Тёмный

JIIMKA MALGAU GAABTAA? 

shuayb8pack
Подписаться 186 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

sida loo dheerado
gyymka laguma gaabto lkn waa lagu dheraadaa

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 185   
@shuayb8pack
@shuayb8pack 4 года назад
Marwalba Ku qanacsanow nafsadaada kuna dadaal wax walba oo korinaayo
@goradsiyad1414
@goradsiyad1414 4 года назад
shp.music backgroundka maa inooo sheegtid plse
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 4 года назад
Sxb kawrn protein powder maqasankaraa anoon gym tagin
@cayuushhassan2739
@cayuushhassan2739 4 года назад
Sxp wax yaaba lagu dhiraado no so gali zaaid uga banhy
@alimacalin4705
@alimacalin4705 4 года назад
Maasha alaah mahadsanid sxp
@abdulkhafarmedia7131
@abdulkhafarmedia7131 4 года назад
Asc bro porderke ufican 4 skin guy's
@faysaljiite255
@faysaljiite255 4 года назад
Waa muuqaal qurux badan sxib waxne waka faaidnay mahadsanid🥰😍
@drsiqraabukar7729
@drsiqraabukar7729 4 года назад
Mahadsanid wadka farxisay dadka gaaban
@asmajokarasmajokar9375
@asmajokarasmajokar9375 9 месяцев назад
An adno jimka her😂😂
@falastiinibraahim102
@falastiinibraahim102 4 года назад
Yes mardhow wandheranaya hordo igu filan iyo jiim insha allah inan xoga dherado an rajeyna 🙏
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
Falastiin ibraahim qurux subscibre isaar
@falastiinibraahim102
@falastiinibraahim102 4 года назад
@@umimucaad370 wan kusarey cilanka nosobadi hormar wacan qali
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
@@falastiinibraahim102 shugran macanto insha allah wan so badina cilanka
@munnaabdikanimahamud1395
@munnaabdikanimahamud1395 2 года назад
Hhhhhhh zxp dherer baa ikeeny meeshs
@caliaadam9707
@caliaadam9707 Год назад
Hada madheeraatey
@sahraahmed2689
@sahraahmed2689 4 года назад
Axabey ii so duceya deen ayaa laigu leyahay wayna igu adagtahay san ku bixn lahaa in uu ilaahey iga bax sho
@masterakwarsame1726
@masterakwarsame1726 4 года назад
deynTa allaha kaa bixiyee subscribe isaar AbaaYo
@kingciilow1566
@kingciilow1566 4 года назад
Ilaah haka baxshoh
@sahraahmed2689
@sahraahmed2689 4 года назад
@@masterakwarsame1726 amiin wall
@sahraahmed2689
@sahraahmed2689 4 года назад
@@kingciilow1566 amiin wall
@wacdichannel2098
@wacdichannel2098 4 года назад
اللهم اعنني بحلالك عن حرامك وعنني بفضلك عن من سواك iloohoow xalaashaada iiga kaafi yeel xaaraamta fadaligaagana iiga kaafi waxa maa soo haray abayo ducadaan aqriso laga yaabo in alle kuu fud
@Lasoco114
@Lasoco114 4 года назад
Maansha allah i liked it thanks Sir
@yahye_hunter
@yahye_hunter 4 года назад
Gym ka malagu cayilaa Macalimo 8 pack ?😂
@shuayb8pack
@shuayb8pack 4 года назад
Yahye Hunter aad iyo aad Lii Caato waa dhaafe waa hubaal 😂😂
@abdalleabdirahman1527
@abdalleabdirahman1527 4 года назад
@@shuayb8pack hhhh 🤣
@falastiinibraahim102
@falastiinibraahim102 4 года назад
Macalimow inan dherada raba jimka guriga lagu sameyo o lagu dherado nosogeli
@asmajokarasmajokar9375
@asmajokarasmajokar9375 3 года назад
@@falastiinibraahim102 awo anigaba falastine
@saamiyosaadaq97
@saamiyosaadaq97 3 года назад
@@asmajokarasmajokar9375 abayo chanelka iskulka nolasha ku qoran laso dhige sagal jimicsi lagu dherado
