ha u noqdo ducayso tasbiixdana hala badsado waa furaha farxadee
@Amino812
@Amino812 Месяц назад
Wllhi waa run alx anaa tijaabiyey
@ConfusedBlueMackerel-wk5cn
@ConfusedBlueMackerel-wk5cn Месяц назад
Firs: qof salaada tulada oo malinwalba tisbiixsanayaa dhib iyo depression toona uma nuglaado eee diinta Isla ogaaada iyo xdhiga ilahay
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc Месяц назад
Soo Marka hore in ilaahay iyo salaada iyo tasbixda la baro maaha hablaha somaliyeed guryo baahi taal oo confuse iyo dhib taal bay ku noolyihiin abo iyo hooyo dhaqaalo hayn ubad badan dhalay daal iyo dhib iyo rafaad iskula dul dhacay qaylo buuq wareer iyo dhib goormuu ilmuhu wqx kala garan waa qaylo gurigii ka socota iyo waalid iyagii isku dhiban goormay ilmaha wax usheegayaan ee ay wax barayaan iygiibaaba cunihii is haystee ilmo dawakhsani meeshan kanbaxso mooyee cidiba ma odhan tuko bulshadiina xaasid iyo dagaal iyo buuq kale uun Buu kala kulmayaa dhalyarta somaliyeed dhib wayn baa haysata
@nimcocali4005
@nimcocali4005 Месяц назад
​@@IdmanNur-vw7kcwaalay waa runtaa❤
@Nayza.678
@Nayza.678 Месяц назад
Fiicnaan leydaa anuu inaan hadli karo ion sheegi karo dhibkeyga dadkaasi waxey leeyhiin geesinimo ay ku hadli karaan halka aan anigu qofna ku kalsoonaan karin ilaaheyy haynoo fududeeyo arrimaha 🤲🏼❤️
@beeesoosman2622
@beeesoosman2622 Месяц назад
Aamin
@u.j7332
@u.j7332 Месяц назад
Abwaanka hadalkiisu 100% waa sax Akhas caleeg weeye Gabadh social media nin iyo jacayl uga barooratay
@HannaAlin-vz3wq
@HannaAlin-vz3wq Месяц назад
Xush😅
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg Месяц назад
Sheekhii magaca laha iga garsiiya magciisa waan ilaabe ee dumarka ku khafiifay 😂shekhnimadu watas reality ayuu ka hadlay shekhas mashallh raguna wa dugaag tasa ben ahen😮
@axlaamali7560
@axlaamali7560 Месяц назад
Marka ciriiri dareento oo aad rabto qofaad lahadasho tuko labo ragco allah zhb lanoqo wll plz waxwalpa allah uzheego uzheeke all dhibtaada kudheh yarabi wxn daremaya wxana idhibaya icaawi kuoy zujuuuda wll kadib wadcaafimaadi wllhi tijaabiya aniga kunafisayyy oosameyeyy tazbiixdana badsada
@user-xl9mk8nw5y
@user-xl9mk8nw5y Месяц назад
الهم اهد شباب المسلمين في كل مكان
@user-yj8vn3dk3x
@user-yj8vn3dk3x 17 дней назад
Bal hada rabbigood dhibtooda u sheegtaan asagaa ka dul qaadu karee rabiyow khayrka naa solonsii😢😢😢😢🤲🤲
@user-hh8oq8vc9q
@user-hh8oq8vc9q Месяц назад
Alhamdulilaah lknse wadankaan jeclaa iyo dadkeygu uunbaa I nacsiiseen... Ilaahay qof haystaa oo Ku kalsoon qofnaba waji Ka ma rabo....
@hamdiabdishire8784
@hamdiabdishire8784 Месяц назад
Bal may Rabbigood dhibtooda u sheegtaan asagaa ka dul qaadi karee Rabbiyow khayrka na solonsii
@NashaadDayaxo
@NashaadDayaxo Месяц назад
Hadaanad waalidka dhibtaada u sheegan o aand la wadaagin sedee buu u ogaanayaa problem kaaga?