@anasabdisalam9760
@anasabdisalam9760 4 года назад
Anigu waxaan gym qaadayay 1 sano dhererkaygana waxaa ku kordhay 11 cm
@waxkabarociyaaraha6229
@waxkabarociyaaraha6229 4 года назад
Da'daada waa imisa pro? Ani 19 dhiriskega waa 180 cm
@anasabdisalam9760
@anasabdisalam9760 4 года назад
@@waxkabarociyaaraha6229 17 y/o 196cm
@durmarbilaa19
@durmarbilaa19 4 года назад
@@anasabdisalam9760 ani inaan isku gabiyan rabe
@liibaanbosska4433
@liibaanbosska4433 4 года назад
thank you brother shucey waxbdan ayaan kaa faaiiday intaan ku daawanaayy hormar wacan sxb👏
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 4 года назад
MashaAllah wllky mahadsanid
@ifraah123faisal5
@ifraah123faisal5 4 года назад
Shuayb nin adag the yaakhe steel kda iyo qaab dhismedkduba is very beautiful n so good
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
ifraah123 faisal qurux subscibre isaar
@ifraah123faisal5
@ifraah123faisal5 4 года назад
@@umimucaad370 hye ku sare adna isar wlloh
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
@@ifraah123faisal5 haye qurux
@faysalyareofficial9043
@faysalyareofficial9043 4 года назад
masha alah shuceyp marwalbo horay usocod ayaad isiisaa thanks saxp sare
@sadrimohamedxuseen5626
@sadrimohamedxuseen5626 4 года назад
Wllo waxan kuway diinayaa burutiin dumarka maxuu ukeeni kara iyo karantiiga
@sharmobrown
@sharmobrown 3 года назад
Suaalshas Wxn Badhayy Mudo Dhan 2 Yr Thnk U Brother 💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@barnysalat9551
@barnysalat9551 4 года назад
rocking mentor of men's keep going my #Rirache
@abdulqadiradow7454
@abdulqadiradow7454 4 года назад
Shuceb sxb su aashaada waa iimahin ma isicmaalikaraa inigoo jimkaadeynin duritanka oo nooshegtay
@mohamedmahed1511
@mohamedmahed1511 4 года назад
markii ugu horreysay ee aan bilaabo jimicsiga hadda gaaban waan dheeraa saddex sano oo jimicsi hadda Waxaan ahay 25 jir
@Siyadbinudol
@Siyadbinudol 4 года назад
That’s true 💯💯 thanks my brother
@abdirahmancr1820
@abdirahmancr1820 4 года назад
GeeziH baatahay lipaax lipaax dhalay baatahay shucayb zhp ilahay haka jazair ziiyo zhp QliH
@hassenmahamud8471
@hassenmahamud8471 2 года назад
Asc wllka su ashaydu waa qofka da'diisu tahay 19 sano waxba ku mashoo gaadhsiinayo
@omarmohamuud1555
@omarmohamuud1555 4 года назад
Bariusga iyo baasto iyo hibga iyo gmy maleesgu wadi garaa sxb
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 4 года назад
Big legend keep it up🙏
@mo-vy2hm
@mo-vy2hm 4 года назад
Shuayb waxan ku waydiinayaa six pack hadii aan isticmaaloh protine ma isoo baxayaa oo aan iska daayoh cuntada carbonhaydrate ah
@alimacalin4705
@alimacalin4705 4 года назад
Maasha alaah mahadsanid walaal keena Guul wacan
@Daaci50.000
@Daaci50.000 Год назад
That is true brother thnk you so somuch 👏🙏🏻🤝
@sabriima
@sabriima 3 года назад
Ii soo duceeya 1.48cm lee ahy wxna jira 16 almost 17 😭
@hafsainamagan2270
@hafsainamagan2270 2 года назад
Abyo wandheraane insha allh exercise samee
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 года назад
Thanks mashallah I like your motivation thanks
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
Fardowsa nuur qurux subscibre isaar
@cabdifataaxmohamed5533