@NastexoXirsi
@NastexoXirsi Месяц назад
Hada ka hor wiiL a isla shekesan jirney oo aan xita hoyadey barey ba oo aan gur ku hishiney ayaa Khalif naso dhex galay kadib waa kala hadhney xoga waa murugodey kadib ba hoyadey la wadagey arinki inan kala hadhney alxm mamo way ilatalisay qalbigana way idajisay marka dhibtada idinhaysa walidkin la wadaga rabigina talo sarta dhalinyaro☺️❤
@user-zr6em3bf2h
@user-zr6em3bf2h 16 дней назад
Mnsha allh wakugu tagersanhy midas anigabo qofka lashekesto ugu horen hooyo bara walidku hda lasaxibto iyo rabiga aad bad ugu faidesysa
@kureshali5290
@kureshali5290 Месяц назад
Gabdh ama wiil haday arimahoda la ogado sidi doni halagu ogade waxa sbb u ah walidka dhalay waayo aniga hoyaday mcn mrkn dhaho wax usheeg howl kle ay iska gali oo iba dhagaysan mayso aabahyna isagon iga gurin hdlkiba dalac ayu iracay mrka wakase walidka somaliduna waba isku mid talo iyo waano ay kusiyan iska daye adaba lagu qabsan ama lagubaba dhagaysanayo😢
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Месяц назад
Absolutely 😴👍
@Ina_Abdullahi
@Ina_Abdullahi Месяц назад
Ani waxan is weydiiyaa somalida 100kiiba 90 hooyo soo korisay usoo dhabar adeegtay waline ma arag hooyo somaliyeed oo leh waxas la iigu sameeye Tusaale hoyadey 6 qof bey dhashay anigoo 3 jir eh abahey dhintay waxan xasuustaa waxey inoo kariso inta weysay biyo dabka saarto so aan dariska inoo ogaan ku darso dhaxalkii abahey inooga dhintay aderadey baa ku ganacsanaaye hadane waligey kama maqal nolol xun baan soo maray maxa maanta gabdhaheena u arkaan hadii Social Media la imaado waxkasto waad heleysaa war alle aan ka baqno adane waxba inooguma yaal ceebtaada kun ogtahay 1 looguma daro bey somali tiraa allow Adan kaa magan galay waxa socda Social Media
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv Месяц назад
Wa hadal xaqiiiq wayo waxba soo kordhin mayso inaad calancasha alle kaasho oo dhabar adayg wayo alle ayaad u bahan tahay hadad xadhiga alle qabsato waxba ka xuman mayan
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv Месяц назад
Wa hadal xaqiiiq wayo waxba soo kordhin mayso inaad calancasha alle kaasho oo dhabar adayg wayo alle ayaad u bahan tahay hadad xadhiga alle qabsato waxba ka xuman mayan
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 Месяц назад
Illhy hooyoyin keena cadaabka dheere somali dumar sowada koriyey u dhabar adaygay 😢
@xasanxiis1999
@xasanxiis1999 Месяц назад
Cogratulations for 1M
@fathiadjama
@fathiadjama Месяц назад
Macha Allah, waa subject wanaagsan.
@Illyv4ever
@Illyv4ever Месяц назад
The bottom line is our people love attention and as the saying goes all publicity (either good or bad) is good publicity
@sahraali8379
@sahraali8379 Месяц назад
I like your debates very understanding people.
@user-hh8oq8vc9q
@user-hh8oq8vc9q Месяц назад
Kiniisadaada iyo gaaladaada iska kaga noqo.islaam meela ugama eekid..beenale...gaalkaasow gaaladaada raadso
@user-eg8kv4tv2y
@user-eg8kv4tv2y Месяц назад
Jacaylku waa sir ☝️ Waa runtii abwaanku
@kingabuu129
@kingabuu129 Месяц назад
Congratulations 1m subscribe
@abdiazizmaxamed2629
@abdiazizmaxamed2629 Месяц назад
Maash Allah munira yar waa inan aad u caqli fican aadna u fakar fican ✍️
@cawilosman-me9rz
@cawilosman-me9rz Месяц назад
Wllo arin walba oo kugu timado ilaahay swt qadarey markaa xalad walba waa in aad ilaahay uu cabata baryada ku nafista istiqfar baddisa towbad la timada
@abdirahmanahmed7959
@abdirahmanahmed7959 Месяц назад
Hambalyo 1m universal ❤
@yousraYsoyz
@yousraYsoyz 25 дней назад
Wxaso dad ah inanka yar ee shaadhka cad leh aya caqliga dhaama teamka danbe ku jira
@daadiramiin1678
@daadiramiin1678 Месяц назад
Waayaha adagi waxay abuuraan dad adag, dadkaas adagi waxay abuuraan waqti wanaagsan, waqtiga wanaagsani wuxuu abuuraa dad jilicsan dadkaas jilicsana waxay abuuraan waqti adag.
@Sozâénghedii
@Sozâénghedii Месяц назад
Horta abaha waan ku raacsahay
@SAMATALIS998
@SAMATALIS998 Месяц назад
Waana runteeda hadii maanta ama waqtigan la joogo ay dhicilahayd ceeb ayay ahaan lahayd lkn xiligii markaa lajoogey gabdhuhu in ay heermaan ceeb may ahayn
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 Месяц назад
Waa qaali caashaquye way qasaarinayaan, kuwani
@hamdaabdi3737
@hamdaabdi3737 Месяц назад
Qofku wuxu ka nafisayoba ha sameeyo muhimadu maha inu adi ku qanciyo e wa inu nafisa shekad haysane😏😏
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Месяц назад
Wlahay waa nacas akhas tan ubax la leeyahay ma xishoonayso miyaa illhay caqliga iyo xishoodka nagama qaado😢
@abdirahmanmahamed5164
@abdirahmanmahamed5164 Месяц назад
Barnaamijkan sifiican baa loo soo bandhigay
@Katrah
@Katrah Месяц назад
Alla inantasee alle ha ku so hadee yo qaali
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp Месяц назад
Sheekha.waa.ruun
@user-eg8kv4tv2y
@user-eg8kv4tv2y Месяц назад
Is Astur inta aanad hadalba ☝️
@user-pi4bv5mj5s
@user-pi4bv5mj5s Месяц назад
Maya ee wuxu kunafisayaa ilahay inu baryo uxagiisa ujedsado
@araweelo728
@araweelo728 Месяц назад
Iyadoo hal wadan iyo hal magaalo lawada joogo, ayay waalidkii iyo ubadkii ay dhaleen kala mawqif yihiin😢😢
@user-xl9mk8nw5y
@user-xl9mk8nw5y Месяц назад
waxaa keenayaa wacyi la aan noloshu xad bay leedahay guurkuna waa qofku markuu dhinac kasta diyaar noqda
@user-ke1qk3gk9f
@user-ke1qk3gk9f Месяц назад
Waa doodlii igu horysay ee aan ragga ku raaco gabdh meel ka ooyaysaa faaiido ma leh 🙂
@MunaDaimondupdilaahi
@MunaDaimondupdilaahi Месяц назад
Abwaan halac hdlkiisu wuu saxyhy nolashda xitaa inad social media keeto waa khalad nin io jcyl iskadayee xayran kasta wxuu rabaa inay inantiisu dhawranstoto ayuu rabaaa
@Munira7766Hassan
@Munira7766Hassan Месяц назад
Ani ahaan waxan qaba dhalintaasi inaysan khaldanayn lkn waa laga quruxbadnaa , wacyiga maanta taagani mandiqbuu u baahanyay calacalkuna waa wax reeban bari baa saa la aaha manta ka danbaysay xalkuna waa in diinta loo noqdaa lkn waa diinteee qofwaliba inuu diin ya qaanu isu haystaye😂 . imika ila eega laba qodob :- 1. Gabadhu waxa la faray guriga inay joogto 2. Ninkanu inuu soo shaqeeyo Haysku kicin salida waan kuu wadaaye Qodobka koobaad baahida gabadha ninku waxa qasaba oon baryo lahayn in dhamaan daboolo baaahiyaha dumarka haday noqoto wll, hooyo,taadqabto ,inantada , tajaarka xaqbaa laysku leyay .mid waliba inaad ula dhaqanto sidi ooy camuuda dhulka tala ee lagu socdo dhibayso. Wayse dhici wayday wajibkiisina wuu ka soo bixi waayay halkaa markay marayso waxna aanu ku filnayn allana hakayele dirasho diintu waxay amartay in maxkamad la saaro markaa maxkamadii meday ................................. taaasa maqan hadaa xal laga sheekaynaayo waxwaliba waxay ka bilaab maan qoyska bal ilaah baan idinku dhaarshe ninka guriga jiifa ma qaadka cunaya dad hagagsaniba way ku jiraane lkn bulshada somaliyeed bal wada fiiri cida korisaa waa hoyada maanta waa dhif ninka ku odhanaya dhidid abahay ayaan ku koray car waaakeee waa dhif iyo tira koob war diin hadaydu sheganaysaan waxaynu majooratigenu ku kornay sadaqo dhididka hoyadu waasadaqo nabiguna xalaal