@cabdifataaxmohamed5533 3 года назад
Dhererko bahada cafimdka ama Bio uxuu shegaa in dhererka qofka sida saxda ah ujoog samo 24 ama 25 chepterka hab dhiska lafaha sidaas baan umaylyn in uu sax ku yahay
@abdifitahtriplec3218
@abdifitahtriplec3218 4 года назад
First one reaches this video thanks Mr 8 pack
@iam_yaass
@iam_yaass 4 года назад
Mar walba ahow qufka aad tahay 👏🏻👏🏻
@duaalemohamed4219
@duaalemohamed4219 4 года назад
Asc bro shuceyb waxan rabaa in aan ku waydiiyo cuntooyinkee ku wanaagsan in aat cunto markaat jiimka aat istimcalayso oo aat rabto in uu jirkaga kuu koro wat mahadsantahay
@naciimomaxamed5150
@naciimomaxamed5150 4 года назад
Mash allh wllky hore u soca ❤❤❤👏
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
Naciimo maxamed qurux subscibre isaar
@sheegooyinmaangalah5783
@sheegooyinmaangalah5783 2 года назад
@@umimucaad370 u
@dnlivestyleandfitness6104
@dnlivestyleandfitness6104 4 года назад
Sxb qaali waxan rajaynayaa inanad qalad ii fahmin lkn waxaan kugu la talin lahaa inaad wax bada ka soo ogaato ka hor intanad ka hadlin ama aanad la shir iman waxaad ka hadlaysid waxba iskama galin irbad baa dhararka joojisa ama nin baad odha naysaa numberka ii qor sxb waxa muuqata inaanad wax wayo aragtino caga gymta ah anad haysan isku day inaad wax badan ka ogaato waxa aad la shir imaneysid malin wngsn .
@user-ij7ln2ne4u
@user-ij7ln2ne4u 3 месяца назад
I like That Bruther Thn yuo For Everything 😊
@axmeddhuusamareeb2815
@axmeddhuusamareeb2815 4 года назад
Oky masuul horay usoco aduunyo waa taako taako
@nuurali5212
@nuurali5212 4 года назад
Wllhi bilaahi shuayb aad iyo aad ayan u jecelahay
@NuutoAadan
@NuutoAadan 3 месяца назад
Mahasanidwalal❤❤❤
@user-gv7zo5ux5h
@user-gv7zo5ux5h 6 месяцев назад
Masha Laah wan Ku Fa,idnay❤
@najmacilmi7897
@najmacilmi7897 4 года назад
Masha Allah Masha Allah keep going pro wan Ku jacelhy ❤️❤️❤️❤️❤️
@barkhadnuur9415
@barkhadnuur9415 4 года назад
Mnch allh
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
@@barkhadnuur9415 walalo subscibre isaar
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
sahra cilmi qurux subscibre isaar
@barkhadnuur9415
@barkhadnuur9415 4 года назад
Ok
@egnerqalanlle
@egnerqalanlle 4 месяца назад
miisaanka sida loo kordhiyo
@bulshaawisaedyare3932
@bulshaawisaedyare3932 4 года назад
sidee baan u kordhin karaa dhererkayga dadaydu waa 20
@ashahussein8996
@ashahussein8996 4 года назад
My brother so proud of you
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
Asha xusein qurux subscibre isaar
@elmiahmedelmihalane2222
@elmiahmedelmihalane2222 4 года назад
Sxb m.a cafimadka ayaadba ku xeel dheertahy Gm lee moday norway wax badan ku badashy
@souldrag2416
@souldrag2416 4 года назад
Nice
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 года назад
Mashallah
@sharmakemohameddahirdahir5826
@sharmakemohameddahirdahir5826 4 года назад
Mhdsanud bro
@marwaanaxmad5457
@marwaanaxmad5457 4 года назад
Masha'allah.moduuc muhiim. Ayaa ka hadashay
@hooyosundus9516
@hooyosundus9516 3 года назад
Mahadsanid caddeheena shucaybkeenaa
@zhirdoonmuuse3247
@zhirdoonmuuse3247 3 года назад
Waar niyow wll maalin kasta waan ku weydiiyaa waxaan ahay nin aad caato uah 17 sanno jirna waa ahay rabba inuu jirka dhiso serious massna waa soo iibsaday waxna wuu iitiri waayay
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 8 месяцев назад
Walaal ma Nooshahay hi
@omarsemionpanda3170
@omarsemionpanda3170 4 года назад
Thanks bro I like you
@abdirizaktv3070
@abdirizaktv3070 4 года назад
Aad iyo aadbad kugu mahadsantahay taldada brotherhood 😍
@apdirahmanzkchannel4614
@apdirahmanzkchannel4614 4 года назад
Hhhhhh sxp Anigu wn gabany hdn wxn ahy ninka gymta ugu dhisan 😂😂
@duceysanepro1
@duceysanepro1 4 года назад
Keeep going bro ina hyo aisho
@walaalahaqalbiga6584
@walaalahaqalbiga6584 4 года назад
Waaan kula socda bro🖥✔
@aliahmedabdalla9374
@aliahmedabdalla9374 4 года назад
Wax badan ayan ka faa'iday post gan 🙏👍❤
@zainabfarax1992
@zainabfarax1992 4 года назад
😂😂😂gymka walagu dheerada
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
saynab farax qurux subacibre isaar
@sahraomar7318
@sahraomar7318 3 года назад
Yessss waad igu ogthy inaan subx daain sameeyo exersice ka🙌
@shaafidiini2030
@shaafidiini2030 2 года назад
Sxb cirbada lagu gaabanayo inta laga heela farmashiyasha malGa heela wll
@deeqomaxamed8433
@deeqomaxamed8433 Год назад
Good bro
@ameinbadelhasan4141
@ameinbadelhasan4141 3 года назад
sheceyp zhp beedka markaan liqayo waxan daadiya biyaha cad waxn cuna huruda oo kaliya markaa maxan zameya
@user-ij7ln2ne4u
@user-ij7ln2ne4u 3 месяца назад
Sxb sare Gualyso😊😊😊😊
@hassankhalif3651
@hassankhalif3651 4 года назад
Bro shuayb wa naka qoslisay gym malaku gabtaa dad sual xuma war anaga shualahena nokaso jwb
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 4 года назад
Masha allaah walalkey qali 🙏🙏🙏🙏😘
@sheeruuyare4743
@sheeruuyare4743 3 года назад
Thanks lipx
@omarmohamuud1555
@omarmohamuud1555 4 года назад
Caloosha saa loojaraa sxb
@amukhtar7185
@amukhtar7185 4 года назад
Siigayso🤣
@sayidhashi9600
@sayidhashi9600 4 года назад
@@amukhtar7185 ragay caruurtodu suuliga ku dhamaden bd ka mid tahay😂🤣
@khatroali5210
@khatroali5210 11 месяцев назад
Whli gym iyo sigo aya gasw igasesay subaxanalah😢😢😢
@user-xc5vq2gn1g
@user-xc5vq2gn1g 4 года назад
1:54 ma fahmin waxa dhahday
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 года назад
I waran waad shidan tahee? Oo uu ula Jeedo khaniis bad noqonaysaa!
@footballchalanges3021
@footballchalanges3021 4 года назад
Shuceeboo waxaan rabaa shout out please reply me
@noorbulshawi7446
@noorbulshawi7446 4 года назад
M.allah wlal shuayb
@ibnuahmed2023
@ibnuahmed2023 4 года назад
Ani 19 ayaan jiraa waxaan ahey 165.4 cm said ayaan ugaabanahey I still have hope inaa dheeraado
@user-ep8bh1vt7q
@user-ep8bh1vt7q 4 года назад
Kula mid ahay wllo 16 jir ahay waa aan sameeyey exercise to increase your height kabacdi idbedel yar ayaan isku arkay lknse kadaib intii wax kale oo isbadal ah ma arkin mudo 1 month ah ayaan isku arkay lknse waan wadayaa incha allaah
@durmarbilaa19
@durmarbilaa19 4 года назад
@@user-ep8bh1vt7q cano badan cab dherar waxba hakufalin waxba kalamamaqne
@shukrikasim1009
@shukrikasim1009 4 года назад
The first comment and views watch
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
shukri kasim qurux subscibre isaar
@momostudiohd9520
@momostudiohd9520 3 года назад
170 cm qof gaaban miya mase normal waaye