ha noqotee sadaqada ma qadan jirin ninka nool ku dhintaa loo eexdaye iyo mid xanuusanaye ka nool ee caruurtisu ku korayso sadaqo yaanu diin ka shekeen sheekh ka sheganayaa haysku noqdo dhalintan hablaha waxaaan leyay waxa xaq u leedin si saxaa u doonta ninkuna hayska jeeb yarade hadanad mulgo agtiisa ku dareemayn hantidu lacag uun maahee fasax dhabnku intu joogo ninwaliba halacsi baad u tahay naa dayr ada dhiso furahgana nin kula aqlgala ufur ha siin hadaa oo haw wada dhibin ufur kisana inaad ka qaado geed dher iyo gee gabanba u fuul 😂 adigu wax dhac oo yaan lagu dhin cida ubadka dhalaysa ee barbaarinaysa waa adiga jilisan ha noqon ninka maskax ahaan baa loo maamula ee loo ma amar taagleeyo qasab maaha inaad hadalka ama muranka ama arinka wakhtiga ku gulaysato ee waa inad wax walba oo dhaca ka fikirto sidaad oga. Faa'idi lahayd hadaan argto waxan mashakil ahyn inuu kuwado arinkaasi kahortag samee oo jooji oo dawaha inoo bakhtii naag markaad tahay haka fikirn quud ee qayo ka fikir ilaw anaa tabcanaya iyo waxaan njnka ka sameee oo ku tabco isagaa laguu aburay ku shaqayso oo waxa lagugu talagalay fara maroojiso nina haw daba fadhisan jah waan daalay saab wax u qoraayay imikana salama qodobka danbana waynu kawada hadli doona haduu ku cajabiyo kan hore salaam.
@mohamedaden2083
@mohamedaden2083 Месяц назад
Ceebta la sheega sow intan uun ma ahan shubxanalah
@EidoBarkhad
@EidoBarkhad Месяц назад
Hampalyo hampalyo hampalyo universal TV 1M ❤
@4545-b9b
@4545-b9b Месяц назад
سبحان الله
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Месяц назад
Anaga xagayaga mid shanaad baa jirta ilaa hada waa in gabadha iyo wiilku heshiiyaan markaana uu latago gurigooda geeyo khaasatan guriga eedadii ama qofkaloo ehelkiis ah gabadhana ma taaban jirin markaas baa ergo la diraa oo gabadhii si rasmi ah loo doona waana ceeb in gabadha lasoo celiyo
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 Месяц назад
Maasha Allah maanta waxan ogade wad wax fahan san ama wax barte Jacel wuu jiraa waasax lkn dumarka usarshe raguna waa waraabo halaq jacelna isma qarsho lkn moi diyaha waxa kasodo maanta ama qarnidag 2024 sharaf dhimate dumarka ayaa moi diyihi maanta meel kaso niiko iyo xuman
@user-hh8oq8vc9q
@user-hh8oq8vc9q Месяц назад
Kee alla maxaad dhimateen.....dad qalfoof ah uun iga dheh...ilaahay baryaa caydhyahay....gajadu leysey
@marwayusuf830
@marwayusuf830 Месяц назад
Maxa xal laga raadin diintena xal kafican majiro dhalinyaradan waxan laga waraysanaya maxay thy xaqiiqatan hadi sidi diintu wax uraadi kutiri uraadiso waxba xuman mayaan Maxa ohin iyo media kenay waxas dhaqan uma lihin sheko kale aya la kene ❤😂
@ROLEMOTIVATION
@ROLEMOTIVATION Месяц назад
ceebay tacaal 😂😂😂 - tan iyadu goobta iskeentay ayaaba indho adag
@asmafarax7311
@asmafarax7311 Месяц назад
Abwaan Hadraawi Wuxuu Dhay Haka Nixin Hidaha suuban
@user-jd3gf5eh3e
@user-jd3gf5eh3e Месяц назад
Hablihi hore waya naga wanasanayee waa ruuntasi waxab ayaan indhaha la iska ridin naya
@user-dn8rd8zn4m
@user-dn8rd8zn4m Месяц назад
InantA ninka raadsatay waxay u sheegayaa ninka ay jeclaatay roorkooda laakiin lamay wadaa gin Dadoodhan
@maryan953
@maryan953 Месяц назад
Asc waa in ay dad fiican usheegan arinkoda
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet Месяц назад
Ubax waxba loolama hadhin cawadan . Ceebtado kow ogteyna kun looma sheego 😮
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Месяц назад
Abwaan ďhuux❤
@bilandayib305
@bilandayib305 Месяц назад
Haday naftu bixi rabtana boror laga roon walee
@zeenur357
@zeenur357 Месяц назад
Naqdeys ma ca'iiLoow maqlii jiire qooq iyo shunkasi sanandkan siduu uu dhashay wiil iyo gbdh nagu washaan yaan nigaa dhacweena
@user-hh8oq8vc9q
@user-hh8oq8vc9q Месяц назад
Marka dad koo dhan edabtii laga dagaalamo ..waa ceeb iyo ha la xishoodkaba dadku ma xasuustan...maxay qofi qof ceebeysan haddii dadkuba Kala wada daranyahiin.
@user-hh8oq8vc9q
@user-hh8oq8vc9q Месяц назад
Markaa Ali dhaqan hargrysa Ku haysatid la depression Ku haysaa badanaa muusow...ciilkaad uqabtid igu marmarsiyo iga dhigi aniga oo igu dhibaatee.
@MusaibaAdam-py3ri
@MusaibaAdam-py3ri Месяц назад
Qofkasta odhibato haysto hakuso bandhigo meshu isyirahdo xal ba ka helsa dadkana waxba kama galin ilhay unba laga baqye ku raxyso noloshada cidna haw nolaan
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
Weriyada lafteeda midkii la tabin jiray Miyuu ka tagay mise wuu furay 😂😂
@farxaanxuseen9703
@farxaanxuseen9703 Месяц назад
SIXID NINKA LEH XAARAAN BAA DIINTA LAGAGA BAXA WAA KHALAD.
@abdirahmanii
@abdirahmanii Месяц назад
universal muqdisho kuma qabsan karo dood dhaliin yaro sababto amniga ah awgeed hadan somaliland oo u ku caano maalay ayuu caaya
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 Месяц назад
Somalilandtu waa dad xadarad fiin leh guulaysta
@ftouz
@ftouz Месяц назад
1:09:01 Inankaayarbaa dadka meesha fadhiya isku dhama Mid kalena aan ku daree nagaha halkaa fadhiyaa Runta waa loosheegay iyo
@habonsaed4047
@habonsaed4047 Месяц назад
Kaliya walashay ayaan waxu sheega waayo iyada uumba wax ii qarin karta in qofwalba waxloo sherga waa dhibato adiga kugusoo noqonaysa
@SHAKIIBMOHAMUUD
@SHAKIIBMOHAMUUD Месяц назад
HAMBALYO UNIVERSAL TV 1 M
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Месяц назад
Arin tani umay baahanyn in tv lagu soo ban dhigo tv mar hadii dhalin yaradii laga waa ninayay ay meesha fadhiyan waanadu waxy u baahan tahy asdurni somalidu waa dad fadeexad ah oo qalbi adag
@ikranabdirashid9387
@ikranabdirashid9387 Месяц назад
Camerada waxaa laga dhaxlay dalaq dam iyo wax kalo ka foolxun marka dhalinyarooy xishoda 🎉
@user-od3xp7jz9u
@user-od3xp7jz9u Месяц назад
Somalilnd shacabkedu ficaana ceeb weyn bay ku tahy mnshallha somalida kale ku dayda
@ismahaanitam5118
@ismahaanitam5118 Месяц назад
Munira waxan u balan qadaya Inanka ay jeceshahay in an so xidho bilki ciyala ee u cunayna mudo hal sano ahna an ka qadi dono cadayna an ku hayo agtdana anu iman karin taso u aniga iga baqayo in an keno midhiyaha una iga codsaday in an ku sameyo waxan rabo balse anan dadka hortoda kenin taso wakhtiga abhi dhintay hooyadi ay dhibatesned habra wadagtina ishegtay in ay hooyadi indho ladahay lkn munira ay sanka iga marmarinaysa wanan keni dona haday den weydo jacal iyo sheeko jilicsan
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Месяц назад
Walaal aad kuuma fahmin ma xiriir baa idinka dhexeeyey ninka Munira?