@hafsainamagan2270
@hafsainamagan2270 2 года назад
Normally waye
@zackinasir7018
@zackinasir7018 4 года назад
Ninka raga what's up aa dhahe kulaha🤣🤣😂
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
suhay salah qurux subscibre isaar
@anwerabdikhalif349
@anwerabdikhalif349 4 года назад
Suhay Salah 😂😂😂
@queenaaisha2385
@queenaaisha2385 4 года назад
Keep going bro 👌👌
@apdalleaj7937
@apdalleaj7937 4 года назад
thanks kpe
@abdikheirosmanofficial8723
@abdikheirosmanofficial8723 4 года назад
Sxb protein powder kwrn xalkeeda
@abdiazizmohamed167
@abdiazizmohamed167 4 года назад
Thanks pro♥️
@abdihakimhussein1661
@abdihakimhussein1661 4 года назад
Ugaaz testestron iiga waran ayadu waxba ma dhinto google ka fiiri
@mohamedugaas7520
@mohamedugaas7520 4 года назад
Sxb waxan rabaa inaan GYM Bilabo maxan sameya
@suheebocali4870
@suheebocali4870 4 года назад
Shuceb wllo almito wan kacajisay
@sakicumzr4996
@sakicumzr4996 4 года назад
Zhp video ka soo samee cutooyinka lagu dheerado
@awilmustaphe2878
@awilmustaphe2878 3 года назад
Aniga horta Xagayga wahan ka Amin za nahay mallagu gaabto
@xilkascade
@xilkascade 3 года назад
1:52 waad iga qosliday wlh
@Cab11144
@Cab11144 4 года назад
Cirbada sideen isaga ilaaliya wll suhaayb
@abdiwaliabdirahman4483
@abdiwaliabdirahman4483 4 года назад
Gariir Gymka MaLaGa qaadaa
@maancabdi9314
@maancabdi9314 2 года назад
Sxb ina gabta rawa mx sameya
@caishamaxamed5264
@caishamaxamed5264 4 года назад
ninka raka numberkaka iqor kulaha shuayb kula 🤣🤣🤣 wax kle
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
caisha maxamed qurux subscibre isaar
@azdafx
@azdafx 3 года назад
Big up shuceyb
@kingcadde613
@kingcadde613 4 года назад
Pig legend new suport🙏
@khadrakhadra3712
@khadrakhadra3712 3 года назад
Wll gabdh gabn ahay gymka magli kara mkudherna
@asmamaxamed5816
@asmamaxamed5816 3 года назад
Xageen ka lasoo xiriiri kara
@aamiinbayleh
@aamiinbayleh Год назад
😊❤😊❤🎉🎉🎉🎉
@qaasimmaxamuud9272
@qaasimmaxamuud9272 2 года назад
Asc
@nuhsharif8141
@nuhsharif8141 4 года назад
Wa maha san tahay
@cabdihakiinali9739
@cabdihakiinali9739 2 года назад
Dherer ka maxaa lagu yareeyaa
@rajaofiicial3905
@rajaofiicial3905 2 года назад
War nio Ani zaaid udheerahay aloo igaabi
@jackzamowofficial3327
@jackzamowofficial3327 3 года назад
Anigoo 18 jir ah jiim magali karaa
@nuurnuur3286
@nuurnuur3286 3 года назад
Has wax gaabneeysaa
@maamecabdalla3356
@maamecabdalla3356 4 года назад
Maxad sanid
@muniramohamed9728
@muniramohamed9728 4 года назад
First view ❤❤❤😍😍
@umimucaad370
@umimucaad370 4 года назад
munira mohamed qurux subscibre isaar
@zharmaarkepidixo1545
@zharmaarkepidixo1545 4 года назад
Mudo inte Le Eg ayay jidhku igu dhismayaa
@waxbarashoonly5643
@waxbarashoonly5643 3 года назад
Anaga iga hadlaysaa goobo yar aya iga so baxday
Далее
Qaababka Hurdada Iyo Shakhsiyadaha Ay Ka Turjumaan.
8:02
АХХАХАХАХАХАХАХАХ
00:16
Просмотров 185 тыс.
Gabadha aad gursanayso maxaad kudooran laheed? Q&A
12:32
DAAWO HADII AAD TAHAY QOF CAATO AH  46KG TO 90KG
12:41
Просмотров 191 тыс.
QAABKA UGU WANAAGSAN EE JIIMKA LOOO SAMEEYO
7:06
Просмотров 59 тыс.
ilkacase qays oo aanu gym wada samaynay USA
5:50
Просмотров 53 тыс.
QOF CAATO AH HADII TAHAY ISTICMAAL CUNTADAN GYMKA
1:38