@SAMATALIS998
@SAMATALIS998 Месяц назад
Ubax su.aasheda siwacan loogama jawaabin
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 Месяц назад
Nio maxaa da yar macno laawe ah soo kacaysa
@Prety977
@Prety977 Месяц назад
Hayaay yaanku nafisa ana😂
@bintucali7288
@bintucali7288 Месяц назад
31:31:13 muniiray hooyada tii aad social media ha isaga tirin jirteen maanay ahayn
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 Месяц назад
😂😂😂😂😂 xasuusi bal malaha way ilawde
@habonsaed4047
@habonsaed4047 Месяц назад
Dee hooyo fcn ma haystay kutidhibee mayada amaantayba
@bintucali7288
@bintucali7288 Месяц назад
@@habonsaed4047 way amaantayba cidi may odhan sister ee bal caadi u dhagayso
@muniira.a1626
@muniira.a1626 Месяц назад
Barnamijkan wax ba ka qaldan . Wacan arka bila ixtiraam ka socda dhanka daadihiyasha .qof hadlaya oo hadalka lagu jarayo 😅 iska wareeji bila micna tahay camal . Fadlan dadka ixtiraama ama mica ha u dhiibina. AMA wakhtiga kordhista,sidee tihiine horta.
@asturan8948
@asturan8948 Месяц назад
Ar nio runta ma rabtan qofku wxa hdu nafis u arkayo haku nafiso ki ceeb u arkana sideyda afkisa haka adkado qofka inad iska xukunto ma ficna wxa laga yaba inu wayo qof uu ku nafiso mrka qofku inu is cabudhiyo ayaba disorder ku ah naftisa mrka hla nafiso khls😂👌
@UmucaqiilBintucismaan-io3ww
@UmucaqiilBintucismaan-io3ww Месяц назад
Dood aan micne lahayn maanta dhan haku mashquulina e Aqoon iyo waaya aragnimo Halala wadaago dadka Laakiin yaan Laguna dhaleecayn Fikir qaldan oo kasoo burqatay maskax aan waxba akhriyin .
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc Месяц назад
Anigu waxkasta oo dhacaya waalidkaan saaraaya khaladka waalidku ilmaha hala sheekaystaan ha ka war hayaan hala taliyaan ....
@SihaamsaidSihaam
@SihaamsaidSihaam Месяц назад
wan tagersanhy qof walbo qisadiisa kasoo hadlay ama soo gudbiyey
@IdilcllaahiMuxumed
@IdilcllaahiMuxumed 4 дня назад
Subxanallah miyaad ilaahay uban dhigtid u sheegatid isagaa kaa dulqaadi karee Maxay bal dadku kuu tarayaan😢
@himilochannel418
@himilochannel418 Месяц назад
Suugaan inaa wax ku cabirto Ka macaan
@princesshawd6859
@princesshawd6859 Месяц назад
Maxaa mushkiladaha somali o dhan ka dhaxeya rer HARGEISA o qudha layidha ka hadla o ka doda hadan TV gani xumayn wadin
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 Месяц назад
Dadkay dhibayso oy la foolxuntahay uunba ka dooda Lakin dadkayna dhibayn kama hadlayaan ma fahantay
@user-is6ig7om5n
@user-is6ig7om5n Месяц назад
Reer haregeysa dhaqan jaahil wali
@Wadani924
@Wadani924 Месяц назад
Reerwaqooyi waxba jacayl ee in la murmo bay u fahmaan jacaylka ee waxba ha ka haweydiinina.
@user-od3xp7jz9u
@user-od3xp7jz9u Месяц назад
Akhlaaqda ayd ka heshy reer waqooyi nag social media ku jira ee so ooya wa ceeb xagasna way idinku dhaman
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 Месяц назад
Naago yar yaro khasiisino dareen iyo duuf ka sheekaynaya meesha isugu imid😂😂😂😂
@fa9875
@fa9875 Месяц назад
Lkn gabadhaas waa lagu xadgudbey 💔qisadeeda sheegtay hadaa qoraalkayga aragtay xero niman illaahyo ka yihiin baad joogta ee iskaga guur
@HannaAlin-vz3wq
@HannaAlin-vz3wq Месяц назад
😂😂😂😂
@MH__1__MH
@MH__1__MH Месяц назад
Yaab 500kun ba daawatey oohinteyda kulahaa 450kun ba like ii saartey oo ka heshey. Cajiib caqliga dhalinyarada maanta .
@AhmedCabdi-ve3vc
@AhmedCabdi-ve3vc Месяц назад
Odayashan leh dhaqan kaanu xeerina horta ilaahay u noqda dhaqan aad xeerisaan malahan Mida labaad sheekhaa wuxuu ka dhawaajiyay raggu waa dugaag qof dugaag isku arka miyaa jira isaguba dugaag is kuma aro So waxaan odhan lahaa Hadal hortii cilmi barta Nabaadiino
@Zamzam_Grw1
@Zamzam_Grw1 Месяц назад
Asxaabey follow iso dhaha😂❤
@AadanMahamuud
@AadanMahamuud Месяц назад
NAAGAHAN QOOQBAA HAYA UUN WAX KALE LAMA OO OOYAYAAN
@nimcocali4005
@nimcocali4005 Месяц назад
yaa idinka qooq badan caruurtiibaa idnka baxsan la e
@hayataragsan6610
@hayataragsan6610 Месяц назад
Dhaqankaasi alle aan nasogarsinow alxm
@AsliAbdirisak
@AsliAbdirisak Месяц назад
Kkkkkk
@FadxaFarah
@FadxaFarah Месяц назад
Dhaqanka soomaalida waa in wax badan laga badalo bcoz waadhaqan qaldan oo hablaha un lagu bahdilo
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Месяц назад
Reer buburay anba xidhiidh burburay ma loo waashaa? Pull shit weeye qof bilaa ii lamana Runtii in uu qofku ilaahay isku xidho weeye
@HappyCircuitBoard-hv3dv
@HappyCircuitBoard-hv3dv Месяц назад
Naagtan mxaa ka khaladan xaliimo ooy😂😂
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 Месяц назад
😂😂😂😂 Kab ii dhiib 🩴
@HannaAlin-vz3wq
@HannaAlin-vz3wq Месяц назад
Sariirtan baase lagu taaahayo may jirin😂
@ndaahirx
@ndaahirx 18 дней назад
Hablaheena maskaxda ahaan Hala daaweeyo
@ubahahmed6927
@ubahahmed6927 Месяц назад
Doqoniimo badan baa ka muuqata gabadha kulaylka dareemaysaa kkkk indho adagaa bisinkee nin uma ooyin ku teh hadaa maxad la barooranysay saw wax aad wayday umaad ooyayn
@user-is8ge3yu2c
@user-is8ge3yu2c Месяц назад
Qofku wuxuu ku nefisayo haduu sameeyo maaha macnaheedu doqon ,hal mar baad aragte qofka ha xukumin 😂 hadii ooyin doqon lagu noqonayo aad u taqaano maan sheegin
@glamafterglam7732
@glamafterglam7732 Месяц назад
​@@user-is8ge3yu2chadalkeeda umaanu bogin way doqoniimo hadashay
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h Месяц назад
😂😂😂😂 isagiibaba muudaya inu ku guursanayo hadii uu yimado guriga
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 Месяц назад
Inankaa yaree cawil runtuu ka hadlay 😂😂😂😂
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 Месяц назад
Nagta ubaxa la leyahay waba bila xishod cadiya biska naa is deji 😂😂😂😂
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps Месяц назад
Hanbalyo 1M Universil❤
@LovelyBabyKittens-cf6db
@LovelyBabyKittens-cf6db Месяц назад
Waka yeelin
Далее
Warka Universal TV 28 07 2024
30:24
Просмотров 4,2 тыс.
"Ninkii wanaagsan ba Naag baa Haysata"
1:21:04
Просмотров 215 тыс.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Просмотров 78 тыс.